Daawo Warkii Udanbeeyey Raaskanbooni Waxakasocda Hadda Ciidankii jubaland Talaabo Qaadkis Safarka Xa

  Рет қаралды 22,931

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@alshifa2673
@alshifa2673 2 күн бұрын
Axmed madoobe waa geesiyada wadaniga soomaaliyeed dowlada jubolaand maxkamada waara lojaraye xasan munaafaq waana lasoqabanayaa xasan argagixisada ushaqeeya xasan munaafaq
@waisaffi1573
@waisaffi1573 2 күн бұрын
Ahmed Shabab era is coming to the end, Somalia is bigger than Ogaden
@AbuukarAbdiqadir
@AbuukarAbdiqadir 2 күн бұрын
Waa in la go doomiyo ciidanka fadaraalka
@phprince5153
@phprince5153 2 күн бұрын
Jubbaland iyo axmad madoobe kala saaray
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 күн бұрын
Axmed Geeda-Naar Dhuxuleyste Waa La Soo Qabanaayaa waayo Waa Kansarka Siyaasadda Somalia....Badhaadhe berri Subax Ayaa la gelayaa Xaqiiqdii..tuulada uu tagi waayey ee wadajir Axadda Ayaa la gelayaa Waxaana lagu Xijjinaa B/Xaaji...Source Kulbiyoow Soldier's Somali Milateri...Sc.
@AbuukarAbdiqadir
@AbuukarAbdiqadir 2 күн бұрын
Waxa yaryarka ah ee isdhiibaya waxba ma aha waana kuwii hore ee is dhiibay wax hor leh ma aha
@AbuukarAbdiqadir
@AbuukarAbdiqadir 2 күн бұрын
Dawlada hada lacagta ay bixinayazn waa lacagtii juba landh khaqa u lahayd dawlada mu shaar fiican ma bixiso ciidamo farsbadan oo muqdisho jooga ayaan mu shaar qaadanin
@AbuukarAbdiqadir
@AbuukarAbdiqadir 2 күн бұрын
WAz nasiib daro madax waynaha fadaraalka oo qabyaaladaysta ah in uu ogaadeen is ku diro waa doqonimo iyo nasiib dsro
@AdenAli-b8j
@AdenAli-b8j 2 күн бұрын
1991 dàbargonta daarood uns dàbargonta ogaadeen. 2024 ee uns
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 2 күн бұрын
Dayuus baad tahay, daarood waa hogaanka dalka..
@AbdifitaxAbdifitax-w6r
@AbdifitaxAbdifitax-w6r 2 күн бұрын
Somaliyada lasheego waa daarood
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 2 күн бұрын
Habarku waka qaldamay
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 2 күн бұрын
Qaranka ha guulaysto...
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 2 күн бұрын
Saxb Maxkamada dawlada dhexe Waaran wey u jari kartaa Masuul maamul goboleed.
@alshifa2673
@alshifa2673 2 күн бұрын
Anfac media wararka hagaajiya xasan munaafaq iyo marxuum xamse weey fashilmeen waxaye kabaryeen in ladhexdhexaadiya axmed madoobe beey kabryeen kenya markihorena idika kadiidaye axmed madoobe halabaryo
@saciidyusuf4511
@saciidyusuf4511 2 күн бұрын
Qaranku haguulaysto
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 2 күн бұрын
hassan gurguurte waxa uu ka helo ayuu leeyahay dagaalkani waa kii lagu kala baxayey
@MaamaAmina
@MaamaAmina 2 күн бұрын
Juba laan halaga taxadaroo nabadu way mcn tahay
@AbuukarAbdiqadir
@AbuukarAbdiqadir 2 күн бұрын
Hadii ciidanka fadaraalka raasganbooni dagaalka lagu geeyay. Ay maanta go,doomin waayaan waa dulinimo ogaadeen ku dhacday
@SucaadAbdirisaaq
@SucaadAbdirisaaq 2 күн бұрын
Hassan tuug baa lasoo qabnaya hadi cid lasoo qabanayo
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
SHACABKA MUQDISHO WAX U QABO WAAD QABYAALAD HADLEYSAAYE EX-ALSHABAAB MACALIN MAHDI
@alshifa2673
@alshifa2673 2 күн бұрын
Waa been youtube hawiye uun baa sheegaya ciidanka jubolaand ismashiibaan sagaal iyo tobon saraakiil ubadan laalush kaqataye xasan munaafaq iyo
@AbdiEman-q9u
@AbdiEman-q9u 2 күн бұрын
Beenale.halka.awgi.sidas.yabadanbile.kutahay.
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 131 МЛН
XAGGE AYUU KU DAMBEYN DOONA KHILAAFKA KASII DARAYA EE DF IYO JUBALAND .
9:32
RAXMA XASAN IYO SHUTTER | SHORT FILM
20:04
FAM TV
Рет қаралды 228 М.
DEG DEG: AXMED MADOOBE OO CIIDAMADII UGU BADNAA GEEYAY MEEL U DHAW RAASKAMBOONI
9:16
GANTAALKA NIYUUGLIYERKA XAMBAARA RUUSHKU ISTICMAALAY (5065)
56:54
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 16 М.
Кто круче, как думаешь?
00:44
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 6 МЛН