Allah kama damiyo inta ay falastiin xasuuqa iyo dhibaatada ay ka wadaan aamiin allah ha isku salido hana ku rido firxad , argagax intii isu beheysatey xasuuqa shacabka falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meelwalba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin
Guul guul alle haku siibadiyo Ila iyo intayi ka dayinayaan xasuuqa ayi ku hayaan falastiin
@SalmaXanshi10 күн бұрын
Alle ayaa sodirey dabkaan alle hausiyadiyo
@snw925710 күн бұрын
Alx tani waa cadaalad Allah jixiimadi ugu hanjabay reer Qaza guryhi faajirita iyo kuwi maalka ku fanayey Allah aya faqri maal iyo midka iiman ku saladay
@AbdiIbrahim-b1j10 күн бұрын
Allah aya mahatiskale awe awodi marecan asheganayen
@mohamedguleid533010 күн бұрын
Allaw ninkaa waalan ee trump wax uu nagaga mashquuliya u keen sida dabka dabaylo duufaano dhurgariiro iwm
@YurubAli-nr1dl10 күн бұрын
Kkkkkkk❤❤👍👍👍👍👍👍👍
@makohassanyusuf84010 күн бұрын
2024 wa laga tegey warriye tariiqda iska sax
@Alakhbaardiin10 күн бұрын
hafraw oo dabkanaw horaw soco Allaah ☝️ baaku hadaayee hal aqal hakaboodine ku hagoog holacaaga🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@GobshoGòsho-w3p10 күн бұрын
❤alahu akbar ❤
@saidkaamil601810 күн бұрын
Masuul anfac sifiican ayaan kuula soconaa wana dhab wali dabkii wa siii soconayaa
@اممحمد-ج8ط6ظ10 күн бұрын
Alaha gubo oo aduunka alle ku cadaan yuhuuda iyo la jirkooda yaa rab😮
Allaha u siyaadiyo israa iilana Allaha kusiidayo dufaano
@CabdiqaadirIpraahim10 күн бұрын
Alla hausiyaadiyo kufarta Aamin aamin aamin
@MahamuudIsmaacilCabdi10 күн бұрын
Ilaabaa mahadleh
@fowziyamaxamud927810 күн бұрын
Xasbunallaah wanicmal wakiil
@Madinamoon11410 күн бұрын
Mismillahi illahayow naamaanso
@Fouziaabdi-bq1rz10 күн бұрын
Palestine oo dagalka lagajojiyo moye walee daabkas in uu jogsaneiniin insha allah
@haynkajaanka625110 күн бұрын
Arabta BAA U dhisaysa
@ciiltire467010 күн бұрын
Allahu Akabar
@moudankhaireh401510 күн бұрын
Alhamduulillah
@MacalinCabdinaasir10 күн бұрын
ilaahey kama damiyo ilaa ow ka gubaayo new York iyo magaaloyinka kala e maraykan ka
@IsmailMohamed-q2t10 күн бұрын
Israel na Illahey hakufaro
@MaxamedCismaan-mc6jd10 күн бұрын
Mahadsanid
@axmedcaruush295210 күн бұрын
Wcs wll
@MahadiMaxamed10 күн бұрын
Aadban uga xumahy dabka maraykanak hadan jogi laha waxbn ka damin laha
@mohammedjundi943310 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭
@alihamza-di1iy10 күн бұрын
Haye
@osmanbare907110 күн бұрын
Asc ilahaw adaa awadle waxay ismoodeen in ay awood leeyihiin alaw u siyaadi intaxaan ka adaa awoodlee
@abdiali320410 күн бұрын
war cadi nuur anika marey kan ayaa jogna wiriyashi marey kan wax shegayo ma maqalin intee kakentay warkan ama waxii xore ayaa ku soo cilcili naysa dabka waa laxakameyey jesjeeska iska dhaaf
@Axmed-f6c10 күн бұрын
Dabku wuujiraa ninkii Rabaa warbaa hinta carabta hakadayo
@axmedshill858010 күн бұрын
Bibisi iyo fi.owa ma aha warbahin somaliyed e warbahin rer galbed bbc iyo voa English
@aminamoussa117310 күн бұрын
Sanadka 2025
@abdiazizjama429010 күн бұрын
M.sanid .
@LuudaayeLuudaye10 күн бұрын
Ani KZbin kaga aan ku xeranahay ee wax kale kamaqal maxa dhacay
@AnfacMedia10 күн бұрын
hye wall mahadsanid meelaha kalana waad ka heli fiiri
@ibrahimabdiali182510 күн бұрын
wan kula socona anfac
@AnfacMedia10 күн бұрын
thanks wall
@SheepSaalim10 күн бұрын
ZAADA HALLAAHU
@alihamza-di1iy10 күн бұрын
Horta umad ka munaafqin ah hadey Jiiran waa Somali ee gorma aayu dabka ruuntu qabsandona sababto aah aderkey oo jarer ah ayeey isago nooL aay gubeen qabiL dartis Allaha dhamantod ha caadabo somali diin ma haysaato waa munafiqin Cabuda QabiL
@HassanWarsame-si6cz10 күн бұрын
WUU SOCDAA OO MEELO CUSUB AYUU KA HURAY.
@xasancali29410 күн бұрын
Odeygan anfac warkii Dabka ayaa loo reebay kusoco adigu
@CabdilaahiZaahid-vq4ce10 күн бұрын
Sory 2025. Ka. Dhehسبق اللسان
@MouminOmar-d5c10 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@xasanmaxamuud625010 күн бұрын
Ma runbaa
@CaliIman10 күн бұрын
Adaankamapala.oosheega
@xasanmaxamuud625010 күн бұрын
Waar adiga oo kaliya ayuumbaa kawaramaya
@saidkaamil601810 күн бұрын
Adigu maxad kz haysataa anfac media orodoo soo baaro .hadaad dhagaysan karin free ayad tahay