AMIIRO IYO XANAAN MEESHA MASKA GEEYAY NAXDIN QOSOLKA ADUUNKA🤣🤣

  Рет қаралды 195,733

King Ceyda

King Ceyda

5 ай бұрын

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 453
@Amiira252
@Amiira252 5 ай бұрын
Ilaahey hadaa jeceshahay like saar ❤❤
@SamiaAHMED-o6t
@SamiaAHMED-o6t 5 ай бұрын
Maniigu jiraa qof saliga nabiga aqriyay Maanta 😔
@user-lt6pi5uj8m
@user-lt6pi5uj8m 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@xaliimomagool
@xaliimomagool 5 ай бұрын
haa wa aniga
@Zara-fx4qr
@Zara-fx4qr 5 ай бұрын
Haa abaayo ❤😊❤❤❤
@SharmaPoi823
@SharmaPoi823 5 ай бұрын
Hadan aqriyay ma adaan kuu sheegi laha marka, nio dadkan like raadis badanaa
@user-sz5cj1rd5u
@user-sz5cj1rd5u 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@1212du
@1212du 5 ай бұрын
Meel aadku arkeysid saliga rasuulka like saar❤
@user-np9mf8tx8s
@user-np9mf8tx8s 4 ай бұрын
❤❤❤❤ scwscwscwscw
@user-rq5uz5sl5j
@user-rq5uz5sl5j 2 ай бұрын
ALLAHUMA SALLI WA SALIM ALA SAYIDINA MUHAMMAD SALLALLAHU ALEIHI WASALAM ❤❤❤❤
@ajwaabdulqaadirajwa1648
@ajwaabdulqaadirajwa1648 5 ай бұрын
Inata amiiro qurux ila jecel salamn❤❤❤
@SakiLuizdiaz
@SakiLuizdiaz 5 ай бұрын
Hadaad Nabiga Kusaliso wax Ku Dhibaya Majirto Habeenkagana Wu Ku Wacnaan wll Ku sali nabiga Scw❤
@safasafa4304
@safasafa4304 5 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@Nafisociise9481
@Nafisociise9481 5 ай бұрын
Muqalkaan aan hada qosolka ku dawaday tiktok hada aado asoo qiiro qiiro iga hor imanaa😂❤
@MunaMaxamed-no2nl
@MunaMaxamed-no2nl 5 ай бұрын
U daayaar grow mr dhaw jah jah 😂😂😂😂😂
@caaliyacismaan5805
@caaliyacismaan5805 5 ай бұрын
😂😂 ala beenta ma aha
@user-po9ce7rv5z
@user-po9ce7rv5z 5 ай бұрын
Alla wllhi benta ma ahn kuwas waaba dhibsadey😂jh iyo hush😅
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 5 ай бұрын
Ramadaanka alle caafimaad qab hanagu gaarsiiyo wax yar ayaa ka haray aamiin 😢😢😢
@user-gy9rk8jv4l
@user-gy9rk8jv4l 5 ай бұрын
Mxy thy meshan ddka dhan koko so wad ku hya😂war marbno dee amiro rbna iydy xnan isfhmen wna xaraabo mrky isla socdn sddexdn❤anyway love u sddexdina
@HamseToni
@HamseToni 5 ай бұрын
Dadkan koko soo qoraya war gabadhu channel bay leedahy ee keega taga team qabqab ayaa naga badan ❤😊😮🎉
@user-kf7wm5xg2j
@user-kf7wm5xg2j 5 ай бұрын
Amiiro qatar qatar uu iska dhigaa lugtaas xuntaa ya lagaa goosan kulahaa😂😂😂😂😂
@Mariyamohamed2023
@Mariyamohamed2023 5 ай бұрын
Ku sali nabigeena muhammad صلى الله عليه وسلم ❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
qatar qatar buu iska dhigoyaa lugtaas caatada ah yaan lagaa dafin kulahaa Amiira mid maaha 😂😂😂
@AbshiraMohamed-bk8ch
@AbshiraMohamed-bk8ch 4 ай бұрын
Acs
@rayaanmohamed2072
@rayaanmohamed2072 5 ай бұрын
Team TikTok shaqadina qabsada 😂👍🏽
@user-po9ce7rv5z
@user-po9ce7rv5z 5 ай бұрын
Isku dhar wye kabilabo dheh😂😂
@SucdiDaahir-xo2ry
@SucdiDaahir-xo2ry 5 ай бұрын
😂😂😂
@Bellaa309
@Bellaa309 5 ай бұрын
dad baa leh maxaa markasta amiiro qof qoftiiiisa ka tgaaayo maa jiro😆😆😁 wada jira qaqbyaasheydiiiii🥰dooqoda hala tixgaliyo anaga daaawada yaal lee nahe 😀
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 5 ай бұрын
Wad ila heys jh❤😂
@HamseToni
@HamseToni 5 ай бұрын
Ceyda nin jira ayaa tahay taliye noo soo badi barnaamijyada dibada aad ku samayso wan ku haysanaa team qabqab is muujiya 🎉❤😊
@kowsarHappy
@kowsarHappy 5 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@ghliya
@ghliya 5 ай бұрын
Amiira wa gabar dagan wlhi fariid wn ku jeclahy abayo💋💋💋❤️❤️❤️
@user-vh6ws3ci4r
@user-vh6ws3ci4r 5 ай бұрын
Ceydow amiira gabar ka fcn ka qurxan ma helesid lkn wadadi ku heli laheed waa hesaa ayda le ku ekoow wa dacad amiiro😂❤
@AYUUB739
@AYUUB739 5 ай бұрын
Iyaa 😂😂😂😂😂
@munamaanka8020
@munamaanka8020 5 ай бұрын
Ayada mid asaga kafiican heli mee😂
@FardowsoIsak-ye7bd
@FardowsoIsak-ye7bd 5 ай бұрын
Wey kawyntahay bisinko😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
​@@FardowsoIsak-ye7bdhorta dadkaan waa walalo Amira na Ceyda wllkeed bay ka dhigatay lkn hadan taada kuu raaco wayni goormee ceeb noqotay Nabi Muxamed scw oo dadka ugu sharaf badnaa baa guursaday gabar 15 sano ka wayn waana umunaa khadiija 40 jir bay ahayd Nabiguna 25 markaa ani wanba la yaaba dadka waxaas qiilka dhigta
@Nuurto1980
@Nuurto1980 5 ай бұрын
Koko aya kaqurxon
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 5 ай бұрын
😂❤ Koko taageraheda plz qaska naga dhaafa hadii aan qabqabyaal nhy Waa na xanuunosin naga fayda hay 😂 we life our delulu ❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
Daa,uus kii xayawaanka ugu quruxda badnaa iyo Amiira oo cunto isa siinooya waaw 😂 Amiira qurux iyo daauus qurux maan dhahnaa hee 😅
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl 5 ай бұрын
😂 bini aadam qurxan io xayawan qurxan oo ishelay wye ❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
@@kiyoka_bl haa ❤😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 5 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@yusufmohamed7431
@yusufmohamed7431 5 ай бұрын
Commenting makuu diyaarsanaa😅
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 5 ай бұрын
@@yusufmohamed7431sidee kula tahay Adiga ?
@user-il1cp6pt7h
@user-il1cp6pt7h 5 ай бұрын
Next meesha barafka gee meeshasa cabsiya xanaan iyo amiira 😢😂
@user-bl2pu2tp6n
@user-bl2pu2tp6n 5 ай бұрын
Waan kugu raacsanahay❤❤
@masbal9180
@masbal9180 5 ай бұрын
Ayyyyyyyy team qabqab to qalbi ceyda and amira and their sister ❤❤❤❤i love you ❤❤❤
@HamseToni
@HamseToni 5 ай бұрын
Ceyda xanaan amiira waa dad is fahmay wadajira abidkiin ❤🎉😮😊
@Sahro-fm7ot
@Sahro-fm7ot 5 ай бұрын
Kusalli habibkena❤ mohamed scw❤
@MunaMaxamed-no2nl
@MunaMaxamed-no2nl 5 ай бұрын
Hader waa lasoo bixin waye mrkle ceyda plz usoo wad amiira and xanan❤❤❤❤
@Samrosimin
@Samrosimin 5 ай бұрын
Qoftisa kadhimaty aa ceyda umadeena matihid😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
Xanaan markay laba bari joogtay ban kasoo bilaabay Ceydow labadaan meeshi barafka gee habeenki brank ga lagu samaynayayna waxan dhahay labadaan meesha barafka ama meesha maska gee 😅 yees ugu danbeen meeshii maska ayaa la geeyay lkn sorry maskii lama keenin 😢 nio labadaan siday u qaylinayaan inanku qoslaan rabaye maxa xala 😂😂
@abdisalanmuhamed6035
@abdisalanmuhamed6035 5 ай бұрын
Ceyda sxp Wllhi Wan kugu Deydaa waxa Thy KZbinrka kaliya Aan Video yaashiisa ku Raaxeysto Aa Thy keep going sxp❤❤❤😊
@shukrihassan8437
@shukrihassan8437 5 ай бұрын
Acuudu bilaah amiira dhib badana lugtaas caatada yaa laga dafin kulaha alla waa fuuray wlhi 😂😂😂
@saynabmusse8568
@saynabmusse8568 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@hayaat1311
@hayaat1311 5 ай бұрын
Amiira funy waye😂😂
@SucdiDaahir-xo2ry
@SucdiDaahir-xo2ry 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 5 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
@MustafMaxamed-oo2hh
@MustafMaxamed-oo2hh 5 ай бұрын
Scw
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 5 ай бұрын
Scw scw scw
@user-gu5lc6ol9f
@user-gu5lc6ol9f 5 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW
@BarwaaqoCabdihassan-im4fz
@BarwaaqoCabdihassan-im4fz 5 ай бұрын
Scw scw💕💕❤💓❤💓❤👏😥😎
@Etd_deek_ali
@Etd_deek_ali 5 ай бұрын
Kooko maxaa adi laguu wadi la e yahay
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 5 ай бұрын
Ceyda and amiira and xanaan wan idin jeclahay ibaashala next barafaki gee
@faadumocali1544
@faadumocali1544 5 ай бұрын
Amiira cayda wa dadka keliya jeclhy wllo isjecel
@user-ek4dh2qu6p
@user-ek4dh2qu6p 5 ай бұрын
Inta ay qorta wax ka taabsiineyso amiiro ceyda inaa lasoo qaadanayo rer tiktok inta og😂😂😂
@halimaadanhalimaadan6515
@halimaadanhalimaadan6515 5 ай бұрын
😂😂
@masbal9180
@masbal9180 5 ай бұрын
Annaba u soshegay kan tiktok ga ugu qorantahay ceymir varta soqo
@queenruun9709
@queenruun9709 5 ай бұрын
​@@masbal9180ruufyaanimo moyaaa😂
@user-ec8tm5bh8u
@user-ec8tm5bh8u 5 ай бұрын
Team qab qab ❤ wani tagera meesha barafka gee amiiro iyo xanaan bls😊😊
@user-qb9ns1fc2w
@user-qb9ns1fc2w 5 ай бұрын
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammad scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 5 ай бұрын
Meesha shalay koko iyo amiira tageen Ceyda gee xanaan iyo amiira
@Sabiriinfahad
@Sabiriinfahad 5 ай бұрын
King is always king Ceyda never disappoints 🔥🥰
@user-ql9sw9gp9r
@user-ql9sw9gp9r 5 ай бұрын
Am from Uganda 🇺🇬 but I like your movie asad, amiira,koko best 💖💖💖💖💖🙏
@HamseToni
@HamseToni 5 ай бұрын
Team qabqab iyo xanaan masha Allah keep going 🎉❤😊
@HamseToni
@HamseToni 5 ай бұрын
Scw scw scw scw
@mumtaas95
@mumtaas95 5 ай бұрын
Vidoe amiira iyo cayda ku jiraan sidaan u jeclahy
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 5 ай бұрын
Walhi waa funny kuteh qatar qatarbu iska dhagin lugta yan laga dafin 😂😂😂 she so funny❤ walhi we love you amiiro
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan 5 ай бұрын
Dadka team 27 fiirsanin sidee ku looyihiin😢
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 5 ай бұрын
Ceyda Adi Amiira Mel Kasta miyaad Uka Xayan 😂😂😂😂 Wlhi wan ka Yanayyy Falaraha Raaaac 😂😂😂
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 5 ай бұрын
Amiira iyo hanah is not easy 😂❤
@hiboomar8597
@hiboomar8597 5 ай бұрын
Tem amiira iyo ceyda waniwataa❤❤❤❤❤❤
@halimaadanhalimaadan6515
@halimaadanhalimaadan6515 5 ай бұрын
Mashallah funny Amira qurux 😂😂😂
@araweelonuur7407
@araweelonuur7407 5 ай бұрын
Amiira video ay ku jirto ima dhaafo qurux kaftan naxariis maasha Allah ❤❤❤ vidoe ga dhan way qurxisaa
@Hdiamond118
@Hdiamond118 5 ай бұрын
Mar kale kusoo celi ceyda haka deyn ilaayo aad maska saarto xanaan iyo amiira😂❤
@Rayaan277
@Rayaan277 5 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤❤
@queennadia4390
@queennadia4390 5 ай бұрын
Wow m.a dalxiis qurux bdn Aya so wada qatadeen❤❤
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 5 ай бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga❤🎉
@aliizaosman7889
@aliizaosman7889 5 ай бұрын
war xanaan ika cun adiga io amiira dalxiis isku raaca inta iku raacsan like 😂😂😂
@queenruun9709
@queenruun9709 5 ай бұрын
Beenta mahan😂iga cun😊
@mariamabdiqadir3072
@mariamabdiqadir3072 5 ай бұрын
Waba mar marsiyihii laysku raaci lahaa 😂
@Sarasiman123
@Sarasiman123 5 ай бұрын
Wa heysa 😂😂​@@mariamabdiqadir3072
@user-zf1qv6hs8v
@user-zf1qv6hs8v 5 ай бұрын
hambalyo king ceyda😂 700❤🎉🎉🎉
@IqroibraahinCali
@IqroibraahinCali 5 ай бұрын
😂😂😂team keygi xafdullah❤❤
@MunaMaxamed-no2nl
@MunaMaxamed-no2nl 5 ай бұрын
Haa team keeni alx😂😂😂
@shukrishukricabdi
@shukrishukricabdi 5 ай бұрын
Plz king ceyda part 2 koko inta igu raacsan
@najmocali6389
@najmocali6389 5 ай бұрын
Video gan inta og in tiktok qiro laso sarayo😂😂😂
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 5 ай бұрын
Mansha alahu gabdhanagi banokentay cawo ceda wankaqadnay salanta ee Amira cadey walashey macn iyo sidokalo walashey xanan igusalam
@queenmaariiza7235
@queenmaariiza7235 5 ай бұрын
Ceyda amiira iyo xanaan challenge la soo same
@user-gy9rk8jv4l
@user-gy9rk8jv4l 5 ай бұрын
😂3 isfahmy 😂mashhlh
@mariyomaanka3298
@mariyomaanka3298 5 ай бұрын
Koko pranki❤😂
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 5 ай бұрын
Tem koko mesha koko majogto e channel keda ada tem qabqab makuhasana
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
😂 Ani waxan la yaabay Amiira hadii meel lagu arko maxa koko keen loo dhahaa
@queenruun9709
@queenruun9709 5 ай бұрын
​@@adoontiallesiman262koko hadi la arkana amiro ladhaha maba larabo in laka hatsiiyo😂
@user-oe9wd1td2e
@user-oe9wd1td2e 5 ай бұрын
Team qab qab waan inwataa
@masbal9180
@masbal9180 5 ай бұрын
Amiira qurux ❤❤❤❤❤
@HamseToni
@HamseToni 5 ай бұрын
Team ceyda hadan nahy wan ku haysanaa dalxiiska noo soo badi taliye 🎉😮😊❤
@Barwaaqo114-rz6xp
@Barwaaqo114-rz6xp 5 ай бұрын
Wah wraa ceyda maska nin iyo naag muuleeyahay qoftiisaa kadhimatay kulahaa😂😂
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 5 ай бұрын
Keep going ceyda👑 amiira xaraabo tihin 😂❤xanaan waa ano kle mas dusha la sarayaa cabsi cabsi weeye😂
@user-oq3xj4mr1g
@user-oq3xj4mr1g 5 ай бұрын
Afaarahas nogu baxdaaa soo badi amiirada❤❤
@user-xt9vu2jk2y
@user-xt9vu2jk2y 5 ай бұрын
Allah is one 😢
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 5 ай бұрын
Tem amira iyo ceyda waniwata ❤❤❤
@Taliso269
@Taliso269 5 ай бұрын
Team ceyda marnaba no hoos🥰🥰🥰lkn wllka wad caatowdey jaceyl maku galay😂😂bro is nooley ceyda haadi kuso noqo
@user-ij4wi9zu8j
@user-ij4wi9zu8j 5 ай бұрын
Hhhh😂
@SamiaAHMED14
@SamiaAHMED14 5 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝❤😢❤️
@Maanyare37042
@Maanyare37042 5 ай бұрын
Congratulations ❤❤❤😊
@King_siciid
@King_siciid 5 ай бұрын
Next cumeer And koko waa iga codsi❤😂
@sucaadam4053
@sucaadam4053 5 ай бұрын
Koko mad kentidna meshan 😂
@FarxiyeIbraahim-it5jv
@FarxiyeIbraahim-it5jv 5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤🎉
@user-py1bp6pr7o
@user-py1bp6pr7o 5 ай бұрын
King cayda aahe welcome back my family 😅😅😅😅😅
@user-cg6qt7mz6d
@user-cg6qt7mz6d 5 ай бұрын
Qab qab family keep going ❤
@shukrimohamed4808
@shukrimohamed4808 5 ай бұрын
Team qab qab On Like❤
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 5 ай бұрын
Masha allha ❤❤❤❤
@SuusuAli
@SuusuAli 5 ай бұрын
Kuma qaniinayso ilko maba laha hayaay wajigeeda saas u xun yahay lee lugtaa caatada yaan laga dafin aar amiiroyyyy😂😂😂❤
@user-bh7oo5wo2e
@user-bh7oo5wo2e 5 ай бұрын
Ceydoww malin kale keen 😂😂
@user-xu9gh9gd5h
@user-xu9gh9gd5h 5 ай бұрын
Koko maanoosoo qabatid baryahn wan uxiisneee ceyda❤❤ maxaaa hee wllow
@sacdiyodauud9461
@sacdiyodauud9461 5 ай бұрын
Ani xita wa uxisay 😢
@axlaamcumar5905
@axlaamcumar5905 5 ай бұрын
Mesheda tag meshan qab qab aa iskalahe wah
@Alisha847
@Alisha847 5 ай бұрын
Ceydow jaakadii cadaanta iyo kabo cadaan basaa stylkaaga ka dhimnaa inta kle 👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻waliga surwal madow iyo kabo madow maba isku so baxayan marka dambe iska dhis 🔥🫵🏻 anyway love you qabqabs 🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️‍🔥
@user-kr6oe8bt9j
@user-kr6oe8bt9j 5 ай бұрын
Legend walashaa igu dar😂😂
@FartunSahal-lr2hc
@FartunSahal-lr2hc 5 ай бұрын
Allah dartiis ayan ku jclhy wll
@user-ws3xh1qv9s
@user-ws3xh1qv9s 5 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyay ahay maanta🎉 yes😂
@user-cc4dq3sv1c
@user-cc4dq3sv1c 5 ай бұрын
Kii labad tahy ana kahoreye😂😂
@Iztaahilapdy
@Iztaahilapdy 5 ай бұрын
Waan idin wadaa keep going ❤700k coming zoon
@nuurocolowamiin
@nuurocolowamiin 5 ай бұрын
Masha Allaah
@FarxiyeIbraahim-it5jv
@FarxiyeIbraahim-it5jv 5 ай бұрын
Bari ku celi amiro qurux io xanan cada❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 5 ай бұрын
video ga maadan dhamaysan waxa la dhahay meesha mas cusub baa la keenay wali si fiican looma taba barin markaa halis waaye lama aamini karo 4 bil ka dib maahe
@Mohanbigfan
@Mohanbigfan 5 ай бұрын
Ana ugu horeya ceyda pin iigu qabo plz 😍😫
@apdixakiinxasan
@apdixakiinxasan 5 ай бұрын
Allah is one ❤
@IqraSheikh-cu1lz
@IqraSheikh-cu1lz 5 ай бұрын
Waxaa kaa codsanaa walal zaki somali inaa 400k gaarsiisiin❤plz
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 5 ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم 💚
@user-nf3cd2ro3u
@user-nf3cd2ro3u 5 ай бұрын
Amiro funny wallahi 😂😂
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 5 ай бұрын
Allah is one ☝️ ❤❤
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 5 ай бұрын
Amira xanan io ceyda❤❤
@princessgacal3678
@princessgacal3678 5 ай бұрын
Masha allah meel qurux badan ❤❤❤
@filsan_abdiqaadir143
@filsan_abdiqaadir143 5 ай бұрын
Inta qatar qatar iska dhigeysid Lugta caatada ah ya laga dafin😂 amira is funny😂 War maska ma dhimane amee cuneen lee😂
@IntizamBinuahmed-rd2jc
@IntizamBinuahmed-rd2jc 5 ай бұрын
Alle ha unaxariisto😂😂😂maskiii
AMIIRO MAS QOORTA USAARAY OOYINTAA KA DHAMAATAY SORRY😭..?
10:24
King Ceyda
Рет қаралды 166 М.
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 19 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,3 МЛН
CEYDA JECELKAGA HADA NIN KALE KU ARAGTO MAXA…!!!😢💔
10:45
Ayaaniita Official
Рет қаралды 70 М.
PRANK HAZAZI  OO SWIMMING KU RIDAY XANAAQA ADUUNKA
10:24
KOKO BULLE
Рет қаралды 549 М.
CEYDA IYO CUMEER  BAASKIIL WADOO KU TARTAMAY  QOSOLKA ADUUNKA 😂
21:18