CUNTADA HABEENKII AAN SIYO BABY ASIM

  Рет қаралды 79,802

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 238
@leoali9642
@leoali9642 3 жыл бұрын
ILHEY waxa ku faraxdo haku siiyo hda like sarto
@cookingmoha7670
@cookingmoha7670 3 жыл бұрын
Amira abaayo ilmaaha intuu jiro 6 bil chiken iyo hilib kaluun iyo basal is iyo yaayo bereed ama tomate hwaxa dhan lamasiyo markey 10b bilood garan lasiiya aniga bayb ijooga 2isbuuc ka weynahay umaleen cunugaga amira marka dhakhtaradeyda hasinin itiri ilaa 10b bilood kagarayo iyo wax milx leh ama cusbo saa utaqanid iyo wax sonkor leh sida malabka ilmaha maxamili karo wadnihisa sonkorta madan iyo milixda madan marka ukaadi ilaa intuu kagarayo 10 bilood guys like saara si ay uragto community gayga wixi ubad haysan ilahay hasiiyo habo isduceya leh an ku arkaa comments ka marka ilahay wixi awlad haysan hadiiyo inta haysata wa ubarakeyo amin
@dr.mariyaomar1524
@dr.mariyaomar1524 3 жыл бұрын
warutaa abayo hada lamasiiyo ilmaha waxaan waaba halis really lkn adigaaba usoo koobe abayo shukran
@cookingmoha7670
@cookingmoha7670 3 жыл бұрын
Haa xbbti inkasto ficantahay waxkasta ilmaha sinayso inaa dhakhtarada latashato inta qurba jogta ah waayo cunooyin lama wasiiyo cuno kasta wakhti ledahay
@ladanfarah7700
@ladanfarah7700 3 жыл бұрын
haa abayo waa sax lama siiyo ilaa 10bil dhiifshidka ilmaha ma xamili karaan siiba xiliyada jabenkii waxaa la siyaa waxyabaha dareeraha ah hilibka iyo digaga cubtadas waweyna lama siyo babe 6bil ayaa ijoga galay lashiday iyo waxyabaha fudud oo dareraha ah ayaan aiyaa lkn wali gay cunto ma sinin fhaqtarkana ma ogolo marka abayo taladena in aad qatadaan rajaynaynaa cunugaga waa jeceshahay lkn dhaqyarkaga la tasho hasiinin wax walbo insha allah soo barbar habo asiim cade
@cookingmoha7670
@cookingmoha7670 3 жыл бұрын
@@ladanfarah7700 haa sax waaye qudarta cagaran iyo furitka kasiiya mooska iyo karotadana lagama ma badiyi saxarada kudhajiyan buskutka xitaa ilmaha hada markasta siiyo hadhow waxay noqonaya dad burburan oo caloosha leh buskut sonkor madan laheen sii lkn qudarta cagaran ukari usheed subaxdi sii galinka danbana furitka ushiid sii caanihisana sii cunada kadib intasa kabadan ilmaha 6bilka ah ilaa 10 bilood kagarayo qudarta cagaraan hadi ilamahaga barto siiba gabdha waxay noqonayaan markey waa wenadan dadka dhakhsada ugabobin waa nan ilma jir qurxoon leh anan buurnen maana catesano gala qaar iyago 40 jiran lomaleya 25 jir gudarta cagaran cunaan malintey dhashteen ilaa kawaynadan marka ilmihina gabdhow suu ujirxonadan gudarta cagaran siiya inkasto qudarkasta lasinkarin dhakhtarada waydiso buug kuqoran yahay bilkasta cunada ilmaha lasinkaro insha alah saas sameya gabdho
@yussraissaq9535
@yussraissaq9535 3 жыл бұрын
Haaa abayo sx waay lamasiyo 6bilod waxaa lugu bilaba baradho yariiis iyo karoo ficn bilaaa salid bilaa cusbo bilaa caraf abyo waanadena qaado xbbti waa ku jeclnhy Asxbta aya nahy 😍👍🇳🇿
@suadabdulkadir4386
@suadabdulkadir4386 3 жыл бұрын
Cafimad Alle Haku daro wiilka habryarta uahy baby Asiim 👶♥
@fahmoqurux4890
@fahmoqurux4890 3 жыл бұрын
Iso duceyeya inoo alle isiiyo awlaad saaliax ah walaalyaal ❤
@nasteexodhiblawe2159
@nasteexodhiblawe2159 3 жыл бұрын
Wax aad ku faraxdo oo barako kaleh haku siiyo
@umemadchannel1428
@umemadchannel1428 3 жыл бұрын
2 2 matano inshaa allah abayo oo kheer kugu jiri kugu duceyi
@hamdinor9845
@hamdinor9845 3 жыл бұрын
Alaha haku siyo ubad qer qabo salixin ku faraxdo
@fardowsomahamadalii2066
@fardowsomahamadalii2066 3 жыл бұрын
Allah Hakusiyo qali ubad bariya insha Allah
@umumaxamedwamarwan1376
@umumaxamedwamarwan1376 3 жыл бұрын
Aamiin abaayo mcn
@barwaqali9126
@barwaqali9126 3 жыл бұрын
Mashallah may Allah bless you and your lovely son
@maryamacraxmaan6029
@maryamacraxmaan6029 3 жыл бұрын
abayo amiira illahey dartiis ayaan kuu jclhy balse halmid ayaan kula jcldy in aan kugu lataliyo taas oo ah in aadan bbi asiim aadan baraha bulshada iska keenin wajigiisa wayo isha bini aadamka dhibkeed ayay leeday marka taasne waa iga talo abayo ❤❤❤💋💋
@shukriwaris2430
@shukriwaris2430 3 жыл бұрын
Walahi waa run
@nimcocadaawe7957
@nimcocadaawe7957 3 жыл бұрын
M.a amiira hadalkaas waa run
@nimcocadaawe7957
@nimcocadaawe7957 3 жыл бұрын
M.a amiira hadalkaas waa run
@fardowsagacal3807
@fardowsagacal3807 3 жыл бұрын
😂😂😂😂wlhi in waxas liska yeleynin hadi nala tusi wayo dagal ba ka dacayo😂lkn hada wan aragne hapy bathday marka lo dhigaye
@poobiiqalanjo9824
@poobiiqalanjo9824 3 жыл бұрын
Fikrad qaldana aamisan tahay meeqo Aya qurux badan oo baraha bulahada laso galiyo ilmahas Aya lo diidi lahay qofkii Alan talada udhiibto ma qasaaro teda kale wuxu Allah qadarin ma dhacayo gabadha wad kur. Kur ya ku ridin wad macqul in aan dhahno Masha Allah anaga blse dad ka LA dagan dar iska qofka ka mida hadu uquri wayo Masha Allah kawaran sas neh il ugu dhacdo ilahey ka qabtee asiim cade teda kale gabadha asxabteda aye sameynesa hadalka aad ku hada Shay 👌
@hindisac7758
@hindisac7758 3 жыл бұрын
Beautiful keep going one love beautiful ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Herdigitaldairy-o3m
@Herdigitaldairy-o3m 3 жыл бұрын
Mashallah illahy haku daayo isna haubarakeeyo! Hooyo waxtar leh bu nasiib uyeshay baby Azim ❤❤
@nimcocadaawe7957
@nimcocadaawe7957 3 жыл бұрын
Abyo waa iga cod si plse my sis malintaada waxaad qabato nalasowadaag abyo plse Inta igu racsan like plse Keep going my sis ❤️ Waan ku jeclhy
@xalimo5-517
@xalimo5-517 3 жыл бұрын
Asc walashay amira qurux waxan joga malesiya waxad ishegta kafayyga xage lakugada qali
@muunomaanka7003
@muunomaanka7003 3 жыл бұрын
Abaayo adiga iyo cunugaaga ilaaheey dartiis ayaa idin jeclahay alaah haku xafido
@mustalifamuse1104
@mustalifamuse1104 3 жыл бұрын
Cuntada kulul wll ah ku shiidin kaorodntada waa qartaree arkuuu kuu qabobo baalugu lushiidaan
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 3 жыл бұрын
Markan arkay Ciwaanka habenki cuntada bby Asim Fakatax waso ordaay😂😂Sidada cml ahy bbygi ugu horeyay ayan haysta alxmd Wax wlbo Carurta ku sabsaan inan ogado iska jeclahy M.A cashadaan Ani waan siyaa babygeyga lakin Basal uguma Daaro Karot ayan ugu daara tedakale Cerlac igama cuuno sidan nooc walbo uso Gaadayay wu iga didhay marka Quracda iyo Qadada aad sisoo noso gaali sidaan hal maar hooyo iisula noqotay aad ban kugu xiranahy😂🥰
@anr4578
@anr4578 3 жыл бұрын
Ani lee isku maleeya qofkasta hoyonimada ku cusbthy wa sas
@maryamoaar1096
@maryamoaar1096 3 жыл бұрын
Idinla mida ahay xbbtii
@aragsanmohaa6327
@aragsanmohaa6327 3 жыл бұрын
Aad iyo aad Abaayoyal Hooyo cusub marki la yahay murugta waa Badan tahay Cunuga Marku yara Qandadho xitaa Fikir ba ku dilaa
@shukrixasanxuseen5722
@shukrixasanxuseen5722 3 жыл бұрын
Apayo amiira suaal waxan ijogta gabar mash allah 6 bil aya wax yar uga dhima e maxan kubilawa iso sheeg adigo mahadsan
@mariyomohamedrashid7940
@mariyomohamedrashid7940 3 жыл бұрын
Abaayo amira wan kusalmay Abaayo canuga bariska ka.dhaaf waxan is kugu karidaa broccoli 🥦 iyo baradho iyo karoto iyo bloemkool iyo cad yaroo doro ah intas isugu kari una shiid abaayo wllhi waad arki donta abaayo kasa kafiican kuwna magacodo kuso qoray hadad garnweydo xitee Google ka raadi sawirka waa qudar wana laga hela melwalbo abaayo
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs Aabyo amiir cadey wan ku salamey xabti masha Allah tabrikllha asimikega hawar yar macan iisobar bar kii hooyodisa andoc Allah haka dhigo Aamiin Yaa rabi 🤲🤲❤❤❤❤❤
@ifraaxcabdulahi1050
@ifraaxcabdulahi1050 3 жыл бұрын
Maasha allah maasha allah maasha allah xabiibti allah ha ku xafido
@umulkhayryuusuf461
@umulkhayryuusuf461 3 жыл бұрын
asc amiira qurux waa habeenkii koowaad commenti kuusooqoro ilaahaydartii ayaan kuijeclahay waanan daawadaa waxkasto ooaad soogaliso
@hayaabintusln3122
@hayaabintusln3122 3 жыл бұрын
Frist person inta team amiira 1 one ahy se lagu ogaana hee masha allah wlshy
@IsmailAli-t6q
@IsmailAli-t6q Ай бұрын
masha Allah abayo amiiro alah ku xafdito qali
@deeqaabdirashid112
@deeqaabdirashid112 3 жыл бұрын
Firi mcnto quracdi oo ilmaha ufican nosokali 6 bilod oo igu cayilo iyo cashada ilmaha uficn ilahy hano desto inta hesanin allaha siyo
@naemahappy9717
@naemahappy9717 3 жыл бұрын
alle ha xafido azim yare
@fatumaxaaji7068
@fatumaxaaji7068 3 жыл бұрын
Xbbti cuntada fireejka hasiina usameeya maalin kasto caafimaadka sidaas ayaa ku fiicanahay allha kuu xafido
@habihasan4688
@habihasan4688 3 жыл бұрын
Amiira chocolate subxi la cabaayo magicisa iso sheeg wlo mahsanid
@hawaessa3243
@hawaessa3243 3 жыл бұрын
Masha allah amiira qurux
@hodanmohammrdd5040
@hodanmohammrdd5040 3 жыл бұрын
Aniga ugu horeeyo maanta amira love isaar xbbti
@juweriali2103
@juweriali2103 3 жыл бұрын
Masha allh abyo ilahey hadin dhowro adiga io bebyga an habada u ahay
@khadromurtimaal7497
@khadromurtimaal7497 3 жыл бұрын
Mnsha allah alle haydin xifdiyo adi iyo wiilka hpada u ahay
@shukrimohammed4146
@shukrimohammed4146 3 жыл бұрын
Mashalh amiiro ilahy hkuu koriyo curadkaga aziim
@anuali3632
@anuali3632 3 жыл бұрын
Amiira anoo wili xita guursan firsda wllh Cunug hdi lidhibto hada wahayn karaa tababar ficana qaate 😅💋
@kaltunjohar7489
@kaltunjohar7489 3 жыл бұрын
Baby asim ii ilala inabtigay weeye. amiir qurux aad ban ku tagera huuno
@sumeyahassan6931
@sumeyahassan6931 3 жыл бұрын
Masha Allah
@suadabishar6178
@suadabishar6178 3 жыл бұрын
I love you amira❤💓
@xalimomayowosman1404
@xalimomayowosman1404 3 жыл бұрын
Wiilkayga wuxuu jclyhy mushàarida kama helo baradhada wa k simanahay aqwaan lkn bar ana wa barooyaa thnx sz
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 3 жыл бұрын
Abaayo. Mashaa. Allaah. Soo bar baar
@mariahassan5125
@mariahassan5125 3 жыл бұрын
Abaayo bbega noqari isha bini adanka waa halis pls and pls xata waxad sineyso haso bandhigin
@sahraabtidoon3441
@sahraabtidoon3441 3 жыл бұрын
Masha allah allah kuu xafido wiilkaga ♥️♥️♥️
@sagalmaxamad6225
@sagalmaxamad6225 3 жыл бұрын
Masha allah abayo thanks nalaso wadaag seralac iyo waxyabaha kale ad siso
@maryamamohamud4179
@maryamamohamud4179 3 жыл бұрын
Asc sthy abaayo sidaan marka bbe ugu karinesid carott ugu dar isaganaH vitamin
@shuushuu6804
@shuushuu6804 3 жыл бұрын
Asc abaayo thanks masha Allah tabarakallah Coffe magacii no so gali picture 💖🔥❤️💕💝
@bintuahmed8445
@bintuahmed8445 3 жыл бұрын
Isku filan amiira qurux keep going xabbtii aziim love you habo 💋Allah ha idinka haayo mashaakilka kasocdo aduunka🤲🥺 farxad ku noolaada waligeen Allah dartiis idin jaclahay ❤😘
@samsamiito1382
@samsamiito1382 3 жыл бұрын
Amira wlo wan dalay wlhi san suasha markasta ku waydinayay isoo dir linkigi ad ka dalbatay beelka caloosha imika 1 week ayaba iga hadhsan umushiye
@amiraqurux
@amiraqurux 3 жыл бұрын
abyo maleysia hadaa jogtid lee ka heli kartaa meel kle ma udiraan instagram kooda mamaway ugu qoran
@nimoali4738
@nimoali4738 3 жыл бұрын
@@amiraqurux asc amira qurux qaaliyeey hooyo ayaa ahay cunigaygii iigu horeeya ayaa haysataa 5 bil ayuuna jiraa so waxaa waaye dhaf habeenkii oo dhan wuu soo kac kacaa dadkuna waxay I dhahaan kajar hadii aad fikrad igu dhaantid igu soo caawi insha Allah.
@sahrocali681
@sahrocali681 3 жыл бұрын
Anakane waxanku lenahay wcs warxmh msha Allh
@rumanraxo2478
@rumanraxo2478 3 жыл бұрын
Baby asim wn jaceyl mansha Allah so barbar hooyo mcn baby asim video wn jaceyl
@fardowsomahamadalii2066
@fardowsomahamadalii2066 3 жыл бұрын
Qali Ani horta waxbo kuguma dhami wanba niga yarnahey Allah nalagarab galo
@saciido1235
@saciido1235 3 жыл бұрын
Mn sha allaahbo bby asin. Cafimad. Igu cun. Amiro alle haku xafido wiilka yari. Amiio pronk Waa kasugoynaaa inaa adna ka aarsato ok in kasto ay xanuun san tahay. Adna ❤️💯💯💯😘
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 3 жыл бұрын
Asim wiil miyaa waligay gabar Ayan umaleynayey magacaas waayo ilmo la dhoho waligayba ma arkin
@fadumodahir1429
@fadumodahir1429 3 жыл бұрын
Masha allah wllshy amiira
@zeinaqueen8991
@zeinaqueen8991 3 жыл бұрын
M.a keep going my queen
@nafisaozman5053
@nafisaozman5053 3 жыл бұрын
Rotinka hbn babe asiiim inooo sookali baayo
@sahrahared2599
@sahrahared2599 3 жыл бұрын
Masha allah
@nasroanushka129
@nasroanushka129 3 жыл бұрын
Baybe asiim m.a❤❤
@zahraabdullahimohamed3550
@zahraabdullahimohamed3550 3 жыл бұрын
first hormar wcn xbbtiii wax bdn ayaa kaa faaidey illahee qyr haku siyo😍😍🥰🥰🥰keep going sister
@aamiizhabdalahhaybad4997
@aamiizhabdalahhaybad4997 3 жыл бұрын
Mnzha.alah mcnto alaha ku daayo wiilka yar💖💖❤❤🥰Hooyo wngzn ayaa tahay
@farhiyohasan8473
@farhiyohasan8473 2 жыл бұрын
Abaayo baby hurdata kuyar
@maryan3892
@maryan3892 3 жыл бұрын
Cunta u jilci si fudud siduu ugu fududaato laqista waxaa kaloo igu jilci kartaa caanigiisa in yar ugu dar.
@amiishnaabdi2547
@amiishnaabdi2547 3 жыл бұрын
Mashallah
@zayruqabdi6310
@zayruqabdi6310 3 жыл бұрын
Mahallah baby girl ayan dali Amira ayan ubixi wan kugu sami
@halimowais3717
@halimowais3717 2 жыл бұрын
Amiro somliyo jogaa cunug sagal bil 9 jogo baa ijogo naas ma nugo cano wuu iga didey cuno maxa la sin karaa waxayalah qaar enerji buu qabaa
@indhodeeq7308
@indhodeeq7308 3 жыл бұрын
Waa iska kaa jeclahay sis wlhi hooyo fiican batahay allah ku dhafo asim
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Cuntada saan loogu kariyo caruurta maba cunayan aniga xita gabadheyda saas waaye. Cuntada readyga ah wejeceshahay lakin tan an uhagajijo majeclo walaguqasba lakin kkkkkkk marka danbo welaqabsani doonta lol.
@shamsimaxamed116
@shamsimaxamed116 3 жыл бұрын
Ani bebi asiim wan jeclxy mcaga asiim wan jeclxy wan dhal inasha allh lkn xad maxn allh maxa xigadhiko wili manqanin abayo amira xpipti 💋❤
@shookookie9118
@shookookie9118 3 жыл бұрын
Abayo mcney first Ayan ahay liketa igu daji hee
@xaliimaqurux5576
@xaliimaqurux5576 3 жыл бұрын
Xbbti rapi ha Ku daayo wiilka yar ka daa digaaga uma fcn karoto iyo baradho mos intaa sii
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 3 жыл бұрын
Mashacala
@khadijohussein5805
@khadijohussein5805 3 жыл бұрын
Mashalah hooyo kirti leh ilahey hakuziyadiyo
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 3 жыл бұрын
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiya
@umumohamad7784
@umumohamad7784 3 жыл бұрын
Asc walasey amiro ala dartis ayaan ku jeclahy adiga iyo asim yare Abay waxaan kula talin laha asim cade noloshisa qaaska ah inaadan so dhigin Maxaa yelay isha way dhib badan tahy
@hooyomacaanchannel5863
@hooyomacaanchannel5863 3 жыл бұрын
Abayo bariiska qado uga dhig hawaan kii mishaari sii
@farahabdiqani8066
@farahabdiqani8066 3 жыл бұрын
So barbaar edo gobolkeni burco aha bankaso slmayaaye😆❤️
@shukrisharaf
@shukrisharaf 3 жыл бұрын
Abaayo ilmaha yar habeenkii wax suugo ama hilib ah ha siinin uma fiicno dheefshiidkiisa cuntada laqaso ee ilmaha sii
@faraxsanqalbi6927
@faraxsanqalbi6927 3 жыл бұрын
Abyo maxaan ku bilabaa baby shan bil jiro please hadaa taqanaano
@shukrisharaf
@shukrisharaf 3 жыл бұрын
@@faraxsanqalbi6927 abaayo usug illaa 6bil udhamaaneyso kadib usoo gad cuntada laqaso ee boorashka camal ah quraac iyo casho oga dhig qadadana baradho kaarooto iyo broccoli ukari ushiid cusbo haku darin subag ugu dar
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 3 жыл бұрын
Maheli karaa ruuux nasoo booqda🥺🙏🇸🇴
@ayanhuseen1845
@ayanhuseen1845 3 жыл бұрын
Mansha allaah allaha inoo daayo baby azim
@fatumamohamed7289
@fatumamohamed7289 3 жыл бұрын
ManshaAllah keep going my sister
@aishatiinaofficial4654
@aishatiinaofficial4654 3 жыл бұрын
Wow wilkena Allha nodayo
@mustaqimmuxudiin7772
@mustaqimmuxudiin7772 3 жыл бұрын
M.a Allh noo barakeyo keb going
@FatimaFatima-ny8ju
@FatimaFatima-ny8ju 3 жыл бұрын
Mashalaah xabiibti qaali amiira qurux 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤💜💜💜
@nouramahamoutuuytty6d711
@nouramahamoutuuytty6d711 3 жыл бұрын
Hoyo fcn ayadtahy masha allh
@iloveumom8568
@iloveumom8568 3 жыл бұрын
Lkn ilmha habenki boorashkisa ama roodhi caanihisa ka badan malinkii sii baradhiyo bariis iyo karoto shiidan
@dr.mariyaomar1524
@dr.mariyaomar1524 3 жыл бұрын
abaayo ilmaha cuntadaan magaarin plz kadaa anigabo 1 week kadanbeye bis waana ilmahayga 1wad lkn cilmi ayaan uleyahay ee safiican ubaar amaba dhaqtarkaaga wareyso midakle marbo cunto lamasiiyo ilmaha 3maalinba 1cunto sii abayo si aad uxaqiijiso canuga cunada calooshiisa diidan lkn malin walbo 1xabo hada siiso ogow wligaa magaran dontid ilmahaaga cunada ugu saxan uuna ubahanyahay abayo .
@faraxsanqalbi6927
@faraxsanqalbi6927 3 жыл бұрын
Mcn to isheek maxaan ku bilabaa baby shanbil jiro waxaan rabaa inaa iisheekto hadaa wax ka taqaano
@anr4578
@anr4578 3 жыл бұрын
Abaayo rice ka midka brownka sii
@zaynabsuudi5259
@zaynabsuudi5259 3 жыл бұрын
abayo malab ama cunto malab kujiro ilmaha maa siiyo ilaa snad uu ka gaarayo, basashana sidoo kale waa cuntoyinka 12+ ka ah insha allah
@samiyaabdi1617
@samiyaabdi1617 3 жыл бұрын
Abyo markasta waxaa seso nosogali inshllh
@wardasaid6948
@wardasaid6948 3 жыл бұрын
Wll anig cuntaad si fiican iima cuna bbe
@amranabdi4361
@amranabdi4361 3 жыл бұрын
Masha alh abyo nosoo badi
@nimaabdi8030
@nimaabdi8030 3 жыл бұрын
Abaayo geedka laysku dhubo magaci ama Inte laga heelah Plz iso sheeg adigo Rali ah mhdsnd
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 3 жыл бұрын
Kaaroodada. Iyo baradho Iyo. Hal xabo lugta jiginka isu dar Mar iskuna shiid wax cusbo kudae
@zumaihusni5320
@zumaihusni5320 3 жыл бұрын
M.a allah allah ha da dayo
@aishaqasim2199
@aishaqasim2199 3 жыл бұрын
Masha alla
@xamdimacalinsaalah1099
@xamdimacalinsaalah1099 3 жыл бұрын
Masha allah abayo alle hakubarakeyo
@hamdahaaji6259
@hamdahaaji6259 3 жыл бұрын
Abyo malabka babyga ha siinin ila 2sano uu ka gaaro i a
@arfoonali8413
@arfoonali8413 3 жыл бұрын
Masha Allaha
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 жыл бұрын
AMIRA QURUX ONE LOVE SIS 😍👈🇸🇴
@naciimoyusuf3839
@naciimoyusuf3839 3 жыл бұрын
Allha noo xfdo wiilka hawaryata aan u ahay ❤❤❤❤💯
@khadijohussein5805
@khadijohussein5805 3 жыл бұрын
Abyo nilawadag wax ad cabtid oo cayilka kailalinayo wan ubahanahy
@lihaancadey1030
@lihaancadey1030 3 жыл бұрын
maasha allah ilahey ha ku deesto abaayo mcn
@umumaida6601
@umumaida6601 3 жыл бұрын
Masha allh abayo qaali plz abayo iisoo boqo youtobkiiga ina shergareey plz abayo
@zamzamabdi1671
@zamzamabdi1671 3 жыл бұрын
Mansha alaah hore usoco qaali dumar
@kuwiinaisha7256
@kuwiinaisha7256 3 жыл бұрын
MAshal
Babyfood/Full/Qurac Qado/Casho ilmaha Kugu #CAYILEYEN#
9:55
Ruumi Channel
Рет қаралды 40 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 8 МЛН
WAQTIGA CUNTADA||CALAMADAHA AAD KU GARAN KARTO ILMAHA YAR IN UU CUNTO GAARAY||👵🧓
4:38
ILMAHA CUNTADA DIIDA SIDEE LAGU DAWEEYAA?
16:59
Tarbiyadda Caruurta
Рет қаралды 36 М.
Weekly Vlog (Aroos + Safarkayagi ugu horeyay intu Ayman dhashay)
12:56
CUNTADA UGU HORREYSA EE ILMAHA LA BILAABO 4 BILOOD IYO WAXA LA SIINAYO
8:30
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 108 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,3 МЛН