"Anagu waa qaban karnaa Cirro,laakin ma jiro hal qof oo qaban kara Muuse Biixi" Cabdirisaq Hero

  Рет қаралды 9,613

SAAB TV

SAAB TV

Ай бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 35
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
❤hero wallee waa legend ❤ninkaasu ciyaar maaha ❤
@khadramaxamed7859
@khadramaxamed7859 17 күн бұрын
abtigay mcn abtiga qllpigaaa kuma waayoh❤❤🎉🎉
@abdisamadmohamoud
@abdisamadmohamoud Ай бұрын
hooyadi u sheega awal iyo habar jeclo muse ayey dooranaya waa ogtihin haday doorasho dhacdo ramax tegay burco waa ka cuun oo ka coode siyasada fahma
@hkayir916
@hkayir916 Ай бұрын
Adigu hooyadaa kun jeer was ... nacdal baa kugu taala uqdada iska saar
@ashrafabdulkarem6295
@ashrafabdulkarem6295 Ай бұрын
War ninkan 1 million maalaga qadey uu cuney
@user-bs4mv5nr5b
@user-bs4mv5nr5b Ай бұрын
Wali aflagadadi muuse ayad wadan muuse cafis waydiiista
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn Ай бұрын
Qaasim hoyadi yaa garanaya Alah hawnaxariiste
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Ай бұрын
Huuro
@abdirahmanismail9636
@abdirahmanismail9636 Ай бұрын
NIIQ NIIQ. Badanaa AXADKU
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed Ай бұрын
Hero waa nin tariikh badan hayaa balse dhibka jiraa waa hadalka badan. Saxbkeey waxaan kula Talin Lahaa si aad dadka wax badan ugu fa,ideysid waa in aad mucda hadalka tuurtaa oo aanad Golaha ku rafan. Cali seenyo aad ayuu kaaga cadhooday intaa ayaa nuxurkii wanaagsan ee aad jeedisay dishay. Mar walba waqtiga madasha dhawr.
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o Ай бұрын
Cali seenyo isagaa degdegay .. oo bilaa ixtiraam noqday isla markaa
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Ай бұрын
Waryaa carrabeey lacagtii Ma soo celisay aad xadday 😂😂😂
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy Ай бұрын
Burco liqe indho adagaa weli beentii madhurayaa
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Ай бұрын
Bidhiidh berigaa wuxu ahaa district commissioner oo loo yiqiin ( DC )magaciisuna waa cabdulaahi abokor Ismail...
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok Ай бұрын
Saaqidiin baad tihiin wixii habar awal ah waayo qof garxajisa ama habaryoonis ah oo muusa raacay ma jiro wof caayaya mooye habar awaleey waad jabtaeen ilaa suldaankiinii ayaad qaban weydeen oo ciro hoos jooga iyo inta nolosha ka dhacdayba habaryoonis dumarkoodii dahabkiina way iibiyeen sacadmuusana sida faadumada doqonta ah oo kale dhiig hadaad leedihiin magaciina ka jira habaryoonis magac bay ku dagaalamaysaa halka habar awal hunguri ku dagaalamayso sida ramaax cali guray ina abees iyo adeerkiisa doqonka ah ilaahay kuwaa ha idinka jabiyo bilaa dhiiga ah
@Safiya-lm3kr
@Safiya-lm3kr Ай бұрын
Ninkan da diisa iyo taatiikhda u hayaa isma laha waaqaamuus yar hala ilaashado ninkan
@dadsshekh6172
@dadsshekh6172 Ай бұрын
Maad qabatid marku cidanka xafadooda ku laynayay warkagu Wa dameero lo sheeg
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 Ай бұрын
Hero waa tuugii weynaa
@caliasma910
@caliasma910 Ай бұрын
Heero waa aqoon yahan sare
@soulehassan
@soulehassan Ай бұрын
Qabyaaladii oo basalowdey
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Cirro madaxweynaha dooran, ❤
@cabdikariimnuur518
@cabdikariimnuur518 Ай бұрын
Laandheere
@AbdirahmanHeello
@AbdirahmanHeello 24 күн бұрын
Xog badan ayaad haysaa laakiin hadalka aad ayaad u badisay.
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o Ай бұрын
Beerkuu kaga xareeyay cagowayne. Waar ninku shaw waa geesi hadal yaqaana
@abdisamadmohamoud
@abdisamadmohamoud Ай бұрын
cirro wllhy ma noqonayo madaxwayne habar yoonis beenta iskadaya wax doorasho oo dhacaysa ma jiro waa ogtihin ilaa dalka laxoroyo ciidanki boliska aalaysen iyo ciidanki qarakan ee aa cadawga u basasten miyaa ilowdeen
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Hooydaa buule wasi jiray kuu tidh garxaajis waa mid
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
Garxaajis waa dadkii soo dayay makhnuudkii Ina askar and casha bac kuu xaar
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Ай бұрын
Faataa bakhle​@@hassan-mp1pk
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 Ай бұрын
Kkkk reer maryocaw faanwaynaa ma midgaha ayey isshabahaan yusra harti ha naacleeyaan
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Ай бұрын
@cismaanafgaab3018 garxaajis waa dadkii soo dayay makhnuudkii Ina askar kaa xorayay gabilay tuke haft graxaajis waa kii kaa saray burco iyo hargeysa dhadiga isaaq and casha bac kuu xaar and harti kaa fiican dhadiga isaaq iyo casha bac kuu xaar dhulbahante kaa dhigay oromo 2023
@abdisamadmohamoud
@abdisamadmohamoud Ай бұрын
marki hore waxa lala dagalamayey darood iminka habar yoonis ayaa laxa suuqaya mawaxa moodaysan inla ilaway waxa qaranka ku samaysen ee marki u danbaysay laysen ciidanki boliska sida kursi laguma fuulo xaaran bay ka tahay i cirro madaxtooyada fadhiisto muse biixi oo nool cadawga somaliland maha aha darood ee waa babar yoonis garac baa wada tihin doorasho dhacaysa majirto haday dhacadana muse ama faysal cali warabe ayaa noqonaya madaxwayne
@lakisiciid187
@lakisiciid187 Ай бұрын
Adiga o ayo.ah aya.xasuqi. waa.ma.dhadigii isaaq ba tahay wad.hadal.jilac.san.tahaye
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv
@AsmaJibriilismaciil-ti1hv Ай бұрын
Caac awoodad nin shan gobol daga ugu ha jabayso nin hal gobol dagad iskaga celin lahayd😂
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 20 МЛН
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 14 МЛН
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
00:39
Untitled Joker
Рет қаралды 7 МЛН
Saddex Qolo Ayaa Wax Dumisa | Kursi Dhiigle Aan Ku Fadhiisto |  Sh Mahad Cadaad
10:04
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 36 М.
Бенчику не было страшненько!😸 #бенчик #симбочка #лето
0:31
天使他们用各种东西打出节奏#short #angel #clown
0:22
Super Beauty team
Рет қаралды 12 МЛН
姐姐的成绩原来这么差#海贼王#路飞
0:24
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 6 МЛН