No video

AMIIRO AMA ANIGA LACAGTA SHOPPING KA YAA BIXINAYO QOF AJANABI HABSII YAA LOO CODEEYE😱😱…?

  Рет қаралды 146,132

King Ceyda

King Ceyda

8 ай бұрын

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 451
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj 8 ай бұрын
Jah inta ila jacel amiira io ceyda bis inay muqaal isla duuban😢😂😂😂😂
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 8 ай бұрын
Amiiro🤣Ninka wuu ku qiyaamay asaga lacagta shoppingka bixinaayo lo codeeyay adu ku dhahay bixi maskiineey
@ruunmohamed4618
@ruunmohamed4618 8 ай бұрын
Haaa ma aragtiii hortoo Qab qab QayaaNo 😂
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 8 ай бұрын
Prank ga amiiro cayda kusamenesay yaa soo daawaday 😂
@FarxiyoAxmed-hr1xd
@FarxiyoAxmed-hr1xd 8 ай бұрын
Ani
@FihiimaIbrahim672
@FihiimaIbrahim672 8 ай бұрын
Dee kolley way isla ogaayeen😂
@HafsaXubi-md9yp
@HafsaXubi-md9yp 8 ай бұрын
Ani 😢
@salmosahalsalmocabdi8031
@salmosahalsalmocabdi8031 8 ай бұрын
Siduu uilaalinayey kahelay lkn wuu xanaqey😂❤
@hayaatdiamond2200
@hayaatdiamond2200 8 ай бұрын
Ani 😂
@user-ih9ek1vu6v
@user-ih9ek1vu6v 8 ай бұрын
Labadaan markay void isla sameeyaan waaba iska jeclahay 😂🥺❤
@wadanigadhabtaa1397
@wadanigadhabtaa1397 8 ай бұрын
ceyda qofta wuu gaaday lacagta shoppingka ceyda ladoorty in ubixiyo😂😊
@faadumoahmed7879
@faadumoahmed7879 8 ай бұрын
Ma ila argtay😂😂😂😂
@Somaligamer2
@Somaligamer2 8 ай бұрын
Ceyda muuqaladaad waxay uqalmaan 1m subscriber masha allah❤
@MaryamoCabdi-tm5bq
@MaryamoCabdi-tm5bq 8 ай бұрын
Haa wow oqalma hee hala garasiyo 😊
@Xaliimaxayaati1
@Xaliimaxayaati1 8 ай бұрын
The best person ever The most knowledgable and the most shining person all created by Allah is our prophet Muhammad (sallaahu caleyhi wasalam )❤
@user-sy1gk1fq9d
@user-sy1gk1fq9d 6 ай бұрын
Waanku he lagaya amiiro Quux🥰🥰🥰🥰
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 8 ай бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤
@user-dw2ph2tf2y
@user-dw2ph2tf2y 8 ай бұрын
@SALADH97
@SALADH97 8 ай бұрын
@user-ps9my8xb3p
@user-ps9my8xb3p 8 ай бұрын
Team ceeyda gabadha waa ilmoley ninkana wa nin raga hada kadib amiira u dananiya 😂😂
@mumtaazmuhiidiin5407
@mumtaazmuhiidiin5407 8 ай бұрын
Cayda wuu ku khiyaamayy asaa laga rabeyy inuu lcgta bixiyoh😂
@khadritamoha1562
@khadritamoha1562 8 ай бұрын
Ceyda wllo dadka hadalkoda gab ka dheh wllhi malmahii dhawayd wn ka caajisa lkn hda wn farxay sxbtinimadiina wn ku haystaa ee wll dadka dhan wllhi ayaantan boring ahayeen marki hore wn so carari jiray lkn malmahan tiktok ka dan jiray m.a san ku socda
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 ай бұрын
inta soo daawatay prank lagu sameeyay ceyda sorry ceyda 😢😂 Amira prank ku soo sameey inta igu Racsan in lagu soo sameeyo like iska saara😂👍❤️
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 8 ай бұрын
Prank maba arkin be maxa so carara
@user-tx7nv4dw2c
@user-tx7nv4dw2c 8 ай бұрын
​@@Abeera_cade-s8qAmiira chanalkeda kaso daawo
@Yaana0k
@Yaana0k 8 ай бұрын
​@@Abeera_cade-s8qchenalka amira kasoo fiirso
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 8 ай бұрын
@@Yaana0k haye mcnto
@NaagKarmet-zw2sv
@NaagKarmet-zw2sv 8 ай бұрын
Barnkiga ino been ahay isladharkii lawataah
@Eng-shakra15
@Eng-shakra15 8 ай бұрын
Lacagta shopping ka ceyda lo codeyey inu bixiyo amiro wey gadan tahay😂😅
@JaamacCabdulaahi-pn7bv
@JaamacCabdulaahi-pn7bv 8 ай бұрын
Haa wllhy wuu khiyaanay
@Amiira252
@Amiira252 8 ай бұрын
The best person in the world is our messenger mohamed scw ❤❤❤
@AminaAbdifatah
@AminaAbdifatah 3 ай бұрын
💕💕💕💖💖💖💖✨️✨️✨️❤️❤️❤️
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 8 ай бұрын
Ayamahan cajis eheden lkn cawa qabqab nosocelisen saxib tinamidina hory usoco ❤❤
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 8 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰
@aragsanmahamuudaweT
@aragsanmahamuudaweT 8 ай бұрын
Ceyda please 🙏 waa codsi adi iyo koko please likes saar si koko loo keeno
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 8 ай бұрын
Cawa waba laso dhaqsteen m.a ine hurdo ihyso ogeden miyaa😢😂
@farhiaabdikadir1673
@farhiaabdikadir1673 8 ай бұрын
Alla jecliya labadan kaliya markee wax isla duubayan qayana iyo buuq la'aan marke 2dooda yihiin❤
@samraqween8599
@samraqween8599 8 ай бұрын
Amiro wukuqiyamey asaga lacakta bixin lahaa shopping 😢kasoceaho inta aadibte 😮
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 8 ай бұрын
Finnaly our qabqabs are back wada jira nooh saan lee iska ahaada😩😩😩🥰🥰🥰fiiri amiiro surwalka ee ku tuseysay 3:12 melahas wa buggy hadoo socda ceydoow u bado ,skinny jeans qash waye wlh
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 8 ай бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤
@maxamuudibraahim9464
@maxamuudibraahim9464 8 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢
@Bellahadid27
@Bellahadid27 8 ай бұрын
Jah amiiro naag inu hab siiyo uma ogolo sacdan we ku qasbi leehd ee am u ogalo jah 😂❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 8 ай бұрын
😅 maya sida diintu ogoshahay ayay u sheegtay Amiro waxay dhahday Ani haday igu soo aado qof hab sii gabar ayan hab siinayaa Adiguna Wiil
@abdirahmanmoallimomarmeyre8018
@abdirahmanmoallimomarmeyre8018 8 ай бұрын
Ceyda gabadha Wa Qiyantey shopping ka ya pixinayo 57% ade kuso Codeyeen Usoo celi Lacagteda Maskinta 😂😂
@Nasren2
@Nasren2 8 ай бұрын
😂😂😂anaka aragnay iyada sekh arki wesay wayabay😂😂
@faadumoahmed7879
@faadumoahmed7879 8 ай бұрын
​@@Nasren2ayada way baqsanayd sasayna ugu dhacaday😂😂😂
@masbal9180
@masbal9180 8 ай бұрын
saaan farxad noo ah wlhi wan idin barya dadka workooda hadhagysanina waxkasta szbnimadiina kaqalisan dadka idinku naxsan gab kadhaha wllnimadu hawarto
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 5 ай бұрын
Ceyda u ku khiyamey amiira ❤❤
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 8 ай бұрын
Allah is One☝️PropHeTt moHameD SCW❤😊
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 8 ай бұрын
Allah akbar ❤
@bahsanwadani2753
@bahsanwadani2753 8 ай бұрын
Scw
@Xuseen-wu2tw
@Xuseen-wu2tw 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xuseen-wu2tw
@Xuseen-wu2tw 8 ай бұрын
3:37
@happydiamond3904
@happydiamond3904 8 ай бұрын
Ala mxaan u xiisay wada socodkiinaas banaanka😫❤🥰
@camirkey
@camirkey 8 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤❤❤(ﷺ)❤❤
@mumtaazmuhiidiin5407
@mumtaazmuhiidiin5407 8 ай бұрын
inta amiira iyo cayda ila jecel❤😭🫀😊
@khadrakhaliifdheeman1469
@khadrakhaliifdheeman1469 8 ай бұрын
Amiira manta cayda prankaga ku samaysay weeye wey kugu macdahay noh amiira xanaaq jooji😂😂😂
@Dosa-Ally
@Dosa-Ally 8 ай бұрын
Ceyda Qiyaanole Lacagta shopping ka asaa la rabey inuu dhiiibo😂😂😂
@XafsaQaali
@XafsaQaali 8 ай бұрын
Waryaada isku niyad maa nahay amiiro iiga daranbo wiilka adaa shiid ka dhig tay intaas wey kugu yar tahy😂😂😂 war lacag hadii aad maqashan amiiro dhaha cayda miskinka arday wye team amiiro❤❤❤❤❤❤❤
@user-vc5by1kn8b
@user-vc5by1kn8b 8 ай бұрын
War maanta amiiro prank adag ayey kuuku sameysay😂😂😢
@Mandeeqa
@Mandeeqa 8 ай бұрын
😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 8 ай бұрын
Haaa 😂😂😂 lkn pranki gaasi wuxu inoo cadeeyay Ceyda geesinimadiisa iyo inaan gabar somaliyed agtiisa qof ku dhibi karin waa qof dhiig leh Ceyda muuqaalkas dhowr mar baan ku ceshtay waxan ka helay siduu wllshi u difaacay
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 8 ай бұрын
Don worry intaas prankigii u qaado ceyda 😂😂
@abdifitahguray-oq3wh
@abdifitahguray-oq3wh 8 ай бұрын
CEYDA??57Amiiro?43 shoping ka tan qiyaano waa dhaaftay ceyda muuqalka asxbta dawanaysa xataa kama aadan xishoon ceyda (yes) kadibna telka ayad kala carartay maskiinta amiiro waa daacad sida saxda uma adan sameyn ceyda asxbta kugu xirana tan oo kale kuguma racsana lacgta shooping ka iska bixi ceyda oo gabadha lacgteeda u celi blz xaq darada ma fiicna ceyda asxbta yaa igu racsan like saara😂😂😂😂😂😂
@CabdisamadDaahir-it6vw
@CabdisamadDaahir-it6vw 8 ай бұрын
Amiira Qurux badan tahay 😊😊
@faizahhassan3862
@faizahhassan3862 8 ай бұрын
Kajal iyo shaaruuu dhibloshiyaal ❤walaltinimadu hawaarto
@Kaltuuney1222
@Kaltuuney1222 8 ай бұрын
Finally qabqab is back 🥹❤️‍🔥
@khadraabdirisaaq4279
@khadraabdirisaaq4279 8 ай бұрын
@queen_mayaa
@queen_mayaa 8 ай бұрын
Amira iyo adiga challenge colour sosameya❤ please BLACK AND WHITE ❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 8 ай бұрын
😂😂allla.ceydaaa ana guguso horeyo cawa jh m.a wlhi nin dhigleh bathy ninrgeed m.a geesi💪🦁nimo wekugu dhamte m.a sida amiiro udifcdee kahele cawa😢m.a
@shukrimohamed4808
@shukrimohamed4808 8 ай бұрын
Team isn't easy 😂cawa way nogashy king ceyda 😅wnka arsaNe😂
@Hafso_990
@Hafso_990 7 ай бұрын
Haa😂😂😂
@HoodoMaxamuud-iq3cf
@HoodoMaxamuud-iq3cf 8 ай бұрын
Allah is one .. prophet .mohammed . صلى الله عليه وسلم❤
@mahadahmed203
@mahadahmed203 8 ай бұрын
ceyda u ku khiyamey amira❤❤
@Babycaringmomy809
@Babycaringmomy809 8 ай бұрын
Ceyda lacagta shopping ka asaga loo codeyey amiiro wuu gaaday 😂
@alonegirl8
@alonegirl8 8 ай бұрын
Ana yaaban bo 😂
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 7 ай бұрын
Ayy wexee dhade hoydina ahy kuligin hooyo allow nokaadaa ❤hoyo yinkena dhan alle hanooo dhafi adineh alle hanoka xfido hooyo mcn❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 8 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢
@najiibMk
@najiibMk 8 ай бұрын
Cayda pro waa qayantay 57% adiga iyadane 47% ayaa shashada no so sarte😂😂
@Aashiaz
@Aashiaz 8 ай бұрын
Alaa run wye wlhii qiyanoo
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 8 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 8 ай бұрын
Gesi ayatahy walahi saxib jira wadifacdy amiradena❤❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 ай бұрын
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ inta ka heshy muuqaalkaan 🍭❤️
@user-yt5ox8cm9f
@user-yt5ox8cm9f 8 ай бұрын
Alxmdu lilaah inta xanunsan alaah ha cafiyo
@Sadra-mk1xj
@Sadra-mk1xj 8 ай бұрын
Ku saliya nabi maxamed scw
@Carfooneey
@Carfooneey 8 ай бұрын
2024 wx yar kaliya ka harsan I can't wait qabqab micnaheeda ina ogado 😂😂
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 8 ай бұрын
Ceyda bixi aba ladhahee amiira see ubixinee qiyaano 😂😂😂
@faaizahqueen5575
@faaizahqueen5575 8 ай бұрын
Lacagta shoppingka yabixinayo ceyda ladorte amira bixise qayaaano😂😂😂😂
@hoodoabdirahman6643
@hoodoabdirahman6643 8 ай бұрын
Cayda ada lacagta bixinya couse ada badan dadka kucodeyay mxa qaldan😢
@tasliiimabdiraxman4495
@tasliiimabdiraxman4495 8 ай бұрын
Haa ma aragtay
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 8 ай бұрын
Wad khiyaantay miskiinta lacagta aday dadku ku doorteen😂😂 Alla cayda waa dhib socda
@Ina.ahmed346
@Ina.ahmed346 8 ай бұрын
Amiira mar kle la so same😊
@farhiamounmin623
@farhiamounmin623 8 ай бұрын
Inta jacel inay bananka soo aadaan❤
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 8 ай бұрын
Team QAB QAB 2024 noo soo sheega waxa laga wado
@sahrishsahrish
@sahrishsahrish 8 ай бұрын
Koko parnk amiiro kugu sameeysay ka daran kusoo sameey pealse ceyda koko in.padan ayaan kaa codsany ee casiga noo tix gali pealse
@ina_dahir
@ina_dahir 8 ай бұрын
Qofka ugu horeyay manta 💃😜
@nadiiraxasancllaahi6126
@nadiiraxasancllaahi6126 8 ай бұрын
Caawa amiiro way kaa aarsatay😂😂😂
@mohamedmohamud8453
@mohamedmohamud8453 8 ай бұрын
Sanuba ugu arsaday shoping ayuu ku sanaystay😂😂😂😂😂😂😂
@nadiiraxasancllaahi6126
@nadiiraxasancllaahi6126 8 ай бұрын
@@mohamedmohamud8453 waxaasi waa iska caadiye😂😂😂
@Daciyatuaisha
@Daciyatuaisha 8 ай бұрын
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato ❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 8 ай бұрын
plse koko soo sameeee😢
@Mss-Sahra
@Mss-Sahra 8 ай бұрын
Next Koko kasoo dhig ❤
@maqdis-mohamet7812
@maqdis-mohamet7812 8 ай бұрын
Yaa bixinaayo lacagta shopping ka waa lagu khiyaamay amiiro maskiiney😂
@user-yu5bd4xk2y
@user-yu5bd4xk2y 8 ай бұрын
Plzz my girl Koko next
@user-jt2ej1fi3z
@user-jt2ej1fi3z 8 ай бұрын
Game ku celisa wye next amiiro hadloo codeyo😂😂😂
@JOKERGRAPHIC.
@JOKERGRAPHIC. 8 ай бұрын
Cayda wa khiyantay walhi shopping adaa bixinayay 😂😂
@umulkheyrdesigner8158
@umulkheyrdesigner8158 8 ай бұрын
keep going pro 😍😍😍😍😍king ceyda boqorka malaysia
@omarali2282
@omarali2282 8 ай бұрын
Amiira halaga wareejiyo dadow waa gaber hooyo ah korin hayso 🙏
@aliyare228
@aliyare228 8 ай бұрын
Legend king ceyda❤❤😂😂
@MunaHassan-gx3dy
@MunaHassan-gx3dy 8 ай бұрын
Soo badi wll cayda qatar waaye wllhi😂😂
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 8 ай бұрын
Shaqeyso CEYDA wad u qalantaye zxp😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MomtasOmar
@MomtasOmar 8 ай бұрын
Waar prankigi Amiira kugu sameysay waan kaa naxeyba wlhi miskiinimo oo qofa tahy wlhi 😢😢😅😅
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 8 ай бұрын
Alla benta day anba laybee awee maskinimadi lashegi jire aba dhahyee😂wlhi m.a wa nin lesku halenkro🦁💪ninged King ceyda
@MomtasOmar
@MomtasOmar 8 ай бұрын
@@Mineyyyyyyy 😅😅😅😅Halkede gabadha haka tagin uunbu islahaa uu baqanayey miskiinku
@mohamedmohamud8453
@mohamedmohamud8453 8 ай бұрын
Ceyda wuu iska dhiciyey intuu dadali karo lkn amira oo ay isla ogayeen ayaba naxdin u dhiman rabatay
@user-zu3ng1kg2v
@user-zu3ng1kg2v 8 ай бұрын
Amiira wa iska gabadh way naxday prankigi ay la ogeyd ayeyba ku shockty lakin Ceyda wa nin la isku haleynkaro gabadh hoyadis dhalin saas udiifacy ma fahanty walhi wa nin ragga ah uma jeedin Cabsi fulay ma arkin Fariid ayan arkay ❤❤
@naimadahir519
@naimadahir519 8 ай бұрын
​@@user-zu3ng1kg2v haa wlhi geesi wye❤
@guntaasapdyrahman373
@guntaasapdyrahman373 8 ай бұрын
Inta soo daawatay prank Caydaruuz lagu sameeyey
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 8 ай бұрын
Amira Qurux waa Funny 😂 please prat two soo sameeya labadiina 😅
@user-vf3ww3sb8h
@user-vf3ww3sb8h 8 ай бұрын
Amiira wuu ku khiyaaaamay 😂😂 asagaaa codeyn badnaaaa
@queennadia4390
@queennadia4390 8 ай бұрын
Ceyda sorry cawa Amira wey ka Arsaday 😮😮😂😂
@abdullahialiomar6575
@abdullahialiomar6575 8 ай бұрын
Mxawaye af somaligaan 😂
@Sucdiqurux81
@Sucdiqurux81 5 ай бұрын
Maxa waye😂😂😂
@Shaba818
@Shaba818 8 ай бұрын
Amiiro way xanaaqdey daanyeeray noqatay😂😂
@Fafo0
@Fafo0 8 ай бұрын
Next koko 😂
@siihamapdirahmanmaxamuud2123
@siihamapdirahmanmaxamuud2123 8 ай бұрын
Amiira wuu ku qiyaamay lacagta shopping iskaga bixin lahaa oo loo codeeyey adigana bixiyey
@user-ss1ml4zm1q
@user-ss1ml4zm1q 8 ай бұрын
Cayda see lagu. Yeelay😅😅😅😅
@SheikhAbdikadir-vi2bd
@SheikhAbdikadir-vi2bd 8 ай бұрын
Keep going my team qab qab ❤😂🎉
@Riyaana34
@Riyaana34 8 ай бұрын
Prt 2 koko waa kahelnay e❤
@user-kx7by4bj1r
@user-kx7by4bj1r 8 ай бұрын
Soo same mid kale labadina😅
@LailoHussein-fp1ry
@LailoHussein-fp1ry 8 ай бұрын
Part 2 koko iyo Asad please 😂
@naimadahir519
@naimadahir519 8 ай бұрын
inta soofiisaty prank ceyda laku samyy😂😂
@user-yu5bd4xk2y
@user-yu5bd4xk2y 8 ай бұрын
Koko next 😊
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 8 ай бұрын
Saxib jiro ayatahy oo dhig leh m.a hory usoco ❤❤❤
@AizhaAphniaizha-kn3jv
@AizhaAphniaizha-kn3jv 8 ай бұрын
Ceyda dharka qofka bixinayaa waa adiga waxa kuu codeeyay 57% markaa adaa lacagta dharka bixinayee qayaanada is kadaa nio
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 8 ай бұрын
Ceyda waku tageraa hori usoco walakey❤❤❤❤
@AsmaDhaaki-oe3lv
@AsmaDhaaki-oe3lv 8 ай бұрын
Saaxiibtay Amiira lacagta inay bixiso ma necebtay, mise lacag baanay haysan? Oohinaa soo haysabee.😳😭
@abdiasismoh10
@abdiasismoh10 8 ай бұрын
Adi Facebook kaga imi halkana ma joogta 😂😂
@habsaabdi6396
@habsaabdi6396 8 ай бұрын
Markaad sidii iskula joogtan saxiibtinimo wanagsan ayaa idin ka dhaxaysa sidaa u farax sanaada
@yussufabdi3387
@yussufabdi3387 8 ай бұрын
Next koko plzz❤ 😂
@kabtansiisi4946
@kabtansiisi4946 8 ай бұрын
Laga yabaa ceyda lacagta shopping inuu bixiyey ilee manala tusinin ayadoo lacag bixineyso yaa la gadaa 😂😂😂😂
@ahmedcalisalaad5099
@ahmedcalisalaad5099 8 ай бұрын
Koko next ceyda paless
AMIIRO AMA XANAAN HAL QOF SHOPPING U SAMEEY WEY II TASHTEEN..?
16:01
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,6 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 38 МЛН
24 July 2024
6:22
𝐉𝐨𝐭𝐚
Рет қаралды 33 М.
KOKO OO XANAAQDAY ASAD IYO ANIGA  SI XUN U GALNE SORRY🤣🤣..?
15:56
KOKO AYAAN QOLKEEDA ARMAAJADA UGU DHEX DHUUNTAY 😳🙈
21:50
Samia AHMED
Рет қаралды 290 М.
PRANK Ki UGU XUMA AN AMIIRA KAGA XANAJIYE + GACAN QAD SORRY
12:54
Zaki Somali
Рет қаралды 214 М.
CEYDA IYO ANIGA OO KU TARTANAY  DRIVE THRU  YAA GULEYSTAY..?
11:25
Amira Qurux
Рет қаралды 111 М.
AMIIRO IYO ANIGA OO GURIGA IYO CUNTADA FAMILYGA SOO ADEEGNAY IYO..?
19:10
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,6 МЛН