AN PODCAST: SH C/ Fittax Abuu Xamza- Xasuustii Dagaalkii Lagu Jabiyay Maraykanka

  Рет қаралды 7,188

Waayo Joog

Waayo Joog

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@عبدالرحمن-المقدشي
@عبدالرحمن-المقدشي 7 күн бұрын
Gaaladu waa adinka waxa u adeegaya, waana adinka kuwa u sabab ah maanta in dalkeena ay ka arrimiyaan, Sh Xasanka uu u duceeyay waa tii inta aad gaalaysiiseen asoo baxsad isku dhiibay kuwa aad gaalo dhahaysaan, haddii aad Diinta kuwa ku dhaqmaya ahaan lahaydeen wax badan oo dhib ah iyo dib u dhac diimeed oo umaddeena gaaray ma gaareen.
@MukhtarMohamud-w3v
@MukhtarMohamud-w3v 4 күн бұрын
Xaqiiq saaxib. Al shaydaan diin uma dagaalamayan
@salmaanyare1229
@salmaanyare1229 6 күн бұрын
Lajankii ladhihi jiray cabdi kariim sayfulaah xagee kudambeeyey
@IbraahimMohamedahmed
@IbraahimMohamedahmed 5 күн бұрын
Shiikh mohamed abuu cabdale ayaa rabnaa noo soo gali. Asoo baladwayne imaaday ayaa igu kala go,aday kadip woo ii daarmi waaayay
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 8 күн бұрын
Marba haduu abuu iyo abaa magac ka dhigto waa soomali diid hunguri doon ah oo raba inuu ilmaha yiraahdo is qarxiya
@cabdihadiibrahim9708
@cabdihadiibrahim9708 7 күн бұрын
Allah akbar
@Ciiltire-er9tw
@Ciiltire-er9tw 10 күн бұрын
المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده
@AbdihakiimMohamed-m2z
@AbdihakiimMohamed-m2z 8 күн бұрын
Xadiiskas ayaa qabanaya kooxdan somali dawakhisay ee AS😢
@SMF-GSM2
@SMF-GSM2 8 күн бұрын
Halki laga raba kuso qortay alle haka dhigo kuwo qaata
@IfraaxCabdixakiim
@IfraaxCabdixakiim 10 күн бұрын
Waa taariikh cajiib ah oo ay dadbadan moogyihiin.
@DaarulIimaan-d4k
@DaarulIimaan-d4k 9 күн бұрын
أرجو الله الشهادة في سبيلخ
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 9 күн бұрын
Adeer sheekh hadaad tahay oo culumada Somaliyeed maxaad Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 uga saari’waydeen Baydhabo, Hiiraan, Gedo & SomaliGalbeed hadaydan kufaarta aadan garab siinayn adeer waxaad dishaan kaliyaata Somali oo Xalane haday dhab idinka tahay waxaad ku’qabsan kartaan walahi laba maalin oo waliba shacbiyad ayaad ku helaysaan oo dhalinta meelwalba jooga Somaliya way idin taageeri laakiin annaga uunbaad nadishaan taasina waxay idin tusaysaa inaad Cadowgeena kufaarta aad garab siinaysaan ilaahayna wuu idin arkaa oo nacalad ayuu isinku ridi bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 9 күн бұрын
Sxb culumada xalaasha ahaa qaarkood waa ladilay inta kalana way is’aruursanayaan laakiin Arsenal waa kuwa gaalda u shaqeeya kaliyaata Somali ayay dilaan si Shicibka loo cabsi galiyo dhalintana ay u gumaadaan walahi 😢 Ballidoogle ma’duqeeyaan oo cadaanba madilaan iyagoo saldhiga Arsenal ay 10km ay isku’jiraan Maraykankuna maduqeeyo iyagana way ilaaliyaan walahi Xalane ayaa maalgalisa. Ciidamada Ethiopia 🇪🇹 ay uraya ma’weeraraan siiba Baydhaba, Hiiraan iyo Gedo walahi Arsenal waxaana ubadan Oromo luqadda mayga baratay waana cadowga Somali iyaga iyo Kufaarta wadankeena jooga ilaa Herer iyo Diridhabe walaalayaal indhaha fura. Laakiin Culumada Mujaahidiinta xalaasha ah way joogaan wayna sugayaan maalinta ay dhaqaaqaan kuwaasi Somali madilaan shicibkayna ku dhexjiraan walahi ilaahay ha’guuleeyo oo kufaarta dhulka afka ha’u’galiyo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@asadyare6440
@asadyare6440 9 күн бұрын
hhhh qosol ku digasho xitaa ma mudnid, maxaa yeelay qof dhintay ayaad tahay qashin ah
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 9 күн бұрын
@ maxaad ka’cadhootay Oromow 😂 ma’gowraca kuu soo socda ayaad ka’sii cabsanaysaa sxb 👎🏼🤮🇪🇹🇰🇪🤧 InshaAllah walahi bakhtigaaga ayaad ka’carari walahi oo buurahaad kasoo dagtay ayaad ku noqon adoo kabahaaga ilkaha ku haya InshaAllah waadna arkidoontaa walahi taa iga qor kuna seexo mindida inay ku’sugi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Mohamed1-h4h
@Mohamed1-h4h 9 күн бұрын
​@@IbiEntertainmentMasha'allah Akhii Alle hakula jiro waxaad tahay Somali dhalad Mu'min ah ilaahay haku xafido cadawga Soomaaliyeed Alle hajibiyo
@Yasin-s8i
@Yasin-s8i 9 күн бұрын
ibi entertainment, Ma hooyadaa baa xalane udheelmata? Mise aabahaa baa dhufays yugaandhiis kula Jira, oo lagu fara-xumeeyaa? Maxaa ku daaray?
@asadyare6440
@asadyare6440 9 күн бұрын
@ القافلة تسير ولكلاب تنبح
@cabdulaahisaciidcabdi
@cabdulaahisaciidcabdi 10 күн бұрын
Masha allaah lkn malnahan maxaa idinku dhacay
@SaidMohamed-b8t
@SaidMohamed-b8t 7 күн бұрын
Nacala ku dhalay marba haduu ABU la baxay gooy dheh waa KHAWAARIJ TA AL SHABAB
@AbdihakiimMohamed-m2z
@AbdihakiimMohamed-m2z 8 күн бұрын
Salaad ma tukadaan wxa dhalinyaro Somaliyeed jeelasha AS ku jira lama qiyaasi karo qaarkod xanuuno u dhimtay. War illahy ka cabsada noloshan kdaaya wll somaali
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 8 күн бұрын
Dhalinyaradaas ma adaa soo arkay beenaale 😂😂😂
@MohametYasinsaed
@MohametYasinsaed 7 күн бұрын
Mujriiminyahay ilahay umada idinka qabay
@Somali-Boy-d8v
@Somali-Boy-d8v 10 күн бұрын
Waa daalnay sidaa u sugaynay
@أبومسعودالسلفي
@أبومسعودالسلفي 4 күн бұрын
Gaalada marayka dhibkay geesteen waxa ka badan dhibkaad idinku umada u geesateen , itoobiya iyo gaalada kale beri horaan meel saari lahayn lkin idinkiiba cagaha nahaya oo kuwii dalka dhicin lahaa iyo dhalintii soo kacaysay gumaadaya
@عبدالرشيدمحمودجيد
@عبدالرشيدمحمودجيد 10 күн бұрын
Asc wll shekh kutubo uuu duubay ma jiraan
@BashirYassin
@BashirYassin 6 күн бұрын
Balo kuduubtaye naga fariiso
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 6 күн бұрын
Alshabaab iyo Daacish iyaga ayaaba gaalada u adeegaya oo 1000qofood zoobe kudilay , 300qof kudilay Hargaha iyo saamaha , iyo meelo kaloo badan. Gaalada diinta magac xumeysay ayaa tihiin
@Leo-dw4fx
@Leo-dw4fx 9 күн бұрын
khawaarijtu wexey jecel yiihiin dagaal iyo fowdo sababtoo ah wax ma dhisi yaqaaniin.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 9 күн бұрын
Kufaartuna waxay jecelyihiin jaahilka adoo kale inay gaalsiiyaan kuna qancaan gaalnimada iyagoo ku qancinaya kufaarka, Gunna ay ka’dhigaan adoo miidhan subhannallah 😢 Lakiin Mujaahidiintu marwalba way guulaystaan iyagoo Islaamka saxda ah aaminsan walahi waligoodna way guulaystaan Mashallah 😍 ❤❤❤❤ Allahu Akbar 🤲🏼❤️🤲🏼❤️🤲🏼🤲🏼❤️🤲🏼❤️🤲🏼
@asadyare6440
@asadyare6440 9 күн бұрын
liidnaantaada uma maleyneyn in ay kuu suurtagelineyso inaad cido sida eyga, nidaamka ugu fiican ee Soomaaliya ka dhisan, Alle ku xiran awoodana kaligiisa siiya waa wilaayatka Islaamiga, ma Mareykankanaa dhisay mise Itoobiyaa ilaaliso, markaad dureyso, waxaaba kasii daran magac gaal ayaad wadataa, iska ahow haduuna Allaah hanuun kuu qorin
@Leo-dw4fx
@Leo-dw4fx 9 күн бұрын
@@asadyare6440 diintiina iyo illahina ana waaso
@Leo-dw4fx
@Leo-dw4fx 9 күн бұрын
@@IbiEntertainment diintina iyo illahina ana waaso.
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 8 күн бұрын
Taliban iyo jabhatu taxeiir ee Supriya erayga aad hada dhahday unbaad la lahaa , hadana waakuwaas hantiyay wadamadoodii
@HassanBarre-b3c
@HassanBarre-b3c 10 күн бұрын
Alshabaa yahuud baa tihiin gaalayaheey gaalada ushaqeysa
@Ibnucajaib
@Ibnucajaib 10 күн бұрын
Ereygaan Amaad Akhiro Jawaab Uweydaa😢
@masudabdirahman7926
@masudabdirahman7926 10 күн бұрын
Kafiirso
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 10 күн бұрын
​@@Ibnucajaib umada Somaliyed ee muslimka aĥ dhiigoodaa in la banaystaa islamnimo ma aha المسلم من سلم المسلمون بلسانه ويده
@Ibnucajaib
@Ibnucajaib 10 күн бұрын
@ahmedafrica7276 Cid Baneeysatay malahan Dhiiga musliminta Cid Wax Yelada Kuso Gaartana Waa Dad AAN loo Qasdin Ama iyaga Waa Muslimin Wanaag badan Leh Qaladaad Haba Jiraane Qof Bani aadam ah Oo 100% Sax naani karana maba lahan Sxb
@abdihakiinnour4084
@abdihakiinnour4084 9 күн бұрын
Gaalada ayay u shaqeeyaan miyaa tidhi !
@Ciiltire-er9tw
@Ciiltire-er9tw 10 күн бұрын
Qarax kaliya waa wasiilo sidad sheegtaan dadka masakiinta xaqdarada ku dhimanayo jawab ma u heysan
@Jibriil571
@Jibriil571 10 күн бұрын
May waa khawaarije dadka shicibka laayaan ? Miyay xalane weerari karaan waa fulay fulay dhashay !!
@Jibriil571
@Jibriil571 10 күн бұрын
Kkkk
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 9 күн бұрын
Sxb culumada xalaasha ahaa qaarkood waa ladilay inta kalana way is’aruursanayaan laakiin Arsenal waa kuwa gaalda u shaqeeya kaliyaata Somali ayay dilaan si Shicibka loo cabsi galiyo dhalintana ay u gumaadaan walahi 😢 Ballidoogle ma’duqeeyaan oo cadaanba madilaan iyagoo saldhiga Arsenal ay 10km ay isku’jiraan Maraykankuna maduqeeyo iyagana way ilaaliyaan walahi Xalane ayaa maalgalisa. Ciidamada Ethiopia 🇪🇹 ay uraya ma’weeraraan siiba Baydhaba, Hiiraan iyo Gedo walahi Arsenal waxaana ubadan Oromo luqadda mayga baratay waana cadowga Somali iyaga iyo Kufaarta wadankeena jooga ilaa Herer iyo Diridhabe walaalayaal indhaha fura. Laakiin Culumada Mujaahidiinta xalaasha ah way joogaan wayna sugayaan maalinta ay dhaqaaqaan kuwaasi Somali madilaan shicibkayna ku dhexjiraan walahi ilaahay ha’guuleeyo oo kufaarta dhulka afka ha’u’galiyo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Ciiltire-er9tw
@Ciiltire-er9tw 9 күн бұрын
@@IbiEntertainment inkaar inay qaban wan ogahay dad waxaa jiro commentiga ka amaanayo ooba jecel indhahne ka xiran dadkas ayan weydiinayay ilahay hanega qabto kuwan waa cadow
@أبومسعودالسلفي
@أبومسعودالسلفي 4 күн бұрын
​@@IbiEntertainment Waxaan arkay madaxwaynaha maraykanka trump oo leh daacish waxa sameeyay baraka Obama taasina waxay ii cadeesay qolyahan argagaxisada ah in laga biilo wadama gaalada , waa dad lagu diray dalkoodi ,hadii maanta ay xalane duqeeyaan ama saldhiyada itoobiyaanka waxbay ahaan lahayd , lkin miyaad aragteen dad uun gumaadaya shacabkoodi ,
@shafiahmed4218
@shafiahmed4218 8 күн бұрын
Dagaalkaas cid aan USC SNA ahayn ma sheegan kadho guushiisa been iyo probogando ayaad meesha la soo fadhiisateen
@hassanabdi3162
@hassanabdi3162 10 күн бұрын
Umada ilahy ha.idinka qabto
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 9 күн бұрын
Aamiin yarab iyo kuwa Xalane jooga ee soo dirsaday Arsenal ayna maalgaliyaan Kufaarta gaalada iyo yahooda 😤 ilaahay nacalad haku’wada rido wixii Somali necban yarab ilaahay Ethiopian&Kenyan burbur ha’u horseedo oo ilaahay jabkooda ay kun sano ee soo socda ay ka’sheekeeyaan oo buurahay kasoo dageen aan dib ugu celinaa bi’idnillah 5ta Somaliyeedna ay midoobaa Cadowguna uu quustaa yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@Jibriil571
@Jibriil571 10 күн бұрын
War odaygu been waynaa !!
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 8 күн бұрын
Adigaa beenaale ah dulliyahaw .
@Jibriil571
@Jibriil571 10 күн бұрын
Hablaha soomaliyeed ee sharafta leh buu caayaya ? Nijaas nijaas dhalay !!
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 9 күн бұрын
Kufaarta gaalada waxay jecelyihiin jaahilka adoo kale inay gaalsiiyaan kuna qancaan gaalnimada iyagoo ku qancinaya kufaarka, Gunna ay ka’dhigaan adoo miidhan subhannallah 😢 Lakiin Mujaahidiintu marwalba way guulaystaan iyagoo Islaamka saxda ah aaminsan walahi waligoodna way guulaystaan Mashallah 😍 ❤❤❤❤ Allahu Akbar 🤲🏼❤️🤲🏼❤️🤲🏼🤲🏼❤️🤲🏼❤️🤲🏼
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 8 күн бұрын
Wax jiray unbuu sheekhu ka hadlay , soomaali oo dhan baa og in somaliya ay ka jireen hablo dawladii siyaad bare canshuurta ka qaadan jirtay oo jidhkooda ka ganacsan jiray .
@Jibriil571
@Jibriil571 10 күн бұрын
Tuug shabaab been isu waraysanayaa
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 9 күн бұрын
Beenaale dagaalka Pakistan askarta looga dilay miyaa madaxtooyada iyo radio muqdisho kadhacay sidaad diinta been uga sheegtaan ayaad runta been uga sheegeysaan diin laawe
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 9 күн бұрын
Walal haa iyagaa ugu badnaa inta ku’dhimantay Awoowgay ayaa Saraakiishaas waqtigaas joogay oo ciidanka xoog hogaaminayay alhamdulillah Kufaarta bakhtigooda ayay ka’carareen waligoodna ma’ilaabayaan ciil ayay qabaan waa sababta Turkida loo’keenay in nalagu khiyaamo walahi indhaha fur Ethiopia 🇪🇹 waxaa ugu soo socda halaag Taariikhda markale u gala walahi waad arki buuraha inay ku’noqdaan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@asadyare6440
@asadyare6440 9 күн бұрын
yaa run iyo been ku kala baray xaaraan quutow, nuurtaa kuu baahane ora ka dhax niiki
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 9 күн бұрын
@@asadyare6440 maxaa kaa’cadhausiiyay Oromow 😂 ma’gowraca kuu soo socda ayaad ka’sii cabsanaysaa sxb 👎🏼🤮🇪🇹🇰🇪🤧 InshaAllah walahi bakhtigaaga ayaad ka’carari walahi oo buurahaad kasoo dagtay ayaad ku noqon adoo kabahaaga ilkaha ku’sita InshaAllah waadna arkidoontaa walahi taa iga qor kuna seexo mindida inay ku’sugayso in lagugu gowraco dhul walba ay Somali leedahay ilaa Herer iyo Diridhabe iyo Baabili InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 9 күн бұрын
@ dameeru dhaan raacday ayaa tahay maanta waxaad kuqanacsan tahay fikirkaan khaarijiga ah ee lagu xasuuqayo ummadda soomaaliyeed ee islaamkaa Hadaad mooday jihaad iyo mujaahid dalkeena waxa kasocda diin ugargaarid kasoo noqo Ogow fikirkaan inuu yahay mid dowladaha islaamkaa lagu burburinayo gaaladana loogu adeegayo tusaale magaca isis muxuu yahay Waa Israel security intelligence service In masaajid laqarxiyo miyaad diin utaqaan Meelaan mustawahaaga ahayn lagama sheekeeyo
@عبدالرحمن-المقدشي
@عبدالرحمن-المقدشي 7 күн бұрын
Gaaladu waa adinka waxa u adeegaya, waana adinka kuwa u sabab ah maanta in dalkeena ay ka arrimiyaan, Sh Xasanka uu u duceeyay waa tii inta aad gaalaysiiseen asoo baxsad isku dhiibay kuwa aad gaalo dhahaysaan, haddii aad Diinta kuwa ku dhaqmaya ahaan lahaydeen wax badan oo dhib ah iyo dib u dhac diimeed oo umaddeena gaaray ma gaareen.
@cabdihadiibrahim9708
@cabdihadiibrahim9708 4 күн бұрын
Allah akbar
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 11 М.
AN PODCAST: Sh Maxamad Abuu Cabdalla  20 san oo Khibarad Maamul  Ah
1:17:25
AN PODCAST: Sheekh Xasan Sheekh Aadan Cabdulle
1:04:41
Waayo Joog
Рет қаралды 6 М.
AN/Podcast. Sh, Jaamac Cabdi Salaam-Waayo Joog Soomaaliyeed
1:05:55