hooyooyinka gurigooda ugaleexda khayrbeelayaal.waa on lalasafto hooyooyinka sidagdag ah.
@AbshirsiciidducaaleFaararx15 күн бұрын
Gurigan Allaha unaxariisto maxamed siyad bare Ayaa siiyay ururka hooyoyinka Ayaa iska leh ee faraha kala bax marxuum xamzow waa laguu soo diray ee ka xishoo hoyoyinka somaliyed
Xamsow dhiikho ayaa ligaha laku kaliyay ee kalabo oo kunokho magaladada kismayo bal dag markas farakasho kuriga hawenka wadankaga ayaa wax kakha baladahay ee sharafda has ka khadiin hadikale waxa ka heesho waxba hanaga siin
Mac sonkor Hamza abdi barre inlagu cayo adiga isugu wacan markad isbah dishay kabaqad u noqoty Hsm 😂 manta qof xishmad ku haya ma jiro social media aya lagu leyahy Mogadishu maxa ka galy Hamza 🤣😂🤣
@Deqa-xc8bb16 күн бұрын
Xsmze ma waalan yahay muxuu ka rabaa Guriga Ururka Haweenka Soomasloyeed Shame on you, isku xishoo
@mohamoudahmed669416 күн бұрын
Doqoniimoy kac. Iyo waa keligeey. Hhhhhh
@SafiyaSheikhcabdi-q6x15 күн бұрын
Meeshan ku maqlan fadhiiya guriga hooyoyinnka
@Aliyare2516 күн бұрын
Subxanallah
@zakariamaftux27815 күн бұрын
Xaratun ma hooyadaa baa dhistay waa su,aal
@SafiyaSheikhcabdi-q6x15 күн бұрын
Kkk xatunta ma xalagu qabta
@soomaaliyahanoolaato326816 күн бұрын
استحوامن الله واتقواربكم علي أمهتگم
@baxsan69816 күн бұрын
Habrahan qurba jogta wadamadey ka yimaden hakunoqdan wadanka intey qurax iyo hilin firiisha ka donten beyramar in ay qalalaso ka dhaliyan guriga mawaxa loo dhisay in ladago mise in lagu shaqeeyo wlihi islatan waa qumayo shar ogtaha malin dharana waxan maqleyay ku hadleysa islanta waa in ay kanada ku noqota why qof masuula sidaa umahadlo madaxedu ma fecnan filaa
@mahamedwali873016 күн бұрын
Imaanka illahay idinka qaad ma hoyooynkii bay usoodhogteen War iska celiya maxishoodaane