WAJIGA IYO JIRKA WAXA KU Nadiifiyo ILA ARK 😍 ( skin care )

  Рет қаралды 213,189

Amira Qurux

Amira Qurux

Күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@amiraqurux
@amiraqurux 4 жыл бұрын
Video gaan rafaad kasoo mari sidaa idin qanciyo guys waxaa rijeynaa inaa ka heshaan sii share gareesaan thanks all love u 😍
@ramlakorean9161
@ramlakorean9161 4 жыл бұрын
Amira Qurux amiro apayo waan kusalamey ✋🏼
@ezharquruxofficiall5970
@ezharquruxofficiall5970 4 жыл бұрын
Thanks amira xppti qof qalbi wanagsan batahay allah haku xifdiyo ❤❤❤ Apayo inisti gramkaga maxaa kugu qoran wan wayee❤❤❤💋💋💋💋
@maovlogs1
@maovlogs1 4 жыл бұрын
Amiira qalbi share isamee tolka ahay
@hibomaxamed7544
@hibomaxamed7544 4 жыл бұрын
Princess amiira alla maxaan ku jeclhay queen ku raxayso nloshada mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤
@مريممريدي-ص3ي
@مريممريدي-ص3ي 4 жыл бұрын
Amiira abaayo wad mahad santhy abaayo cadowga alle hakaa qabto
@indakhalid417
@indakhalid417 4 жыл бұрын
Xishood waa cajiib wlhi saaid bay u xishoon gbdha qaarna xishoodkii baa ka dhamaatay allow kuu siyaadi xishoodka amiira😘😙😚
@maryanahmeth178
@maryanahmeth178 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/n2HPo31uab5roMk ilaa so daawo
@Samiraomarlifestyle
@Samiraomarlifestyle 4 жыл бұрын
Masha Allah 💕💕
@najmaalihussain_koos
@najmaalihussain_koos 4 жыл бұрын
Wlhi amiiroy qofka kaliya anigoo dawanayo iga qosliso iģana farxiso tahay anoo xiiseynayu iga dhamaaada thnkz xbbti💙💙💙
@burhaanachannel1798
@burhaanachannel1798 4 жыл бұрын
Wali comment ma bixin like bal itusa somali😂💓
@maryanahmeth178
@maryanahmeth178 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/n2HPo31uab5roMk ilaa so dawo
@najaaxcabdullahi1901
@najaaxcabdullahi1901 4 жыл бұрын
Amiiro alla haku xifdiyo abayo
@duniyocuntoiyoqurxin2069
@duniyocuntoiyoqurxin2069 4 жыл бұрын
Masha allah xabibti thank u ❤️
@rahmarahm5217
@rahmarahm5217 4 жыл бұрын
Masha Allah farid wax fican oo muhiima ayaad soo dhigtay Allah kaa jazai siiyo
@i.x.j8764
@i.x.j8764 4 жыл бұрын
Thnks wxa tahay qofki ugu horeyay o yutub kujiro o wax kfaiday thnks amira cdey
@qaayasiman4545
@qaayasiman4545 4 жыл бұрын
Mashaa allah amiira qurux ❤️ amiira deen ❤️ شكراً حبيبتي ❤️❤️❤️
@faraxkhano
@faraxkhano 4 жыл бұрын
Waa lag faa iidayaa maanshaa allh mahdsanid
@aminahusseinabdi4646
@aminahusseinabdi4646 4 жыл бұрын
Thnks wllshey runtii kuma daawn jirin lkn vedio gaan wn ka heley runtii wn kugu xirnan donnaaa i.sh
@aminahusseinabdi4646
@aminahusseinabdi4646 4 жыл бұрын
Apyo nbraha kaso baxa feeraha io dusha maxaa uron abyo jwb aya kasugaa ama mesha aan kaala so xiriiri kro qaaliyey💖💖💖💖
@amalasad4027
@amalasad4027 4 жыл бұрын
Amiira wllshay shukrn jazakalahu khyr xbbti intaa no faa iidaysan waa ku mahadsan tahay noso badi hadii aad awoodo insha Allah
@samishbae7836
@samishbae7836 4 жыл бұрын
Tnx xpipti🙏 saaid an ufaidey🤗 Allah ajar iyo xasanad hakasiyo🤲 walasheyda qalida ah🌹💓
@bushraali5786
@bushraali5786 4 жыл бұрын
Hbbty haka xishonin wax badan kaa faaidnay keeb going my sister
@ifrahupdy49
@ifrahupdy49 4 жыл бұрын
M.a waa ikan codsigayga waan helay thanks amira🥰
@asmadheman4820
@asmadheman4820 4 жыл бұрын
Masha alaah amiira qurux JaSakaalaah janalkan ku cusbahay iso dhawee
@janadunia2950
@janadunia2950 4 жыл бұрын
Wlhi maanta ayaa igu horraysa channelkaga run ahaantii wan Ka helay Masha Allah Khayr ban ku rajaynaya wll
@fadumoahmed4089
@fadumoahmed4089 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo. Wad ku mahad san tahay. Sida nogu faiideysay. Hormarkasto dhibkiisu wataa.marka ha u bixin.
@ubahyusuf6104
@ubahyusuf6104 4 жыл бұрын
Ilaahy caqliga iyo cilimiga hakuu siyaadiyo wlhy wax badn baan kaa faaiidy amiira sidaa noola shaqee mar walba hbti ku jcliyaa❤❤❤
@abdimalikmohd9644
@abdimalikmohd9644 4 жыл бұрын
Abayo amira qurux alle hakudoro wax bathan ayan kafaithne athi iyo walasha qali #Adna waxan inleyahay hormar wacan......
@sawdaadan5555
@sawdaadan5555 4 жыл бұрын
Msha allah xishodku wa cajiip ilahow xishoodka no adkee amiira quruxda keep going xbbti 💯♥️♥️💋💋
@nuraacadey94
@nuraacadey94 4 жыл бұрын
Thanks abaayo walahi sifiican ayaad noga daashay thanks kuniyo kowjeer waad mahadsantahay
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 жыл бұрын
Masha allah abayo 🥰🥰
@عفيفهعبدالله-و6ه
@عفيفهعبدالله-و6ه 4 жыл бұрын
Masha allaah cadey
@hafsomohamedelmi5712
@hafsomohamedelmi5712 4 жыл бұрын
Amiiro qurux abayo alle haku xafido wax tahay gewar yer oo qimo badan no faidey wax yaalo kale xita oo Ada nag roon tahay waan kasugena hore u soco cayne malihid ceeb kaa saliin aya tahay mar walbo iska Samar waad liiwane caayne caan haku noqon
@fadumafaduma5376
@fadumafaduma5376 4 жыл бұрын
Mashallah who agrees amira is always smiling n a good mood.. may Allah protect her..
@qalbilulaabdi8946
@qalbilulaabdi8946 3 жыл бұрын
I like her wlh
@maymuuncalidaahir5613
@maymuuncalidaahir5613 4 жыл бұрын
Mashallh wlzhay amiira qurx ale ha ku xafido xbbti waad now faa ideysay
@sharmaofficial1760
@sharmaofficial1760 4 жыл бұрын
Waar nacallaa shaydaan ku yaale hala shere gareeyo chanal ka amiira qurux
@princessamal5959
@princessamal5959 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ismahanmbeauty7366
@ismahanmbeauty7366 4 жыл бұрын
Waiga qoslisay wlhi inaa is dhiiri geliyo waye masha allah
@s.salaad4474
@s.salaad4474 4 жыл бұрын
Habibti Thnzz wlhi Mida kale waxan kaa cafsanaa Mekeupka alabtisa oo dhames tiran noo soo gali adiga oo Hal Hal u sharxayo Wayo Eiida ayaa soo dhow Thnxx qurux ❤️❤️❤️❤️❤️🥀🥰
@amiiraali460
@amiiraali460 3 жыл бұрын
Masha alllah arosad cusub ahay is diyarinaa aaad u mahadsantahay saa nogu faidaysay fariido
@samiyahumu8215
@samiyahumu8215 4 жыл бұрын
Fariiiid hablo badan ooo hoosta say shamboo ugu dhaqayeen 5 noooc uu noqday ayaad u faaaidaysay. Dadka waxaaa u khayrbadan qof dadka ufaaiideya nabi mohamed ayaa sidaaaa yidhi aniga. Malaa 10 mobel ayaaan kasooo flow gareyey ilaaa markad youtubeka samesatay wakugu xidhnaa wakhtigaaa Dubai ayaan kunola imika hargaysa waliba inan kulaso xidhidho alaab kudirtan rajenaya
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 жыл бұрын
Olva Fican laki alx waxbo daremo Mana mariyow alx
@ridwaanmohamedridwaan2340
@ridwaanmohamedridwaan2340 4 жыл бұрын
Gbdhaha haugafin plse
@nawalhassan4470
@nawalhassan4470 4 жыл бұрын
Shukran walaashen weyno dadaashay wlhi ayadoo wax yabaha qarkod laso qadi karin xataa noga faideysay thank you 🙏 abaayo horay u soco walaashey amiira qurux ❤️💋❤️💉❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hodancabdi5293
@hodancabdi5293 4 жыл бұрын
Anagaba waan ku jacelnahay xabiibti waad mahadsantahay sidaa noogu faaideesay masha alh xabiibti horay u soco♥️♥️
@ciitiraqurux1216
@ciitiraqurux1216 4 жыл бұрын
Queen Amira qurux I love you please qofki u horeeyy ahy liketa Ha ila dhaafina
@engcabdinordaahir9767
@engcabdinordaahir9767 4 жыл бұрын
Masha Allah abyo
@elhamilwaad8003
@elhamilwaad8003 4 жыл бұрын
mahadsanid sxp m.a wan isticmala perfct top wlhi insha Allh inta kalana wan tijabin dona amira keep goig xppti
@qumangurey3471
@qumangurey3471 4 жыл бұрын
Amiira ewel zaaid kuma daawan jirin lkn hada wanba jaclaadey videoskaada walahi masha allah allaha kubarakeeyo
@wacanesse5654
@wacanesse5654 4 жыл бұрын
Masha allah waxatahy gabdh yar oo aad u xishood badan alle haku siyaadiyo qaali hormar wacan
@nazuorahmed9323
@nazuorahmed9323 4 жыл бұрын
😂😂😂amiira xishood dartii wajiga ayaa casaadey 👸💞
@nasrohasan7708
@nasrohasan7708 4 жыл бұрын
Mahadsanid abyo qali shugran
@anabquruxmedia7300
@anabquruxmedia7300 4 жыл бұрын
23minute ayu yaala 93 comments igahoreeyaan....100k kurajeeynaya amira qurux
@mushtaqabdalla585
@mushtaqabdalla585 4 жыл бұрын
Abaayo perfect creamka mafiicno walhi anaa ku qasaare jirkoo dildilaac iga galiye anigoo cayilin walhi lugaha dhan wuxuu iga galiye dildilaac qasaaro waaye dildilaac sidoo kaaga baxo way adag tahay creamkaas dadka haku dhiiragalin
@fatimaabdirahman6402
@fatimaabdirahman6402 4 жыл бұрын
Thanks abaayo this video wan ka sugaayay ani allah ku sharfo
@faraxsanfaraxsan
@faraxsanfaraxsan 4 жыл бұрын
shukran xbbti Alle ubad ku faraxdid Alle haku siiyo qof wngsn tahay wllhi 🥰
@ssmunna3140
@ssmunna3140 4 жыл бұрын
ManshaAllah Nag iyo bar🥰Amiirra👑
@hananomar2490
@hananomar2490 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah Amiira sharaf qeer Allaah kusiiyo Allaah ku barakeeyo
@khadijasheikh4418
@khadijasheikh4418 4 жыл бұрын
Maasha allah amira qurux aad ayaad u mahadsantahay xishood aya kaa muuqdo lkn gabdhaha walaalahaa ayaad u faa idaysay xaqa lagama xishoodo keep going and don't listen to bed people 🥰😘
@qadramohamed6063
@qadramohamed6063 4 жыл бұрын
Sax wlhi abyo wan kugu taagersanahy qof walba wuxu shaqeysto a kahoreyo adiga dadka u fa,ideey walashey wax kasto o fa,iso Ku jirto noso bandhig anaga wan fa,ideysaneynaa Allah Ku barakeeyo xabiibti waxa tahy qof qimo iyo darajo leg o degan hore usoco
@muhaahmed7939
@muhaahmed7939 4 жыл бұрын
Mansha allah amiira dar illahay ayan kujeclahay
@shadiyaabdullahi8617
@shadiyaabdullahi8617 4 жыл бұрын
Wlhi amiira aad umahdssanthy sabta waa noo faaideysay ha fiirini dadka xun kaleya waxa fiirisa hal ama labada qof ee kafaidaya waxa m.a wana ku mahdsnthy yaaah thnk u soo much❤🙏🙏
@mariza4806
@mariza4806 4 жыл бұрын
Hhhh.masha.alah lkn hesta cafi ma.aha waa hees hadal ah waxa.lala hadlaya nacabka masha.alah amiira.qurux wa ognahay xasidkaga wuu badan yhy ha u joojin waa aragnay vedioya badan marla.ha u joojin
@salmaabdirahman1841
@salmaabdirahman1841 4 жыл бұрын
Masha allh xbbti wlhi wx badan ayaa kaa faiday aada umhadsanthy kumaso kooni kro mnta hda amiiro waa kui muad celina wxa kaa faidey hdana qlbiga iyo commentiga inaa kaga bixiyo ayaa awooda thnkz mcanto❤😘
@onlyquen8387
@onlyquen8387 4 жыл бұрын
Amiira xishodkeda jclhy💋💋❤💋❤💋❤mahadsanid wlshy wlhi wa vedio aad u qrxbdn wana kafaidnay shukran❤
@ajmaalomar2093
@ajmaalomar2093 4 жыл бұрын
Msh allh abyoh Shukran alpi ruuuxiii Wllhi waan kaa faaide Thnks abyoh kuma waayo ❤️❤️
@munodhaqane5786
@munodhaqane5786 4 жыл бұрын
Wow I liked❤️❤️qosolaaa igu dishay wlhi caaawo meeesha saaa usharxeesay lee
@ugasoamah5200
@ugasoamah5200 4 жыл бұрын
Hhhhhu
@Hafzazidiiqoficial777
@Hafzazidiiqoficial777 4 жыл бұрын
Thnxxxxz wllshay waan ka faiiday alle cilmiiga cimriiga ha kuu bareekeyo
@sharifobarise6283
@sharifobarise6283 4 жыл бұрын
Mashallah Abayoo I like what are you talking bout it’s very good ❤️❤️❤️❤️
@munamaxmoud6181
@munamaxmoud6181 4 жыл бұрын
Amiira qurux wllo cream perfecta tiixtiix cad gacmaha iyo lugaha kuuma yeelo
@drsfaziyaosmanmohamed8000
@drsfaziyaosmanmohamed8000 4 жыл бұрын
Amira qurux keep going sister
@kadijamahamedalli2039
@kadijamahamedalli2039 4 жыл бұрын
THGvcna♥️♥️🍉
@FardowsaindhaQalbi
@FardowsaindhaQalbi 3 жыл бұрын
Tnx sis waxbadan ayaan kafaiday qali
@sabrinaahmed5107
@sabrinaahmed5107 4 жыл бұрын
mashalalh amira qurux i love u so much sida walasha cml ujecle ayan kujecle mashalalh
@safiamoalin5417
@safiamoalin5417 4 жыл бұрын
Masha Allah Manta igu horeyso chanellkada Qatar sis xishoodana iimaanka barkiisa shukran. Sida nooga..faaiideysay💞💞💞
@samsamcumar2492
@samsamcumar2492 4 жыл бұрын
Masha Allah amiira gurigaada maad joogtaa teda kale balan baalista mesha ma kudhagantahay mise editing waaye masha allah qurux❤❤❤
@nasraabdulkadir2581
@nasraabdulkadir2581 4 жыл бұрын
sowda omar abyo wa sharaxad derbiga lgu dhajiyo
@faysanuuralayla3534
@faysanuuralayla3534 4 жыл бұрын
Y
@muniiraabdi7804
@muniiraabdi7804 4 жыл бұрын
Kkkkk😅😅😅😅meesha khajilaad lee lknse ku mhdsnid wlle inaad nala wadaagtid hore usoco amiira quruxlay💖❣
@Honey_sweetlikethat
@Honey_sweetlikethat 4 жыл бұрын
Thank you so much mcnbadan waa laga xishona lkn wax laga faidayo waye jazakallah kherak abyo 😘😘😘
@dheemanfarha3949
@dheemanfarha3949 4 жыл бұрын
Mansha allaha wada nofaideyseya thanks xabbtii gabdha xishoneyso oo you tupe isticamasho adiga ka arakeya dumarka sandaka jiro xishodka weye ka tageyan 😍
@bushracookinghealthy5652
@bushracookinghealthy5652 4 жыл бұрын
Mashallah abayo amiira xasidka wabatay Allaha naga xijabo ❤❤🤲🏼
@luulabdi8556
@luulabdi8556 Жыл бұрын
M.a daacadnimad waxeey sharf utahay nafsadaada m.a abaayo waa kaaga mahad celinaa sida quruxda badan ood noogu faa iideysay ❤❤❤❤💖💖
@drazmiita448
@drazmiita448 4 жыл бұрын
Amiira qurux walaahi kuma aqaaani lkn islaamaha waa wayne bilaa xishoodka kaujoojin Markaad aragtid qof kugu mashquulaya qof jiraa tahay Keep going dhowrsan dumaraaay Horumarka Allah hakusiyaadsho
@maryamosman9211
@maryamosman9211 4 жыл бұрын
you're awesome girl. I learned something new today. Thanks dia. honestly, your shyness makes you more beautiful.
@queentaliso3900
@queentaliso3900 3 жыл бұрын
Abaaaayo wa iga qoslise wlh rafaada marty mhdsnd mcny wlh wnka faaide❤❤❤❤❤❤
@jamiilahusseinabuukar7794
@jamiilahusseinabuukar7794 4 жыл бұрын
Masha alh abyo shukrn🥰👸iga qoslisay walhi😂hye dheh😂✋
@nimcomaxamud4729
@nimcomaxamud4729 4 жыл бұрын
Mnshlh keep going sizt wlhi wax badhan ayaan kafaidheysti manta ee hori usocod wngsn abayo mcnto
@simandahir4218
@simandahir4218 4 жыл бұрын
Abaayo sida gurigaga uhagajiso nosogali aaan kugudeyana masha allah ilahay haidin daayo
@fardowsamohamedali6669
@fardowsamohamedali6669 4 жыл бұрын
Kas gurigaaga aan arko ahaa lol
@xanaancali5323
@xanaancali5323 4 жыл бұрын
Hhh wlh wan quslay
@idmanxasan1572
@idmanxasan1572 4 жыл бұрын
Siman waa iga gadan tahay
@fahmodhaqane3578
@fahmodhaqane3578 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣sidhaba uqoslay guri hagaajin maahe sir baa ku dadan !!!!
@feruseygalbeedyuusuf4213
@feruseygalbeedyuusuf4213 4 жыл бұрын
Kkk he sii qolked uaragto le ma rabta guri hadajis wax weyn ma Shane se cml
@kiinkiin6137
@kiinkiin6137 4 жыл бұрын
Amiira qurux aad ayaan kuu jecelahay waliba alle dartii takale saad sheegtay ceeb alle ayaa kaa dheereyay one love
@faatmachannel7717
@faatmachannel7717 4 жыл бұрын
Mash allah xabibti jazakallahu kheer amiira cadeey lakiin meesha lee kujirtaaye waxaa ladhahahi damiin far waa ween aa wax logu shegaa marka aniga mafahmin mesha 🙈maxaa waye meel ilahey xalkis og miyaa😂😂😂
@amiraqurux
@amiraqurux 4 жыл бұрын
Faatma channel 😂😂😂😂 haa iska fahan noo
@Ducaqabto
@Ducaqabto 4 жыл бұрын
Meesha waxaa laga wadaa Vagina ayey u fcn yihiin in lagu dhaqo Saabuunta ma u fiicna
@Najmabdullahii
@Najmabdullahii 4 жыл бұрын
Hhhhh faatma wa iga qoslisay
@ikraanhassan1001
@ikraanhassan1001 4 жыл бұрын
Cambarka waaye quruxey dhibka dhaaf🤣🤣
@lajecleydainabotaan2328
@lajecleydainabotaan2328 4 жыл бұрын
😂😂😂wlhi anaa kula mid ahaa waanba fahmiyey amiiro xishood iyo meesha leena ku wareeray waxa islahaa gar usoo qor bahashaas ee weydii ddka adaba ku arkay😂😂
@ashuuabdi1822
@ashuuabdi1822 4 жыл бұрын
Thnks xbbti wax bdn kaga faidnay ajar allah ku siiyo
@nimcomaxamed3282
@nimcomaxamed3282 4 жыл бұрын
Waaw caawa anaa uhoreeya masha Allah Amiira qurux
@abdisalam1301
@abdisalam1301 4 жыл бұрын
waw masha allah wallshey qali amira qurux wad ku mhdsnthy sad nogu daidaysey allah ku sharfo
@kowtharhassan536
@kowtharhassan536 4 жыл бұрын
Heestaan dada ogahy jwb ugu filan amiira qurux ❤❤❤❤
@nasabbella6902
@nasabbella6902 4 жыл бұрын
Maya quruxey ha xishon wad noo faaideysay wlh
@Ramliina8886
@Ramliina8886 4 жыл бұрын
Masha allh abyo waxan kugu jeclhy waxa waaye mrwlba dhankeenaa thy oo waad najeceshahy nolow qali💕💕
@faysanuuralayla3534
@faysanuuralayla3534 4 жыл бұрын
43e
@faysanuuralayla3534
@faysanuuralayla3534 4 жыл бұрын
T
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Holland aan ku noolahay wlhi intaas wax maba isticmaali Karo haha Just daycream night cream facewash. Waxbarasho iyo shaqo nafta iga qaaday
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 4 жыл бұрын
Maasha allaah xabibti shukran wixii noo faaideeysay aadaa umahad santahay hore usoco macaanto😘😘 dhoqsoda asxaabta before Ramadan amira aan gaarsiino 100k😍
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 4 жыл бұрын
Mshaalh huuno mcn thnk u wlhi Aadba u mahdsnthy alabaha hoose ad ban ugu helay Baahi gooniyana uqawa Moqdisho bn jogaa sidee ku helaya iyo kuwa tinta iyo wajiga Amiira plz iiso jwb Melkle garan maayo an kala xariiro Instgramka wxbdn baa jiro
@jesmiinmaxamed437
@jesmiinmaxamed437 4 жыл бұрын
Masha allah xabibati ❤
@Nolosheydi
@Nolosheydi 4 жыл бұрын
Masha allah xabiibti hormar wacan illahey cadowga hanaga qabto cadowga ayaa batay hore usoco wax bdn ayaan kaa faaidnay wax kastana noola so wadaag aat isticmaashid
@srk6186
@srk6186 4 жыл бұрын
*#Amiira**🧕 Qaybta share karynta aniga igu daa gabdho badan oo aniga ii eg aan aqaanaaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣*
@Najmabdullahii
@Najmabdullahii 4 жыл бұрын
Srk 🙉🙈inta maxa ku keenay🤣🤣🤣
@Khadija_sheikh.
@Khadija_sheikh. 4 жыл бұрын
Meel walbo majoogta srk
@srk6186
@srk6186 4 жыл бұрын
@@Khadija_sheikh. Jeajous miyaa 😅😅😅
@srk6186
@srk6186 4 жыл бұрын
@@Najmabdullahii 😅😘
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 4 жыл бұрын
Mahadsanid huno qaali qof wanaag badan aya tahay Allaha ku ziyaadsho,suaal ayan qabaa # féminine wash ma dumarka ayu gaar uu yahay mise gabdhaha la Gabin way isticmaali gara??
@qureyshomar2191
@qureyshomar2191 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 wllh wa iga qoslisay msha Allah alle hku daayo ku tageraa inbdn
@hibomaxamed5997
@hibomaxamed5997 4 жыл бұрын
Mnsh allah wll amira qali alle ha ku barkeyo wax badan ayan ka faiday ano rer cusub ah alle ha ku dhowro❤❤❤❤❤
@ruqiyocumaar8815
@ruqiyocumaar8815 4 жыл бұрын
Abaayo amiirooy wax walba aroosle ma looku talagay gabdhihii away mana iloowday😂😂😂
@siyoriinasiyaara4770
@siyoriinasiyaara4770 4 жыл бұрын
qali amira qurux dhag jalaq ha usiin waxs amusnan ku filan dadka qaar codsi abayo marka alab no shegeysid xisabso in ay jiran abayayal wadanki hooyo joga kliya rer maleysiya kuguma xerna sida ugu macqulsane nogu sheg lo helayo waxad so galiso hadi lahelene wax badali kara ino shegtid mar wlbo wax cusub noso shegtid inshllh Allh ku xafido qalbi nadifey cadowga u nolow joog wayo badan inshllh
@beerlula44
@beerlula44 4 жыл бұрын
dafna lee iso xasuusinosa seey isula hadleyso cml 😂😂 is giiji abaay thanks
@dannamohammed9513
@dannamohammed9513 4 жыл бұрын
Waa markii igu horeysey an kuso biro inantan aad bey icajabisey masha alh hore usoco walalo
@idilcadeymaxamud3477
@idilcadeymaxamud3477 4 жыл бұрын
Amiiro xbbti thnks jazaa kallah wlhi waan isdhibtay xbbti hadaad jeceshahay inay tinta kuu dheeraato waxaad marsadaa basasha intaa shiito kabacdii waxaad iskaga biirtaa marabo sida khamaarka kabaayadaha lasocdo kabacdiiina madaxa dhan mari kuqoy saacad kabacdii iska dhaq thnks macaanto keep going
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
Marka xpptih timihii ma KU Bexen please iiso jwb
@updimudalipcabdilahi4748
@updimudalipcabdilahi4748 6 ай бұрын
M.a wllshy amiira ilhy haku barakeyo waa noo faa ideysay hory usoco ❤❤ tagèraa kuu ahy
@kafeyaadbi3252
@kafeyaadbi3252 4 жыл бұрын
Heesta nagti doqontahed ocaysamaysay inay ula jedo yaila arky🥰🥰🥰
@hoodoabdi9551
@hoodoabdi9551 4 жыл бұрын
amiira waa iga qoslisay kistoo aad xishoonayso kkkkkk qurux baddan ku mahadsanid sida noogu faaidaysay wax baddan isku mid aan ka nahay isticmaalkeda hore u soco walaal qaliyey
@theoneandonly7135
@theoneandonly7135 4 жыл бұрын
Xada wijiga waxad iskaga xirtit inosogeli
@abdirahmanadanmohamed8100
@abdirahmanadanmohamed8100 4 жыл бұрын
Mash allah amiira wxa badan aya ka faiday allah ku barkeeyo
@rabiaabukar5091
@rabiaabukar5091 4 жыл бұрын
Mashallah cawa anaa ugu horeyo Qurux waan ku salamay
CREAM DILDILAACA KA HORTAGAAYO  ILA ARKA😍| amira qurux |
14:38
Amira Qurux
Рет қаралды 81 М.
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
BEFORE IYO AFTER HAWEENKII WAJIGA WAXA U FCN EE AAN ISTICMAALO
12:09
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 191 М.
QAS QASKA WAJIGA KU CADENAYO ISTICMAAL INTAN BES
12:55
Adna Henna
Рет қаралды 330 М.
cream yada wajiga aan marsado kuna qurxiya kala baro
12:24
Adna Henna
Рет қаралды 278 М.
FAMILY WADAJIR AYAAN UBAXNAY DALXIIS QURUX BADAN..😍
16:25
Amira Qurux
Рет қаралды 123 М.
CEYDA IYO ASXAABTA OO WADAJIR U AFURNAY JADWALKEYGA MAALINTI
11:18