No video

*Amina Farax | Laxankii Ciil | Xasuustii Cumar Dhuule Ahun

  Рет қаралды 508,496

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 196
@abdikaniawol
@abdikaniawol 10 ай бұрын
Laxanka ciil waa laxannada qaraamka midkaan u jecelahay. Maxaad u malayn iyada oo aamina faarax wabarna kuu qaaddo , alle haw barakeeyo caafimaadkee❤.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@user-wh5yt9ul9b
@user-wh5yt9ul9b 2 жыл бұрын
As someone said already, Amina is the symbol of Somali beauty, elegance and voice. Allah bless her💐💐💐
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 3 жыл бұрын
Golden voice amina Farax queen of qaraami ilahai cimri dheer iyo cafimad haku siiyo
@mohamedbarrow4940
@mohamedbarrow4940 3 жыл бұрын
Aamina waa qof qaaali ah oo cod macaan, waana qof naxariis badan. Allaha dhowro from sweden.
@bisle4227
@bisle4227 3 жыл бұрын
A beautiful soul with an amazing voice. Aamina is a perfect definition of beauty.
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial Жыл бұрын
Amina Farah Wabar Allah caafimadka hakuu barakeeyo mama❤️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@waayoaragtv7117
@waayoaragtv7117 3 жыл бұрын
What a song and beautiful music makes me more satisfaction "qof aad jeceshahay oo jar kaa xiga ileen indho masoo jiitaane" nimco mohamed Ibrahim kahin ♥️💯 wn kuu xiisi doonaa noloshaydii 😭😭😭
@ahmedaden9844
@ahmedaden9844 2 жыл бұрын
000000
@marwonur5325
@marwonur5325 2 жыл бұрын
waayahaga laabta ku hayso
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Alle haka farxiyo Aamina Faarax adduun iyo aakhiraba , laxankan qof qaaday waxaan u jeclaa Axmed Mooge , waxa allifay C/laahi Qarshe
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya laxankaa magaciis wll
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697 Ciiil Cabdulllaahi Qarshe ayaa iska leh
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya thankis wll
@shukaybkalinle3303
@shukaybkalinle3303 4 жыл бұрын
Farxiyo luul Officiall Laxankan Waxa La Yidhaahda Ciil Waana Qaraamki La Guriyey Bilawgii Fanka Somalid Sida Kuwan Oo Kale Raaxeeye Burcaawi Heelo Ciil Beerdilaacshe Laylay Kaar Isku Shuban Jowhara Luula Aroor Subcis Xaafuun Rakaad Riftoon Laac Layaab Raaxeeye Banaadiri Liilaloow Nugul Madiix Ayaan Olol Taah Maandeeq Gargaar Damaq Carwo Soodani Jiib Iyo Qaar Kale
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Hillaac dheere Dabeecad Dhalad Higsad Muxibo Ila dheel Waryaahee Rogaal Balwo Hayaan Murug Waa codad aan kala dhicin oo mid walba naaxiyad gaar ah leh
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Heesta originalkeeda Cumar Dhuule Cali baa leh alle haw naxariistee. Fadlan heesaha originalkooda cida leh hala xuso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin, waan ku qoray mahadsanid
@ibraahimmaxamed6352
@ibraahimmaxamed6352 5 ай бұрын
wllo waara xaga sare lagu xusay cumar dhuule alle how naxariisteee
@nimcoladan6005
@nimcoladan6005 Жыл бұрын
My favorite song Habo cimri dheer iyo cafimad ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@roblehyusuf6459
@roblehyusuf6459 2 жыл бұрын
It's takes thousand years for Walawen to have such beautiful singer whose life- soothing voice reflects who we are and for what we stand for.Long liveSomaliland '
@ayan6258
@ayan6258 Жыл бұрын
Walaween and why do your women like walanwen dick stop eating qadd🤮🤮🤮🤮🤮
@ayan6258
@ayan6258 Жыл бұрын
Besides you can never get a great singer like magool.
@soulehassan
@soulehassan Жыл бұрын
Waxa soomaali layidhaah ayuuna aqoon u lahayn, waxa se la dafiri Karin iney Amina tahay ta kaliya ee heesaha qaraami iwm halkaa gaadhsiin karta magool ahn amina ma garankaro magool baase ku dhaafinkata xaga reenka iyo cod go'go an oo hadana is haysta oo is daba yaal sida qoomiyada soomaaliyeed ay beeliba bel dhinaca ugu hayso, marka lagayimaad caadifad.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 5 ай бұрын
Waar hooy Rooblow waar ummadda ka xisho..heesihiina ma in la isku dhex caayaa.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 3 жыл бұрын
Eng.osman abdillahi ali Amina Farah aad bay codfiicantahay. Chase yeeshee waxa aad liita musikada loo garacayey. Dhammaan qalabkii hawaasheyn lahaa way ka maqanyihiin: Violin,viola,trumpet,tampons,saxaphone ,French horn, piano,electric guitar All wind & string instrument & drums
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 3 жыл бұрын
Aamiino faarax afkaaga caano iyo malab lagu qabay codkaaga heesaha qaabkaan looqaado best somali song heesaha noocaan noo badiya axsan sowd noolow xidig wayn big star.
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 Жыл бұрын
*Qofaad jeceshoo jarkaa xige ee ileeyn indho sooma jiitaaneey* *😭Jacaylkii guuldarystay* *From* #Greece *2022/12/12* *Habeen sabti ahaa*
@fuaadwarsame3514
@fuaadwarsame3514 3 ай бұрын
Eesh qiyaasak Aamina faarax Waa Fanaanad Cod Tolmoon 12/05/2024❤❤
@ayala1627
@ayala1627 2 жыл бұрын
Aamina Faarax Wabar waxa ay ku suntan tahay halka fannaan ee kali ah, ee hadda nool ee laxammo badan oo Qaraam ah si wanaagsan ugu luuqay karta. Cimri dheer iyo caafimaad baan Eebbe kuu waydiiyay maamo. ❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@ayala1627
@ayala1627 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar, mahad iyo mudnaan badan baan idinna idiin hayaa walaal. 🙏
@abdiaziz5492
@abdiaziz5492 Жыл бұрын
Golden voice MashAllah am proud of her
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 4 жыл бұрын
Axlaaaa ya Amina farax waxasa fananada codkedu ma badilmo fananad musiga iyo qaraamiga waxkele ku ah noloow Amina farax wabar
@munacarab2803
@munacarab2803 3 жыл бұрын
Mama aamina faarax long live
@abdijamac7840
@abdijamac7840 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto midhihii aabbihii jacaylka Ismail cagaf, jacaykii guul daraystay, aamino xusein Xirsi carwo ayuu jeclaa oo ay inabti ahaayeen, mamada heesaha loo qaadaayo iyadoo duqa ayaan hargeysa ku arkay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@sadezayaara2463
@sadezayaara2463 3 жыл бұрын
Quruxdii yaraantii aad laheed da'baa ka daba timid blse qof weyn Amina aniga iima tihid
@luulhassan7154
@luulhassan7154 3 жыл бұрын
Yaaa salaam gacanta alla kaama gooyo waaaaw axxx yaa fanaan abdact walaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 23 күн бұрын
Cajiibul Cajaaibaat
@zulthanmorgan4309
@zulthanmorgan4309 Ай бұрын
Yaa falaaax🔥
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 3 жыл бұрын
This Song make me more satisfaction😢💔
@Nagma-1d
@Nagma-1d Жыл бұрын
😢😢ileen indho maso jiitane
@mowlidabdi9904
@mowlidabdi9904 4 жыл бұрын
Meeshu ma hargaysa Aamini hargaysa way jeceshahay markasta way timadaa ax yaa fanaan
@adilsabo8680
@adilsabo8680 2 жыл бұрын
My fever song all the time 🥰
@abdichakourahmedelmi1931
@abdichakourahmedelmi1931 3 жыл бұрын
Quel voix....juste Magnifique
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 3 жыл бұрын
Qofaad jeceshoo jarkaa xigo ee ileeyn indho sooma jiitaaneey.masha allaah
@suleymanbarkhad7677
@suleymanbarkhad7677 4 жыл бұрын
Amina farah wabar fanaanad igu qaliya nolow long life
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 11 ай бұрын
Absolutely Amazing song n cod 🫶❤❤❤❤❤👏👏👏👏
@Mrguuto1
@Mrguuto1 3 жыл бұрын
aamina faarax wabar qof wayn ani iima tihid 🥰
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 4 ай бұрын
Xasuustii cabdilahi qarshe dheh halkaas. Cumar dhule wu ku luqeeyay uun laxankan sidan filayo
@alimuse9541
@alimuse9541 4 жыл бұрын
AMINA FARAH SMILING MAKES YOU BEAUTIFUL.,,,,,,PHOTO GIENIC.QURUXDU WAA U DHALASHO........
@abdikarimhajimohamed4799
@abdikarimhajimohamed4799 3 жыл бұрын
Ubax fahmo IYO amina hibo nuura amina cabdilahi cabdi sinimo adeerkood ah walalahan
@deeqzi
@deeqzi 21 күн бұрын
Waar hibo waa fankii hore se aamina qaraam cidna kuma gaadho ubax fahmo ma gaadho dadkan waa khatar
@sakariaadan3176
@sakariaadan3176 2 ай бұрын
18/6/2024😘
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ AMINA FARAH
@HamishandIsmael
@HamishandIsmael 9 ай бұрын
Sababta oo ah ma nihin xayawaan 🥰.
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 4 жыл бұрын
Amina Farah long live to u mama I like ur sweet old garame songs
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Жыл бұрын
Amiina faarax runtii waa Fanooleeyada maanta , Alle waxaan u waydiinayaa caafimaad iyo cimri dherer.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@oslose7183
@oslose7183 3 жыл бұрын
Absulotely Legend amina farah waber
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 4 жыл бұрын
MACHALLAH ALLAH Tabarak ALLAH hibarik fike Hirahisse fike HIHAFFIDAK FANANDIWEYNE REER Djibouti AMINA FARAH HABAR AFGOU GOUMA GOOWOO JOUKRANNE KATIRA YA BINTIIIII WORKIII KAGADAMMAIII HAGAGIIWOOO HASOUSBAAAGEULALAHOUHERGUEIHAAAAAAAA
@luulhassan7154
@luulhassan7154 3 жыл бұрын
Thanks caweyska dalmar vidiogan WAAN KA HELAY AXXX YAA QARAAMI
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Adiga muddan walaal
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 4 ай бұрын
Laxanka ciil Waxa sameeyay Aabihi fanka cabdilaahi qarshe
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 Жыл бұрын
Aamina ALLAAH yacizak
@hawaali5209
@hawaali5209 4 жыл бұрын
Qofkad jeceshahay markad waydo waxad moda inu wadnahagu dhinac kadaloolo labat aya ku hawanayso indhahguna si fican wax uma arkanwaxadna tahay maqane joge
@seadmuse491
@seadmuse491 4 жыл бұрын
ax ax ax waa hadal xaqiiqo ah runtii kii garanayaa garan !!!
@loveyourselffirst7560
@loveyourselffirst7560 3 жыл бұрын
Ma aminsani jcyl Aniga waayo somalidu jcylkodu waa qooq kaliya
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 3 жыл бұрын
@@loveyourselffirst7560 aaminadan hada noo heeseeysaa nin eey aad u jecleeydbaa jira oo heesaha inteeda badab dartiis u qaado oo isguna xaas iyo ciyaal iska heeysta oo dan ka laheeyn ilaa yaraanteediina eey wakhtigeeda ku weeyday... markaa jaceey wuu jiraa lakiin dumarkuu ku badan yahay oo u daacada una jilicsan waana aamisanahay inujiro
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 жыл бұрын
@@nadiamohamed1282 Maskaxdu kolkey kor u.kacdo Dhaqtaradu wey soo dejiyaan Hadey hoos u degtana kor.bey usoo.qaadaan Balse.hadey meel.keliya ku dhegto Lagama fujin karo Oo wey adag tahay Jaceylkuna waa tabtaa oo kale Midna waa basbaas oo bartii baa Weligaa.kaa tirmeyn Midna hoos kaagama daadegoo waad iska iloobi kattaa Balse ruuxaan soo.marin Wuu iska hadli karaa ileyn xanuunkii Muusan arag
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 3 жыл бұрын
@@banadirchannel8187 walaal waad sidaada sheegtee dadka qaarbaad moodaa in jaceeyku waalay ama jin dardaray sida ayagoo cuntada ka go,a.. ayagoon qubeeysan ayagoo amusa oon dadka lahadlin xitaa timaha mashan leeystaan dadkooda weey ka go,aan cidleey u baxaan ama guri beey isku soo xidhaan.. hadii qofkaas uu helo qof aqoon leh oo fahansan waxa haya waxaa lagu akhriyaa quraan niyadaa loo dhisaa ilaa uu soo kabanayo hadii lagu caayo oo laga dhigo qofka xanuunkaasi inuu u keenay doqonomo ama jilicsanaan oo la liido waxaa dhici karta inuu kasii daro kuna dambeeyo meel xun
@hamdamowlid1646
@hamdamowlid1646 4 жыл бұрын
Ax Jecyl markan maqlo Wan damqada😭😭😭😭
@sidiiqpogba4841
@sidiiqpogba4841 Жыл бұрын
Cod waali ah ax ya qaraami 25 nov 2022
@user-mt1ey2xd9c
@user-mt1ey2xd9c Жыл бұрын
Kaa calool go'ayeey😢😢😢
@ahmedadam2803
@ahmedadam2803 Жыл бұрын
Qaraam , eesh calaa naaxiyad
@abdikarimhajimohamed4799
@abdikarimhajimohamed4799 3 жыл бұрын
DHASHII AXMED GURAY
@mahuraanmedia7303
@mahuraanmedia7303 4 жыл бұрын
Waa ciil codkani sxbyaal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@ayaanleshire9907
@ayaanleshire9907 4 жыл бұрын
Afka caano lagu qabay dadka ayaan ku ilaabaa fanaantii somaliyeed markaan maqalo codkeed inaan waxa jira hayan
@munayusuf960
@munayusuf960 4 жыл бұрын
amiina farax longe life fananad qaaliya
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 3 жыл бұрын
Amina farah wabar a such beautufull Human being
@faatimaahmed4412
@faatimaahmed4412 3 жыл бұрын
jacayl markan maqalo mel ba i xanunta wlhi Ax
@alimuse9541
@alimuse9541 4 жыл бұрын
HADDII AAD UBAX TAHAY MID AAD U UROO UDGOON BADAN BAAD AHAAN LAHAYD
@cashaqsoor
@cashaqsoor 3 жыл бұрын
Heestan Markaan arkay iyo fananadii Qaliga ahayd Ee aamina farax o Gaboawday waan qiiroday aduunyo
@somcana
@somcana 3 жыл бұрын
Waxba kuma jabna gabow
@ahmedmohamedadan3197
@ahmedmohamedadan3197 4 жыл бұрын
Aamina faarah axyaa sawtu raxma
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan ismaaciil cagaf
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 3 жыл бұрын
Habo cimrigaaga alaha Dheereyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@alimuse9541
@alimuse9541 4 жыл бұрын
Waaw Amina Farah wabar,ma qiyaasi karo,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,meeel baad i taabatay
@ahmedosman3931
@ahmedosman3931 3 жыл бұрын
Waawoow Codadkii baxsanaa ee Fanaanada Miss. Amina Farax waa Boqoradda Djibouti iy o hargeysa Somaliland waa Codadka loogu Jecel yahay Codadka Macaan ee Saraamigga iy o hobaladdii Waaberi hargeysa aad looga Jecel yahay waa Codad Dahabi ah Raaxeeye Burcaawi
@abshirugaas5777
@abshirugaas5777 Жыл бұрын
Waan dhawahahy
@aliomarhussein4108
@aliomarhussein4108 3 жыл бұрын
Axsan aamino faarax codkeeda ad ban u jecleystay.gaar ahaan markaa marqaamo wan ku qatimaa dhageysiga
@axmedhabsay806
@axmedhabsay806 Жыл бұрын
Boqoradda codka aamino farsh
@hargaysaawi4446
@hargaysaawi4446 3 жыл бұрын
hees qiimo leh germayn sabti 27/03/2021
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Loves
@shiramussajamal5200
@shiramussajamal5200 4 жыл бұрын
Walahi waa fananad ogaada somoliuaau
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Life
@user-sz4ux5mc5j
@user-sz4ux5mc5j 3 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan kaaga mahad cilinaa waadna ku mahad san tahay xusuus dheer agaad ayaad isoo xusuusisey
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Adiga muddan
@yarminhonest6043
@yarminhonest6043 Жыл бұрын
🥺2/03/2023🥺 Start time 22/2/2022🥺
@ismaeliog7282
@ismaeliog7282 3 жыл бұрын
Mash Allah Amina nolow
@cqanioomaar9160
@cqanioomaar9160 4 жыл бұрын
Aamina Faarax allaha Daayee.....
@cusmanxamud2523
@cusmanxamud2523 3 жыл бұрын
Xaliimodkali
@salmanaadan8605
@salmanaadan8605 4 жыл бұрын
bst song
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
“Haddaanan ku cuslayn xagaaga CIDLOOY” hadaayba tidhi, inay xagga dambe ka dhigto “CIIRSILAAY ana kaa calool go’ay” saw gabadh la hadli mayso. Inay lab ka dhigto bay ahayd.
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
Cidla Ciirsila'a waa meel cidla ah fog oo dad ka caagan oo khatar leh oo cid aad u ciirsata aanay jirin. lab iyo dhedig maaha, waa sifo lab iyo dhedig labadaba lagu sifayn karo.
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
@@januarySl2024 imika qof bay u calaacalaysa!
@theqodax
@theqodax 2 жыл бұрын
Sidaas uma jeeddo heesto, umana sameysna qaraamku sidaas. Laxanka Ciil ee uu Qarshe Allifay iyo kuwa kale ee la nooca ah, waxaa lagu buuxiyaa erayo kala duwan oo aan isku qaafiyad ahayn badankooda. Hadda u fiirso baydka 1aad iyo kan labaad isma lahan shuqulna iskuma lahan. Qaraamka lagama eego erayada-ay dad kala duwan qaadi karaan oo nin iyo naag leh- ee waxa laga eegaa qaabka laxanka loo qaadayo.
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
Waayahay Qarshoow!
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Waaaaw Amina 👍🏾👍🏾
@makadorhsn9968
@makadorhsn9968 3 жыл бұрын
Habo mcn alle hako hafido😦😦😦
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Like
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Laxankii Ciiil Ciirsilaay Anna Kaa Calool Go'ay Caleek
@idilayanle8202
@idilayanle8202 4 жыл бұрын
Wewweew
@rahmamoh3686
@rahmamoh3686 4 жыл бұрын
Fanaanad tanaa la dhahaaa ax yaa sawtu raxma
@cqanioomaar9160
@cqanioomaar9160 4 жыл бұрын
AUN Cabdilaahi qarshe ayaa Sameeyey Laxankeeda
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@mohammedjama770
@mohammedjama770 4 жыл бұрын
Fanaan sidan u heesi karo ma ku jiraa kuwan cusub?i don’t think so
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 3 жыл бұрын
Uma maleeynayo hadeey xitaa koopiiyeeyaan weey adag tayhay ineey keenaan taa waan kugu racsanahay
@mowlidabdi9904
@mowlidabdi9904 4 жыл бұрын
Meeshu ma hargaysa Aamini hargaysa way jeceshahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Waa Hargeysa walaal
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Qarami Heestan waxay ka mid tahay wadamadda somaliland iyo Dibouti caanka ka ahaa.
@amuunmohamed8364
@amuunmohamed8364 3 жыл бұрын
Walhy jacaylku waa dhib
@alimuse9541
@alimuse9541 4 жыл бұрын
NAF AAN SEEXANAYN SALAADA HORTEED SILCAYSA SIDEEN IDHAA.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Heestani waxay ka mid tahay kuwi soo baxay wakhti dawladdi dalka fransisku ay Dibouti ay xukuumI dadka 1955 ....1958
@abdijamac7840
@abdijamac7840 3 жыл бұрын
Ismail cagaf midhihiisii weeye markii uu jeclaa inabtidii aamino xusein Xirsi carwo, heesihii ugu horeeyey somalida walaalo hargeysa ayaa qaaday, codkan ciil ayaa la yidhaahdaa, sidaas u baro
@gabadhboqortoyo6929
@gabadhboqortoyo6929 2 жыл бұрын
2 habeen ban si jogto ah u dhigaysanayaaaa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Lives
@LaylaaliAhmed
@LaylaaliAhmed 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahmanawil252
@abdirahmanawil252 Жыл бұрын
Hees aanan ka xiisa dhicin 💯
@shaaficiclwahaab942
@shaaficiclwahaab942 3 жыл бұрын
Axyaa fananad
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Heestani waxay ahayd 1956 . Heestani waxaa la odhan jirey jirey raxeyee.waxaay mid tahay heeshis laga qaadii jireyou dibouti iyo hargeida
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Waa Laxankii Ciil
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 2 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 f4876 isuf
@yassinmire8440
@yassinmire8440 4 жыл бұрын
Gabadh Ciidan-(galle ah) weeye cod macaanaa
@hodonfaahiye4885
@hodonfaahiye4885 4 жыл бұрын
War waa samaroon❤
@shifoqali2492
@shifoqali2492 3 жыл бұрын
Asalkedu wa samaroon waxay ka sii tahay jibriil yoonis waxayna ka sii tahay reer axmed yoonis
@faridfarid6561
@faridfarid6561 3 жыл бұрын
Uff ceeb weeye qabiilku ee qabiilka iska dhaaf.
@adoontiialekuxirneyd3938
@adoontiialekuxirneyd3938 3 жыл бұрын
aaminaa waa barqad ina adeer tiis waa naag madhibaan yaasalaaam
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FacebookS
@aaminacali6912
@aaminacali6912 4 жыл бұрын
Yyyyy
@Hibaq2turntt
@Hibaq2turntt 2 жыл бұрын
Cod ya axsan
*Amina Farax | Heestii Balwo | Laylay | Qarami
5:08
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 149 М.
Heeso macaan. Amina Faarax Wabar
1:00:10
Dahir Abdirisak
Рет қаралды 44 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 103 МЛН
what will you choose? #tiktok
00:14
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 7 МЛН
Aamina Farax - Muxibo 2023 QAACI CUSUB
7:27
AbdiRahman G
Рет қаралды 143 М.
KHADRA CUMAR DHUULE IYO DALABKII YURUB GEENYO KALGACAYLKU WAA GOBE 2018 HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,6 МЛН
*Amina Farax l Heelo
8:10
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 278 М.
Cumar Dhuulle - Laxanka Jiib.
8:37
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 77 М.
amina farah garad
9:57
gueldon1000
Рет қаралды 368 М.
Aamina faarax top Song
9:28
Heemaal Tv
Рет қаралды 124 М.
AMINA FAARAX HEESTII ANA MA IGU FAANTAA :SHOWGII LONDON 2024
7:17
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 103 МЛН