Dowlad ku sheegga Hawiye. Waa in laga joojiyaa gargaarada beesha Caalamku siiso. Cunaqabatayntii. Hubkana waa in lasoo Celiyaa. Isticmaalkii Hawadana waa in Dib loogu Celiyaa Hayadihii Maamuli jirey ee kenya fadhiyey.
@safiyasalad169315 күн бұрын
🎉❤❤🎉❤❤❤
@ahmadseaman348715 күн бұрын
one love somali
@aliabdi834714 күн бұрын
Dowladda jubbaland waa inay xiriir u jartaa dowladda Turkiga
@ahmedmose546615 күн бұрын
Somaliya hadii larabo in aay caga dhigato oo dowllad fiican kadhalato waa in wadanka yeesho (1)dowlad+(1)madax weeyne. Waxa hada kajira somaliya ma lagu sheegi karo dowlad ama madax weyne. Fadlan somaliyey is dabo qabta. Si dalka iyo dadka loo nabad geliyo!!!
@muhumedosman688415 күн бұрын
Hhh riyada Ahmed madobe wa beentii xiligii farmaajo masoconysaa haa wayo xasan shiekh waa fully hawiye yuka.adagyahy
@mustafeahmedaden313715 күн бұрын
Jupaland haguulaysato Xasan tuughadhaco
@mahamedhassan165715 күн бұрын
Ninkaan maxaa wada hadalkiisa lagu falaa al shabaabkaa war ninkaan dowladu tilaabo hakaqaado marna dowlada ayuu qabiil kadhigayaa ninkaan haloo diro ciidamo soo af jaro haduu dagaal hawiye rabo hawiyaa kasaaraya kismaanyo iyo meeshuu galo ee haka hor wareegto sifiican ayaa loola xissaab tamiyi tuuga aan wadaniga eheyn
@mohamedsandheere633915 күн бұрын
Madaxweyne walba imada soomaalia mid ay san is qab san ma jiran wadar iyo waaxid yaa walan Hogaamiye kooxeed Axmed Geeda naar wa mujrim argagixiso ah dadka degmada Kismaayo Afduub ku haysta 18 sano umada sida u so hor taagan wa oday wayeel ah oo asaa saq ah caqli iyo maskax ba Aan hayn nin wali waxa maskax diisa ku jirta maafiyo nimadii wa hore xoog iyo qaja jac wax lagu raadiyo inta uu hayste Kismaayo wax nolol ah kama jirin tuulo yinka ku xeeran Kismaayo xita ma gaarin maamul ka Juba land Axmed Geedi naar mar kii hore ba wuxu aha mash ruuc Ajnabi wata sida Kenya 🇰🇪 iyo Ethiopia 🇪🇹 si ay ogu la dagala man dowlad nimada soomaalia haday san soomaali is ka qaban ninkan Gobolka kubada Hoose wax hormar ah ma helayo AXmed Geeda naar wuxu is ku daya card qabiil in uu is ticmaalo lkn arinta qabiil ma ahan wa nin argag ah soomaalia dowlad nimadeeda lo so diray iyo dowlada soomaalia Axmed Geeda naar wa rer Ethopia tuulada uu ka yimid ha ku laabto asago wayeel ah uu Qaatumo xumo ku dhiman lahaa balayo lug waraabe leh socod fool xun wa wayeel asaa saq ah maxa umada hor tagay
@aliabdi834714 күн бұрын
Madaxweyna soomaaliya maxaa ka galay oo u soo hunguriya jubbaland, waa yaabe