AMIIRO SUNDUS ASAD CUMEER YAA UGU XASUUS FIICAN CIYAARTII UGU DARNEED🤣🤣..?

  Рет қаралды 228,210

King Ceyda

King Ceyda

Күн бұрын

#king #ceyda #subscribe #for #more

Пікірлер: 592
@nastexaxaji3888
@nastexaxaji3888 11 ай бұрын
Sundus ayanle 😂funny wye qosalka naga dhmeysay inta sundus ka qoslisay like sara👍🤣
@ZahraFarah-n6w
@ZahraFarah-n6w 11 ай бұрын
Showi waaye🤨
@Leila-lj6lt
@Leila-lj6lt 11 ай бұрын
Wlhi ani.kolamid qosol igo mahadhin 😂😂😂
@nastexaxaji3888
@nastexaxaji3888 11 ай бұрын
@@Leila-lj6lt Haa abyo sudus waa shactro😁
@FadumaAbdinur-s4w
@FadumaAbdinur-s4w 11 ай бұрын
😊g​
@SacdioAbdi-t4r
@SacdioAbdi-t4r 11 ай бұрын
Manoli😂
@Nadarey
@Nadarey 11 ай бұрын
Sundus waa funny noo keen mar kasta😂😂😂
@Zuheip09
@Zuheip09 11 ай бұрын
Team sundus aaway😂❤
@NacimoCaddey
@NacimoCaddey 9 ай бұрын
Wanakan😊😊
@Maskamadow1
@Maskamadow1 11 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤❤❤(ﷺ)❤❤
@SaabariinCabdirashiid
@SaabariinCabdirashiid 11 ай бұрын
Scw❤❤
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 11 ай бұрын
Wawareey amiiro cwa wax kale ee aheed hbn qurux ayaa ku darsameyso m.a❤❤❤❤❤❤❤❤
@FalastiinmuuminFalastiin-jb7pg
@FalastiinmuuminFalastiin-jb7pg 11 ай бұрын
Jab axsaan eh malihid caluul weynkaa tahy wase😂😂😂😂cumeer big fan😂😂😂😂😂
@Somali_girlm
@Somali_girlm 11 ай бұрын
Sundus funny ugu danbeen game ka wa la qabsatay😂😂❤
@Saciid_fashion
@Saciid_fashion 11 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤
@AmiiraAbdinaasir-u7i
@AmiiraAbdinaasir-u7i 11 ай бұрын
Naya iska dhici dofaarada saas akaraba sundus quruxy amiir dhiigay ledahay ❤
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 11 ай бұрын
Oo maxaa u caysay wiilasha waa ciyaaree
@Hande-e1e
@Hande-e1e 11 ай бұрын
Na maxa wiilasha ku caysay bisinke wuxu waa game iyo bashale
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 11 ай бұрын
Yaab badhanaa 😏 na maxa ka rabta wilisha
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 11 ай бұрын
Walaasheydii waa laga fiicnaay in Aad cayso,Blse Hada cavio Game leeh Waaye,Ee Hada kadip iska ilaali Baayo
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 11 ай бұрын
Iskada dsmbiga walala
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 11 ай бұрын
Wlhi barnamijka sundusba dhadhan uyeeshay xaraabo weye wlhi 😂
@nafisaahmed-n4m
@nafisaahmed-n4m 11 ай бұрын
inta jecel nabogena muhamed scw scw❤
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 11 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet prophet scw scw ❤❤
@Nasronalka-x3o
@Nasronalka-x3o 11 ай бұрын
Cayda gabdhaha haluu naxariisto wiilshiina waan isku naxariisanay siin😊
@XafsaDheeman-yf4sm
@XafsaDheeman-yf4sm 11 ай бұрын
Walahi sidaan u qoslayay waan ilmeeyay 😂😂 sundus funny waaye walahi😂😂😂😂
@muwaahibmahamedcabdale4727
@muwaahibmahamedcabdale4727 11 ай бұрын
Kula mid ahay san uqoslayey cawa ilmeyey wllhi😂😂😂😂
@faraxjamac4063
@faraxjamac4063 11 ай бұрын
Sundus amiira koko team ha noqdaan ❤😂 Asad ceyda cumeer big fan idunkuna team noqda ❤😂SaaS ayey ku macaan thy
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 11 ай бұрын
😢Sundus lee kuwad Barnaamijkan Memory Challencegaan 😢😂😂😂😂
@abdifatahjalaal
@abdifatahjalaal 11 ай бұрын
Xaasid inla tumo rabta😂😂😂
@kafiyocali61
@kafiyocali61 11 ай бұрын
Sundus fani waaye wallaaahi waad iga qosleysey
@Acc-ng9yj
@Acc-ng9yj 11 ай бұрын
Sundus video yaasheda noo soo badi wlh funny waye 😂😂
@Juujuule1
@Juujuule1 11 ай бұрын
😮😮😮😮😮😮😮😮 GACMAHA ILAAHEY HAGU barkeeyo haddad janal-keyga BOQOTO wll ❤❤❤❤❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 11 ай бұрын
Ar sundus qisol nagu dishy😂😂 hada kadib sundus hakaso tagin😂 walhi funny waye😅
@Sabiriinfahad
@Sabiriinfahad 11 ай бұрын
Finally king ceyda musasal camalan kusugaa lkn so dahitanka nagadhaf noh abowe❤❤❤😂😂
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 11 ай бұрын
Allaha Nagu Gaar Siyo Cafimaad Iyo Nabad Ramadanka ❤
@Hande-e1e
@Hande-e1e 11 ай бұрын
Ceyda barnamijka haku ciyaarin xiiso leeyahe cumeyr ina u qishta rabtey wah cadaalad halo dhelo plz part3 kaso same lkn qishka halaga dayo
@sabariinmaxamed3
@sabariinmaxamed3 11 ай бұрын
Amiiro iyo sundus wllhi fani waye❤❤
@DUNI_DHALIYARO88
@DUNI_DHALIYARO88 11 ай бұрын
Sundus qosol igu dishay😂wlhi😭
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 11 ай бұрын
Ceyda iyo asxabtiisa team 27 waa nisalamey🙌🙌 ❤ Masha allah wllke hala gaarsiyo 700k insha allah 🎉🎉🎁 aad iyo aad ayey nugusocotaa barnamijka xarabo waaye 😂😂😂 yaaba isgaray wali Ramadan kariim mel walba aad jogtaan iyo cafimad qab insha allah 👏👏
@Hamdamohamed266
@Hamdamohamed266 11 ай бұрын
Alx alle mahad iska ka leh ramadka nabad nagu garsiye❤
@luqmaanyuusufxasan4060
@luqmaanyuusufxasan4060 11 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥
@ikraanaxmed1760
@ikraanaxmed1760 11 ай бұрын
Cayda plz Sundus iyo amiro hakaso tagin😂😂😂labada
@Hayad-13478
@Hayad-13478 11 ай бұрын
Team cayda inta ramadanta lagu jiro insha allaah cayda 700k aan gaadhsiino plz❤❤❤
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 11 ай бұрын
Illahayow Ramadan nebed nagu gaarsii😢❤🤲❤
@Xafsa12316
@Xafsa12316 11 ай бұрын
ramadaan mubarak
@Hamdamohamed266
@Hamdamohamed266 11 ай бұрын
Amiin
@MohamedMusefarah-w1z
@MohamedMusefarah-w1z 11 ай бұрын
Asc koko
@MohamedMusefarah-w1z
@MohamedMusefarah-w1z 11 ай бұрын
Asc koko
@MohamedMusefarah-w1z
@MohamedMusefarah-w1z 11 ай бұрын
Aamìn
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 11 ай бұрын
Mele amira kujirto maliga wayo❤❤❤
@Cayuni1
@Cayuni1 11 ай бұрын
Ramadan mubarak All team27 Alle cafimd hanogu dhameyo bishan barakaysan❤🤲
@Mumtazdagan1
@Mumtazdagan1 11 ай бұрын
Sundus funny waye wlhi iyo amiiro❤😂
@shuceybmohamed-nz6uq
@shuceybmohamed-nz6uq 11 ай бұрын
Team ceyda Like me 😢❤
@AsioMusse-fd4ie
@AsioMusse-fd4ie 11 ай бұрын
Ok cayda intas iyo in kabadan ba wad uqalnta my brother keep going
@HannamahamedHannuush
@HannamahamedHannuush 11 ай бұрын
Ma like u oyaysa marka shucayb ninba tahybee😮😂😂❤
@shuceybmohamed-nz6uq
@shuceybmohamed-nz6uq 11 ай бұрын
@@HannamahamedHannuush hhh iigu qaado 😂👋
@HannamahamedHannuush
@HannamahamedHannuush 11 ай бұрын
​@@shuceybmohamed-nz6uqwyhy laandhere anuu xlayba wan saray like ta😂❤
@shuceybmohamed-nz6uq
@shuceybmohamed-nz6uq 11 ай бұрын
@@HannamahamedHannuush tnx mesha iigu argtit ii sar
@Degeneey
@Degeneey 11 ай бұрын
Ala beerka😂😂Sundus waa qurxiyaha ciyaartan❤️❤️
@MomtasOmar
@MomtasOmar 11 ай бұрын
Wlhi waa Barnaamij funny Ah soo badi Hno the thime is now😂😂😂😂😂
@asmaaclaahi5120
@asmaaclaahi5120 11 ай бұрын
Sundud funny weye san uqoslayey berkaa icasaday😂😂
@SundusAbdi-cv1bh
@SundusAbdi-cv1bh 11 ай бұрын
Sundus waa funny socoto the time is nuuw 😂😂😂
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 11 ай бұрын
😂😂😂Berka
@NAANI_qurux29
@NAANI_qurux29 11 ай бұрын
Amiro sundus isn't easy ❤😅
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 11 ай бұрын
Wallee waa xasidiin ushii macalinka dugsiga lagu tumijire Ayey ka Aar sanayaan,Aabo Garacidiisa 😂😂😂😅
@SundusSaid-p1h
@SundusSaid-p1h 11 ай бұрын
My favourite KZbinr king ceyda 👑❤️❤️
@hanaudgoon4966
@hanaudgoon4966 11 ай бұрын
Sundus leeba ciyartan macaneso wlhi😂😂😂😂😂❤
@Zabrin23
@Zabrin23 11 ай бұрын
Ceyda halmid kugu darsana madama wilkena tahay wlsha wad argta iyado ul Neceb sas kula samesa mhqal idinkana ukaca KZbin 100k xita hade grtoh iyada is maren karto ine idinka xishoneso laga yaba wli adi makugu arkin cadi umlaynayy plzmrka weyga codsi oki culeska makugu nqooqn kartoh coz team tihin tan kle youtube iska so gashay mahine fikrado io wxa lasamenyo ma fahansano marka ukena halahs ku hdihi rabay tnc ine kuso garto rajen wllke😢❤😂
@ZaynabLiki
@ZaynabLiki 11 ай бұрын
Awal amiiraan ku haytee hada sundus ayaaba ka shidan wlhi qosolkaa iga dhamaadey 😂😂😂
@Tushleey
@Tushleey 11 ай бұрын
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🥹🕋💓
@susannaasir417
@susannaasir417 11 ай бұрын
@nawaalabdirahman-wy6it
@nawaalabdirahman-wy6it 11 ай бұрын
Scw❤
@atiiqamukhtar1238
@atiiqamukhtar1238 11 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@FadumoIbrahim-g2v
@FadumoIbrahim-g2v 11 ай бұрын
Common soon 700k king ceyda🎉🎉🎉
@najahabdi4351
@najahabdi4351 11 ай бұрын
Sundus noo soo badi 😂😂🤣😂😂🤣 waa funny
@Queensomali335
@Queensomali335 11 ай бұрын
asxabta aan kaar siino king ceyda 800k😢❤
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 11 ай бұрын
Ceyda iyo asxabtiisa team 27 waa nisalamey🙌 ❤ masha allah wllkey haloo xiro 700k 🎉🎉🎁 insha allah barnamijkan oo ah xasuus aad iyo aad bey nugusocotaa xarabadisa😂😂 Ramadan Kariim mel walba aad jogtaan iyo cafimad qab insha allah. 👏👏
@muwaahibmahamedcabdale4727
@muwaahibmahamedcabdale4727 11 ай бұрын
Cayda video oo kle soo badi cumeer iyo sundus funny waaye wllhi 😂😂😂😂
@Faadumofilsan1991
@Faadumofilsan1991 11 ай бұрын
Ceyda walal mcn arimaheena iyo cumeer asad adiga imisa qof ayaa igu raacsan 👍
@munoabdulahi1620
@munoabdulahi1620 11 ай бұрын
Sundus la,antii ma socon karo😂😂😂
@nastehmohamed6080
@nastehmohamed6080 11 ай бұрын
Sundus funny waaye😂😂😂😂😂😂 iiiiik kulaha😂😂😂😂
@Saamiya802
@Saamiya802 11 ай бұрын
Inta caawa soontay suxuur wanaagsan ramadaan kariim
@nastehamoha1945
@nastehamoha1945 11 ай бұрын
Sundus it's not easy wlhei asad cwa hal xaba ku dhacdy inta ka dareemey😂😂😂😂
@najmomoha2316
@najmomoha2316 11 ай бұрын
Alla sundus iyo cumeer qosly igu dileen😂
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 11 ай бұрын
Amira, koko iyo sundus ku waad barnamijka😊 wey qurxinayan😊❤ without forgetting asad plus cumer 😊
@ilyaasfaarax3279
@ilyaasfaarax3279 11 ай бұрын
Amiiro dhigaa ku jeclahay ❤
@LayloMuqtaar-p8c
@LayloMuqtaar-p8c 11 ай бұрын
Asc sxp waxaan kugu hanbalyay nayaa bisha barakaysan ee ramdaan ka Allh cafimaad iyo nabd galiyo ha inagu gaarsiiyo rabdaanka xiga i.a wll hadii uu jiro qof dhib dhaxdiina ka jira iska cafi una samir siaad khayrka iyo Acmaasha wanagsan u gudato🤲 hadii ad ani wax iiqabtan iska kay cafi ana cafis ayaad iga tahay wll mcn 😍😍
@Mohaabdi-t7b
@Mohaabdi-t7b 11 ай бұрын
wlhi sundus ayanle like haloosaaro inta kaqosolsiisay❤❤
@Abdulluhi232
@Abdulluhi232 11 ай бұрын
Ramadaan kariim all team 27❤❤
@Zizuu-h1u
@Zizuu-h1u 11 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 11 ай бұрын
Cumeeer isxan malihid calol wenka thy was kulahaa 😂😂😂suduus cawa qataar😂jucii wecelada eyada jucineso eeyada qeylineso😭😩ar suduuss
@ixzanabdikadir145
@ixzanabdikadir145 11 ай бұрын
Cayda koko brank ku soo samee please 😢😢
@HindoAbdulqadirXasan
@HindoAbdulqadirXasan 11 ай бұрын
Sundus walhi funny waye qosolka iga dhemese team sundus only 😂😂😂❤😂
@Khadrasalaadsalad1234
@Khadrasalaadsalad1234 11 ай бұрын
Team ceyda like me❤
@malkishAhmed123
@malkishAhmed123 11 ай бұрын
The time is now killed me 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂I love this girl sundus❤❤
@Fartun20225
@Fartun20225 11 ай бұрын
That part I watched more than 10tmes😂😂😂😂😂
@XasanMuùse-u9o
@XasanMuùse-u9o 11 ай бұрын
I love you ❤
@Yaanyo-v9n
@Yaanyo-v9n 11 ай бұрын
War sundus love buuran aba kunoqday waaba dhactiro socota😂😂
@MiskiMaxamed-y1g
@MiskiMaxamed-y1g 11 ай бұрын
Saaan u qoslayey wa Fuuuray sundus umadeeena maaahan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@faizaahmed5
@faizaahmed5 11 ай бұрын
Sundus ayanle funny wye qoslka ig dhameysa 😂😂❤
@IqraSheikh-cu1lz
@IqraSheikh-cu1lz 11 ай бұрын
Sundus funny ❤waye nosoo badi nio😂❤
@Shukrixasan-g1k
@Shukrixasan-g1k 11 ай бұрын
My brother ceyda keep going ❤😂
@FILFilO__123
@FILFilO__123 11 ай бұрын
Ramadan Mubarak indhahaygii ❤🌙
@bushromaxedismacil
@bushromaxedismacil 11 ай бұрын
Milixda barnaamijka sundus 😂❤
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 11 ай бұрын
Aar sundus isn't easy wlhy caawa beerkay icasaaday saa uqoslaayey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂barnaamijka iyaadaa qurxisay ❤❤
@mariaalpo5678
@mariaalpo5678 11 ай бұрын
Sundus booska abeera nogashe😂😂😂😂qosolkeygi ilin isku badale😂😂
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 11 ай бұрын
Walahi sundus waa fanny nosobadi gemkan😂😂😂😂
@ZamzamAliIbrahim
@ZamzamAliIbrahim 11 ай бұрын
Wlhi sundus qosolkey naka dhameesay qosol dartiis guriga kabaa la igaga soo bixiyaya igatay😂😂😂😂😂😂
@NacimoCaddey
@NacimoCaddey 9 ай бұрын
War sundus funny waye walahi weiga qoslisay ano xanaqsan leisoga cabaarkarib waba iska qoalay ala sounds funny wedhaftay😅😂😂😮walahi ❤
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 11 ай бұрын
Mashaallah Team Amiira qurux iyo sundus is not easy ❤❤😂😂
@khadraaxmed4578
@khadraaxmed4578 11 ай бұрын
Sundus maysa soo adkaysay kkkk cafi quruxeey waa iga qosliseye hadaaaragto
@SawdaFarxaan-s9j
@SawdaFarxaan-s9j 11 ай бұрын
Caawa cumeer waaxay caydu ramadaanka intyna bilaabmin ma ka faaideysanee😂😂😂❤
@sumayosumayobashiir9087
@sumayosumayobashiir9087 11 ай бұрын
Sundus weeberatay asad sasa karaba😂😂
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 11 ай бұрын
Sundus funny 😂io amira❤😂
@FardowsonurcabdiCadey
@FardowsonurcabdiCadey 6 ай бұрын
sundus funny waaye😂😂😂
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 11 ай бұрын
Amiiroyyy Kulhaa intay Asad Diso😢😂😂😂 Sundusaa😂😂😂😂
@Cabdishakuursiidcali27
@Cabdishakuursiidcali27 11 ай бұрын
Ramadaan kariim illahay cafimad hanu geeyo😢❤
@Saara88
@Saara88 11 ай бұрын
Cumeeri sundus hadalada Xun ka dhaaf asad iyo Ceyda marka laga reebo inta kle sixun ee ula dhaqmaan she’s so sweet wlhi sida gabdhaha kle ula dhaqma
@naimoali5483
@naimoali5483 11 ай бұрын
Sundus soo badi❤❤❤
@FilsanIbrahim-r2o
@FilsanIbrahim-r2o 11 ай бұрын
Sundus is becoming perfect 😮🎉🎉🎉🎉🎉m.a
@SaredoAli-c8d
@SaredoAli-c8d 11 ай бұрын
Sundus ayaanle hadey ahaanlaheyn madaawan laheyn😂😂😂😂
@AminHassan_danger111
@AminHassan_danger111 11 ай бұрын
Wooow ceyda waan kuwataa tliye 🎉😂❤
@AdeyDakane-x3i
@AdeyDakane-x3i 11 ай бұрын
King ceyda waharawa ina sameysa Sadah glass lkn.. hal glass money akujira kankala floor kankala empty. Marka mix ayakadege means waisdomarani markas ayadehe halko Katha. Athiga amira iyo asad plz. Do for me 😢😢😢❤🎉
@asmitaaahmed1335
@asmitaaahmed1335 11 ай бұрын
M.a this guys are gentleman's ❤ maanta asad maxa ku dahe😂 sundus uu ba u nahriste😂 Wow 👌 tnxz asad nd cumer for being nice to the girl ❤ although she hurt them with the stick they still didn't revenge 😢❤❤ My team noo ladha❤ . Nd without forgetting amira is soo nice 😊 she keeps helping sundus 😂 by telling her until she herself didn't know it😊😊
@ruqiachannel1434
@ruqiachannel1434 11 ай бұрын
Hada kadib sundus lee rabnaaa 😂😂❤❤
@sundusmaha6485
@sundusmaha6485 11 ай бұрын
Sundus iyo amira waxkale ❤😂
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 11 ай бұрын
Sunduz Mid Iga darana imadey kulaha😂😂😂LIKE 👍
@NasroKilaaas
@NasroKilaaas 11 ай бұрын
Ramadan mubarak all muslim
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 11 ай бұрын
Allah is one 😢❤☝️
@sihaamjaandhay2086
@sihaamjaandhay2086 11 ай бұрын
رمضان المبارک ☪️😍
NASIIB XUMADII UGU  DARNEED OO ASAD KU DHACDAY QOSOLKA ADUUNKA 😂
18:29
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
FALI WAC  WAC WA DHIRIGELISADA DUMARKA KA FAIDEYSTA
17:09
Sheeko officiall
Рет қаралды 1,3 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН