Waa dawlad ceebaysan waxay istuseen cadawgii ka baqi jiray yaahuu rag aan layskuba dayin oo waligoodba cadawga la dagaalami jiray ayay xoog io xoolaba waxay haystaan ku soo weerareen macal diyaarado bal ma dawlad kalay ladgaalamyeen maamul goboleed soomaaliya katirsan miyaa caynkaas loo soo weeraraa ilaahoow hana cewbayniin waa duco way
Dhibaatada meeshaas ka dhacday waxaa Mas'uul ka ah Xasan Sheekh Maxamud iyo Xamze
@zahraabdikadir69413 сағат бұрын
Maanshaa allaah guulaysta xaq u dirir baa tahiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@akhalif5793 сағат бұрын
Ciidamadii soomaalida markaad leedahay kuwa kale macnaha waa itoibiyaan iney yihiin cadeys. Waa hagaag.
@mulaaxocaqli55412 минут бұрын
Caruurta barigaan ahyn qofku markuu iska kaa celin waayo wuxu odhan jiray waa laysugu kaytgay markaa sidiioo kale odaygan darbi walba haku xoqdo ceebi uma laabnee ha is qariyo😂
@AleemZani-nw4xh2 сағат бұрын
Xassan Wuna cebeye masanuu itobiya kula dagalami rabe From ogaadeen Libaaxa geeska Africa
@yousufhersiduale19202 сағат бұрын
ilaahay hakala qaboojiyo dadkaa islaamkaa
@mohaali42043 сағат бұрын
Waar away cidanki lagu fanay dowlada sana kuwas ma dalka di facayan xanun badan war gesi wa hal wana jubaland
@AadanAbdi-e1d2 сағат бұрын
Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo, Lagula xisaabtamo dhallinyaradaa soomaaliyeed,
@shanyfahiye9192 сағат бұрын
Guul Juba Land nin gardaran maguuleeyto: XAMSE IYO HASSAN ha ka waantoobaan sida tan rag haddi lo diro rag baa sugeyaa oo ladagaalamayaa Xamse adeerkiis ku caasiiyay jawaabtii waa taas.
@Mahadosman-q9s2 сағат бұрын
Guul.Jubaland way gulaysten
@IbraahinMuuse-g7h2 сағат бұрын
Xasan shiikh ladhkiisyaabaqtiyey
@AliAli-kp1ry3 сағат бұрын
Xassan xoolo qaain wadan
@Shirwacismailbootaan2 сағат бұрын
Xasan xoolo 😂😂😂 yaab aduun
@SeynabaaNawaalСағат бұрын
Mashaa.allaaha
@ArashiidFaarax3 сағат бұрын
TII GOOJACADAA KADDHACDAY AXMED MADOOBE ALLE HAGUULEEYO WAA NIN DAACAD AH OO AAN CIDNA DULMIYEYN. ADEER WAXAA DIYAAR GAROW KUJIREY CIIDAMADA SSC KHAATUMO PUNTLABD IYO CIIDAMADA MILITERIGA EE MAREEXAAN AYAA WELI HEEGAN KUJIREY