Daawo Mw Xassan Ma Jirto Waxaan Doorasho Qof Iyo Cod Ahayn Dalkan Kamadhacayso ha Ku Daalina Adeer

  Рет қаралды 21,190

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 145
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 2 күн бұрын
Mahadsanid madaxweyne! Horay ha loo socdo doorashada qof iyo cod ha guuleysato. MAYA Teendho!
@bardacad
@bardacad 2 күн бұрын
MARKAAN KU DHAGAYSTAY WAAN KU QANCAY WARKAAGA MADAXWAYNE. ❤ MARKAAN TOLKAY DHAGAYSTANA WAAN KU WAREERA WAXAY SHEEGAYAN. ALAHA RUNKA DHIGO WAXAAD SHEEGAYSO WAXAY KAA SHEEGAYAANA ALAHA BEEN KA DHIGO. SAAN KUMA NOOLAAN KARNO KOLAY ANIGU KUU DAAYAY TALADA❤❤❤❤
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 2 күн бұрын
Soomalidu dad fiican maaha ,waa dad qabyaaladi dilootay.
@Michealfot
@Michealfot 2 күн бұрын
Qabyaalad ha caayin, wax ey yihiin lama. Garanaayo waa wasaq Dhulkooda u rureynin
@IsmacilXasan-o9e
@IsmacilXasan-o9e 2 күн бұрын
Waxaa rer somaliland ayaa nu kanahay
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 2 күн бұрын
Kalaam faadhi Xassanow qof iyo cod suurto gal ma ahee Ka joog wadada khaldan ee aad Ku socota . Ala maxaan jeclaa kowdii hore in aad tilaabo military Ku qaado Abiy Axmed meesha aad uga qaaday Axmed Madoobe diyaradii Ethopia weli Somalia ayeey Ka shaqaynaysaa .
@FartunK
@FartunK 2 күн бұрын
maasha allaah hadaan reer jubaland nahay mudane madaxweyne waan Ku soo dhaweynaynaa 13 sano aan cidna soo fooran jaajuuskii axmed ah kismaayo dhex fadhiyay kenyatigana ku ilaalinaayeen umada dhiigooda iyo xoolahooda uu ilhanaystay minafaaqa illaah hanaga qabto dalim weeye axmed madoobe duli ah
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 Күн бұрын
Kkk kkk kkk kkk kkk ogaaan doonaaaa
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 күн бұрын
War. Soo xasan kii. aan naqanay matihid see kuu aaminaa
@budeya1028
@budeya1028 2 күн бұрын
Mashaa Allah, Madaxweeyne horay noo wad Guuul
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 күн бұрын
Xasan allaah baa ku sugaya la soco
@boondheeretvchannel
@boondheeretvchannel 2 күн бұрын
Ilahey haku xafido ad baad somalia ugu hiilisey horey uso wa lagu garab taagan yahay kaliga ma ihid guleyso
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 Күн бұрын
Wallahii mudada kuu dhiman xasanow waa badanthy hasano iyo shan biloodaaaa waxay udhigmataa 5sano
@FartunK
@FartunK 2 күн бұрын
hadaan beesha sade nahay waxaan leenahay madaxweyne horay u soco dowladnimo ayaa na deeqda dalkaan madaxweyne geesi ah oo mowqafkiisa adag 6ahay visioneh buu u baahan yahay qabyalad iyo kan baa xiga iyo kan waa ina adeerkeey waa in uu dalkaan ka gudbaa dorasho qof iyo codna lagu gageeraa madaxweynaha axmed madoobe lasoo qabtaa madax dowlada la shaqeysp shacabkana kalsoono ka haysato wax qabad iyo karti leh waa in la doortaa guuleyso mudane xadan shiikh shalay kuma tageersanern lakiin markaan atkay qof mowif leh kuna dhirada waxa uu rabo inuu sameeyo dalkaana rabo inuu horay u socda baan maanta kuu arkaa allaha kula garab galo shacbiyad badan iyo ciidan badan waadku mutahsatay guuleyso mudane madaxweyne
@Xilwa_Xaggi
@Xilwa_Xaggi 2 күн бұрын
Xasuuso xasanow in maalin maro yar oo ciriiri lagugu doobi doono war hooyo xasuuso qabrigii ciriiriga ahaa oo magac ka tag halaguu duceeyee ha ha baad umadii ka yeersiisay
@Sofia-ji2zj
@Sofia-ji2zj 2 күн бұрын
MR PRESIDENT DALXOREEYE XASAN SHEEQ MAXAMUUD MAGACAA HA JIRO 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@lujisomalistar1522
@lujisomalistar1522 2 күн бұрын
Masha Allah Mudane Madaxweyne.
@abwaandarawiish4160
@abwaandarawiish4160 2 күн бұрын
Maasha allaah madaxwayne allaah khayrka ha ina waafajiyo
@cabdirisaqxusencali9409
@cabdirisaqxusencali9409 2 күн бұрын
Guuleyso madaxweyne ♥️💯
@MaxamadCareya
@MaxamadCareya 2 күн бұрын
Muddane madaxweeyne waad mahadsan tahay dadka had.hadlaa waa dadkii ka dambeeyay axaddii dheg haw dhigin. Madaxweyne guul guul.
@axmadxasan-m7y
@axmadxasan-m7y Күн бұрын
M allah madaxweyne guuleyso waliga
@Xasanmaxamadcaliilweyn
@Xasanmaxamadcaliilweyn Күн бұрын
Tastuurkii sow adigu kuma gal galan meeday 4.5kii maxaa dawladdii uga wada dhigtay irir iyo kaba qaadyo idiin shaqeeya sida xafse marxuum
@lujisomalistar1522
@lujisomalistar1522 2 күн бұрын
Somali hadii aan horumar rabno aan lashaqeeno dowlada Madaxweyne Xasan sheikh Maxmud oo wadanka la'dmacsasan horumr dhan walba leh offshore oil and more.
@tahliilj
@tahliilj 2 күн бұрын
Mashalh Guul soomaaliya usoo hoyatay
@Safethepeople
@Safethepeople 2 күн бұрын
Asc Bismilaah, waxaa yaableh ninkaan intuu hada hadlaayo ayuuba isqilaafayaa warheedhe dad waxeey kuheshiyeen oohore udaa intaadan waxcusub oolaisku laayo aadan ukeenin adeerow
@rocky4066
@rocky4066 2 күн бұрын
Ow xasanow horay u soco xarig jiidka aynu ka Baxnee.
@MasterV4
@MasterV4 Күн бұрын
Dhiiqowyo beenale qabuurafagte ilahey museu amiin
@geeljire1658
@geeljire1658 2 күн бұрын
ma dad dhintay ayuu u waramayaa? bal doorashadu ha kuu danbaysee xaggeed ka talisaa?
@mlkcali5058
@mlkcali5058 2 күн бұрын
Hasonow hottelkii qaahira kuyaalay ee sirdoonka yahiuda aad kula.kulanty qorshuhu waxuu ahaa waxaanu kugu taageereynaa adaxninada lkn waa inaad soomalli sidaan u rabno umaamusho lkn wadba ka dheeraysay oo soomaali waba kala dhaqaaday
@Khayr73
@Khayr73 Күн бұрын
Subxaanalaah dadka Iyo Dallka ha Burburin
@AbdirahmanSheikh-ck5ym
@AbdirahmanSheikh-ck5ym 2 күн бұрын
قال تعالى اتامرون الناس بالبر وينسون أنفسكم وأنتم تتلون الكتاب افلا تعقلون
@habibahassan7290
@habibahassan7290 2 күн бұрын
Madaxweyne warkaagaa jiro geediga wad.
@mahadociise25
@mahadociise25 2 күн бұрын
Dalxoreeye❤🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🌎😁
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 2 күн бұрын
HASSAN KUWII NOODOORTEY IYO INTII KUGARAB SIISEY ALLE SUXAANA WATACAALA WAXAAN WEYDIISANAYAA IN BALAAYO FOOLXUN IN UUKURIDO SILICNA NAFTA UGABAXDO AAKHIRANA JAHANAMA ALLE GALIYO WEY NASILCIYEEN SEY AYAXAAS BEY NAGU SOCESHERN BEENLOE MUNAAFAQ AH
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 2 күн бұрын
Mudane madaxweyne nooloow waxqabadkaaga cad cad waan arkaa anigu waana ku taagersanahay wajiga ilaah! Nabadeey
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 2 күн бұрын
Afartan Hawiyaha ah ee. Aad u Qudbadaynaysid. Ayaad u sheegeysaa baan u malaynayaa. Mooryaan mooryaan dhalay. Xasan dhiiqo. Xigmad yaraa.
@luulsharib
@luulsharib 2 күн бұрын
Allah umada hakaa qabto Somalia waad baa biisay Doorashada Ma Mogdisho uun baad MADAXWAYNE u noqon Hassanow
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 2 күн бұрын
Muxuu baydka Ilaahay ulaasoo doontaa hadalada baadhilka ah een waxba kajirin Ilaahay umada hakaa qabto xasan waad nakale qaybiseye
@maden7818
@maden7818 2 күн бұрын
GUUL SOOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Күн бұрын
Aniga maa indhaha inaan isku qato ku lahaa i hogaabi yaat ceelka kurideey doonfaar baahane qabiiliste umada kala geey sheydaan🐈‍⬛🐈🐈‍⬛🐈🐕🐎🤠🤠🤠
@maden7818
@maden7818 2 күн бұрын
Isbedel kastaa dhib ayuu u leeyahay in lala qabsadaa. Loo joojin maayo dhib kastaa oo yimaada Dowladan wey dhaqaaqday codkeyga inaan dhiibto diyaar ayaan u ahay jaalle madaxweyne.
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v 2 күн бұрын
Hassan sheikh waa dambiile qaran ha la soo qabto oo ha la toogto isaga iyo Hamza marxuum Kenya ku soo dacwoonaya
@WiiloBootaan
@WiiloBootaan 2 күн бұрын
Xamar Baad madax utahay haku deeqdo doqonow firinbi iyo kuwii kudortay hoyadod was
@abdiyusuf7949
@abdiyusuf7949 2 күн бұрын
War marka hore abniga ka sbagey inta aad leedahay doorasho cod iyo qof wax kasta abniga ka hore merci beaucoup
@mohyhas
@mohyhas 2 күн бұрын
Gacan amni, Gacana doorasho
@hodanc6255
@hodanc6255 2 күн бұрын
Wax macqula xasan iyo dageradisa kuma hadlayan horta xasan afgoye ma gara degankisa nabad miya xamer nabad miya alxamdulilah inan wadan nabad ka jirto ku nolahay
@HassanNoor-o1b
@HassanNoor-o1b 2 күн бұрын
Wan ishaynaa e Canada ad geysay jubalan walahi halkamasonayan
@maansarestudio8484
@maansarestudio8484 2 күн бұрын
Dadka xoola u hesaa an madaxweyne noo ah markasta laleyahay Hala hagaago
@runige6608
@runige6608 2 күн бұрын
Asc wrx wbr. Waxaad ilowday dad qabil caabo da baan nahay😊
@mussali3427
@mussali3427 2 күн бұрын
daarood laba arrin weligii midna ogolaanmaayo 1) Tira koob 2) qof iyo cod
@AbdikarinAhmed-u2m
@AbdikarinAhmed-u2m 2 күн бұрын
Xasan shiikh waa in dibloodoortaa xalkii asagaahaya
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 күн бұрын
Waxaa tahay nin qabyaalad dilootay umada somaaliyeed waxaa ku haysaa dhibaato aanay sifudud uga soo kabsan. Caro Allaha kuu soo dadajiyo. Waxaa kicisay fidno huruday waxaana ku dhiman dad badan.
@Xasanmaxamadcaliilweyn
@Xasanmaxamadcaliilweyn Күн бұрын
Hadda baddii ma itoobiyaad siisay waadiga si aad.dantaada foorasho ku gaarto waadiga ciidankii dawladda goboleedka jl ku weeraraye
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 2 күн бұрын
ILLAAHAY. KU SOOQABEY ILLAAHAY KA XISHOON MAAYO MAALIN WALBA MASAAJI DHEXDII YUU BEEN LATAAGAN YAHAY. WAX JASTA OO SOOMAALI KUHESHIISENA. ISAGAA BURBURIYEY OO BAA BIYEY. YUU WAX U SHEEGAYAA WABRIYADII YUU DHAAFI LA YAHAY IIMAANKA ALA KAA QAAD OO ILLAAHAY CADAABTA KUGU FOGEE ADUUNKANA CIQAAB AAN CIDKALE KU DHICIN ILLAAHAY KUGURIDYEY AABAY WABRIGIISII ASAA GAQSAY .
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 күн бұрын
Beytulah been usheeg baa ba iyo Balo 5:47 mahan
@amaaweys1554
@amaaweys1554 2 күн бұрын
talada dadka aad ku celineyso ,ka midma,ahan miyaa ,jubaland buntland &khaatumo
@gureey3185
@gureey3185 2 күн бұрын
Madax Wayne waad mahad santahay dalka hoos u fiiri meeqo isbaaro ayaa taala xamar iyo afgooyo dhaxdeeda
@FaysalFaysal21
@FaysalFaysal21 2 күн бұрын
Waxan ku idhi marka u horeysa xamar xoree xoga aad ku werareyso gobolada ku xoree xamar kaliya kadibanu ku tageeri
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 күн бұрын
Go aanka kasobaxay waa mid. Jeeb kaga kasamey satay ee ILLAHAY ka cabso
@Abdullahidekowkossar
@Abdullahidekowkossar 2 күн бұрын
War waxan xassan m culusow ina suban sabriye axmed ah maxa qaldan taclintisii ma waxa over sifir zero kadhigtay xukun jecel......... Odeygan cimriga kujiro "dhegahisaiyo afkisa malah ismamaqlaan" Waxwalibo ha and iyo wathiiqa lomara jirta....doirasho qof ito cod ontusan kuriyinin ama kuhadaqin waxa kahoreysa..in tiro kobka dalka lahelo ama lasameyo kadib ayay ritadisan asago sojedo helayo unba lagari kara...intaas kahore wa hiuha iyo badha badha.
@MohamoudHassan-e7k
@MohamoudHassan-e7k 2 күн бұрын
Dictatorial xasan sheikh joji
@Myo-v1k
@Myo-v1k 2 күн бұрын
The wall behind the man talking doesn’t match the wall surrounding the masjid in the beginning of the video.
@amaaweys1554
@amaaweys1554 2 күн бұрын
masaajidka cayaarta kadaa aaway tvga kharanka miyaa laguu diiday
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 2 күн бұрын
Keliga ba rabaa marka ina Dastuurki dalka o dhan adiga keliya a rabta ina bedesho wa riyonesaya dalka jar haka ridin ninyaho imaanka beelay ina dhaaf.
@hageabdihage1058
@hageabdihage1058 2 күн бұрын
Dadka somaaliyeed lama Dagaaleen dawladdii uu Madaxda ka ahaa M.Siyad AUN,hadii ay digtaytariyad Rabaa, ee waalida dadka & Dalka kala fariiso.
@Michealfot
@Michealfot 2 күн бұрын
Ooyaaye caaaaac
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 2 күн бұрын
Ma dadkaad wanaag fareysaan idinkoo khalad iyo xumaato sameeynayo? Afkiisa iyo dhegahiisa isma maqlayaan. Aragtidiisa , siyaasadiisa , iyo garsoorkiisa , iyo xukumidiisa dhabta ah waa " usha la joojiya banaan, la jiifiyaana banaan . " Qumanihiisa ayaa qoorta u suran. To me , the question is how many personality he has ( meeqa Xasan baa ka dhex hadlayaa). Xasanoow dalkan wixii wanaag ah oo hore loogu soo qabtey ha burburin ha burburin oo ha kala furfurin .
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 2 күн бұрын
Doorashona wax kama oga waxani waa iska hadlaa
@Khtmo
@Khtmo 2 күн бұрын
Kan waa la sitaa belaa wadataan walaahi 😂😂😂weji fool xun baa ka muuqda nadalka
@bashiirmaxmed1697
@bashiirmaxmed1697 2 күн бұрын
Wadnaha lagaqabey dadka kahordhaqaq waigagubay xasanow ilahay kuqabay munafaqsana
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 күн бұрын
Inkaarta dadka soomaaliyeed ha kaa soo baxdo.
@ShireCadde
@ShireCadde 2 күн бұрын
CALAAMADAHA MUNAAFAQA. WAY KA MUUQATAA.
@shiinedheere
@shiinedheere 2 күн бұрын
Madaxwayne kursiga ayaa malaha kaaga muhiimsan amniga dalka iyo dadka somaliyeed waxaan ku oran lahaa dalkaan dagaal dambe xiiso ooma qabo
@SalimcumarNaasir
@SalimcumarNaasir 2 күн бұрын
Xasan waxaad sheegeysid iyo waxaad wado isma saarna ee awooda iyo xoolaha aad arintaada ku meel marsato laakinse shacabka dareen bay leeyihiin hadalkaaga iyo ficilkaaga isma waafaqsana allow nasamata bixi
@KhaalidSead
@KhaalidSead 2 күн бұрын
Hogaamintu waa toosinta naftaada xisaabi naftaada inta aadan xisaabin qofkale
@R3dS3a
@R3dS3a 2 күн бұрын
Xasan umad jiiftay ayu so tosiyay oo waxaba qalada casimad iyo madax weyne nimo ayad isku haysata taas ayaba qalada wa in laka qeybiya oo umada cadalada lagu wada xisabtama
@Alif-fj6wr
@Alif-fj6wr 2 күн бұрын
Warkas waa cad yahay SOMALIWEYN
@ShireCadde
@ShireCadde 2 күн бұрын
XASAN MUNAAFAQ 9 WAJI LEEYAHAY
@AbdiEman-q9u
@AbdiEman-q9u 2 күн бұрын
Afgambiga sharciga.miyad.rabta.inadkuqabsata.somaliya.habakayabin.inay.kusuragasha.kabuuldhe.
@nasircumar5311
@nasircumar5311 2 күн бұрын
DOORASHADA KA HOR KA SOO BAX MASAAJIDKA
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 күн бұрын
Waxa dhiiga daadoyay waa adiga waxa dadka biliqeystay waa adiga Alana waa ogyahay
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 2 күн бұрын
Caddaalad darro Dowlad laguma Noqdo
@HirsiFarah-h4k
@HirsiFarah-h4k 2 күн бұрын
Munaafaq lacanatullaah
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 2 күн бұрын
CaaC 😂 CaaC 😂 CaaC 😂 CaaC bacaac 🐐🐏 bacaac 🐏🐐 bacaac
@MahamedAdan-h5y
@MahamedAdan-h5y 2 күн бұрын
Soomali wey wanaag santahay lkn adigaa xun xasan guurguurte
@ApdoukadermahadAli
@ApdoukadermahadAli 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ habalyo
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 2 күн бұрын
Allaha ka qabto dalka iyo dentha Allhaa hakaqbto
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 2 күн бұрын
MUNAAFAQ haduu jiro waa kan
@MuxamedCali-sd2yh
@MuxamedCali-sd2yh 2 күн бұрын
War Dameer yahay dadka beenatakadaa
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 2 күн бұрын
😂WAA ISNUUG5AA RIDU
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw Күн бұрын
Tuug mooryaan ah rabi dalka iyo dadka kaaqavey
@libanali4789
@libanali4789 2 күн бұрын
Xasan xaabsade horta adi is waani
@hassandekow4321
@hassandekow4321 2 күн бұрын
Mw Hassan sh maoniga ad hada sojedineyso miyusan mw Farmajo kula wadagin od hada ledahay an sameyno oo ah qof iyo cod oo adiga diday
@karlesk6498
@karlesk6498 2 күн бұрын
Xog la helaya ayaa shegaysa in malma soo socda in uu xilka iska casali doono rw xamze Abdi barre kadib culeys xoogleh oo kasoo foodsaray dhanka jubaland iyo beesha uu ka dhashay waxaana hada madaxtooyada buuxdhafiyay siyaasiyiin doonayo in ay qabtaan xilka usareya ee xukumada fideraalka somalia arintaan ayaa wax caadi ah ka noqotay somalia ayada oo 2 sano ee danbaysa dowlad kasta ku dhamaysto buuq iska dabawareeg iyo rw oo xilka ka taga sabkasta haku timado , sidoo kale waxaa heer gaba gabo ah maraayo in mamulka jubaland loo qaybiyo 2 mamul ayada oo la sheegaya in lagu dhawaaqi doono mamulka la magac baxay gedaland
@Ruun-finder
@Ruun-finder 2 күн бұрын
Maalin walba balan buu qaadaa mana fuliyo taas maxay tahay?
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw Күн бұрын
Aduuyadu ma tuugo iyo mooryaan ayey leedahay
@MohamudHirsi-b5s
@MohamudHirsi-b5s 2 күн бұрын
Ilaahow kan somali ka qabo
@MacamedXasan-v3l
@MacamedXasan-v3l Күн бұрын
Odaygaan meel buu ku sucdaa meesha u ku socdo waa wado loo rilmaamay ee talo somaaliyeed meeshaan kama muuqato
@BMr-f4i
@BMr-f4i 2 күн бұрын
Yaab tuug ayaa dadka u qudbeenaayo. Masjidka alle ka daa ciyaarta doqon
@calixuseen4324
@calixuseen4324 2 күн бұрын
Beenawaas xaaraani beeni .derdertay
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 күн бұрын
Qof ab iyo isir u lahayn in uu talin jiray sida ninkan ayuu maalin Gidaar ka dhacaa! Ar ninkii rababa ha I rertee aniga Rootiyaan rabaa! Culusoow adeerkii iyo xilligii xurnimo doonka!
@WarsameMoha
@WarsameMoha 2 күн бұрын
Qabyadii waad dhameystiratey ayax baad aan dhargey xaab qaad oo tuuug ma xishoodo ah baad tahay qof soomali ah o ku aamiinayo ma jirto waa lagu bartey ee ilaahay hana qabto
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 күн бұрын
Hawiye ama. Irir samasle Haku doorto
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 2 күн бұрын
RIDU INTAY ISN7UGAYSO AYAA ARIHU CIDLO. 7GATAGAA
@farhiyaabdirahman5146
@farhiyaabdirahman5146 2 күн бұрын
Farmaajo ka soo bax filada ma iloowday Maxaad u yeeliwaysay qof iyo cod waataad diiday hadana waalagu diiday
@Michealfot
@Michealfot 2 күн бұрын
Farmajo dhul kiisa ma joogin, Ninkaan wuu suubin karaa Sababto ah magaalada isaga iska leh
@hodanc6255
@hodanc6255 2 күн бұрын
Wa sax xasan xamer wuka so jeda lakin wa madaxwayne iyo wa degankisa isma qabtan farmajo xamer buku dhashay o ku koray xasana jalaqsi
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 2 күн бұрын
kkkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Kkkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkkkk iska hadlow ina igare waa idaacadii FM ee la odhan jiray ama idhegayso ama idhegaysan anigu waan iska hadlayaaye kkkkkkk😂😂 midakale xasan dhurwaa majiraan shacab somaliyed oo dhegaystaaye waxan aaminsan nahay inuu yahay jiniyo la hadal kkkkkk😂😂😂
KHILAAFKA DOORASHOOYINKA | PROF CABDIWAHAAB OO SI  ADAG OGA HADLAY
21:56
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 11 МЛН
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
WARKA SUBAX EE KNN 01 12 2024
13:35
KNN
Рет қаралды 2,8 М.
DEG DEG: AXMED MADOOBE OO CIIDAMADII UGU BADNAA GEEYAY MEEL U DHAW RAASKAMBOONI
9:16
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН