PRANK KII UGU XUMAA SUNDUS KUSAMEEYAY QEYLO IYO XANAAQ / QOSOLKA ADUUNKA

  Рет қаралды 142,787

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 697
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 2 күн бұрын
Ilaahow sundus sey nooga farxisa oo habeenkeena noogu qurxiso nolosheeda ugu qurxi yariista🤲😍💗
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 2 күн бұрын
Ilahow amiin amiin wlhi habeen nag qosolin show ma sexto ilahay sas hawag farxiyo❤
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 2 күн бұрын
Aaaaamiiin ❤❤sundus wa gbdha kaliya,e marna naga qosliso mrna naga ohiso😂😂😂
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 2 күн бұрын
@@OzmaanKing-x2j wlhi beent mH wy calol jilaczN thy sas ukenYso oyinta markY wax yar ka qaldaman uu oyan mark kle funny wy udhlaty funny naxriis qosol dhib maskinmo dacdnimo sundus le ugu imow
@NajmoCabdi-kw8hy
@NajmoCabdi-kw8hy 2 күн бұрын
Amiin amiiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲amiin ya allah
@SaabariinMaxamed-do4ho
@SaabariinMaxamed-do4ho 2 күн бұрын
Amiin Amiin
@NajahJama-ek8mi
@NajahJama-ek8mi 2 күн бұрын
Naaa fnny matihid ha ikhiyamin anaaafnny ale sundusaa wy ba is ogtahy😂😂😂😂😂
@quenzaara4982
@quenzaara4982 2 күн бұрын
Guriga ma ani nin kensana marki dhahdan suxay😅😂sundus la anted mel ma shidna
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
Amiira funny waaye sundus iyada bas maa isku camiraysa 😂
@ayaanjerara
@ayaanjerara 2 күн бұрын
Wlhi saan u qoslaayay waan daalay sundus waa qof qalbi fiicn 😂😂😂😂❤
@ZahraFahad-i4p
@ZahraFahad-i4p 2 күн бұрын
Qof la xuso oo la xasuusto waxa ugu wanagsn Rasuulkeeni sharafta badna scw❤scw
@Indhoss7
@Indhoss7 2 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤
@MaawoAliadan
@MaawoAliadan 2 күн бұрын
​@@Indhoss7😂😂😂😂😂🎉🎉❤ 1:32
@hipoqueen6964
@hipoqueen6964 2 күн бұрын
scw scw
@Fardowsaxasan048happy
@Fardowsaxasan048happy 2 күн бұрын
Scw
@سعادجوليدعمر
@سعادجوليدعمر 3 сағат бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله محمد
@JawahirAbdullahi-oc3of
@JawahirAbdullahi-oc3of 2 күн бұрын
Sundusa dawaday mana qoslin hada kaleyo😂😂
@SumayaMohamed-x3r
@SumayaMohamed-x3r 2 күн бұрын
Qosal igu dishey3😅😅😂
@ayaanjerara
@ayaanjerara 2 күн бұрын
Sundus waa qof qaali ah illaahay haku xifdiyo
@aminomuqtaar5159
@aminomuqtaar5159 2 күн бұрын
Sundus aan fiirsaday mana qoslin hadaanka yeelo😂😂😅
@AbdihakimMumin
@AbdihakimMumin 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅
@Aarkabiimaal
@Aarkabiimaal 2 күн бұрын
Xaaskayga ayaa like ku walacdee ee halaygu caawiyo 😂
@Kikiafcad-tk4bs
@Kikiafcad-tk4bs 2 күн бұрын
Amiiro ❤️ ceyda🤦 inta arooskooda sugee like saara 👍💯
@AyaanMaxamad-y5i
@AyaanMaxamad-y5i 2 күн бұрын
❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
❤❤❤
@Nasrayasinshmohamed
@Nasrayasinshmohamed 2 күн бұрын
Alaa amiiro umadeena ma tihid reply iiso gal igu sharaf sister ❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 күн бұрын
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw🥰🤞
@hamdiabdullahi1
@hamdiabdullahi1 2 күн бұрын
Kiikiiyeey imoow wah❤
@IfrahMx
@IfrahMx 2 күн бұрын
Scw scw scw❤❤
@سعادجوليدعمر
@سعادجوليدعمر 2 сағат бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله محمد
@SihaamaxemdSihaamaxmed
@SihaamaxemdSihaamaxmed 2 күн бұрын
Qof la xuso oo la xasuusto waxa1 ugu wanagsan rasuulkeeni sharafta badan scw❤❤❤❤
@zamzamabdulqadir6467
@zamzamabdulqadir6467 2 күн бұрын
😂😂😂ala sundusaah funny wyeh wlhi 😂😂
@KhadroAli-km5by
@KhadroAli-km5by 2 күн бұрын
Sundus waamayaajilayste caadiya ee amiiro gabadha iskadaa huuno😂😂😂
@KiinMohamed-eh7de
@KiinMohamed-eh7de 2 күн бұрын
Sundus qosolka ayee iga dhmeysay 😂😂😂
@najmaali8902
@najmaali8902 2 күн бұрын
sundus hadayna caan ahanlahayn xarabada inta la ega wy inagala maqnanlahayd kwrma😢😂😂😂😂she so funny wlhi
@Mary1723mohi
@Mary1723mohi 2 күн бұрын
Funny Tan way dhaaftayy team kaba iyadaan ka daawadaa😂😂😂
@Nagul-a2g
@Nagul-a2g 2 күн бұрын
Ala sundustay ilahy ha ku dhawro cawa walaga dhannsdee 😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
se yacni
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 2 күн бұрын
Amiira please sundus markad dhibto wan jeclahay😊😊😊😊😊sundus we love you❤eedo samida walashay❤❤❤
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 2 күн бұрын
😂😂😂😂 iga badal bidartaan ku laha war sundus yaa ka qabta mesha la’aanteedna wax ma kala socdaane 😂😂😂
@SamiyaMuhidinKhaliif
@SamiyaMuhidinKhaliif 2 күн бұрын
Fir iyo caado wxn uleenhy timaha hindida kulhaaa😂😂😂
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 2 күн бұрын
@@SamiyaMuhidinKhaliif ma aragtay malaha waaba run 🤪
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
😂😂😂
@ridwaancusmaan4522
@ridwaancusmaan4522 2 күн бұрын
Xagee fannynimda kaga timid kullh😂😂😂😂😂
@dhelatira
@dhelatira 2 күн бұрын
Sundusa dawaday mana Qosli been weye 😂😂😂😂
@NAchma-hazzan
@NAchma-hazzan 2 күн бұрын
Adno mid mhn private kulaha😂😂😂
@FariihaMohamed-u5o
@FariihaMohamed-u5o 2 күн бұрын
Sunduseey kujecliyaa😢❤❤❤
@IQROJAAMACHASSAN
@IQROJAAMACHASSAN 2 күн бұрын
Sundus waku jeclnhy walhi lkn abyo xishod alle fudedka badan haka bi,yo🥺
@amrygirlsabrina
@amrygirlsabrina 2 күн бұрын
Styleka neh ikasaxdeh bal 😂😂😮
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
Haa fudeedkeeda saaid waaye uma fiicno
@Xamdi12348
@Xamdi12348 2 күн бұрын
Adna waxkasto iiga daran😂 Nin maxa kenay mesha😮waajaranthy😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
😂😂😂
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 2 күн бұрын
qosol haddaan u dhinto caawa labadaan baa u sababa😂😂😂
@AbdihakimMumin
@AbdihakimMumin 2 күн бұрын
Adi hata fany astahay qorolkada an kadaremi haya
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
😂😂😂
@mohamedcusmaan9260
@mohamedcusmaan9260 2 күн бұрын
Sundus & amiira markaa isku arko waa farxaa😅😅😅😅😅
@AishaAbdi-n1h
@AishaAbdi-n1h 2 күн бұрын
Alla sadaxdaan waa jeclhy markey isla jogaan oo adna io amira sundus jafayaan 😂😂😂
@user-azwaana24
@user-azwaana24 2 күн бұрын
Team Subdus Bidareyy one like😂😂❤
@Bashka22Bashka22
@Bashka22Bashka22 2 күн бұрын
Allha sudusu san ujecelay meley kujirini nuru male wllhi😂
@marwoiimaan6894
@marwoiimaan6894 2 күн бұрын
Amiiro koko prank ku samey waliga ma arkin adoo prank ku sameyneyside😂
@AmiraDulux
@AmiraDulux 2 күн бұрын
Koko way dabeecad xun thy😂😂
@nuuranalka6083
@nuuranalka6083 2 күн бұрын
Koko ma lablabadanee qadanee
@Karellaabdii2y6
@Karellaabdii2y6 2 күн бұрын
​@@nuuranalka6083maya prnk ma sameso miya iyada 😂😂 qofkan maran daya
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
​@@nuuranalka6083war qayladeeda maba rabnee is daji maxa lalabo ah ma gabdhaha is fahmayee kaftamaya ala qalbi xumaa kuwan koko taageero xumaan lee soo qoraan la arkabo
@Caashonuurabshir
@Caashonuurabshir 2 күн бұрын
Jh amiiro iyo ceyda mar key isla yieaa jclahay lkn Park ok
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
❤❤
@BisharaAdan-g4y
@BisharaAdan-g4y 2 күн бұрын
Alaa sundus umadena mahaa😂😂😂😂
@Fairy_200
@Fairy_200 2 күн бұрын
Alla kuwaan beer kiibay I caseeyeen wlhi saan u qoslayy waa immeyy😭😭😭😂 adnaa wax kasta igaga darn waxy kaga dhagtayba waxayaalo bareefada jira dhigii yaraabay ku kiciyeen sundus 😂😂😂😂
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 2 күн бұрын
😂😂😂😂qaylidi kbaxayay wa yabay markey dhahday wx parefada jira😂😂😂
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 2 күн бұрын
😂😂😂😂qaylidi kbaxayay wa yabay markey dhahday wx parefada jira😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
​@@OzmaanKing-x2j😂😂😂😂😂 Adna na intaas lee rabtay
@HaykalMuzty
@HaykalMuzty 2 күн бұрын
Inta markay prank aragtay soo carartay one like 👍 ❤
@SeytunSiman
@SeytunSiman 2 күн бұрын
😂😂😂sunds is not easy
@SUMEYAABASS
@SUMEYAABASS 2 күн бұрын
Wlh sundus wanjlchy she is soo funny😢😂
@Sagalabdielmi
@Sagalabdielmi 2 күн бұрын
8:48 surwaalka meesha ku bixina ku teh😂
@Apdyhakin
@Apdyhakin 2 күн бұрын
Sundus markay dhahday xiriiirkaga waa sheegi karaa Amiira ku Lahaa raaLi noqo wxy ka baqday inay dhahdo cayda😂😂😂
@Fairy_200
@Fairy_200 2 күн бұрын
Haa xitaa camera da gadaasheda eegtay asaa fadhiyy u malenaa😂
@SacdiyodaudQasim
@SacdiyodaudQasim 2 күн бұрын
Haa😂😂
@AaminaMaxamed-x3y
@AaminaMaxamed-x3y 2 күн бұрын
Haaaa😂
@Apdyhakin
@Apdyhakin 2 күн бұрын
@@Fairy_200 Haaa wllhie waa Runta Laga yaaba inuuu asi fadhiyo😂😂
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 2 күн бұрын
Amiira xasuus bey gshay😂😂😂sundus ya u dhawow dhahay iyada😂😂😂
@Zuuhazultaapdizulthaa8933
@Zuuhazultaapdizulthaa8933 2 күн бұрын
Sundus qalbi wanag😊
@IsraAxmed-rt8lh
@IsraAxmed-rt8lh 2 күн бұрын
Alla 😂😂😂😂wallhi san uqoslyay beerka ixanunay😂😂😂😂😂labadana😂
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 2 күн бұрын
Admir dhib badana sundus se yeleen kuwan hadey ku tashtan wey.kudhamatay😅😅😅😅
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 күн бұрын
Amiiroy sundus haday saxiib runa aad utahay wax usheeg cawa chanelka adna lasoo dhigay ayado iskal haysa oo qawan u caqli celi oo markay camera shidantahay usheeg in waxan social media galayan hays asturto si wanagsan ufiirasana dheh
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 күн бұрын
Amiiro saakada u toosinaysa ayaanba arkay wllhi caawa sundus uma bogin
@NasraAhmed-r5r
@NasraAhmed-r5r 2 күн бұрын
Sxpk dhabtaa waa cebtaada asduura whi sundus lamaybin ee amiir layabaya gabdha wiilsha agfdhido inay waxa uusheegto ayaa ahyada whi
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 күн бұрын
@@NasraAhmed-r5r maxad ula yaabi Amiira sota saakada u toosinaysa markaad qof eed u raadinayso waa iska sidan Amiira lee u cad dadkaan
@Naduuuuuuuu
@Naduuuuuuuu 2 күн бұрын
Allow sundus hanoo weyn hawenka iyada aa noo qurxisi hada umada wey jiifan ana meshan aa hhhhh kuheya😂😂 sundussssd❤❤
@LADAnIb3o
@LADAnIb3o 2 күн бұрын
4:37 kulahaa sundus koko teeda saaid waaye bidaarta ee kawadaa guys 🧑‍🦲👴🤣😂😂
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 Күн бұрын
Amiraa tiri kow mrkas ay tri koko teda said wye lkn bidar ceb mhaa koko qurxdeda shrfteda krtida kujcelnhy cidna wax kma shegto ❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
Ani ma maqlin bee ame wax kale dhahday waayo koko ba lagama hadlayn
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
​@@canabcismaanhappy5328ani horta ma maqlinba lkn xataa haday dheheen waa dad is fahamsan
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 Күн бұрын
@@adoontiallesiman262 dhagooo mba lihid adii amiraa koko hde bidarteda wax kashegto iyo hadii klaba kowsar bulle wxbo lgmabadali dada oghay waligod shelada iskma fogeen bidaar wy dhfty todu 😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
@@canabcismaanhappy5328 naa ani dadka saas uguma fiirsado kokona cid sheegaysa wllhi ma maqlin lkn adi maxa kaa galay iyagaa sxb ah mida kale kokona bidaar ceeb maaha baa dhehee Amiira na waad ku dhaga hadlee oo bidaar aanay lahayn baad ku tuhmee yaab naa cuqdada iska saar hadii la is asturo ama la fayd faydan waayo micnaheeda ma ahan in bidaar la leeyahay ani maba arkin qof koko taageero oo caadi ah adinka dhan dad qalbi xun maa tihiin horta mise inta xun baa idiin hadasha 90ka gabdho iska kiin xigaa ku mashquushaan
@mulki926
@mulki926 2 күн бұрын
ala sundusaa qosal ka qosalka iga dhamees 😭😂
@ayanmohamed4357
@ayanmohamed4357 2 күн бұрын
amiiray bilaa waji baad thy wllhi ciyaar mataqaantid bilaa waji sundus inaa saa ugalysid mn moodayn 😡😡😠😠
@AmiraDulux
@AmiraDulux 2 күн бұрын
Acuudu naa waa prank doqon yhy😂😂😂
@UmaymaMahamed-kx8gu
@UmaymaMahamed-kx8gu 2 күн бұрын
Naay inya prank ki tahay maa aragtid uf😂😏
@MuzhtakMohmett
@MuzhtakMohmett 2 күн бұрын
​@@UmaymaMahamed-kx8guindho kuma yalan mlha qlpi😂😂😂
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy 2 күн бұрын
Naa us😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
Naa waa prank sundus iyo Amiira miyaa waxaas ula imaane cuqadada iska dhaaf
@UBAX-8
@UBAX-8 2 күн бұрын
Ar sundus iyo Amiira umadeena maha 😂😂
@gulledHaji
@gulledHaji 2 күн бұрын
Team Amiira Like Saara ❤
@balqisacali4158
@balqisacali4158 2 күн бұрын
Scw scw scw❤
@soodocabdulaahi
@soodocabdulaahi 2 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@Fardowsaxasan048happy
@Fardowsaxasan048happy 2 күн бұрын
Scw
@SuhaybXakame666
@SuhaybXakame666 2 күн бұрын
TEAM AMIIRA SUNDUS ONE LIKE 👍😅
@KokoBULLE-its1
@KokoBULLE-its1 2 күн бұрын
TEAM AMIIRA ONE LIKE 👍❤️
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 күн бұрын
Amiira Horta Ka Dhaaf Xanaajintta Mar Walbo Aad Ku Sameyneeysid Walasheen Sundus, 😂😂😂 Vidéo Sundus Eey Ku Jurin Ma Nuraayo Masha"Allah 😂 I Love Amiira ❤Ceydaruus ❤ Keep Going ❤
@jamiilajanno-q2i
@jamiilajanno-q2i 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Allha diintay sundsa amiiiro waan raftay wlihhhh sundsa qoooslkii oo socod wlih aniga cadhaysan veido dawaaanya wlih wn qooslo ooooya😅😅😅😅😅😅😅
@siriin357
@siriin357 2 күн бұрын
Ala cwa sa u qoslayey wa furey😂😭
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 2 күн бұрын
Dhib malahan sundusey waa lakuu tashtay saas ey tahay kaf tan iyo qaraaxo lakuma gaaro
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 2 күн бұрын
Wcs mss mlyn qurux sundusey noo sheek hee kee waye kaas kii miyaa aan wada naqaa nay
@AsmaTawane
@AsmaTawane 2 күн бұрын
Caawa qofka ugu liketa bdn manoqon karaa asxpta Amira qurux❤
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 күн бұрын
TEAM SAMIA ONE LIKE 👍
@AbdirahmanHusen-u8r
@AbdirahmanHusen-u8r 2 күн бұрын
Kikiyey xageed ka baxday😮😮
@hamdiabdullahi1
@hamdiabdullahi1 2 күн бұрын
Anab dhihi rabay xageekabaxday
@hamdiabdullahi1
@hamdiabdullahi1 2 күн бұрын
Waankuuxiisnay
@CadarMuxudiin-x8s
@CadarMuxudiin-x8s 2 күн бұрын
Wwawa​@@AbdirahmanHusen-u8r
@RamloAbdulahi-r8t
@RamloAbdulahi-r8t 2 күн бұрын
Waan uxiisnay Kiki afcad❤❤❤❤😂😂😂😂😊😊
@muwaahibqueen3381
@muwaahibqueen3381 2 күн бұрын
Amiira maad shocaac ku furtid video ama jarjartid maxaad u fadeexeen oo u cabeen gabadha adba ma jeclaan laheen in saa lagu yeelo gabadha sidaas kada hadhowna waxaad dhahdaan saxiibanahy
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
shoocaac maxay ugu furee mida kale ceebta maxa waaye ma run baad u malaysay waxan la sheegayo prank waaye wah
@RaniaAmhedd
@RaniaAmhedd 2 күн бұрын
Personal attack cadiya waye 🙄in qofka su u egyhy la cayo laguma kaftamo wlhi amiira but one love 💕
@Hodan__cadeyy
@Hodan__cadeyy 2 күн бұрын
Yaa waye qofka la attack goyo adaba hada cay wadee gavdhahan way kaftamayane dulmiga joji😂😂
@HindaIsmacil-bw2rl
@HindaIsmacil-bw2rl 2 күн бұрын
Prank waye
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 23 сағат бұрын
Prank waaye adi
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 2 күн бұрын
Walahi sundus privat waa u soo uray Adna u doo urisay ayada afka ayey ka hadlaysa biyaha ma ku shubayso koobka Tana la’aanted abaar
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Күн бұрын
@@ruqiaali7490 prank bay ku sameenayeen iyaduna way yaaban tahay
@hawoomarosman2761
@hawoomarosman2761 2 күн бұрын
😂😂😂😂ehav😅 hello
@HassanMoumin-c5x
@HassanMoumin-c5x 2 күн бұрын
Ala sundus 😂😂😂😂
@Asad-hagio-2
@Asad-hagio-2 2 күн бұрын
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@hamdiabdullahi1
@hamdiabdullahi1 2 күн бұрын
Scw❤❤
@MulkiAlii
@MulkiAlii 2 күн бұрын
Amiiro ceyda prank kusame😂😂😂
@queen___miski228
@queen___miski228 2 күн бұрын
Amiiro iyo sudus an dawanaa ma qoslin ma kayeelin wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@RayanAli-s9i
@RayanAli-s9i 2 күн бұрын
Team amira qurux one like 👍 ❤
@Maryanhuseeniftiin-vl5tu
@Maryanhuseeniftiin-vl5tu 2 күн бұрын
Inta Sundus qosolkeeda oohinta ah ila jecel😂❤
@najmoabdirahman5794
@najmoabdirahman5794 2 күн бұрын
𝐒𝐮𝐧𝐝𝐮𝐬 𝐛𝐢𝐝𝐚𝐫𝐞𝐲𝐲𝐲𝐲𝐲😂😂😂😭✨
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 23 сағат бұрын
kaftanka maa run mooday 😂
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 2 күн бұрын
Al sundusaaaa.dhip badnaaaa😂😂😂😂
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 2 күн бұрын
Ala amira gem manow sosameysid adna iyo sundus iyo adi😂😂😂😂
@khadraomar2731
@khadraomar2731 2 күн бұрын
Prank mid wanaagsan maha 😮waxan oo kale wax fican maha huno
@MuntahaKhaliif-v7t
@MuntahaKhaliif-v7t 2 күн бұрын
Mxa kaagaly anagaa ku jecel😒😊
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 23 сағат бұрын
Prank wanaagsan maa jiro 😂
@zahracabdicasiisyousuf
@zahracabdicasiisyousuf 2 күн бұрын
Kulaha tasaa igu darnet sudus umadeena mahan wllhi😅😅😅
@NastexaNalka-u2k
@NastexaNalka-u2k 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂adnaa barefad aaa😂😂😂😂
@nimahassan1798
@nimahassan1798 2 күн бұрын
Ala sundus calosha naxanunusy 😂😂😂
@AmiiroQurux-ey4wk
@AmiiroQurux-ey4wk 2 күн бұрын
Alla sundustena waxbay fashili rabty yaa ila arky
@siraadbrown
@siraadbrown 2 күн бұрын
No sidan sax maha Amiira prank waxaan galin baa jira 😇
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 23 сағат бұрын
kuwaan wax walba haday is dhahaan waa dad is fahmay
@budeybudey2707
@budeybudey2707 2 күн бұрын
Subhan Allahi wax la yaabay 2dii gabadhood walaal ah oo haddan iskugu jiibaanayaan waligay ma arkiin been intaas leg ??? mid kale abuurtii ilaah wax ka sheegteen!!! markasto qalad ayaa ka gashaan sundus La Hawla Wala Quwata ILLaa Billah walaahi cuqubo ayaa ka aruurstay Walaahi waa yaabay Adna Ilaah ka cabso Adna ? Sundus qalbi wanagsan Alaah ku xafido amiin amiin Yaa Alaah xabiibtay samir sundus xabiibtay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Susuphaizal22
@Susuphaizal22 2 күн бұрын
Prank ma aragtid Mia 😌
@budeybudey2707
@budeybudey2707 2 күн бұрын
@@Susuphaizal22 abaayo mcn Asc wr wb prank yahay waa arkaa lkiin adigu intaa gafa ah ayaa sheegeen ma maqalin miya Ilaah abuurtii in laysku cayo ma sax baa??? ilkaheed iyo afkeegda susuphaiazai Ilaah ka cabso Wuxi dhacay waa maqalaysay ma ah cuqubo sorry xabiibtay Alaah xaqa ku tuso Allahumma amiin Yaa Rabi xabiibtay markasta ku samayaan sorry Sundus Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii
@Susuphaizal22
@Susuphaizal22 2 күн бұрын
@@budeybudey2707 haaa Lkn yaga isku raba mxa samayn krna heee yaga wx walpa dhahaye inaga dawanyna uun mxa u samayn krnaaa
@naimaarif745
@naimaarif745 2 күн бұрын
​@budeybprank waaba runtii oo lagu kaftanayo caadi u caynayaanudey2707
@Susuphaizal22
@Susuphaizal22 Күн бұрын
@@budeybudey2707mxa samyn korna heee waye ygi waynaba sida samaynaye ma dad wawyn mad wlpa wx lo sheegi kra 👍🏻😊
@ArwaKhalif
@ArwaKhalif 2 күн бұрын
Xagy faninmada kaaga timi😂😂
@clxamiidmaxamuud5054
@clxamiidmaxamuud5054 2 күн бұрын
Sundus bidaar😂😂😂
@aishamawlid
@aishamawlid 2 күн бұрын
😂😂😂😂fir caaado waxaan ulenahay timiheena hindiga😅😅
@AaltaroBoy
@AaltaroBoy Күн бұрын
Hhhhh😂​@@aishamawlid
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 23 сағат бұрын
wah
@SafiyaAadan-x6h
@SafiyaAadan-x6h 2 күн бұрын
Caawa anaa u horeeya wan like❤❤❤please❤❤❤
@OzmaanKing-x2j
@OzmaanKing-x2j 2 күн бұрын
Funnynimadama sundus ba dhashay😂😂😂😂
@WardaAbdi-u4w
@WardaAbdi-u4w 2 күн бұрын
Sundusey ❤saa iga frxisay ilahey haka farxiyo ❤ 😂
@Adnamahamuudaaden
@Adnamahamuudaaden 2 күн бұрын
Sundus laanteede maQasol😅😅😅 ilahayow Sundus ciimiriga uudhere🤲🤲🤲❤
@Ilham-cg8
@Ilham-cg8 Күн бұрын
Saan ma qurxana lkn wlhi...... 💔
@Drs-saamiyachannel5lt58
@Drs-saamiyachannel5lt58 2 күн бұрын
Naa izku xishooda , funny na ma arkee gabdho xishoodkii ka tagay oo qalaadaya arkaa😒😏😏
@Eva_1046
@Eva_1046 2 күн бұрын
Waxaa argtid waxba nagama galinee aan kaa qosolno qoslka hanagu xidhin walaal😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 23 сағат бұрын
farxadooda maa ku dhibaysa inee funny yihiin dadka dhan baa oge 😂
@Beaquen
@Beaquen 2 күн бұрын
Amiira sidan waa khalad wlhi waa oganahy in aay prank tahy lkn in aad labadiina walalah kuma ficn in aad hal mar prank kuwada samaysaan Sundus 😟
@AmiraDulux
@AmiraDulux 2 күн бұрын
Naa adno waa refreee
@UmaymaMahamed-kx8gu
@UmaymaMahamed-kx8gu 2 күн бұрын
Naa maxa kagalay dadkani iyaga saxibo ah 🤫
@IkraanMahamed-y7w
@IkraanMahamed-y7w 2 күн бұрын
Zhawga😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 күн бұрын
yaab team sundus cabasho badanaa dadkaan sow asxaab maaha waxay samaynayaan iyagaa oge dhanka wanaagsan uun ka fiiriya noh
@AyuubBoy-fi6db
@AyuubBoy-fi6db 12 сағат бұрын
maxaa. Beenta. Amiira😮😮 ❤
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 2 күн бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 күн бұрын
❤❤❤❤
@NuurIsxaaq-qe3qh
@NuurIsxaaq-qe3qh 2 күн бұрын
Sundus iyo amiiro labo islawalan❤❤❤❤❤❤
@Raqiyo-vk4he
@Raqiyo-vk4he Күн бұрын
Sundus la anted nur maleh😢
@MALIKAAMIRAQURUX
@MALIKAAMIRAQURUX 2 күн бұрын
Amiro walahi we tried of sundus too much fun aye iska digesa funness should be limit qishod malaho pls wax cusub no keen 😂😂but the
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 23 сағат бұрын
wah hada maxa sheegtay 😂
@ameyra1
@ameyra1 2 күн бұрын
Next koko nookeen qalbiyey❤💋
@upahuupthilaahi2776
@upahuupthilaahi2776 2 күн бұрын
Walhi sundus fani waaye walhi🎉🎉
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl 2 күн бұрын
Team amiira qurux❤❤ team sundus🎉🎉 team adna😊😊 like😊
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 2 күн бұрын
Waxani prank fiican ma ahan personal attack
@SumayoCiise-q1o
@SumayoCiise-q1o 2 күн бұрын
😂mayma 🇸🇱 ❤️:baritan kadib waxan so ogadey team emoji iney yihin waa yelo 😂
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 2 күн бұрын
Sundus qosolka ika dhameesay shactirooley waaye 😂😂😂
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 2 күн бұрын
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
SUNDUS XALADEEDA IYO JADWALKEENA HABEENKII // NIGHT ROUTINE..?🥹
11:25
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 38 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,9 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
AX💔ILAHAY HAA UU NAXARISTO WALSHEED QISO XANUUN BADAN??
26:39
CIRO DALKA MADAXWEYNE KAMA NOQONAYO WAATAN CADAYNTII HA DAALINA
23:37
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 38 МЛН