CEYDA OO MARKI UGU HOREESAY REACTION KA BIXIYAY HEESTEYDA QOSOLKA ADUUNKA..😂

  Рет қаралды 37,106

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 400
@TEAM_27.45
@TEAM_27.45 5 сағат бұрын
Heesuhuba Waxey gaareen 1M iyo kabadan Saliga Nabiga ﷺ Nabigeena Suuban miyuusan uqalmin 10M iyo kabadan kusali xabiibkada Muhammad ﷺ N.N.K.H Siina faafi Kheyrka Ajir kugu socdo 🫶🏻💕
@King-cayda10
@King-cayda10 5 сағат бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@SafiyoMahamed-t4q
@SafiyoMahamed-t4q 4 сағат бұрын
Amiir love ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😁
@Baariyee45
@Baariyee45 5 сағат бұрын
Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤
@MasturJamac
@MasturJamac 5 сағат бұрын
Haa abaayo❤😮😅😊
@ShukriAbdi-kl1wy
@ShukriAbdi-kl1wy 4 сағат бұрын
10/10
@XayaatAxmed-nq5cj
@XayaatAxmed-nq5cj 5 сағат бұрын
Ala amiray tarxada sidas usaaro qurux ku tahay qalpi😊❤labiskaga shalay wax kalo ahaay masha allah❤❤
@Maryam-mxamed
@Maryam-mxamed 5 сағат бұрын
Ayy amiira style kaada sidaas maad kawada dhigatid mar walba qurux waaye saakda gaduuda❤😢
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 сағат бұрын
Wllhi waanba rabay falcelinta asxaabta inaa arko gaar ahaan ceyda Thanks Amiira ❤❤😂😂
@Zamupretty
@Zamupretty 4 сағат бұрын
Haa ala ceyda iyo salax😂😂😂
@naztehomohamet7018
@naztehomohamet7018 4 сағат бұрын
Ani wllhi reer waqooyi ahay lkn 10%10 ban siiYey sababtuna waxay so baxdaY heestu wakhti lagugu dhaganyahay cadow badana wanu ku buusaYna❤😂
@aamino8118
@aamino8118 4 сағат бұрын
amiira run maa rabta 10/10 waye qalpiyey because of wan ku ceshceshtay wan fahmay wlhi tirada sidaas u siiyey❤
@TEAM_27.45
@TEAM_27.45 5 сағат бұрын
Su.aal imisa Qof Ayaad u Sher garen Kartaa Saliga Nabiga ﷺﷺ N.N.K.H 🫶🏻💕
@Nastehamoha11
@Nastehamoha11 4 сағат бұрын
Amiroyyy taraxada sida hada usaran tahay mar walbo usaro wllhii qurux waye🥀❤teda kale salax iyo adi saa dhibkiina ugu xiisay lee hada ogan laheyd😭😂
@najmonoorabdullahi402
@najmonoorabdullahi402 3 сағат бұрын
Dadkaan maxaa Ka qaldan Ree xamar ma ihi waana fahmay 😂maanta dhan gurigeena Ku qaadaayay😂waa xifdiyay from Ree Juballand waana fahmay ❤10/10 labis kaa kadarnaa walibo dharka beerka ah wow qurux ❤❤😊😊
@Teamceyda-f7q
@Teamceyda-f7q 5 сағат бұрын
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤
@abdiismailMohammed
@abdiismailMohammed Сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 5 сағат бұрын
Omg Hess Wey dhaftey tan Aniga from jigjiga ah wan fahmay❤Heestada Abayo😍
@RuunOsman-q1b
@RuunOsman-q1b 5 сағат бұрын
Amir labiski shaley 100%100 dharkas ku labiso❤❤❤
@aasiyaosman8046
@aasiyaosman8046 5 сағат бұрын
10/10 Ayaan Siyaay wlhi Aniga Wan Fahmay From Duriyada 💚🤍❤️🥹🎉👏Miradeena Mar Walba Sidaas U Faraxsanoow 👸🫂🔥❤️
@SahroMaxamed-b5d
@SahroMaxamed-b5d 5 сағат бұрын
ayyy manta aniga aya ugu horeyo Amiradeyda 😂🙈
@cabdicasiisidoor7683
@cabdicasiisidoor7683 4 сағат бұрын
:Samirkii oo qofa hada maqshy waa amiira ilahow ku nabad gali amiira wllsheyda mcn💋❤️
@aasuf119
@aasuf119 3 сағат бұрын
Masha allah aniga waa fahmay🎉🎉🎉🎉 10/10 aan gaarsiino 2M amiira aan u kacno please hooyo karti badan waaye Raman ka allah caafimaad ha nagu wada gaarsiiyo❤❤❤❤ 🤲🤲🤲aamiin
@FadxiyaKhalif-u2z
@FadxiyaKhalif-u2z 4 сағат бұрын
Naa amiiro anagu reer xamarna manihin waan fahanay heestu way fadhidaa wllo😂😂
@yunisbile822
@yunisbile822 5 сағат бұрын
Team Amira Qurux iyo Hafsa zone awey
@MarishAhmed-v9i
@MarishAhmed-v9i 4 сағат бұрын
Ani heesta maba dhagaysaninbo adaa kugu mashqulsanaa 😂😂Stella igu garacday
@hanikhadar656
@hanikhadar656 2 сағат бұрын
Dacada iga qosliisay anigaba amiira style 😎 ku mashqulsana
@AbdiShakur-ss1dw
@AbdiShakur-ss1dw 5 сағат бұрын
kusali nabika [scw]
@MuhudiinMohamedNishe
@MuhudiinMohamedNishe 4 сағат бұрын
Aniga ciyaal gobolaa ahy waana fahmey heesta kawarama heeeee💃🏼😭😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 сағат бұрын
Saalax dhibadanaaa 😂😂😂 Aduunka ma dhihin Aduunkayga ayuu dhahaye Aduunkuna muxuu ahaa kulahaa intu ceyda fiiriyay 😂 fanaanka iyo ceyda maa isku diri rabtaa saalax 😂
@king-Hanad7181
@king-Hanad7181 4 сағат бұрын
iyo mcney marku dhahay saalax dhibloweyi
@FadxiyaKhalif-u2z
@FadxiyaKhalif-u2z 4 сағат бұрын
@@king-Hanad7181macneeyna uu ku daray salax umdeena maaha😂
@Bestrong12-g8o
@Bestrong12-g8o 5 сағат бұрын
Alla amiira saad ugu qurxoontahy tarxada sas u saaratay m.a quruxdiyo qofa❤❤😊
@zabnaaaden
@zabnaaaden 5 сағат бұрын
My Amiira isha allah kaduwa ❤
@XabiiboCabdulaahi-k6p
@XabiiboCabdulaahi-k6p 4 сағат бұрын
10 of 10 ani wlhi horaa kafahmay I like heesaha ree xamarka🥰💞
@Samaan_academy_Technology
@Samaan_academy_Technology 5 сағат бұрын
Iam Sharma big fan ❤ Amira is the best 👌 👍 ❤🎉
@maxamuudcabdi7733
@maxamuudcabdi7733 4 сағат бұрын
Heesta xabad ka maan fahmin 10/1 kowdaana inta aan ku taageero ahaan ayaan kugu siiyey from Hargeisa 🎉
@IftinAbdirahin
@IftinAbdirahin 5 сағат бұрын
Amiira qurux❤1M🎉2M🎉3M🎉4M🎉🎉❤❤
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 5 сағат бұрын
Saalax vaar soconeso weye adunkaygana muxu aha aa 😂😂
@Kimyuna-d4e
@Kimyuna-d4e 5 сағат бұрын
Amiira qurux 100% m. A ❤
@Astamaha
@Astamaha 4 сағат бұрын
5:00 waxas jaceyl kaa ah. Sidee iskugu faraxsanyihiin. Masha Allh sxb CEYDA qoftaaan ilaaasho hadad caqli leedahay wanba kugu ogaaa raganimo lkn double ka dhig yeeey kaa fakan.
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 сағат бұрын
@@Astamaha wuu ilaashadaaba Ninkaan talo waa ka dhan yahay ❤😅
@UBAX-8
@UBAX-8 5 сағат бұрын
Amiiradeena hore usoco❤
@UbahAbdi-x3b
@UbahAbdi-x3b 4 сағат бұрын
Ani heesta ma fahmin lkin stylekagaga 1010 baaa siyay ❤❤❤❤
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 4 сағат бұрын
Ugu horen mesha ad jogtay oo ad uu quruxonet iyo sida ad uu socotay istaga firiska iyo lebiska laga taxadiray iyo hesta waw AMIIRA MODAL 💯💯🏆🎆🎉🎉🎉🎉🎉🎉.
@AsmaOsman-jb3ck
@AsmaOsman-jb3ck 5 сағат бұрын
Salax aduunkey maxuu ahaa lkn😂😂😂ceyda heesta meeqaa ku qiimeene dhintay meeshaas wax baa iiga muuqdo maxaa soo oradsiiyy mudanaha😂😂😂
@AaminaMaxamed-x3y
@AaminaMaxamed-x3y 5 сағат бұрын
salax kas bu waxa u leeyahay wiilkij bu ka soo orsiyey ka waran
@AmranCabdi-hd6jt
@AmranCabdi-hd6jt 4 сағат бұрын
Taageero 1 abaayo ee faraxsanaaw ❤❤❤
@abdikadirjama1599
@abdikadirjama1599 5 сағат бұрын
Heesta 10 of 10 baa siiyey
@light-m9g
@light-m9g 4 сағат бұрын
dhoor dhoor ceyda laga rabaa asaa shaqadaas le Hoogay Heesta Hada Lee svcn ufahmay Adaa adunkeyga eh waku dhowrtaa indhaha kuku nuursadaa axdi wyey inaa ku dhowrto kulahaa aaa bisinkoow anoo team Ceymir eh Hestaas mana Qancinin Coz Ninka Woo Kuku Suuxay Bee 😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 сағат бұрын
@@light-m9g 😂😂😂😂😂
@Maariyacaliyaasiin
@Maariyacaliyaasiin 3 сағат бұрын
Amiiro abaayo dharka ka duudka markale soo xidho plz 10/10
@TEAM_27.45
@TEAM_27.45 5 сағат бұрын
Hadaa aqriso fariinteyda iga balan qaad inaad Like saareyso wll😢❤👍🏾
@Zainab-laki
@Zainab-laki 4 сағат бұрын
heest cadi mahan 10/10 aniga siye queen amira kahadal maleh wlhi ma
@saidasamatar141
@saidasamatar141 5 сағат бұрын
Manshaallah habo qurux iyo qeymo iyo daganaan allaha ku siiyey
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy 3 сағат бұрын
Ani wan fahmoya 10/100. Aya siyey ❤❤❤
@XaniinyareyXaniin
@XaniinyareyXaniin 4 сағат бұрын
Kusali nabiga scw ❤
@SahraYusuf-m9d
@SahraYusuf-m9d 3 сағат бұрын
Mash Allh hore uu soco sister 💗💕
@SahaamMustafe-q6l
@SahaamMustafe-q6l 4 сағат бұрын
Heesta Maba fahmin😂 lkn Stelka 10/10 SAy mashalh ❤
@saidasamatar141
@saidasamatar141 5 сағат бұрын
Hada daraadaa iyo in aan ku arko ayaan canada ugu imanayaa allaha ku xifdiyo aamiin
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 4 сағат бұрын
@@saidasamatar141 jah waa ku sugaynaa adinkoo kulmay ❤❤
@maryanosman8868
@maryanosman8868 2 сағат бұрын
Ameen ❤
@SawaadAli
@SawaadAli 4 сағат бұрын
Wwww 100/100 guulayso Abaayo❤
@RuweydoMahad
@RuweydoMahad 2 сағат бұрын
Ani horta waa ka helay wllhi 10/10 siiyay❤
@faizohashimohamed
@faizohashimohamed 5 сағат бұрын
10/10 waye
@AnisoJama-du9kg
@AnisoJama-du9kg 3 сағат бұрын
10/10 Amiradena ❤
@YusroQaasim
@YusroQaasim 5 сағат бұрын
Amira qurux/10/10❤
@FartunAli-bh5kr
@FartunAli-bh5kr 5 сағат бұрын
Amiraaaa qurux
@karimgelle
@karimgelle 5 сағат бұрын
Wn ku salaamay Amiira qurux
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e Сағат бұрын
Heesta king Ceyda Ayaa sameeyay Ayaan maqlay❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉
@TaslimSougueh
@TaslimSougueh 5 сағат бұрын
10 of 10❤❤
@nuuraabdilaahi9193
@nuuraabdilaahi9193 2 сағат бұрын
10/10 wayshidanthy heestu xbbti 🎉❤
@CaliAfgooye-p6n
@CaliAfgooye-p6n 5 сағат бұрын
Amira❤❤😮
@HaboonAdan-ng2qh
@HaboonAdan-ng2qh 2 сағат бұрын
Amira qurux keep going insha llah ❤❤❤❤❤
@IkranPretty
@IkranPretty 4 сағат бұрын
Saalax qurux noqday msha Alllah ❤
@AnfaalcrisaqsaidSaid
@AnfaalcrisaqsaidSaid 5 сағат бұрын
Wlaahy waankahelay waashidantahy❤❤❤❤❤
@NajmaAli719
@NajmaAli719 5 сағат бұрын
100/100❤😊ayy❤😊
@abdiismailMohammed
@abdiismailMohammed Сағат бұрын
Waxan siin lahaa 10/9 waxan sababto ankusiyey music geda waxay ehed hesdagan ❤❤❤❤❤❤❤
@parwaqoclrashiid3876
@parwaqoclrashiid3876 5 сағат бұрын
Ala cayda dhipadanaa😂😂😂
@NASROCALIGUURE-ey4zo
@NASROCALIGUURE-ey4zo 5 сағат бұрын
10 ,10😊
@AyaanXuseen-l4s
@AyaanXuseen-l4s 3 сағат бұрын
Wlhi 100/100 way hees dhfty stelkga maryahaga iyo meessha quruxdeda heesta wxa lgu shegyo aad leedhhy woov iga gdnty hheests❤🫶👌
@NimoAbdiOSMAN
@NimoAbdiOSMAN 5 сағат бұрын
Caku ree xamar anagu midhka kama fahmin lakin labiska 10 1000❤❤❤
@Amiira633
@Amiira633 2 сағат бұрын
Ani waxaa siinlahaa 10/10😮❤❤❤😂❤❤❤❤
@idmanali7410
@idmanali7410 3 сағат бұрын
Masha allah amiira qurux ❤❤❤❤❤
@sharifanasir1434
@sharifanasir1434 4 сағат бұрын
Mashallah hesta wax balagama qaban karo 100/100
@abdiismailMohammed
@abdiismailMohammed Сағат бұрын
Asc abayo tarxadii shalay way waynet tas aya quruxkutahay ee garbisaraha sosaro❤❤❤❤
@qamarabdullahi4418
@qamarabdullahi4418 3 сағат бұрын
Mash Allah amiir 10 of 10👑👑👑🥰🥰🥰❤️
@XaawoIbraahimHasan
@XaawoIbraahimHasan 2 сағат бұрын
Macaanteyda amiira horay usoco🎉🎉
@FardowsaAhmed-j2d
@FardowsaAhmed-j2d 2 сағат бұрын
M.a washidantahy abayo gabsarkan xiro marwalba😂❤❤
@NiishaAhmed-i1y
@NiishaAhmed-i1y 4 сағат бұрын
Heesta wan fahmay😅 from sool 10 of 10
@ChamaOmaaar
@ChamaOmaaar 2 сағат бұрын
Been😂
@bash855
@bash855 5 сағат бұрын
والله العظيم ماكتبت هاذا المناشده الا من الجوع والفقر ياعالم حسو فينا سِالُتكِ بّالُلُُه انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967712414748 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you we π~ππ& ;;&☪π~>π>π💔😭😭π~^~°😭^^^>^>😭|🎉🎉😊😢😊😢😢~~~♤♤♡♡♤♤♤
@zeynabadam6173
@zeynabadam6173 4 сағат бұрын
Amiira qurux 💯💯💯❤
@SamsamMoha-y9w
@SamsamMoha-y9w Сағат бұрын
Qurux badan sheeladah noocas qurux baad ku tahy ❤❤❤❤
@FadumoadanMuxumad
@FadumoadanMuxumad 5 сағат бұрын
Qofka ugu horeeyayy😢🎉
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e Сағат бұрын
10 10 Wixii Amiira iyo ceyda wataanba❤
@RuweydoMahad
@RuweydoMahad 2 сағат бұрын
Ayyyyy tan yar saan ujeclahay lee😭🫶🏻👸
@KakumavlogChannel2024
@KakumavlogChannel2024 4 сағат бұрын
Amira qurux ❤
@AsmaAbukar-p4x
@AsmaAbukar-p4x 4 сағат бұрын
You are amazing ❤❤❤❤
@HisMohamadBotol
@HisMohamadBotol 4 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa ku salaamay queen 👑
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 3 сағат бұрын
Waw waxaa ahayda 10/10❤❤❤
@Ridwomohamed-g8b
@Ridwomohamed-g8b 5 сағат бұрын
Ana uguhoreyey like isara yaqey😂❤
@HaniXasan-w3b
@HaniXasan-w3b 4 сағат бұрын
10 0f 10❤❤❤
@HabibaissackAden
@HabibaissackAden 5 сағат бұрын
Washidan tahy
@AnissaHassan-p3d
@AnissaHassan-p3d 3 сағат бұрын
❤❤❤Amiira deena ❤❤❤Masha alaah
@FardawsacabdisalamDirie-gd2sw
@FardawsacabdisalamDirie-gd2sw 5 сағат бұрын
Naa waxas hees mahan😅😅😅😅
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e Сағат бұрын
Amiira iyo ceyda 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤Guuleesta 👍👍👍👍
@DeqoAhmedMukhtar
@DeqoAhmedMukhtar 4 сағат бұрын
10 of 10❤❤🎉🎉🎉
@BarwaaqoJibriil-w9e
@BarwaaqoJibriil-w9e 2 сағат бұрын
Saalax raun aayu sheegey😂😂😂😂
@ashoibrahim7828
@ashoibrahim7828 37 минут бұрын
10/10 Amiiradi oo Hablaha tahaye 💝😍💞🥀❤️
@farhiaHassan-v4x
@farhiaHassan-v4x 3 сағат бұрын
Wlhi wey shidanthy 10/10❤❤🎉
@KhadiijoAwees
@KhadiijoAwees 3 сағат бұрын
Amiiro qurux hetada qatar wayw❤❤❤
@SabriinCabdi-j3d
@SabriinCabdi-j3d 3 сағат бұрын
Heesta 10/10 wyy wn wada fahmy ani dhan amiira amiira ❤❤
@FardowsaDahircumar
@FardowsaDahircumar 5 сағат бұрын
Mi girl❤
AMIIRA CAYDA IYO ANIGA SIDEE ISKU BARANAY..?
19:33
Saalax JJ
Рет қаралды 7 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
WAXAAN MATALNAY ASAD QAABKIISA MARKU GURIGA JOOGO
12:32
LADAN CIDI
Рет қаралды 44 М.
KOKO BULLE OO JAWHAR TIMI || ILMADAY CESHEN WAYDAY
5:15
Deeq faarax
Рет қаралды 13 М.
HABAR YERTEDA IYO JACELKEDA TIJABISAY TIJABI2025Part8
13:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 43 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН