Daawo Daacish La Qabtay O Carab Ah Waraysi Lala yeeshay Waan Waallahay Ayuu Yidhi iyo Xogo Uu bixiye

  Рет қаралды 18,620

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 8 сағат бұрын
Hargaysa in ay tahay Hoyga Argagixisada in ay tahay way Cadatay
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 7 сағат бұрын
Naxligii xumaa eexaasidnimada iyo qabyaalada iyo majeerteenimada ayaa wali lameeraysanaysaan naxli naxli dhalay baad tihiin
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 6 сағат бұрын
​@@abdillahiosman1770 Caydu waxba ku tarimayso. Waxa Isa soo taraya in Somaliland tahay Meelaha Somali laga dhibaatayo. Hadaad war kale noo sheeg adiga oo aan cidna caayin.
@NimoAbdi-il4um
@NimoAbdi-il4um 3 сағат бұрын
​@@abdillahiosman1770Waxkale oo ad Ku hadashiid miyaad waaydeey Somaliland wuyimi buu ku yidhi nacasow, xasiid niimadu waa waxa idiinka reebey qayrkiin waxa idiinku dhacaya waa dhiibatadad uu geeysateen reerkini yare ee walana dhuulbahante, idiinko khayr uu wadiin danaa kalahay cuuqubo xalkii laguu galo ayeey coow ku huruda caruurtey Ka leeysa ninki caanobas dhamaa. Daaya xasiid nimada iyo dhiibka daadka kuwadan. Somaliland daadkedi waa masakiin daad dhiib iyo xuman jeecelna maha caqliiginu haa idiin shaqeeyo!!!
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 Сағат бұрын
SNM. WAA ALSHABAB ISAAQLAND WAA SNM .
@Marian-c6x
@Marian-c6x 5 сағат бұрын
NINKAN QOLL CIRIIRI AH OO MUGDI AH HA LAGU XABISO. MAALIN WALBO. WAQTI YAR WAREEYSI,, HALAGA QAAADO IYO WALIBA LA QORAYO. , OO LA RECORD GAREEY NAAYO, , NINKAN YAAAN LA SIIDEEYNIN. ,,,,,, ILLAAA WARARAR DHAMEEYS TIRAN
@aliahmedbygt4kub921
@aliahmedbygt4kub921 7 сағат бұрын
Sada uu wax u waraysanayo waa liidataa
@sudesaid8059
@sudesaid8059 3 сағат бұрын
Walaalo Madaxwayen Dani usheega caruurtii
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 6 сағат бұрын
MANSHA ALLAH GUUL DOWLADA PUNTULAND CIDAMADA SHACABKEDABA GULESTA INSHA ALLAHU QEYRA WALAALAYAL
@momtaazMohamud
@momtaazMohamud 2 сағат бұрын
Waxaan la yaabanahay ninkaan sheeganaya wariye ma aha professional wariye in uu wareysigaan qaado ma ahayn waayo qaabka wareysiga sax maaha. aaway timire?
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 7 сағат бұрын
Waa baantee nahaabka aa koronto ku qabta marabo en uu warbexen feecan edenseeyo
@halimab5796
@halimab5796 2 сағат бұрын
Nin Daacish ah oo Bassaso qarax dhigayey ma again sidii qof wanaagsan oo Sharif let inaad Gacan qaaddo oo weliba cabbaar Hanson dabadeedna tiraahdo waa mahadsan tahay
@saeedhassan3589
@saeedhassan3589 40 минут бұрын
NINKAANI WAX BADAN BUU QARINAYAA !!! KAN WAREYSANAYANA WAA DOQON AMA WAXBUU LA OGYAHAY
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 3 сағат бұрын
Ummad muslimin ayey rabaan in gumaaden quraan in la igu Akhriyaan rabaa kulaha.tiirka ha la geeyo
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 5 сағат бұрын
Waa wiil la khiyaameeyay. Duruuftana lagaga faaiidaystay , waa in toos loo sii daayo . Labana ilaalikayo
@frank77w
@frank77w 3 сағат бұрын
Waxaas ma jirto tiirkaa la gayn waad na arki doontaa inshallah sujuudaa laga toogan taasaana abaalkiisa ah. Wiil yar haduu yahay wiilal yaryar oo badan bay miino qaadatay ayga hala dilo
@ryusuf3409
@ryusuf3409 Сағат бұрын
Siilka hoyadaa ayaaa la qiyamey, 2wiil oo walalo ayaaa hal meeel ku dhimatey
@nimconimcoaxmed3035
@nimconimcoaxmed3035 2 сағат бұрын
Wlle hargaysa idinka carartay yahuuu
@mrjamac
@mrjamac 6 сағат бұрын
ninkan maxkamada waa in lasoo tagaa oo dil toogasho ah lagu xukamaa insha alaah waa daalim dal una laheyn iyo kox qawariij ah oo aminsan leeynta shacabka somaliyeed siba reer bososo maxaa dalka kenay hala dhan dhansiiyo macaanka nafta ay ledahay insha alaah
@yasminjama2703
@yasminjama2703 8 сағат бұрын
Ninkani been Buu sheegayaa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 сағат бұрын
Qadar iyo imaaraadka iyo Sicuudiga iyo CIA oo iswata yey ushaqeeyaan waxaana laga caawiyaa saldhigga maraykanka ee Diego Garcia axaana larabaa inaan Soomaaliya dhaqaalaha kula tartamin khaliijka weligeedna aysan nabad noqon lkn qabiilna kama maqna ee sidaas ogaada.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 9 сағат бұрын
Good Job!
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 сағат бұрын
Hawiye waxay rabeen inay gabdhaha daarood ku deeqaan si wahaabigu u caawiyo oo ay dalka wahaabinimo ku qabsadaan.
@salebanomar76
@salebanomar76 9 сағат бұрын
EEY EEY DHALAY PLEASE 🙏 YAAN LA CAFIN HALA NAARO SIDA ROBOW WAJIIS WAZIIR TIKTOK BASHIR SALAD QAWARIJ ALSHABAB WAHABI XAMAR AYAA XASSAN SH DADKII NA XASUQAY AYUU DOWLADA IYO DIINTII NOOGU DHIIBAY HAWIYE LA ANAY EE DAROOD CIRIB TIRA KUFARTAN YAAN LA CAFIN PLEASE 🙏????
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 9 сағат бұрын
NAGU HALEE BROTHER. WAA RUNTA DADKII XASUUQAY SHACABKA XAMAR SIDA SCHOOL, SUUQYADA WAXGARADKII LAGU TOOGANAYEY MASAJIDA XAMAR AYUU HADANA WASIIRO KA DHIGAY WAA YAAB!
@sudesaid8059
@sudesaid8059 3 сағат бұрын
‏أنا آسف هذا عمر. أبنى حبيبي الله يحفظك يا ربي غسل مخك
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 8 сағат бұрын
Subxanallah. Muxuu ben shegayaa wuxuu yiri qaraxa dad lomadhigin hadas ma dhagax ayaa lagu jebinayey. Haladilo qatiliinta si kuwa kale ugu qus qatan jahanama ku aruura Rabbi inankiisa.
@Marian-c6x
@Marian-c6x 5 сағат бұрын
horaaa looga shakisanaaa ,, in Hargeysa tahay hoyga. ALLSHABAAB,,, XASBUNA LLAAH
@ahmedismail2507
@ahmedismail2507 5 сағат бұрын
Somali. Melakaste waa joogan ee way is qariyan
@dhamme0
@dhamme0 3 сағат бұрын
Hush doqonyahey Naa hargeysa wuu soo marey ee halkeed uga dhigaysaa Ninka inuu reer hargeysa yahay maad ilowdey inuu yameni yahey
@AhmedCabdallajamac
@AhmedCabdallajamac 2 сағат бұрын
Waa sheko lasoo Ababuley Oo ay ka shaqe yeen butlan
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 2 сағат бұрын
Makii soodiraa tahay daacish gabalkiin dhac
@AbdirahmanMo14
@AbdirahmanMo14 8 сағат бұрын
Lakin wax san looma warysto somaliyey.. xogta kaqata bas Wali ma arakteen ... Dunida o dad noocana saan u warysanyzo
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u 7 сағат бұрын
WALEE SHEKADAN WAA SHIIKADII SUUQA XOLAHA WAA KII JIIFAY DHULKA OO AY SOOSAWIREEN
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 2 сағат бұрын
Haldilo shaydaan ka shaydaanku keenay
@AhmedHussein-k5g
@AhmedHussein-k5g 8 сағат бұрын
Ninkaan waraysanaya ninka Daacishkaah waa in sida ugu dhakhsaha badan shaqada looga eryaa dibdabana aan loo horkeenin saxaafada iyo waraysigeeda waxaa weeye un professional person dadka noocaas ahna mardambe umada hasoo hor fariisinina ceebay idinku tahay
@maryanAbshire
@maryanAbshire 2 сағат бұрын
argagixsada somaliida aya naaga badataay maxa kuwa cadaanka aah noo keenaay dhibkooda cadaanka naga saara
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 8 сағат бұрын
Mesha Argagixisada laga sameyo in ay Hargaysa tahay aya cadatay
@dhamme0
@dhamme0 3 сағат бұрын
Xaasidnimo ku heysa ma istiri
@mos1954
@mos1954 4 сағат бұрын
Haladilo Yeeyda Qurunka ah
@bellaguul840
@bellaguul840 6 сағат бұрын
This is not his mommy house.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 сағат бұрын
Meel qarsoon aya lagu waraystaa jaHilyohow.
@hamsirr6551
@hamsirr6551 7 сағат бұрын
Muhiimadu maaha inay waraysteen laakin waa in hargeisa iyo somaliland ka dhigaan xarun argagixiso looolz
@abudarda00
@abudarda00 4 сағат бұрын
Dil toogasho wa waajib hadii kale wey sii wadi
@ryusuf3409
@ryusuf3409 Сағат бұрын
Nolosha halagu cadabo, yaaan horey laga dilin hala silciyo
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 6 сағат бұрын
Allah Putland maxa Somaliland laga siya , Msjeerteen cilkan haya xagu uga yimi ?
@odayjama1829
@odayjama1829 6 сағат бұрын
Inaad dishaan bay ahayd markaa xogta ka qadataan aad uga bahantihiin dayuuska xunka ah
@frank77w
@frank77w 3 сағат бұрын
Ninkaan markaa si fiican loo waraysto oo xogta qasab looga soo saaro. Tiirka hala geeyo oo sujuuda halaga toogto
@khadarcabdi1585
@khadarcabdi1585 7 сағат бұрын
@mos1954
@mos1954 4 сағат бұрын
Bal fiiri Sida looguraaxeynayo, Weliba Wax Sir iyo Wareesi hoose lalamayeelanayo, Wuuba Iska Dalxiisayaa. Kadib Markii Somali Badan Ay Dhamaatay. Maxaa Tv Lookeenaa Ayadoon Xogo Badan oo Hoose lalayeelan? Cajiib.
@DaalloSurad
@DaalloSurad 3 сағат бұрын
Hoyadaa iyo yibir kaaad tahay iyo qudhunkii aad ku soo kortay kaluun uraya
@abduwelidimbile4183
@abduwelidimbile4183 8 сағат бұрын
Dhibamalaha hadayaada sifiicana u suuxayasaa wayo dowalada pudalanadi sharacigeedu waa agayahaya
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 6 сағат бұрын
SNM WAINLALA XISATAMA HARTI WEYNOW WAXMAQAL SHEKADA SASEY KUDHAMATAY😂😂😂 IDOOROW WAHAN KAHARO
@dhamme0
@dhamme0 3 сағат бұрын
Jileec jileec dhlay oo fuley ah baa tahee niicda yareyso 😂
@halimab5796
@halimab5796 2 сағат бұрын
Bal noo sheet Daacishku wuxuu ku mahadsan yahay.
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 5 сағат бұрын
cismaan gurigiisa toos noogee maadtiraahdaan
@123yus
@123yus 4 сағат бұрын
Muxuu geeyaa sheekadiiba sowtal lakashifay qofkan wax waraysanaya waa in labaaro laftiisa
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 6 сағат бұрын
La dagalan dacish ma jiree ma dariig Somaliland laguso weeraro weyan wana mashruuc. Reer Somaliland uu xariga Putland iyaguna argagixiso ha idinku sheegan.
@gabadhareerhoowd5799
@gabadhareerhoowd5799 5 сағат бұрын
Wax badan qarinayaa ninkan.
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 51 минут бұрын
Mujaahid
@saeedhassan3589
@saeedhassan3589 41 минут бұрын
Waad gacan qaaday,waxaad heysatay gacantiisa waqti badan, waad umahad celisay ????? Mawaxaad ugu magad celineysaa wuxuu sameeyey ???? Adaaba ubaahan in lagubaaro
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 7 сағат бұрын
Waarma isagaaba u eg qof argagixiso ah been baad sheegaysaan.
@khawaaje
@khawaaje 8 сағат бұрын
Hala dilo
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Сағат бұрын
Waar somaliyey balaayo waa somaalida dhexdeeda ee intaad dadkale ku mashquuli lahaydeen iska eega kuwa idinla diirka iyo dadka ah!!
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 5 сағат бұрын
Turjumaanku Wiilka Hadalkiisa kelmed kelmed ayaad ba maqashiibaysaa. Kkk Waxaasi waa jeebkaaga weriye
@khadarcabdi1585
@khadarcabdi1585 7 сағат бұрын
Share
@AbdihakinFarhan
@AbdihakinFarhan 2 сағат бұрын
Hhhsheekadu laba meeloodbay iskadhaafsantahay wuxuyidhihargaysaankagabiiray hadanawuxuyidhi shaqaanlaguuhaynaabay yidhaah deen markaan boosaasotagayay
@nocopyrightedbackgroundmus454
@nocopyrightedbackgroundmus454 9 сағат бұрын
Daarodow sow idinku carab ma sheegan jirin idinkaa islaynaya
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 9 сағат бұрын
Xayawaanada iska bacaac leeyo aamuskay sharaf kuleeyihiin malaha 😂😂😂
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 9 сағат бұрын
NACAS SIDII NEEFKA UYEERA LOOMA JAWAABO!
@geediali437
@geediali437 8 сағат бұрын
Kkkkkk meheri ismaaciil waayo boowekkkkkkkkdaaroor daciifnimadiisii buu gacantiisa isku dilaykkkkkk ninkan waa reer abtigay walee waan ku faanaa laakiin inuu dilo daaroor kkkkkkk waan ka aamusay😂😂😂😂😂😂
@omarhussien8958
@omarhussien8958 6 сағат бұрын
Carabka soow Daarood maahan? Isis waa Daarood!
@dhamme0
@dhamme0 3 сағат бұрын
Wareysigu aad buu u liitaa ninkan weriyaha isku sheegayaa unprofessional wye sualo muhiim ah muu weydiin mana uu diyaarsan
@fatimaawad-h1w
@fatimaawad-h1w Сағат бұрын
waa been
@MohammedSheikhapdirahman
@MohammedSheikhapdirahman 8 сағат бұрын
Nacala asaga iyo aabihiiba kuyaale muxuu nagasodonay ufmaa dishaan wuxo ood walib jerjartan akhas
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 6 сағат бұрын
Allah Putland maxa Somaliland laga siya , Msjeerteen cilkan haya xagu uga yimi ?
@MohammedSheikhapdirahman
@MohammedSheikhapdirahman 8 сағат бұрын
Nacala asaga iyo aabihiiba kuyaale muxuu nagasodonay ufmaa dishaan wuxo ood walib jerjartan akhas
KOOXDA QEYLODHAAN | DAWEEYE ALLOOW NASII | 2025
8:00
Aflaanta Studio
Рет қаралды 26 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
DEG DEG: XAMA4S OO 'ISRAEL U QABATAY 5-MAALMOOD' | XIISADDA CUSUB
21:23
Daawo Qosolkii Aduunka, Kaftanka Siyaasadda Iyo Wariye Ali Haraare
45:43
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН