Tap to unmute

Daawo Wasiir Fiqi O Faah Faahiyey Heshiiska itoobiya Badda La'siinaayo itoobiya Halkay tahay iyo Doo

  Рет қаралды 41,264

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 329
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs Күн бұрын
Alla hoyooy.dhaxal.guurnayey Wallaahi hordo.nama.toosno Alla jabnayeey.💔💔😭😭😭
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Күн бұрын
wll ilaahey hanoo gargaaro meesha lacag fooqal caqli ah baa lagu kala qaatey 6B ah
@CinjoYare
@CinjoYare Күн бұрын
4 tii dakad markii lbixjnaye ayaad jabtay ood hoogtay lakin qabiil baa madaxa kaa galay
@Dfurehutvuye1234
@Dfurehutvuye1234 Күн бұрын
Ala waan jabnay laakiin tii alana maqan
@MaxamedCabdilahi-v7r
@MaxamedCabdilahi-v7r 19 сағат бұрын
Wariye fiqi warkiisu waa . Dibi ..caano .kalis waxba kamajiraar xaqalqalin bay .sooqaateen .reer .smli ..waanad..ogaandoontsan ..wakhti ..dhaw ..away heshiiskii masar ..iwm
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui Сағат бұрын
ma arkaysay Walal lacagta?
@silverloola726
@silverloola726 Күн бұрын
Ethiopia waxkasta eey rabetey waa heshey, Badii waa heshey iyo weey u xalaaleeyn Ogadeenya. War maxeey Soomaaliya ka heshey Ethiopia.
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 18 сағат бұрын
Saxiib wan idin tagereynaa xoreysta dhulkiina xornimo dhiig ayaa lagu bixiyaa in dhaanto la cayaaro
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui Сағат бұрын
Ogadenya Ayaga raba oo jecel Ethiopia sow odayadeda ma Dawson ayago leh anaga Ethiopian banahay?
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui Сағат бұрын
Somali galbed hadi ladiday magac qabiil ow qabiilkina jecel yahay hldy
@hanansaid7394
@hanansaid7394 Күн бұрын
Guul soomalia ma arko caloolxanuun 😢😢badanaa
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Күн бұрын
Baddeenu beec ma’aha Faqi !!!
@Somfox1
@Somfox1 Күн бұрын
Xasan Sheekh dalkii wuu la ambaday!
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Күн бұрын
U sheeg umada badii waa gadanay ji dheh.munaafaq number one..
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Күн бұрын
Yahuu
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin Күн бұрын
Maxaa Ugu qaraareysaa wadankoodhanba Somali ma xiukunto safiirka mareykanka ee xalane joogaa xukuma , inlaweydiiyo saxiix baaba sasabis ah hadey diidaan iyo hadey yeelan wax ay u taliyaan maleh ciidanna ma hrystaan oo waakuwaa gorgor ki iyo haramcadkii shacabka Ku dhex meereysan jiray la fogeeyay oo hubkii laga qaayay wadan aan ciidan xuduuda fafaaca laheyn oo bahalkastaa soogalo Cid lawarsanayaa majiro dowladdana waxay dowlad Ku tahay boobka iyo baro kicinta shacabka iyo xarigoda iyo dilkoda ,Allaan leenahay mareykanaa nagu ciyaarayaa .
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 32 минут бұрын
WAAN TAAGEERSAN AHAY FAAH FAAHINTA HESHIISKA SOO SOCDA SANAD CUSUB WASIIRADUNA WAAY MAHASAN YIHIIN FROM WESTERN 🇪🇺🇩🇰🐯🇲🇵🐯
@sahraelmi4300
@sahraelmi4300 Күн бұрын
Madax banaani ku lahaa aaway madax banaanidu Orda is qariya ciidankii baaba qalateene ceeb u dhinta
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 Күн бұрын
All the wasiir are f tiffs they are same Hassan they don’t know what they doing so shame 😮
@JamacYusuf-h5b
@JamacYusuf-h5b Күн бұрын
Oooh my God Waa uu Dhamtey Somali , Maarr hadii Aay Dawlada Somalia, Oglatay iinay , Soo Gashoo , ooysiiso , Baada Miidaa Dhuulka iyo Badaa SomaliLand, Waa Furrsadaa Qaalliga Aah, Ee Weligeed Empire Ethiopia Abbasinyaa , Doonay Saay , iinaay Kuu Soo Ceeshatoo, Dhulkiii , Laa Iskuu odhan Jiirey Boqor tooyada Abbasiniya , SomaliLand kaa Miid Ahayd, Waa Siidey Ethiopia Kuu Aamiin Saan yihiiin History School Caruurtoda Looguu Dhiigo iinay Somaliland DJABUITE Kaa. miid Ahayen Boqor Tooyada Abbasinya, Ee Meelliik Iyo Boqortydii Shiibbaa, . Hadabaa Waxa iis Waydiin Leeh , Maxay Maanta Dawlada Somalia iyo Hassen Sheekh uu o goladen Heshiiskan. ,Anaa iiidiin Shegaya Sababta Waa Kuu Xuumayn SomaliLand, oo Dawlada Somalia Qorshahaa Aay Abbaabu Laysoo , oo iinay kaa Taakhalusto, Mamull Goboledada , So Naa Ceellisoo , Dawlada Quudha oo Central Government Aah. Sidaa Hada Aynu Aragnoo , iiin JubbaLand Lagu Qaadey Werar Ciiirr iyo Dhulbaaa, . Waa Screvace Aaay Siinay Soo Ethiopia, Siii , Qorashaha, iyo Ababula Werar kaa, Aay Damac Santahay, Dawlada Somalia iinay ku Qaado SomaliLand, Aay uu Suurta Gashoo, Halkaas Naa SomaliLand kaa Waydoo, Meelll Aay Kuu Baad Baadoo, ooy Ay ku Baxsatoo Ama Hiill kaa Waydo Ethiopia, Absolutely Waa Sidiii1987 uu Siyad Barre , Laa Heshiiyey Hayllaa Maryam, Siii uu SNM ugaa Saarroo Ethiopia, Absolutely Taannaa iyo Heshiiskan Ethiopia iyo Somalia Maanta, uu Hassen Sheekh Lagal Ethiopia, Waa Exactly the Same -Seniors. Macnahaa Waa iskuu Miid. So Waa Really Sad iyo Ayaan Darroo, iiin Heerrka uu Gaadhay , Nacaybkaa Loo Hayoo SomaliLand iinay Godoo ooy Dowlad Madax Banaan Noqoto, Waxay , Somalia kaa Jeceshahay Iyadoo Ethiopia Siisoi Waxay Doonayso, oo yeellatoo , Dhuul iyo Baad Baa , Gudahaa iyo Dalkaa SomaliLand.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Сағат бұрын
ASC S SARE 👋🦁👑🐎 WASIIR.MR.FIQI WASIIR CULUS.MASHALAAHU TABAARIK FROM HOME STAT SSC KHAATUMO STAT 👑🦁🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎 OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯
@mohnur341
@mohnur341 Күн бұрын
Bal umada wuxuu ugu sheekaynayo fiiri lair
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Күн бұрын
Af cad ugu sheegummada somaliyeed in badeeda.laga iibsaday.
@gigachad9879
@gigachad9879 Күн бұрын
Mooryaankaan wuxuu ka midyahay guruubka tuugadaa ee xasan Tuug ka madaxda u yahay
@bardacad
@bardacad 20 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤ FIQI WAAN AAMINAYNAA NO HASSAN WARKIISA
@bardacad
@bardacad 21 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤FIQI❤
@BileBariise
@BileBariise Күн бұрын
Itobiya waa guulaysatay oo bad bay heshay ee Maxaa somaliya guul u ah ???
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Күн бұрын
Somalida wax barten waxkastana weey ka hadlaan jabuuti kenye weey kasoo degsata mexey u qaaden weysey badba la qaaden baa la maqley war orda wax bara caama yahey
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Күн бұрын
Ethopia waa naga guulaysatay😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedhaddad9473
@mohamedhaddad9473 Күн бұрын
Soomaaliya god mugdi ah ayay ku dhacday ee allow naga soo gaar
@adama2578
@adama2578 Күн бұрын
HESHIISKAN SU’AALO BADAN IYO SHAKI BADAN AYAA KA MUUQDA UMANA EKA HESHIISYADA CAALAMKA DAWLADUHU GALAAN WUXUU U EG YAHAY WAX LA ISKA QORQORAY LAAKIIN MOU IYO RABITAANKA ITOOBIYA WAX ISKA BEDELAY MA IRAAN.
@saiiduh2786
@saiiduh2786 Күн бұрын
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Күн бұрын
xassan fiqir MOU ayuu ka kacsaday somaliland ❤M mbiixi geesi tolwaayay walee ❤❤❤❤❤😊❤❤❤❤😊❤❤❤❤❤😊
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Күн бұрын
Akh aamus lalabo
@S.m.Y
@S.m.Y 6 сағат бұрын
Nacaa qabiil jeceelkaga kutaale bilaa dhiig adigu soomali mathid oo nagama mid thid adiga iyo inta daba dhilifka ah ee jecel inay soomaali shaqsiyaad tuugo ay dadka dhacaan akhassss adigoo kle iyo inta kula mid ka ahba 🥷🏿🥷🏿🥷🏿🥷🏿 soomaali way kici wellcome to farmaajo
@Yasinlander
@Yasinlander 23 сағат бұрын
MOU u dhaxeeyay ethiopia iyo somaliland wuu dhaqan galay somalia waligeed ha qayliso full stop
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Күн бұрын
Yaa Allaah ! Waa su’aal aad u fiican MaashaaAllaah!!!
@AbdinazeMohamed
@AbdinazeMohamed 22 сағат бұрын
Aad ugu xumahay cabside xasan shiiq u mujiyay inu badeena usiiyo yahuuda xabashida ah wasiday uqabsatay wallhi godaan naguriday.
@CaliFalaad
@CaliFalaad Күн бұрын
Sida wax usocdaan sax ma ahan dhagarta itoobiya haleeska ilaaliyo
@AïchaJi
@AïchaJi 21 сағат бұрын
WAA XAASI WAA AFKA BARKI MAANTA ITOBIYA AYEY GUUL U TAHAY EE SOMALIYA MAXAY KA FA'IDEYSA ECHANGE AY HEELAYSA SUBXAANALLAH.
@sahraelmi4300
@sahraelmi4300 Күн бұрын
Shalay iyo maanta Hooyaada u sheeg dilaalkiiba laydiin ogolaaday Sharci iyo sharaf midna ma lihid hilibkiisa cune
@dhoolecade89
@dhoolecade89 Күн бұрын
Ethiopian aan rabney inaan la xisaabtano waxay noo soo adeegsadeen dabaqoodhiyaal iyo jaajuus somali ah
@burhaanabdullahi1465
@burhaanabdullahi1465 22 сағат бұрын
Wasiir Fiqi wuu xadeyry in Ethiopia bad la siinayo warkaas wacadyahay
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Күн бұрын
Ethiopia is the winner today unfortunately!!!!!!
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Күн бұрын
Xasan sheekh iyo faqi waa la Kala saxiixday kuma lahuu war regaan dalka halaga qabto bada Somali oo dhan baa leh
@fatimaahmed8406
@fatimaahmed8406 Күн бұрын
Guul Somali kanaxow nafta waa😂
@User-s8x2d
@User-s8x2d 23 сағат бұрын
Marka hore wax laga heshiiyo meesha mayaalin Bada Somalia anaga iska leh daciifnimada kuwan isku sheegayo dowlad subxaana Allah. Waxaan la yaabahanay sabab loola gorgortamo meesha mayaalo.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Күн бұрын
Etiobiya waxaan badda u siinnay inay nagaqabato Ahmed madoobe oo xoog innoga haysto Jubbaland
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Күн бұрын
Hooyadaa u sheeg Axmed madoobe hawiye oo dhan iyo Ethobia oo dhan haday soo dulaan sidii xasan dhiiqo loo galay baa ku ligood loo galayaa kkkkk hawiye dhuuni raac badiina ma idin ka baxsan wayday alla reer Bahanaa 😂😂😂😂😂😂 cudur gaajo la dhaho ayey qabaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 Күн бұрын
Axmed madoobe waa geesi darood ❤❤❤❤❤❤ waa nin D5 ka soo Jeeda Yahuu hawiye gaajo 😂😂 ishiina Axmed madoobe allaha ka qabto Hawiye dawlad waxba kama oga iyo bada toona dalkii iyo xabaalihii iyo xoolihii kharanka xasan dhiiqo ayaa xaday 😂😂😂😂😂😂🎉😂😂 😂😂😂😂😂😂😂 ilahay cadaabta ha ku fogeeyo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Күн бұрын
Kkkkkkkk Waku Kajamee Masaakintan Dowladnimo Waxba Ka Aqoon ee ay lunsan Yihiin Guurgurte iyo Kan Fiqi layirahdo @aliabdi8347 kkkkk
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Күн бұрын
Sax . Wax cad baa la rabaa laakiin hadda waxyaabo badan baa qarsoon ee ha la caddeeyo !!!
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Күн бұрын
Guul ethiopia 🇪🇹
@HuseenXuska
@HuseenXuska Күн бұрын
Fiqi khaa in wadankii waad dayacdeen tuugo baadtihiin wuxuu wadanku lahaa baad muran galiseen mustaqbalka fog iyo kadhaw saamayntiisa yeelanaya
@HassanJoocaar
@HassanJoocaar Күн бұрын
WASIIR YAALEH WAXA LAGA WADA FAA IIDAYSANAYO
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Күн бұрын
SubxaanAllaah
@IdrisAlikorow-my1ld
@IdrisAlikorow-my1ld 17 сағат бұрын
Mr, minister as a somali am sikkened by the news that ethiopia is our new neighbour in indian ovean.
@saafi1302
@saafi1302 6 сағат бұрын
Ahmed macalin fiqi yoow walalow
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Күн бұрын
Habalyo halyeyada somaliyeed boobki itopiya gashaan ka loo daruurey awelba dowladu madiidandyn in waxka soo degsato sida jabuti Kenya Tanzania Sudan kuli waxey bixisa ijaar canshuur Waa guul melateri beiski laga hor tegey
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Күн бұрын
Maanshaa allaah wasiir Faqi waad noo banaaniday shakiga jiray. Guul Soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 Күн бұрын
kkkkkkkkk
@Hikma599
@Hikma599 7 сағат бұрын
Maxaa guul ah markaa akhas
@S.m.Y
@S.m.Y 6 сағат бұрын
Is casila sida ugu dhakhsaha badan wax jilicsan baad tihiin soomaali ma matashaan dalkaa la idiinkama baahna ee xukun adag oo gus adag ayey soomali ubaahan tahay soomaali uma baahna xukun jilicsan oo kolba dowlad ay futada kawasto oo ufoorarsata is casila la idiinma baahna farmaaajo halasoo celiyo soomaliyeey farmaajo nin aan aan ahayn ilahay kasokow dalkan waaladhacaya tuuga inoo madax ah taasina waxay keentay in dhulkeyga ogadeeniya sidaa xasan ugu saxiixay inaanay soomali ahayn oo ay ethiopian 🇪🇹 😢hadhow umada soomaliyeedey hacalaa clina malinkii dibigii cadaa lacunay ayaa soomaali oo dhana lacunay taas ogaada soomaliyeey😢
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Күн бұрын
Excellent question!!
@FarahAbdi-rv9jq
@FarahAbdi-rv9jq 47 минут бұрын
Fiqi Habaray meel aanu aqoon ula hayn ayuu hayaa
@muktara.9989
@muktara.9989 21 сағат бұрын
Mooyaanetii Gadataye Badii Somaaliyeede Ciidankii waa Qoxooti isudhiibe sidii 1991 kenya isudhiibeene shacabkii Barakac iyo murugo 34 kadib sadaqadihii laburburi Xabaalihii Laqaxi Waa Taariikhi Cusub
@maryanabdi7338
@maryanabdi7338 Күн бұрын
Masha allah
@awenoolays6540
@awenoolays6540 Күн бұрын
Caqli hawiye waaa
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Күн бұрын
Dhagool miyaad tshay mise qabyaalad ayaa ku dhega tirtay?
@Hakim-o4k
@Hakim-o4k Күн бұрын
Adeer isku xishow oromyaho
@AxmadMuuuseaxmad
@AxmadMuuuseaxmad Күн бұрын
Darod itobiya iyo keniya ka reb had I ad rabto somali sharaf leh rabto
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Күн бұрын
​ Hadaad leedahay Daarood baa Sidaa ah, Hawiye ka waran?
@AxmadMuuuseaxmad
@AxmadMuuuseaxmad Күн бұрын
Hawiye xuman u legal balse abidkay ma arkin isago shisheye horgal u ah aman sida dorodka itibia iyo kinaya daba ordaya
@f.warsame1069
@f.warsame1069 Күн бұрын
Mansha Allah Ethiopia 🇪🇹 Waayku guleeysatey in mw Xasan kheek. Saxeexi Somaliland Oogolado. Masaarna. Heeshiski. Kabaxo Waaliba. Dr ABIi Axmeedna GACAANTA🖐🏾🤚🏽KASHUUMIYO👄 AASTUR. CEEB
@abdirisaqmahamoudgata7087
@abdirisaqmahamoudgata7087 Күн бұрын
Ilaahay ceeb idiin dil waaad saqiirteen
@somalirefugeesinkenyaeasta6004
@somalirefugeesinkenyaeasta6004 Күн бұрын
Neef alway neef 😢😢😢😢😢
@AdenOsmanaden
@AdenOsmanaden Күн бұрын
Wan salamay wasiirada & umada soomaliyed Anaku waxaan karabna Madaxda soomaliyed 2qodob oo kala ah in Ay Éthiopiea kalato heshiski bada & ciidankeeda ka baxaan dalka
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 Күн бұрын
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@dhoolecade89
@dhoolecade89 Күн бұрын
Dhulkii aan Rabney in aa ka xoreeno Ethiopia iyo kenya ayaaba intey ka soo carareen bay kismaaayo ka dagaalalamyaan arin qabiil ayadoo amxaaradii ay majority ka noqdeen jigjio. Kenyan kidney 40% ay ka noqdeen population Garisa.
@HussenYusuf-d4r
@HussenYusuf-d4r Күн бұрын
Xasan Baaaaaaaahane
@mlkcali5058
@mlkcali5058 17 сағат бұрын
mr fiqi aragtidaada ku aadaneyd bada moqufkaagu waa cadaa ....lkn biyo kaabadan waa ku hafiyaane
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 Күн бұрын
Uma baahni dhaqaale Ethiopia iga soo gala
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid 21 сағат бұрын
Warnoodadaji bal ayaan darada ĵirta keenya itoobiya jabuuti wax aan waxlawaydiinjirin Soomaaliya balmeesh ay geeyeen
@khadardhanbaal3653
@khadardhanbaal3653 21 сағат бұрын
Fiqi s/lamd wax kaa mecentaye ayga
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Күн бұрын
Fiqi in uu marin habaabiyo ummada somaliyeed,Kuna qaniciyo,in ummada raali ka noqoto gumaysi qaadato.😊
@sarahaden8314
@sarahaden8314 Күн бұрын
Yahuuu iska aamus rusheeye u tag. qabyaalada ha kaa daawaysee
@HsnGl-zj7vm
@HsnGl-zj7vm Күн бұрын
Muxuu Suubinsyaa H. Sheikh , muxuu Ka Suubinsyaa Amxaarka gacmihiisa , ninkaan Madaxwayne Somalia ma noqon Koro, waxaan Kula talinlahaa, isagoo wax kasta eegaya inuu iska Casilo Madaxnimada, oo so uu dhogortiisa intii sharaf uhartay I badbaadiyo uu dalka isaga boxo. Was talo Soomaalinimo, was talo madaxtooyo, waa talo qaran, waa talo taariikh , is Casil oo kabax dalka, si ceebta dalka loo asturo, oo dalka loo badbaadiyo. Siyaad Bare badan ayaa Somalia ku nool, oo baahanyahay si uu Somalia ubadbaayo
@alimahdfindhe2681
@alimahdfindhe2681 Күн бұрын
Heshiiska caalamiga ah . Wuxuu qorayaa inaany kujirin hadii labada dal colaadi dhextaal oo ay col yihiin.
@geeljire1658
@geeljire1658 Күн бұрын
Guul ku lahaa!!!!. War dadkan soomaaliya ha laga xoreeyo!!!
@S.m.Y
@S.m.Y 6 сағат бұрын
Codka xitaa wa lajar jarayaa si aysan umadu ufah min fahfaahinta toosan ee laga leeyahay heshiis beenaadka tuuganimada ah ee bada lagu xalaaleystay 😢lkn bilaa caqli manihin waanu ujeedna inaad dhaxakii umada aad gadateen
@saafi1302
@saafi1302 6 сағат бұрын
Fiqi aamus waayo xasan waana dhaxal guuriyey balaayo haku dhacdo nin jilicsan waaye oon naftiisa xataa difaaci karin
@abdirisaqmahamoudgata7087
@abdirisaqmahamoudgata7087 Күн бұрын
Guul iyo guuldaro ma kala yaqanaan
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Күн бұрын
Axmaar axmaar ka hortag ummada somaliyeed , taako dhul somaliyeed axmaar lama siin karo.😊qaainul ,sidii ereteria loo qiyaama ba ummada somaliyeed dhulkeeda loo iibsan rabaa.😊
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Күн бұрын
Taariikh xun ayaa taariiqada idinn gali doonta madxda maanta joogta. Inshaatigiin la idinkal gorgorto ayaad ogolaateen ceeb....guushee ciidankeedii iyo hubkeedii ayaa xuduudah ka soo gudbay...allow na dhaafi siyaasi daciif ah
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Күн бұрын
illaa iyo inta laga helayo dowlad Soomaaliyeed oo awood u leh in ay Xuduudaha dalka difaacdo ma jirto cid xaq u leh in heshiisyo la gasho cadowga Itoobiya.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Күн бұрын
Ha marin habaabinin shacabka .marin biyood waad u oggolaateen adiga iyo xasan ilknse ma dhici doonto in dhul iyo bad somali leedahay. Aay qaadato ethiopia .shacabka soomaaliyeedna ma oggolaan doonaan.
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Күн бұрын
Waa ka dar oo dibi dhal. Muuse Biixi baanu la yaabanay oo Xabashi Badda Soomaaliyeed siiyeey. Waxaa ba ka daran Xasan Sheekh iyo dowladiisa oo Xabashi Badda Soomaaliyeed hadyad ku siiyey Xabashi. Dhulka iyo Badda Soomaaliyeed cid awood u leh in Itoobya lagala hadlo ma jirto. Itoobiya waa cadoga Soomaaliyeed. Waa in maxkamad la soo taago Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi.
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 15 сағат бұрын
Arrintan waa nin shaatigaaga kula qabsaday kadibna , kabihii iyo surwaalkii iyo Kastuimadii aad ugu dartay. Xasan Sheekh Soomaaliya wuu qaawiyey!
@mohnur341
@mohnur341 Күн бұрын
Lair’s baddii laga qaylinaayey says laga saxday oo la iibsaday
@HussenYusuf-d4r
@HussenYusuf-d4r Күн бұрын
XASAN TUUUUUUUUUUG
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Күн бұрын
Nin abeeso koriiyow isagaa u aayiye aayo ma laha xabashidu laguu aaminaaye.
@abdulkadirmohamedhalane1308
@abdulkadirmohamedhalane1308 Күн бұрын
Asc. Mudaneyaasha Dawladda. Guddiga Farsamo ee la saaridoono waa in ay hormuud u noqdaan Culumada Somaliyeed. Waa Diinteenni waxay na fareysaa wixii la isku qikaafo in loo celiyo Kitaaka iyo Sunnada.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Күн бұрын
Fiqiyoow umada ka xishoo
@محمدالصوفي-ب9ظ
@محمدالصوفي-ب9ظ Күн бұрын
WAXAAN TOBANKA MAGAC LOO YEELAAYO ANIGA MA FAHMIN SIDA KENYA DEKADEEDA YUGAANDHA U ISTICMAASHO OO ADUNKA DHAN LOOGA DHAQ WAX DHAFSAN YAAN LAGA MAQLIN OROMKAAN DAADUUNKA AH
@IdrisAlikorow-my1ld
@IdrisAlikorow-my1ld 17 сағат бұрын
How do you benefit jointly ? Our resources or what ?
@abuyahya2936
@abuyahya2936 Күн бұрын
Daka soomaaliyed
@MohamudAbdi-qw8bf
@MohamudAbdi-qw8bf Күн бұрын
Maxaa guul ah inaad u eithopia😅 13:12 ogolataan badda soomaaliya
@bby6
@bby6 Күн бұрын
Fiqi wa neef an xabad caqli lahen o an xishoon lakin kuwa dhagaysanaya ba ka sii liita runti
@MuqtarCabdi-s4q
@MuqtarCabdi-s4q Күн бұрын
Hawiye somaliya muqdisha ku filan waxey raban muqdisho inti kale wa gaden axmaro mel idinma dhafeso inti kale ethiopia wad sisen tuugo aqli xun midnimada ethiopia ino heso maxey tahay xayiwan hawiy aqli xun aya tihiin adiga iyo xasan gurgurto allah umada somaliya idinka qabto hawiye xayiwen
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 Күн бұрын
Hadaad Run kaa tahay in aadan wali go aan badda la gaarin heeshiiska so socod oo Ethiopia ka fiirsada yaana niilagu qayaaamin😎
@amdualeh5802
@amdualeh5802 Күн бұрын
Badda itoopiya loo ogolaaday ma tii somaliland u ogolaaday baa mise waa mid kale,suaashaas maxaad loo weydiin waayey.?
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Күн бұрын
Haa tii hargeysa ayaw la qaatay iska celi reer Qowdhan
@mokhtarosman6946
@mokhtarosman6946 Күн бұрын
Hawiye huutu waa in dalka laga xoreeyaa ! hawiye waa cawaan ma talin karaan, qab iyo dadnimo ma leh ! 30 sanay xaar dhex jiifeen ! waa subhuman! dadkii talin jiray waa inay dalka ka xoreeyaan mooryaantan xaarkooda cuna !
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Күн бұрын
Waa tuug qaran dumis ,gumaystaha dunida u xun waa axmaar,we somalis we have to think of Gaza.
@ahmednur1011
@ahmednur1011 Күн бұрын
Wasir fiqi wuu mahadsan yahay. Mawqifkisu waa ccad yahay.
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w Күн бұрын
Abiy ciidamadiisa hadii ay Somalia Ka baxaan mushahar Uma hayo wuxuuna Ka Cabsi qabaa in ay xukunka Ka tuuraan.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Күн бұрын
Paarlamaan ma jiree ,waa calooshooda u shaqYsayaal.ummada somaliyeed caawa tactical baa u taal .
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Күн бұрын
Masiirka ummada somaliyeed ma gadmo ,gumaystaha xabashiga dhulkeena iyo badeena ma qaadan karaan .paarlamaanaka maznta waa calooshooda u shaqaystayaal.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Күн бұрын
Paarlamaanka somaliya
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 Күн бұрын
Wasiirada sharta leh please Ethiopia iyo kenya naga saara Ciidamadooda
@AhmedDiriye-ly8xm
@AhmedDiriye-ly8xm Күн бұрын
Somali guul bay gartay kilahaa Somaliya gusha ay gartay Waa maxay itobiya ayada bad bay heshaye waxan umada halaga qabto maxay Ku badashen badeeni itobiya lasiyay
@daherosoble9975
@daherosoble9975 Күн бұрын
WAA JAAHIL ISKA HADLAAYO PADNA WAXKAMA YAQAAN
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 Күн бұрын
Maxaa.laga
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Күн бұрын
Ethiopia way guulaysatay Awalba Waxay ahayd Ku Qabso Ku Qadimayside Hadana Tii baa u Hirgashay, ilaahay xasan Xaraash Naga Qabo
@AbdihakiinAbdulahi-cw2ku
@AbdihakiinAbdulahi-cw2ku Күн бұрын
Inteebuu Qaatay isagu uf uf iimaankaad Beesheen Warkaaga Foolxumadiisa nagalatag
@nasrocali-nt8zr
@nasrocali-nt8zr 15 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂
@Ismail-n6s
@Ismail-n6s Күн бұрын
Ma xishoode
@ahmedbenahmed2061
@ahmedbenahmed2061 Күн бұрын
Fiqi ma taqana luqada diplomasiyada ximaaryahow hawiyeh
Madaxweyne Cirro oo magacaabay Golihiisa Wasiirrada.
46:03
MM Somali TV
Рет қаралды 8 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 15 МЛН
Madaxwynaha Eritrea oo Kayaabay Heshiiska Xasan & Abiy wa Nocee?
11:01