Anagaa kula soo hadlayna!

  Рет қаралды 115,916

Bile TV

Bile TV

Күн бұрын

Anagaa kula soo hadlayna!
Waa xalqaddii 1 aad ee muuqaalladii gaagaabnaa ee “MEESHU WAA AFRIKA”.
#bilemedia #biletv

Пікірлер: 109
@xiinkeyxajji2120
@xiinkeyxajji2120 6 ай бұрын
Sheekadaan aniga ayeey igu dhacday waxaana aan kala kulmay isla tv Bile Media August 2-deeda 2023 ayaa iga qaadeen tijaabo filim ah marwalba aan idinla soo hadlo waxaa i dhahdiin waan kula soo hadlaynaa marka filimkan waa waci galin balse idinka iska bilaawa rajo ayaa i galiseen tijaabada filimka wax badan ayaa i seegeen idinka na xitaa waan idin ka waaye sxb inta aan rabnay waan qaadanay ee howlahaa kale iska raac😢😢😢
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 6 ай бұрын
😂😂😂
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 6 ай бұрын
OO hada adiga miyeey kuugu dhaga hadlooyaan
@xiinkeyxajji2120
@xiinkeyxajji2120 6 ай бұрын
Haa waa sheeko aniga iyga igu dhigeen @Biletv
@xayatimaxamed9758
@xayatimaxamed9758 6 ай бұрын
Wn ka xumahay wllo Dad badan oo aqoon uleh shaqada ay rabaan ayaa sidaan si ka daran ku dhacdey ee insha allah sabarka badi waad guuleysan doontaa
@Samiir881
@Samiir881 5 ай бұрын
waa dhego hadal caadiyeee
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj 2 ай бұрын
Wll kusaliya xabibkena scw ❤
@ziqaye
@ziqaye 6 ай бұрын
Xaqiiqda jirta ayaa inoo soo bandhigteen wyo aniga ayy igu dhcday in ka badn labbo mr 😢
@Nmc124
@Nmc124 6 ай бұрын
Waxoo ka turjumaa xaalada dhabta ee wadanka ka jirta
@AMIsmail22
@AMIsmail22 2 ай бұрын
Masha Allah top producer and acting cast ❤
@ubahesse800
@ubahesse800 6 ай бұрын
This is real situation of recruitment system of country
@AxmedjoyiAbdiraxman
@AxmedjoyiAbdiraxman 6 ай бұрын
Faraska madow❤❤❤❤
@Ubah14
@Ubah14 6 ай бұрын
Inta ila midka ah ee cv gooda say malinba booska shaqo ee cusube lasoo dhajiyo ugu xarysanaysay daashay farta hatagto Lasoo hadal daaye xata in shortlist lagugu soo darin ayaba macqul ah Cadalad xumadu way ina biyo dhigtay Balse alle ayanu rajo kasugayna
@hasancade-ez3tm
@hasancade-ez3tm 6 ай бұрын
Faraska modow sharabaha iska xiir ilaah ka baq
@FairFurLaughts
@FairFurLaughts 6 ай бұрын
Great acting skills maashallah
@abdikadiryussuf3482
@abdikadiryussuf3482 2 ай бұрын
Aniga konton dollar aa iga badan 😂😂😂
@Shankasoomar
@Shankasoomar 6 ай бұрын
True story😂😂😂
@axmedcabdiqadir6774
@axmedcabdiqadir6774 6 ай бұрын
Sida ahirkaduhu Ay u qaataan shaqaalaha.
@hodanomar5397
@hodanomar5397 3 ай бұрын
متي وقعت غزوة البدر السابع العشره من شهر رمضان سنة الثاني للهجره
@beautyofnature408
@beautyofnature408 3 ай бұрын
Xaqiiqda ka jirta weeyn wadankena
@shakirabdiqadir5328
@shakirabdiqadir5328 6 ай бұрын
First🎉🎉🎉🎉
@AhmedHeybe-q3h
@AhmedHeybe-q3h 6 ай бұрын
Qofka ugu horeya it’s me🙌
@Young-Mo
@Young-Mo 6 ай бұрын
Qofka ugu dambeeya kumaleeyay
@ZaajidHassan
@ZaajidHassan 6 ай бұрын
Ceelasha kasoo lugeeyay 😂
@Fahmivalverde15
@Fahmivalverde15 5 ай бұрын
50$😅
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@mascuudxasanofficial6092
@mascuudxasanofficial6092 6 ай бұрын
First one 😂
@nanabobo1167
@nanabobo1167 6 ай бұрын
Ala gantaalkii madoba😂
@sahraAli-e9h
@sahraAli-e9h 6 ай бұрын
faraska madow😜😜😜😜😜
@shijo2055
@shijo2055 3 ай бұрын
اللهم أصلح بلادنا وألف بين قلوبنا 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@superfun1819
@superfun1819 3 ай бұрын
Aaaamiin yaraabi 😢
@XamdiXasan-rb4gj
@XamdiXasan-rb4gj 2 ай бұрын
Amiiiiiiiiiin yaa allah
@Nada-d4f5d
@Nada-d4f5d 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@MMC985
@MMC985 5 ай бұрын
Well done very professional and performance that's what we deal in Europe
@AbdifitahMohamed-k3r
@AbdifitahMohamed-k3r 6 ай бұрын
Asxbey aniga reera Comments maahi, balse caawa waa ku qosalay riwaayadaan Sabatoo ah shaqo ayaan exam ugalay kadib process kii waxaa la'idhahay anagaa ku soo waceena wax isoo wacay majiraan, hadana isla maantay aa mid kale apply gareeyy kadib waxaa la'i dhahay anaa kusoo wacaaya waxa aa sugaa waa qadar ka rabbi, haddey calaf keyga tahay iyo haddii kaleba. Waxa iga qosliyey waa sey isku soo aadeen anoo shaqo apply gareeyy iyo anoo isla ruwaayadaan arkay 😂😂
@salmaan_saciid8685
@salmaan_saciid8685 5 ай бұрын
An ku fahansiiyo hadii lagu dhaho wan kuso wacaynaa micnahedu waa shaqada umad soo bixin
@mohassan5087
@mohassan5087 6 ай бұрын
Waxaan ka fahmay filimka wacyi galin ah in dadka shaqo doon ahi aanay diyaarsanayn su aalaha caamka waraysiga la is waydiiyo iyo dadka maamulka haya shirkadaha naxariis daran
@Tiktokers10
@Tiktokers10 6 ай бұрын
Yaasir oo loo doortey in uu family ka yahay wax fahan
@bilalxiin8391
@bilalxiin8391 6 ай бұрын
😂 riwyadan marka dawadto shaqaale nimo Ha ku fakirin Hal abuur ku fakir
@cawilabdikadir9873
@cawilabdikadir9873 6 ай бұрын
Dagaalkii beder waa mid isbuuc kahor interview iga qaadayay oo kale.
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 3 ай бұрын
Yaah Oo Maxa Iska Quuseya Mide Jamcad Diiniya Baad Ka Dalbatey shaqo
@XafsomaxamuudCali
@XafsomaxamuudCali 4 ай бұрын
Nacala idinku taal waxan sobarty iweydiya 😂😂😂😂
@mohamedtahliil8711
@mohamedtahliil8711 5 ай бұрын
Aniga jamacad ayaan shaqo udoonty wan kuso waceynaaa ayey igu dhaheen alle wa midkan haleeshiin in ay iso wacan wayo hanti igu filan ayaan helay kadibkood qofkii ayaga markaas ushaqeyna waa sabool wali wuuna ushaqeeyaa.
@salmaan_saciid8685
@salmaan_saciid8685 5 ай бұрын
M.a sxb ilahy hakugu wado
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
@Falanqeynta_musalsalada_Somali 6 ай бұрын
Yaasir oo qaraabada ah loo doortay oo maamulka doortay
@MOHAMED_ABDI3
@MOHAMED_ABDI3 6 ай бұрын
😂😂 50 uuba bixi waye dabal ka ta cun 😂😂 film ❎️ xaqiiqda ✅️
@amiinloxos381
@amiinloxos381 6 ай бұрын
Hadiiba qof family ah lawato maxaa dadka laga soo lugooya alaa soomali dhaqan xumaa
@yadofaa5427
@yadofaa5427 6 ай бұрын
Faraska Madow 😂
@Wllzhuke7
@Wllzhuke7 6 ай бұрын
Reply bile media ❤
@najiipahmad44
@najiipahmad44 6 ай бұрын
Mas Ka meadow balaa yaa wax ku dhiibato😅😂
@husseinjeilani5220
@husseinjeilani5220 6 ай бұрын
Xaqiiqada jirta ayaa wiilka soomaaliyeed markii uu ushaqo doontay xafiis , Kan xafiiska fadhiya wuxuu ula dhaqmayaa wiilkaasi sidii ruux isaga Ka liita , interview na meesha maba yaalo ee waa bahdilaad waxa xafiis yada yaaala. Maxaa Ku jaban in wiilka ama gabadha lasoo dhaweeyey sii wacan loola dhaqmo deetana waxa taqasuskiisa ah wax laga weydiiyo.
@abdirisaaqmaxamed7476
@abdirisaaqmaxamed7476 6 ай бұрын
Hhhh Markan sa uso galay Ee An Arkay mamuluhu inuu yahay faraska madow Aa dib iskaga noqdayba😢😂
@mahadbashiirahmed5501
@mahadbashiirahmed5501 6 ай бұрын
😂😂😂 wlh meelaha shaqooyinka loo doonto wax malaayacni lays wiidiiyaa 😂
@captainpilot2673
@captainpilot2673 6 ай бұрын
annagaa kusoo weceyna 😂🤷‍♂️😳🌝
@MaryanMaxamedxaaji-f5n
@MaryanMaxamedxaaji-f5n 2 ай бұрын
❤😂😂😂
@Ugaska-j2w
@Ugaska-j2w 6 ай бұрын
😂😂 wlhi meshas wax ban ka fahmay wayo hada kahor ayey sidan igu dhacday wan ku soo wacena inta la igu dhahay ayee la I soo wacin 😂
@AdeshBOY-jc3ky
@AdeshBOY-jc3ky 6 ай бұрын
Ofarasaka Somali mojoga😂😂
@captainpilot2673
@captainpilot2673 6 ай бұрын
Su'aal Naftaada waxka samey marki lagu dhoho maxaad ka sameyn laheyd wanaag mise xumaan?🤔
@Nada-d4f5d
@Nada-d4f5d 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@yollexbman7986
@yollexbman7986 6 ай бұрын
it's fact🫡
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 6 ай бұрын
Waa xaqiiqda somalia ka jirta
@867GUD-manhimself
@867GUD-manhimself 11 күн бұрын
50dollar iiga baadan
@Mahadibrahim-j8q
@Mahadibrahim-j8q 3 ай бұрын
Waxaleeuivgewasqbmloomnhyaas❤❤❤❤❤
@AbdirahimIlkacase
@AbdirahimIlkacase 3 ай бұрын
$50 kulaah 😂😂😂
@abdihamiid9573
@abdihamiid9573 5 ай бұрын
😅😅😅😂😂
@jeylaani.media1
@jeylaani.media1 5 ай бұрын
kkkkkk
@yussufmuktar7515
@yussufmuktar7515 6 ай бұрын
Faraska madow
@huseinrage19hussein70
@huseinrage19hussein70 6 ай бұрын
Haye filimkii arday
@kahsheaden9877
@kahsheaden9877 6 ай бұрын
Hoo iga gado wll!
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 6 ай бұрын
50 dollars kaliya😂waa funny wllh
@maxamuudxasan8582
@maxamuudxasan8582 Ай бұрын
😀
@ubahmohamedhaji5930
@ubahmohamedhaji5930 4 ай бұрын
It is everywhere not only in Africa. I like the acting
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 ай бұрын
Somali waxyaabaha kadhaca ama ka jira aduunka kale mana qabaan xitaa africa aan runta isku sheegno wllo
@yusufabdirahman507
@yusufabdirahman507 4 ай бұрын
What is psp 😂😂😂😂😂
@sucaadsalam
@sucaadsalam 4 ай бұрын
Waxaa kula soo xiriyeenaa hadii lagu dhaho waa nagatay kuma rabnee micnaheeda😂😂😂😂
@MA-ke8kf
@MA-ke8kf 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@apdiazizadde9187
@apdiazizadde9187 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 5 ай бұрын
Kuwan waa roonyihin mar haday lacag qaadanin hada ka hora kuwa lacag ila 7 dollar nooga jabsaday imtixan iyo interview anagoow ila kun gaareyno
@mahadbashiirahmed5501
@mahadbashiirahmed5501 3 ай бұрын
Wlh baysan been ahayn 300mar baa lambar layga qortay 😢halmar baan helay halkii marna oday baa wiilkiisa igu badashay 😢
@DeeqoDeeqonuur-hd8dr
@DeeqoDeeqonuur-hd8dr 3 ай бұрын
😂😂😂
@MohamedAdanAbdulahi-ik8ht
@MohamedAdanAbdulahi-ik8ht 4 ай бұрын
😂😂😂
@Salmancade10
@Salmancade10 5 ай бұрын
Bile TV waad ka soo darteen barnaamishkaan waa marax. Si aqlaaq leh xitaa interview ma looga qaadin.😀🤣
@cumarlaki884
@cumarlaki884 6 ай бұрын
Faraska madoow ahaaaa😂😂😂
@DahranlDahir-kz1rg
@DahranlDahir-kz1rg 4 ай бұрын
😂😂
@abdihakim391
@abdihakim391 5 ай бұрын
Waa iska sii gartey Codsi shaqo tahay markaan arkey Ciwaanka Oo ah Waanu kula soo hadli doonaa , kawaran🤔
@munahilwa9490
@munahilwa9490 4 ай бұрын
Lafta Igu Yar Bini adamka Halkey kutalaa 😂 aniga 50$ iga badan😂
@mohamedhassan12
@mohamedhassan12 6 ай бұрын
Ilaa hadda la ilama soo hadlin badrooni😂
@xanaanopharmacy1661
@xanaanopharmacy1661 6 ай бұрын
Maska madow tiktok len ku arki jire waba jilaa miyaa😂😂
@FarhiyaHassan-s9u
@FarhiyaHassan-s9u 4 ай бұрын
Film hindi ah baan kusoo arke
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 6 ай бұрын
Faraskaaa Ma filmaaan b Bilowday
@haruunbey2203
@haruunbey2203 4 ай бұрын
War ninkan no so badiya
@siciidaxmednuur2677
@siciidaxmednuur2677 5 ай бұрын
Faraska madow halista
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 6 ай бұрын
Waxaan kula taliyaa wiil walboo Soomaaliyeed inuusan shaqo u raadsan nin xafiis jooga waxkastoo barato adi shaqayso xamaalo ganacso meel hooseba kasoo bilaabe . Wlh waa ihaano
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 6 ай бұрын
Hhhhh
@alinuromer5876
@alinuromer5876 3 ай бұрын
Absolutely 💯 true
@mariaapdirizak6721
@mariaapdirizak6721 3 ай бұрын
❤❤❤
@eblamohamed191
@eblamohamed191 5 ай бұрын
😂😂😂
@mohamedkunle528
@mohamedkunle528 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@abdirahmanaden5260
@abdirahmanaden5260 5 ай бұрын
Aniga igahadleysiin wallahi.Waiter noqdee ,mudo 13 bari lee shaqadas kashaqenaye .... kadib wakusowacaceyna ladahee
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
: : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢
@abdiwali4669
@abdiwali4669 6 ай бұрын
Si aad like u hesho darteed maad iskugu jilcinysaa gabdhaha? Kagudub midaas
@MohamedHussein-p5p4t
@MohamedHussein-p5p4t 6 ай бұрын
Kkkkkkk maraxow wax mcne kudhaho Maa radinosaa😅
@maanqurxiye1
@maanqurxiye1 6 ай бұрын
@maanqurxiye
Meeshu waa Afrika bishuna waa dhammaad!
7:15
Bile TV
Рет қаралды 93 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 38 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 15 МЛН
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC 3
00:19
AnythingAlexia
Рет қаралды 9 МЛН
Qolka Qalliinka | Meeshu Waa Afrika
6:20
Bile TV
Рет қаралды 54 М.
Taariikhda Xun Ee Dabataal Taxana Netflix EE China Ka Iibsadeen.
20:00
Barnaamijka Faduul - Ma dhiiragelin mise dhabar-jebin?
6:22
CILAAJ | Meeshu Waa Afrika
4:54
Bile TV
Рет қаралды 44 М.
Marka gacan fudeydkaaga maxkamad laguu soo taago
6:46
Bile TV
Рет қаралды 279 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 38 МЛН