Amiirkii 80-Jirka Ahaa oo Al Shabab Ka Tirsan iyo Shuute Maxaa Kala Qabsaday

  Рет қаралды 261,192

Xamar Cadey Tv

Xamar Cadey Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 92
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 5 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CwaliMaxamedAxmed
@CwaliMaxamedAxmed 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@MixyadinAbdi-gx6bh
@MixyadinAbdi-gx6bh 5 ай бұрын
Niman iyaguba xor ahayn oo sixir iyo hanjabad BA loo adeegsaday naftoodana inay dhintaanba loo qorsheeyay oo siyaabo badan U afduuban hadii markii gacanta lagu dhigo horey laga sii Dilo Waa is la dhimashadii allshabab u diyaarisay wixii dhiman wayana gacanta dawlada lagu Dilo Dadkan noocan ah siyaabo gar ah haloo baadho siyaabo badan dhalin yartii dhimasho unbay Ku sii hoobanayaan Umada halakala bad baadiyo afduubane haduu dilgaysto cilmi Uma baahna meesha waa qasabtahay fikirkayga bal wax badan Hala baadho midka ahaa EE u qaaday inuu shaydaamada si ulakaca ula shaqaynayay iyo midka Aan xor ta ahayn Alle ha ina wafajiyo khayrka amiin
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 6 ай бұрын
Allah hadinka qabto umada shuute wuxuu hayaa shaqadii geele ee foosha xumayd
@cabdiraxmanSicid-mg5ow
@cabdiraxmanSicid-mg5ow 6 ай бұрын
1:48 shuute afka ilaahay kama gooyo allow cadowga kaa qabo wallaal
@Sulley__yarre
@Sulley__yarre 5 ай бұрын
Dhaman umada Somalia 🇸🇴 in ay midowdo qabiil iyo qudhun laga tagaa adunka odhan waxan uducay naynaa Somalia 🇸🇴 oo somali mid ahato intii jecel Somali in ay mid ahato lagana dhameyo intii neceb adunka odhan in uu nabad noqdo love hasaran inta kale ma aha somali guul Somalia 🇸🇴
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Waa macabsado muwaadin soomaliydd ibraahin xasan aroorshe
@taifakali1981
@taifakali1981 5 ай бұрын
Haa laa diloo
@FouadAhmedAli
@FouadAhmedAli 6 ай бұрын
Kuwan WAA wadaad xumihii aabe Siyaad inooga Digi jiray.
@hasandaahir309
@hasandaahir309 6 ай бұрын
siyaad ka aad sheegaysa saw Maaha nin ka wadaada dilay qur aan Allah ka been sheegay
@FouadAhmedAli
@FouadAhmedAli 6 ай бұрын
@@hasandaahir309 Aabe marna Jaale siyaad kuwa UU dabar gooyay dhashoodii weeye kuwa aanu ka gam I laanahay EE ina dhibay
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Allah hu akbar muslim oodhan ayaa dhaho
@sheikhAlisubaneya
@sheikhAlisubaneya 6 ай бұрын
Duqa wa saxan yahay hotel jiif ayu jogaa Ninkii lacag watona wuu saxan karaa
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 5 ай бұрын
Hotelka bahlo mad ka kiraynaysa
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 6 ай бұрын
5:00 Waan hubaa 80 jirkaa inuu Kufaar yahay. Max Muslim-nimo ah kama muuqato. Intuu 91 kii, Laayay iyo intuu boobay. Yaa ka Cafiyay.
@ArwaaxTiitele
@ArwaaxTiitele 5 ай бұрын
Hada gurigeyguu jooga kwrn laandheere
@CaamirShukri
@CaamirShukri 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@dhaqanemahad7082
@dhaqanemahad7082 6 ай бұрын
War duqan miskiinka ah ee hotelka haysta yaan ladulmin shuutoow
@AnfacIdriis
@AnfacIdriis 6 ай бұрын
Shabaab alle dhulka ayuu lajaray
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 6 ай бұрын
Xukun dhamaantii allah Ayaa iska leh waxan ay Akhriyayaana waxaa isku xukuma gaalada
@cabdisalaanaadan2207
@cabdisalaanaadan2207 6 ай бұрын
😅😅
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 ай бұрын
Al shabab inuyahey balohastey oo lagu keney maxkamada sow ahan mise isaga ayaa dacawad da kensadey miyaa
@maryamokeyton9176
@maryamokeyton9176 5 ай бұрын
Kuwaan ayagaa wax ka qaldan yihiin oo shabaab dad badan ayaa lacago ku hela ee xira kuwaan oo dhan inta u doodeysa Shabaab
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Taleefan hadaa helo anaaku fiirsan lag Lahaa
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Alaa weeyn ninkii aaminaa awood leh
@mustafcusmaan5296
@mustafcusmaan5296 6 ай бұрын
canugan wariyaha iska dhigayo maxkamadii ayuu kahordhacaa wuxu uhadlaa eedeysanaha inuu yahay dambiile camal ilmahan maa waxlasoo baro intey jiilka dambe aqoon yahano kunoqon
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Ok
@SamsamCadey-b2e
@SamsamCadey-b2e Ай бұрын
Jileecdaan shacabka wey dhameeyeen
@raxmaumuzakariya
@raxmaumuzakariya 5 ай бұрын
Soomaaliya goormeey kabaxeeysaa is dilka allahayoow xaqa noosoo daahiri
@maryamokeyton9176
@maryamokeyton9176 5 ай бұрын
Nimankaan qudhooda xira hadiiba ay difaavayaan Khawaarij
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Sabaab waa dhalin yaro
@HodanMusa1
@HodanMusa1 6 ай бұрын
Shabaab hadayba meesha fadhiyaan ☢️☢️☢️☢️⁉️📛📛❌📛🛑 look their faces 😮
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Kawaraabya laakin ilaah kabaqa
@malyunukash2975
@malyunukash2975 5 ай бұрын
Waayeelada Alshabaab mexeydaan usoo qabaneyn?
@NomanHirad
@NomanHirad 6 ай бұрын
Qareeenka laftiiiisa ayaa ah
@maxamedxasanwarcadde2529
@maxamedxasanwarcadde2529 5 ай бұрын
Waxaa ciil igudhilo kuwan qareenada halalaayo
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 6 ай бұрын
Goormaa Skoopl-Policia La geen. Ganbaraa sii dhigan lahaa camal.. Muslim Muslim Qarxiyay. Nin is-Qarxiyaa Naarta buu gali. Nin muslim Qarxiyaana Waa Naar galle 500%. Wajiga 80 jirkaa Waa. Waji Kaafir.
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE 6 ай бұрын
Nin shabaab kucalaamadsan miyaa jira? Nin ku odhanaya shabaab ayaan ahay miyaa jira?
@dr.talyaanitalyaani4357
@dr.talyaanitalyaani4357 2 ай бұрын
Oo wayba dhinteene seee loo waydiiyaa😢
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Shacabka soomaaaliyeed yaan loobooten
@garaadosman3813
@garaadosman3813 5 ай бұрын
War dila waxa shabaab ah oo dhan iyo kuwa lamidka ah ee qarinaya
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 6 ай бұрын
NAAGTA SOO BIXI WAXAA LA BARA HADALKAN SOMALI KELI AYAA QADANAYAN OO NAAGAHA LAGA WASO WARKAN WAA RUN ANIGA MARKAN SOMALI JOGAY WAAN ARKAY HADDA RABIGA WAA IGA BIXIYEY SOMALIYA AL XAMDULILLAH.KUMA NOOLI .
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Lacagta xaaraantaa iska ilaaleya
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 6 ай бұрын
5:06 Wax La Tooganooyo ma ba aragno. Doowladaan been. KIi Gabarta Gubay. Iyo kii Macalinka dilay. Aawaye iyo Kii LEELEEFOOW. Lakiin Dad laan gaab-lagu Tilmaamay, Oo ka Danbeeyay?. Unbaa la toogtaa.
@AxmedIbrahim-mo9vz
@AxmedIbrahim-mo9vz 2 ай бұрын
Dil togash kuxukun Garsoore
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 6 ай бұрын
Idho adayeg waa raasamaal. Lawyer waa reer mudug baan u malaynayaa.
@BahdoonOmer
@BahdoonOmer 5 ай бұрын
Dadkan way iska soo xidheen sida cad ookiisbay dusha kasaarayaan
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Alaaniiqato hadaa dadka hataa kacabsiineysiin
@geeledahir2012
@geeledahir2012 5 ай бұрын
Maxaad kudifaaci
@yahyaabdi7664
@yahyaabdi7664 5 ай бұрын
Odayga shabaab mahan dhiiqo
@SmilingBanjo-zz2pd
@SmilingBanjo-zz2pd 4 ай бұрын
Ale cidhibtiin la goo al shabaaboow
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 6 ай бұрын
Aniga cid walba lawyers iiga daran indho adeegooda. Iyo diin la,an tooda.
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE 6 ай бұрын
Diin aaa😂 waar dadkaan lacag ayaa umuuqato wax diin ah malahan.
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 6 ай бұрын
Waryaa rehee hala dilo wallaahi soomaali war baa uyaala
@farahmohamed1287
@farahmohamed1287 5 ай бұрын
12 street
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 5 ай бұрын
Kan in uu dhameeyo somaali muu mu shar ku qataa kuli Dil wadaleh .
@maxamedxasanwarcadde2529
@maxamedxasanwarcadde2529 5 ай бұрын
Nin dadlaayay kulahaa dadkii lalaaye maxaa lookeeni waaye
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s 2 ай бұрын
Ninkaan dacwad oogahaa waxbarasho haloodiro mustaqbalka dadka waxa lagarabaa cadayn buuxda oo kufilan sharciga haduu shaqaynaayo hala soo xero dacwad ogaha aan cadeyn kufilan hayn aqoona malahan
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 6 ай бұрын
Odayga miskin ka ah iyo caruurta iska daaya. Dawlad la aanta iyo musuqa ayaa keenaya inay inay nagtkoda ilaashadaan
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 5 ай бұрын
Alshabaab inkaar idinku dhacday maxay ummad laayeen subxanallah teeda kale gabdhaha maxaa labaraya.
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Byyy
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Sorry
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Dadka qaladbaa ku heesatiin
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Lasoco beenta runtaa fiican
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 6 ай бұрын
Meel cidla inta lageeyo isqarxiya hala yiraado shayaadiinta
@husseinaden7560
@husseinaden7560 5 ай бұрын
Dila khawaariijka khaatumadaa ka halawday
@KhadraHaruun
@KhadraHaruun 2 ай бұрын
Shuute😂😂😂😂
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Aftahan tuug
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Qoftaa qald ku qabatiin xakunkiisa
@MaxamedSoomaali-jk9cu
@MaxamedSoomaali-jk9cu 5 ай бұрын
Yaanla toman
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 6 ай бұрын
War duqu xagee u socday balaayo badanaa
@FartunMahamedCeynashe-dy4ge
@FartunMahamedCeynashe-dy4ge 3 ай бұрын
W05omo 1:15 1:17 . ,..,
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 6 ай бұрын
BEEN BADANAA MA SHARWADAYAALKUU JAWAABTAA SIIN KARAA WAX AAN WARBA DHEXMARINEYBA DULMIYAYAANE
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Marka aa ala kacabsano
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 ай бұрын
Dadki dalka wada leh see loo babi inaa aba lesugu duwaa qofka wakil leyahay taba bar malaha wayo xiradada walahesta wadanka shicibkaga waxay jogan iyago basaboro wadan kale watan wax aqonsi aadusameysay kulifaqday kucashurto jirin dadkas lacagaha basaborada sitaa iney kugukoribsadan dadkaga maogolaneysaa tabar adiguba kugu dilikara balse wakil qofkisa hadulacag kusiyo hakaogolan isaga iyo lacagtisaba xanano ubahan qofkale oo rabin gudaha dalka inuu tashkiliyo siuugudaha kabaxo calijeto resalwasare xamse tusale uah nagmadow ninkidhahay dolarkana heysan bug lagumamulo wadankisa dadki madowga isasheganayeen lagudhaho gudaha wadanka shalay reer hebel mantana wuuabtirsana fahad yasin yana abtiris laheen sidu uabtirsanaya uabtirsankarinxasan bushegan jiray xasan cid bushegan jiray hadi fahad abtirsado xasan inuu abtirsado yaaudiday reer mataan dhexdina taalaa inta fahad iga ficleysid inti masa melahan tilay mataan cabdulaa masafeeyay uday dhulka maxaudiday lenahay safar lekujira
@olmoolmo
@olmoolmo 5 ай бұрын
Kkkkkkk
@Fikir-dheere
@Fikir-dheere 6 ай бұрын
Ragan waa mujahidiin dhimasho kamabaqaan khaladadka eey galeen Allah haucafiyo gacanta cadowgana hakasosidaayo
@happyahmad9689
@happyahmad9689 5 ай бұрын
Hooyda mujaahidku was alshaabtahay xawayaanow dhulka soo isku baldhiya laden waa idin dhamaatay kasabian waa goay tuug dad qalta
@suleimanyacub1662
@suleimanyacub1662 5 ай бұрын
Shabaabka tahay was gar foolxuna badnatey sheydan😢
@abdirizackaden1464
@abdirizackaden1464 5 ай бұрын
Hoyadaa mujahidiin kawass
@taifakali1981
@taifakali1981 5 ай бұрын
Kkkk kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk tuugoo haladeloo
@roodanuur461
@roodanuur461 6 ай бұрын
Waar raaga haaiska dhaamiinina
@MaxamuudIsaak
@MaxamuudIsaak 5 ай бұрын
Tttttt
@MaxamuudWarsame-ok3zi
@MaxamuudWarsame-ok3zi 4 ай бұрын
jkkjjjĵjjjjjj
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Beenlooww
@garaadosman3813
@garaadosman3813 5 ай бұрын
Odaygaan waa duli da,daan haduu xumaan kusoo kaarey waa mid uu latagayo ee hala toogto foolxunka shaydaanka ah
@Cayuush-yu9kb
@Cayuush-yu9kb 5 ай бұрын
Qaladka dadka loo heesto
@IndhoCadde-o6h
@IndhoCadde-o6h 2 ай бұрын
Bisinkoow waxbaa lamraa kuth
@MaxamudAdan-re7wm
@MaxamudAdan-re7wm 4 ай бұрын
Just.now.like.replys
KALAMAAN 21 OGTOBER 2024
10:24
KALAMAAN
Рет қаралды 22 М.
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 187 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 120 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН