Gur gurte wa khain Aan balan lahayn sida yahuda din uu haystana Aan la garanayn dalkanna mel xun ayu ku wada wuna dhibaya sidu badda udhibay iimanka allah ha ka qade...
@dahir-dz4vh3 сағат бұрын
Somalia qof waalan oo dhaqtar u bahaan baa xukuma.
@IstaahilAli-uy1tv2 сағат бұрын
Waa xaqiiqo waxa kadanbeyay ee Waa xasan waa fashilmay
@dahir-dz4vh3 сағат бұрын
Waad naceebayday Alle qof aan jirin ha ka dhigo.
@hasandiriyeabdifarah637912 минут бұрын
Wacwacdaada wariyye wa badatay ee ogow Ajnabigu waxba kumataeikaaraan ee muslimka walaalaha amaansii. Wabillahi Tawfiiq
@Tawakalhabiba2 сағат бұрын
Xasan difle Cashirlabad buraba😂
@SalahWarfa2 сағат бұрын
somali somali
@SarahWarsama-o8uСағат бұрын
XASAN BAAHANE WAA 30 WEJIILE😂 DHIIQUU CAGAHA KULA JIRAA. CID DAMBE OO AAMINEYSAA MA JIRTO😂. ALE IIMAANKA KAA QAAD🎉
@alimohamed6918Сағат бұрын
Xoooooooolo
@hasandiriyeabdifarah637914 минут бұрын
Wariyahaan waa in laqabto wa Qainul-wadan beentisa iyo propaganda diisu waa badatay wa xaddhaaf aan raadlaheeyn waana kii oranjiray Addisababa waxa qabsanaayah Amxaaro dadka Samali-Galbeed waxba kumalaha xatta Samali-Abow iyo Muslimka ku nool malaha Ethopia. wa kaxunyahay Franjiga. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
@NurJama-ct9tvСағат бұрын
Tii somali ahayd waxay dib ugu noqotay dagaaladii qabaa,ilka madaama ciidankii qaranka waxay ku sheegen u isticmaleen in reero lagu duulo markaa wax dowlad somaliyeed ma jirto ninkani waa qabiili nin lagu sheegi madaxwayne somaliyeed ha laga tashado nin walbana gurigiisa ha ku noqdo xamarna ha lagu kala yaaco isna waa horjooge qabiil oo usc ah maaha madaxwayne somaliyeed inta la helayo somali mid ah oo is jecel ha lagu wareejiyo unka ciidan jimciyada quruumaha ka dhexeeya ha la keeno oo kala dhex gala cawaankan is dhameeyey oo diin iyo caqli toona haynin ee sida wuxuushta u dhaqma ifkana cadab bay ku mudan akhirona naartii jahanaba ayaa sugaysa waxan bini,adam laguma sheegi karo
@fatmaabdirizak602630 минут бұрын
Hadii markale la isku deyo qalalase kale oo aargoosi lagu fikirayo waxa ka dhalanaya cawaqib xun oo la mahadin madax cuqdadeysan oo dadkeedii kala jecleysanaya hoganka dalka mara laguma aamini karo waxa weli muqata in dalku uu galay mugdi siyasadeed oo is aaminadii ay dhamatey dalkii waxa laga dhigay furumo dagaal oo gudaha lagu dagaalamo taaso dhalisey fashil siyaasadeed iyo jahawareer indho la aan ah nin cuqdadeysan taladiisu aakhir waa fashil iyo ceeb ciidankii dowladu geysey raaskamboni jabkoodii cid uso gurmatey majirto oo dhawocodii iyo jabkoodi cid iska weydiisey majirto wa wiilal meel cidlo ah inta laguso gurey aysan jirin laba iska weydiisey wa nasiib daro iyo waxan lamahadin dooni hadan hada laga fiirsan