Daawo waxa maanta Baarlamaanka Kadhacay faraha Laysulatagi gaadhey ilaa madaxweynaha Maqaarka

  Рет қаралды 30,383

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@AbdifitahHussein-qr8xi
@AbdifitahHussein-qr8xi 2 ай бұрын
hooyAdaa baa AMANA kugu ah hubkaas iska ilow sahib reer cabd waaq hambalaya hambalyo walaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedsh9435
@mohamedsh9435 2 ай бұрын
Subxaanallah, markaad baarlamaanka somalia dhagaysatid, xaalada ama xalka somalia waad kaniyad jabin.
@dalmarsalaad
@dalmarsalaad 2 ай бұрын
Alaayacisak abdirahman abdishakuur sidii lagu moodeyay iyo aragtidaada waa kala labo ax yaa wadani❤❤❤❤❤
@HodanDaud-n9r
@HodanDaud-n9r 2 ай бұрын
Asc
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 ай бұрын
Siyaasi AHNA xildhibaan Qaran mudane Abdirihman Abdishakuur well done 👍🏻
@muhumedosman6884
@muhumedosman6884 2 ай бұрын
Thank you xildhibana
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 2 ай бұрын
aadan pesso jaajuus jaajuus dhalay kaba qaad u ah xasan dhiiqo waanu idin ognahay maamulbeeleedka hawiye ee xamar iyo villaQabyaala jooga. anagu uma aragno dowlad somaliyeed.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 ай бұрын
Thenks mudane gudomie
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 2 ай бұрын
Somali hanoolaato madaxweeyne xasan sh keep going brother
@CubeedCali
@CubeedCali 2 ай бұрын
أسد حفظك الله ورعاك
@zainabguled7344
@zainabguled7344 2 ай бұрын
Kuwani wayna ceebeeyeen aduunkaa laga daawanaya qaylo badanaa oo ixtiraam xumaa qaylo badanaa dad waaweyn oo aamusa la leeyehey waa ceeb ma caruur yaryar baa oo dugsi quraan fadhiya oo la amusiinayo ilmahaaba dhaama oo quraankii ilaahay baranaya kuwani gaalo ayay u shaqeeyaan gaalo ayaa lacag soo siisay si ay dalka u burburiyaan waa wax aan ilaahay ka baqayn ilaahay xaqqa ha tuso dan inooma hayaan ilaahay baa soomaali u maqan
@CubeedCali
@CubeedCali 2 ай бұрын
أللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين
@CubeedCali
@CubeedCali 2 ай бұрын
Ninkan wa masuul rasmi
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 ай бұрын
Reer C/waaq waxaay dhaheen kan aann wax ii quurin Dadka ka!ogsooni kan riximka ii ah sida xildhibaan Xidig beerka ka’ogsooni.
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 2 ай бұрын
ILAAHOW WAXAN KU WEYDIISTEY KUWAAN NOOGU BADAL DAD WADANIYIINA DIINTA DADKA DALKA U ISTAAGO OO KUWAN NADHAFI WAR AAMIIN DHAHA
@faaraxguudow9441
@faaraxguudow9441 2 ай бұрын
Xil + dhibaan=xildhibayaashii oo weli dhikoodu socdo.
@ShukriAbdi-g3o
@ShukriAbdi-g3o 2 ай бұрын
Marexan wagesiyal wadaniyinwayo walhi waximagalin lakin marexan wadowladguri wadankane weyaudhinten
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Ай бұрын
Ninkaan dambi kasta oolagalo dhihin qolaa ka dambeysa Nin fiican maaha , oo qaladkii qabiiliste iyo ciidan galaan Yaa saxaya haddi qaladkasta meel loohayo oo hadalka garaado lagu raadsanayo wax Maku xalismaan oon la hubsan sababta keentay .
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 2 ай бұрын
Mansha Allah
@HaredDuale
@HaredDuale 2 ай бұрын
NINKAAS GUDOOMIYAHA AH OO XASAN SHIIKH WAARDITAHA U AH DADKANA CABURINAAYA RIDA RIDA RIDA ALLAHA RIDEE
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 2 ай бұрын
Hambalyo ha dishonor
@dargo114
@dargo114 2 ай бұрын
Labadaan qof oo gadaal fadhisa oo iska qoslaaya waa anshax-xumo.
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 2 ай бұрын
Hambalyo ha disho
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 2 ай бұрын
Waad kumafsantahry amaanuu nagayahey maxaanagaqabta dhalinyarafiinagafhimatry isiimagtppdii
@faaraxguudow9441
@faaraxguudow9441 2 ай бұрын
Xildhowrayaal haloo bixiyo haddii wanaag laga rabo😊
@lulaa1113
@lulaa1113 2 ай бұрын
Shaydaan madoobe asaga ayaa Ethiopia u shaqeeya
@IdirisOsman-z8x
@IdirisOsman-z8x 2 ай бұрын
ninkan waa dadka aan cuqdada qabin waa Somali dhaba
@IdrisOsmam-u1w
@IdrisOsmam-u1w 2 ай бұрын
Xildhibaan sareedo VS Gu.Madoobe? Waxa si fiican u fiirsadey hadalkii xildhibaan Marwo Sareedo oo si fiican oo aan Ku fiirsadey ugu tumatey Gurguurte Maamule xumadiisa IYO inta UU dabada Ku wato ? Xildhibaan sareedo waxay taabatey meelo badan oo boogo ah una baahan in la dhayo? ? Aden madoobe UU Ku waashey haka bihin ajandaha ayey weedhiso kaliya aheyd?
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 ай бұрын
Geesi Geesi dhalay
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 ай бұрын
ilaahow kuwan na dhaafi
@omarhamadi4002
@omarhamadi4002 2 ай бұрын
Jareer weyne is not easy 😅😅😅😅😅😅
@maxedxuseen5581
@maxedxuseen5581 2 ай бұрын
Point of order
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 2 ай бұрын
Barlamanka madaxweeyne kama qaadikraa n xilka
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 2 ай бұрын
Kaan macabsanyahay hadalka uguhoreeyay
@MaxamadMWeyrax-f2w
@MaxamadMWeyrax-f2w 2 ай бұрын
Aadan madobe waa qainu wadan iska celiya
@RashiidYassseen-no9ol
@RashiidYassseen-no9ol 2 ай бұрын
Baarlamaanka. Waxay shacabka soomaaliyeed. Inbadani. Idika codsanaysaa. In. Aad. Odagan. Guulwadaha. Ah. Ee. Gudoomiye nimadii. Guulwadenimada ku bedeshey. Kalsooni paradise. Ka Medela gudoomiye. Aan. Mooryaan. Soomarin. Oo kalsoonile oo inuu. Mw naha isagu. Ka sareeyo. Garanaya ku bedela
@fadumaali4556
@fadumaali4556 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu 2 ай бұрын
Dagaalka Somaalida dhex yaala Allaah haka saaro dhexdoodana burcad qalbigooda ha isku mariyo allaha kasoo saaro shayaadiinta isku direyso.
@zainabguled7344
@zainabguled7344 2 ай бұрын
Meesha ciyaar baa lagu hayaa
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Ай бұрын
Canshuurti aaway masakiinta korka laga saaray idinkaa u hadli Kara ee dhibaatadaas ha laga dul qaado .
@omarhamadi4002
@omarhamadi4002 2 ай бұрын
Congratulations 😅😅😅😅 hambaliyo
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 2 ай бұрын
Gudoomiya bralamaanku afka mayga iyo maxtiriga mida mayaqaan.waxu yirahata hili dhiban labada lahjo ee dalka logahadlo
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 2 ай бұрын
WASIIRKII HAWEENKA WAA KAA BUUXSANTEY
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 2 ай бұрын
Reer magaal reer miyi lagudhex daray hadallka deeqahya madax yuul wanin wanna San
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 2 ай бұрын
Odaygaas dila jawaasiis buu u shaqeeyaye
@AbshirJimcaale-pk7lk
@AbshirJimcaale-pk7lk 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😮
@xasancismaan9851
@xasancismaan9851 2 ай бұрын
Caada qaata yaashaan yaa dhinac noo dhaafiya dowladda inay curyaamiyaan mooyane lagama sugaayo inay wax nooteran😡😡😡😡😡😡
@InajaamacnuuxInajaamacnuux
@InajaamacnuuxInajaamacnuux 2 ай бұрын
Fariid fariid dhala diiran
@Saidalihusein
@Saidalihusein 2 ай бұрын
Weerar iyo difaac ayaa ka socda garoonka.
@faaraxguudow9441
@faaraxguudow9441 2 ай бұрын
War kuwan waa iska aamooyaal
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Ай бұрын
Somaliland waxay u joogaan halkaan Dan gaara in lagu fushado Sida canshuur dadka dusha kasaara iyo xambaarsi dowlad qaldan iyo Alle ha kabaqa , Bal ninweyn oo u usoo istaagay isbaro yaan la dhihin ee jeckpont Hala dhaho ,yuu ismaqashiinayay waayaane kalmadda cidwalba way fahmeysa Wuxuu ula jeeday .
@SaynabxaajiMaxamuud
@SaynabxaajiMaxamuud 2 ай бұрын
Soo celinmayno kani ku dhafye hadalka hayska khasarin
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw 2 ай бұрын
War waxani madax maha wa moryaan 😅😅😅😅😅😅😅
@zainabguled7344
@zainabguled7344 2 ай бұрын
maxay dad iyo dal u qabanayaan iyagaa isku maqan
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 2 ай бұрын
Anigu ma dhageysto nimankaan. Waxan fiiriya muuqaalkooda iyo u yaaliin iyo sign language kooda. Waxan is barbar dhiga aduunka kale iyo iyaga. Waxa ii so baxada Nasiibdarro
@FaysalMacalinMaxamad
@FaysalMacalinMaxamad 2 ай бұрын
A
@Bashir1119
@Bashir1119 2 ай бұрын
Waxaas wax kadaran ayaa soogalo
@Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca
@Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca 2 ай бұрын
gabayga awoowgaa quruxbadanaa kkkkkkk
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 2 ай бұрын
Shacabku wuu idin habaraa god baad soomaali ku rideen oo idinkaa noo kenay tugadaan xaq daro baad cuntiin
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 ай бұрын
Oday daqaaqula reer caabud waaq ayaa leh dayuus mooryane
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam 2 ай бұрын
Waa la kala shakiyey lol😂
@maxedxuseen5581
@maxedxuseen5581 2 ай бұрын
Naa hoy soco
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 67 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
WARKA DUHUR EE KNN  19 10 2024
14:09
KNN
Рет қаралды 948
4th African School on Decentralisation
1:17:50
Dullah Omar Institute UWC
Рет қаралды 322
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 67 МЛН