Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️👍🕋❤
@muhiyadinnoor47745 ай бұрын
Abayo Allah kugu wadho❤ kheirka
@NuuroNuurocaamir5 ай бұрын
Scwscw
@BatuuloCabdulle5 ай бұрын
koko qurux❤❤❤❤❤
@Caaliyo-j6b5 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤
@SalmoQurux-ix6cn5 ай бұрын
Scwscw
@Abdicaziizbadde245 ай бұрын
ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muxammed (🕋❤️💯🌎)
@AyaanSiciid-xj6sb5 ай бұрын
Scw
@Zaaraomer-j6r5 ай бұрын
Ala amiira iyo sundus wax ka xaraabo badan majirto wahli 😂😂😂😂😂 like 👍♥️
@JanoYar-np3vt5 ай бұрын
Haa funny waaye😂❤
@HanneiCute5 ай бұрын
😂😂
@LuziaJanno5 ай бұрын
Haa wlhi yagaaba teamka nagu haya😂😂
@AnfacAbdullaahi-s3b5 ай бұрын
saan u qaso layaay kil yaha ifory 😂😂
@Ceymir-et5 ай бұрын
Amira jeceylka ku qabo hada ogan leheed bada uu ka weyn yahay wllhi kaliya naftada ina ilaaliso lee igu dadaal jeceylkeyga uurka haba kugu jiree🥺🫶💋🔐💕🫰👸🖤💙🫀💞🦋😢❤️👸
@zahruujadeey40835 ай бұрын
Amira dhibkiyo qof ah😂😂❤
@JanoYar-np3vt5 ай бұрын
😂😂😂
@HanneiCute5 ай бұрын
Funny waaye😂
@LuziaJanno5 ай бұрын
Mid maha😂
@Abdifatah_35755 ай бұрын
Sundus maanta Ka dib waan Ku wataa very comedian lady
@rayaanmohamed20725 ай бұрын
Amiradayda 1m waxyar uga hadhay dhaqsada guys way uqalanta wlhi Hooyo karti badan masha allah❤
Quraan soo dagso daaro markaa wiishka sarn tahy amiira mida kale is quraan saar waxaa hayaresan mida kale sunduseyy kulahaa matakyga soo cunay😂😂😂 amiiradeena waa ku jecelyahy adkarta galabtii iyo subaxii aqriso😢
@saynabkulmiye80315 ай бұрын
Haaa and the original resolution was passed to 😢the for the first time 😂😂😂😂😂since I
@JanoYar-np3vt5 ай бұрын
Haa wlhi miskiin weye😢❤
@AmiiradaT275 ай бұрын
Haa wallahi 😢❤
@HanneiCute5 ай бұрын
Somaha ilahay wax dhiba ma tuso😢❤
@UmalkheyrClaahi5 ай бұрын
Waxf samaysa qali saladada ilasho mida kaleh ducoyin badan akhriso 🤲🤍
@Mineyyyyyyy5 ай бұрын
Subxanallh😳🥺amiroo ilhey hku badbdiyo quran iska aqriso
@SudeysCade2 ай бұрын
Wcgoamgowb
@NajmaomarNuju5 ай бұрын
Ar amiira dhib badana maskinta way ku ciyaarty wlhi hes qad ugu darty 😂😂😂❤❤
@Zaaraomer-j6r5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 waa laba kala daran
@JanoYar-np3vt5 ай бұрын
😂😂😂😂
@khadraali52255 ай бұрын
biri juria dagadag😂😂😂 uuf Amirooo maxawaye yacayo uuf
Amiiro kuligiin quraan is saara abaa wxas inee meshi idinka so racen laga yaaba😭🥺
@ZamuBosslady-lo1bf5 ай бұрын
Wlh haa dadkan ya ushego quran iney isasaran waye 😢mesha laga so racay umalena❤
@HanneiCute5 ай бұрын
Somaha 😢
@ikraammuse60305 ай бұрын
@@ZamuBosslady-lo1bf haa wlhi anba saas ila thy meshi lee wye ee ha iska garan jini ciyar ciyar ma gale
@ikraammuse60305 ай бұрын
@@HanneiCute haa abaa🥲
@aizahamza34335 ай бұрын
Lol😂 these two will make us laugh the whole night
@Qalbisaafichannel5 ай бұрын
Amiira sundus lee mosoqawo wlhi sundus aya jeclahy sundus lee noso badi please sundus nosoqawo sundus lee noso badi 😅😅😅
@HaliimaHaliimaabdi5 ай бұрын
😂Ala amiira iyo sundud waa ka xaraabo ban majiryo wshli😂😂😂
@ikranxuseen11125 ай бұрын
Amiira 😂😂😂😂😂 qosol ayaad nagu disheeeee cawa
@Fatimaabubakar..7155 ай бұрын
Quraan is saara inta aadey walhi aayatul kursi akhrista markaa habeen baxeyso i.n ALLAH IDIN XAFIDO❤
@Ceymir-et5 ай бұрын
Amirada 1m coming soon ❤️
@NafisacadulaahiMaxamuud5 ай бұрын
Bigfan 😅
@Yuusufosmaan-wt6nm5 ай бұрын
Kusali nabiga scw on like ha idhafin
@adoontiallesiman2625 ай бұрын
Amiira 1M waxba kama harin 16k basaa ka hartay dharkaad xiran lahayd hada sii dalbo waayo waxa laga yaaba inay kaa soo daahiyaan dharka o kuu yaalo inaa 1M ku dhacdo aya belo eh teeda kale xafladii shalashada Asiim iyo markaad 700k iyo 800k gashay dharkii aad xiratay cml dalbo yacni dhar balaaran Wllhi waad ku qurux badnayd gaar ahaan 700k 800k ayaa saaid ugu qurux badneed markaa kuwaas cml dalbo dhar kugu dhagan ha xiran abayo
@AsmaAbdiraxman-qf5vd5 ай бұрын
Sundus u sheeg inuu jinki wajigeeda ku dhuuntey kafib marku matageedi soo racay😂😊
@HalaAlasdhowre5 ай бұрын
Amiirooy ha aadinaa meeshii mardanbe waan ku jeclahay amiiro abyo❤❤❤❤❤
@abdiaziz86245 ай бұрын
😂😂😂lalabo
@NuuraAhmad-y9w5 ай бұрын
Maga caygu waa umulkhayr❤❤❤ barasho wanaagsan abaayo
@Queenasha4295 ай бұрын
Shaley iyo maanta cabsi ino daarteen alla ino maqan yaa Allah waa cabsanoya 😂🙄💔
@sumayaaxmed-zc1xz5 ай бұрын
Amiiri waxay socotopa tii sundus bahal u eekeysiiiseyyy😂😂😂😂
@Xafso12Liibaan05 ай бұрын
Amiiro ani cml thy wlhi ani hada naxo lugaha dhan culees hada ordayo xita ma isku maleyo ina ordayo😂😢
@HanneiCute5 ай бұрын
Haa dadka shock ga ee aan dhaqaaqin ka wrn😂😂
@FadumoMohamud-re9ym5 ай бұрын
Alla manooli 😂 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 😂😂😂😂😂😂 Amiiradeena see wax yeeshay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sacduush25 ай бұрын
Alla wan cabsaday lugaha xitaa dhulka ka qatay abayo quran aqriso mar walbo
@HanneiCute5 ай бұрын
😢😢
@caashaxmedCabdi5 ай бұрын
Mcnpadaneey wlhi quraanka io adkaaradka ku dadaal siiba aayatul kurdiga io بسم الله الذى لا يضر مع اسمه شيء في السماء.. Saddex mar subaxi io galab daa im apaayo weesa la aanna ha bixin ilaa xaalad moye cafimaada ku rajyna😢❤
@Naxariis-badan5 ай бұрын
Team Amiira qurux love😂❤
@MinhaajAbdullahi-of1wi5 ай бұрын
Love you two naxaris badaney❤
@HanneiCute5 ай бұрын
Diyaar 😂❤
@bintuamii-uu2wm5 ай бұрын
Malaysia 🇲🇾 ayaantaa jiniyaasha ku batay Ayaanta quraanka mala daara umalaynaa 😂😂😂😂
@NuuroNuurocaamir5 ай бұрын
Ayatul kursiga kudadal iyo wesada is Qur'an sarna pls amiiradeena
@laylamuxudiinroble27055 ай бұрын
Alha ku cafiyo abyo waxas wey dhacaan abyo quran aqarsooo insha allha waa cafimadeeh abyo😢
AMiiro abaYo qur.aan isa saara plz wxan way idin daba socdanee😢 sundus kulaha matageyga soo cuneen😂😂
@SamiiraCabdullahi-yz3zu5 ай бұрын
Sunduz caddibay isku inkirtey yaaweye kulahaa 😂😂
@AbdullahiHaret5 ай бұрын
😂😂😂😂
@HabibaYusuf-fh2ms5 ай бұрын
Quran isasar abaayo adiga iyo intaa israacdeen qaar,ahaan saamiyo❤❤❤
@masnayy5 ай бұрын
Amiira sheekda maka dhagyzana balayo ku dheldhel ee afki ay ka hadlyzaybaa burush bad kalaa dhacysayee😂😂
@jamilaachannel96005 ай бұрын
Shekada igusocota ani wlhi😂❤
@fartunhussein72845 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@Simaaaan5 ай бұрын
😂😂😂😂
@xanaanmustaf155 ай бұрын
Amiiradeyda quraan is saara Illahey hani xafido ❤
@munocismaan4965 ай бұрын
Abyo alle hakaa xijaabo wixii xun odhan amiira qurux ❤
@hamdabilan8385 ай бұрын
Inta dambe sundus 😂😂qosolka iga dhameyse😂😂😂😂
@Qamaraliabdi5 ай бұрын
Plz plz koko kusamey intaa 1m udhaw dahy 😂😂😂😂
@Niama-nalka.8715 ай бұрын
Koko doqon maa u maleysa
@ubaxcali20675 ай бұрын
Koko naag lugu ciyaaro wey kawenthy koko is not easy😂
@BilanQaldane5 ай бұрын
koko nag lagu ciyari karo wey ka wey thy😂
@Cayuush86065 ай бұрын
Alla dhamaantiin quraan is saara🥺
@Xaawo_sharaf2625 ай бұрын
Quran ilaahey wani baray ma is sartan maxa idin ka madoweyey kalamka alle subxana Allah markasa na ledihiin wxba arky cules daremayo wxyalahaas cml lama sharesto diinta ku dadaala
@yousra525 ай бұрын
Sundus miskin qosolka iga dhameysey amiray gabadhan mxa ugu ciyarta koko wka cabsata miya😂😂
@Pretty-s7r5 ай бұрын
Koko dabeecad malaha way xanaaqaysa😂😂
@Zoozoo-bc2xm5 ай бұрын
Wllhi team 27 cabsi cabsi aa noodarten qalka xitaa waa gali la'ahy😂😂fulaynimo😢😂
@MaariyaMaxed5 ай бұрын
Kooko way qurux badan tahay hadii lagu sameeyo cayda wali uu jeclaanaayaa❤❤❤❤❤