Kkkkkkk naxdan amkaag ceeb ay ku dhacdey wlhi muniis hada nasane❤️♥️💋💋
@Hanaanqurux5 жыл бұрын
War habryarta aawi wan uxiisnay 😭😭😭qeybta kale halaga reebin😭😭😭✨
@maryanruunxirsi4055 жыл бұрын
War habaryr waan uxiisay filimka NOLA soo dhaqso waad nagu daahisee
@kingwelly19615 жыл бұрын
Isdiyaari hadaba godkaa ayaa biyo kuu soo galey😂
@ciyalkaxafda10365 жыл бұрын
War diyar ayan nahy hadan ciyalka xafda nahy ee soo naqsada qebta 24 wan udhararonaa atore😩😩😩😩
@dahaboxaajigeedi88565 жыл бұрын
Meel fcn ayuuu noga go ay 24 soo dadajiya ilma aderyalow
@raxmoruun74685 жыл бұрын
Meqasugenay
@raxmoruun74685 жыл бұрын
Qeebtan
@raxmoruun74685 жыл бұрын
Dhubawa lasodhah dene
@ramlaqurux23175 жыл бұрын
Team muniiz cwd farxad no bilabatay yes ❤❤❤
@hodanali71945 жыл бұрын
wlly riwayadan wlhi wa na nacsinesa maxa waye toban daqiqo xata masoconeso inta so daahisen aa hadana waxan yariska eh nala hor imanesiin😓 waba nagu baashalosiine😘❤
@ruweydayoo32675 жыл бұрын
Run run bey tarbiyada iyo guriga tirtirtay 😂😂☝️
@kingwelly19615 жыл бұрын
Mama amtaaf wey qarxi rabtey wallahi😂😂😂 caadi ayaa lagu qabtey😂😂
@neimaabdidheere62385 жыл бұрын
King Welly m atooore int ka baxde😂 akiira oo tagan sooo dooono munis haba layaaBe
@sacidomohamed1435 жыл бұрын
@@neimaabdidheere6238 caadi ma tihud wlhi waa iga qoslisay
@neimaabdidheere62385 жыл бұрын
Sacido Mohamed wa sidaa somaha teamkayg sokuma jirtit
@sacidomohamed1435 жыл бұрын
@@neimaabdidheere6238 haaa isku team nahy
@nasraali55265 жыл бұрын
Nice film guys 👏👏👏👏
@املالقدسي-س9ش5 жыл бұрын
بصراحه المسلسل حلوو ...وواقعي ..اللهم احفظ امهتنا وامهات المسلمين 🥺👍
@sacdiyaadontiialle54025 жыл бұрын
Waaaaaaaw ku farxiyaa hee eedo see u naxday muniiz farxad u bilaabatay masha allah
@anushaainaboqortooyodeqaja93925 жыл бұрын
Waligey commting ma bixin lkn wn mnta niyada ku hyay ruwaydan wlhi
Thanks amtaf iyo hablaheeda waaa no soo dhaqsateen full respect 🥰
@ikranabshir83085 жыл бұрын
wan sugi wayay wlhi xalay dhan
@ikranabshir83085 жыл бұрын
agira io mom.jabkini bilawday munis farxad wlhi
@alfowzcollection87455 жыл бұрын
Amtafey ruwayada daqiqadaha noso badi plz tan caawa ad ayey ugaabned.....inta nolosha cusub ee muniz ubilaawate kufaraxsan like dhac igu siya asxbta😍😍😍
@bintishandile67395 жыл бұрын
Lugtii socod xuun malin bey ceeb naxjogsata manta edo arxan laay wxey been shegtaba wey dhax tagantahy team muniz 🦾💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻 xaqa feraha kadilacay
@HabibaMohamed-it5kp5 жыл бұрын
Muniz sii derbi lee loogu dhaqaaye faceeda wey kahartay illahow abaheed keen lawadaa wax kuu dhaamo malahan