Car Daawo waxa Meeshan Kadhacay ilaa Taliyihii Afka Lagudhuftay Maanta Baarlamaanka Xaalku Wuu Adagy

  Рет қаралды 10,160

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 83
@AhmedAli-zw5kd
@AhmedAli-zw5kd 12 сағат бұрын
Masha Allah somalia dowlad ayeey noqotay hadii kuwaani caawa eey xamar kuseexanayaan nabad
@aslinoormuse6394
@aslinoormuse6394 15 сағат бұрын
Mooryaan weeye kulligood inay meesha ku kala tagaan baa u fiican acuudu billaah
@abbdll
@abbdll 13 сағат бұрын
Kkk kuwaan firinbiga wata ayaa wax ceebeeyay
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 14 сағат бұрын
Kuwaan Somalia 🇸🇴 Waa ceebeeyeen. Xasan dhiiqo kooxdiisu Waa moryaan dowlad Maaha nijaastu
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex 15 сағат бұрын
Gaaladu wexeey noo keeneeyn DIMUQRAATI Dimuqraatikada ayaga ayaa loogu tala gale USA 250 sanadood ku dhawaad ayuu dawlad a haayeeyn iyo yurubta kale boqolaal sanadood is maamulayey Afrikaankana badi doodi wexeey xoroobeen 1960 lixdameeyadii Oo hada laga joogo 64 sanadood Afrikaanka Dimuqraatiyadooda waa feer iyo fara laab beerka ayaa la iskaga garaacayaa Gaalada Dimuqraatiyada ay ku dhaqmaan ma aha feer iyo faralaab inuu codkaagi noqdo Waa inaad codkaagi si xor ah u dhiibataa hadii lagaa cod badiyana inta badan ku daba feeshaa Afrikaanka Dimuqraatiyadeedi Waa FEER IYO FARALAAB
@jirdealiali3965
@jirdealiali3965 14 сағат бұрын
Aaway wixii Xasan sheekh sheegi jiray: Somali heshiisa aduunkana la heshiisa!! Sawkan damaciisa dartii intii wadajoohtay kala diray!
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 15 сағат бұрын
😂😂😂down down who is down? Xassan ur terrible president, look how good we looked as government with Farmajo
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 11 сағат бұрын
Xayawan warwaxan xildhibaannimadii malbay ugadheceen dibjirta ah
@siman111
@siman111 13 сағат бұрын
Hawiye iyo daarood miya buuqa wada kuwan allah soo hadeeyo aamin
@june6206
@june6206 13 сағат бұрын
Hawiye wada 😂
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 14 сағат бұрын
Nimankan dadkoodii baa lagu duulay layaab malaha
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 13 сағат бұрын
Hawiye cawaan waaye xadaa mayaqaanan dhaqanka somalida. Xishoodda hawargidir mooryaan
@abbdll
@abbdll 13 сағат бұрын
Kan firinbiga wata okay miyaa kkkk
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 13 сағат бұрын
Saaxiib meesha waa lagu wada jiraaye yaan qolo si gear ah loo beegsanin
@xannaan9152
@xannaan9152 10 сағат бұрын
Hawiye aya xanuun kugu noqday ilaahey kaama reysiyo xanunka wana I dhimane akhirka doqon dawaqay
@samirr546
@samirr546 14 сағат бұрын
Xasan sheekh ma fadhiyaa?
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 13 сағат бұрын
Aden madoobe fariin loogu soo dhiibay gud.barlamanka djibouti dilayta med dilaynta maanta ayuu tuliyey. aden madoobe waa tuuga 2aad ee hassan u adeegsado barlamanka
@ahmedmahdi629
@ahmedmahdi629 14 сағат бұрын
Aaway xeerka u yaalay barlamaanka
@samirr546
@samirr546 14 сағат бұрын
Dad hilib iyo qaad cun ah oo hiil qabiil derderay!!!! In shareecada Allah ku dhaqankeeda loo xanaaqo oo Allah loo hiiliyo maxaa u diiday!!!!
@AbdihakimAbdullahi-v8g
@AbdihakimAbdullahi-v8g 14 сағат бұрын
Somalia wahalawday dadkan yamadax unoqoon karaa mesha garonmya misi wa barlaman uf qabellyyy
@sahranur9396
@sahranur9396 12 сағат бұрын
Xeradii GeelA maxaa maanta kasocda
@abdirashiidfawzi3953
@abdirashiidfawzi3953 11 сағат бұрын
Sharci darada waxa bilabey guddoonka barlamanka.Sharci daro waxasi ayey dhesha
@shiinedheere
@shiinedheere 14 сағат бұрын
Saylada xoolaha lagu kala gato ee kutaala somalia xishoodka iyo xayadaba eebe idinka qaad somalidu sii xumaa
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 15 сағат бұрын
War waxan finniga kudhex yerinayo wa in musharka laga joojiya
@munawarqanihumuu2844
@munawarqanihumuu2844 15 сағат бұрын
Xasan xoolo iyo saqajamada hawiye enxishon haloga tago damerahan abgaal
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e 14 сағат бұрын
shooshal meydiyana waxaan kunacay cidna lagamaleh doqon kasta iyo cabtooykasta waxbow iskasooqoraa cidkacesheemajirto isna isweydiimaayo waxa awqoraa waxa ayfaa iido iyo qasaare uleeyihiin aduun iyo aaqiro bal qofkaanow aqri waxaad qortay
@abdiomar403
@abdiomar403 14 сағат бұрын
Daarood ruufiyaanimo iyo sharmaatonimo looga taag waa
@bahirgessey2609
@bahirgessey2609 14 сағат бұрын
Sumacadii dhimatay ayey uga sii Dareen dhamaan shuute gavanta Haloo galiyo waxa ey ku kibreen waa lacagtii masaakiinta ee ilaah dhulka hala jaro
@hafsaali4297
@hafsaali4297 14 сағат бұрын
Dhulka Allaha lajaro Mujrimiinta iyo inta difaacda.
@mohamedmohamud-i3s
@mohamedmohamud-i3s 14 сағат бұрын
hildhibaaki,askariye,ilaal8nayey,amnigiisa dhiigiisi,daadiyey,wax wax,laga aamusikara maahn waa in sharciga lagu kalabaxaa hadii sharci jiro
@sahromahamud
@sahromahamud 13 сағат бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah 😭🇸🇴🙏
@xamarimohamed1900
@xamarimohamed1900 14 сағат бұрын
Nabsiyooyow ba dadkii beerta tiin waxaa u soo baxaa waa tiin. Khaladkii laga galay farmaajo ee aad xasan sheekh ku soo doorateen ceebey tacaal.
@samirr546
@samirr546 14 сағат бұрын
Caruurtii oo siiri sidata ayaa la soo fasaxay!!
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 14 сағат бұрын
Xasan firimbi xamar katag qorigaaga qaado ku noqo jubaland
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 14 сағат бұрын
War Ereroow bahasha barxa shalay nenkee edenka horaayay esagoo fadheya iyaa darood iyo ererba ku buuqayaan waryaara and ereroow xeshooda wadankee dagaalbaad galesaana 91baad deb ugu calesaana xeshooda tuugyahay mooryaantaa
@rahmamohammed1056
@rahmamohammed1056 14 сағат бұрын
Iska celiya xishood meesha ma muuqdo
@museomer9306
@museomer9306 14 сағат бұрын
daarodaw dadka , dalka ha waalina, waxaa rabtaan weligiin inaan qabiil kale dalka hogaamin
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 11 сағат бұрын
Hawiyoow daarood waa kuwii farmaajo riday axmed madoobe iyo siciid deni waana kuwii hassan munaafaq keenay maxaa loo waayay hawiye diida sida hassan u dhaqmayo iyo hantida qaranka ee uu boobayo iyo dastuurkii soomali heshiiska ku ahayd waxa uu ka samaynayo waxay u eg tahay soomaliaya inay gelayso dagaal sokeeye gacanta hawiyena ay ku burburi doonto dawladnimadii la isku keen keenay
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 14 сағат бұрын
Haddii aan xasan firimbi afka lagalaadin ama lagacayrin Barlamaanka xaalku mafiicna.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 14 сағат бұрын
Xasan Shacabkii soo doortay ayuu daacad uyahay oo uu rabaa waxii aan cuntameynin in aan lamarsiinin. Xabaale qote, mayd canshuurte, bakhti usujuude, Masaajid dumiye ayaa marwalba waxuu rabaa inuu Sharciga bedalo Tuug Aadan Madoobe oo Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa aan kabaqeynin ayaa Xoogaagiisa qaata habeenkii Subaxiina ufuliya Xabaale qote waxuu rabo.
@KaamilHuseen38
@KaamilHuseen38 14 сағат бұрын
Guul jubalaan
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 13 сағат бұрын
Somaliland guuuuuuuul 😅😅😅
@abdulkadirabshir1928
@abdulkadirabshir1928 14 сағат бұрын
vaarkii ugu waynaa ba dhacay
@AbdulahiAbdu-w3q
@AbdulahiAbdu-w3q 13 сағат бұрын
Puntland waa itoobiyaan ee maxaad ka rabtaan
@BoondheereLibaax-f8e
@BoondheereLibaax-f8e 14 сағат бұрын
Dowlada raaca firinbi tuug waqtigiisii wuu dhamaadey
@NastehoAwale
@NastehoAwale 13 сағат бұрын
Kan caatada badan dhib badanaa 😂😂😂😂😂 dad dhan aa wax kasugaa. Nimankaan waalwaalan
@abdullahifarah5023
@abdullahifarah5023 12 сағат бұрын
Subxaana laah war waxaan waamaxay
@abdirahman77
@abdirahman77 14 сағат бұрын
Cunugan xun oo askariga feerayo maxoow ahaay maa laxiro wasaqa, intaas hotelikiisa wax sanka ka jebiyo ugu tagin
@bahirgessey2609
@bahirgessey2609 15 сағат бұрын
Dhamaan tood hala kale diro xabsina Halloween diyaariyo
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 14 сағат бұрын
Mawaxan ba dawldi barlamanki suuqa xolaha ,😮
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 15 сағат бұрын
Khaatumoy waa la idin hadal hayaa jubland wey idin hadal heysaa waad dhageysaneysaa ayaan filayaa
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 11 сағат бұрын
Jubaland iyo khaatumo maxay kala yihiin miyaadan ogayn inay yihiin dad wada dhashay hadanu nahay reer khaatumo waanu dhinac taaganahay Jubaland iyo puntland sida hada wax u socdaan way iska cadahay hassan wuxuu rabaa inuu Jubaland burburiyo hadii ay u suuro gashana taliyaha police ninka uu u magacabay diyaano iyo ninka arimaha gudaha ayuu rabaa inuu isticmaalo oo boosaso iyo gaalkacayo ciidamo ka dejiyo sidaana daarood uu ku burburiyo hadaba ogaadeen waxan oran lahaa kuwa marxuumka xamse daba taagan iska qabta oo ahmed madoobe halagu dabo faylo soomaliya dagaal sokeeye ayay gelaysaa
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 14 сағат бұрын
Kan darbi jiifka aha oo aqon lahen aya barlmanki somaliya joga
@boondheeretvchannel
@boondheeretvchannel 13 сағат бұрын
Firinbi uma baahnid afka dheer ayaba Firinbi ku ah
@AhmedAli-zw5kd
@AhmedAli-zw5kd 11 сағат бұрын
Kkkkk kulahaa 3 dax state oo qaraabo ah oo juba land madaarood baa leh mise waa state ka dhaxeeyo somali
@axmedabdirahman8362
@axmedabdirahman8362 15 сағат бұрын
Ciyaalkaa ayaa inoo maqan somalay 😂😂😂😂😂
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 13 сағат бұрын
Baarlamaanoow xaal qaado
@Blackiislo
@Blackiislo 15 сағат бұрын
Jaajuusiintaan eithopia maa nagala xero doqomadaan 12 xilidhibaan madaxweyne go aan cad kasoo Saar xarigooda
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 13 сағат бұрын
Ilkadheerahaan kalakabeeyo.
@mahamedmuse5718
@mahamedmuse5718 8 сағат бұрын
Kuwani ma umad bay uyihiin baarlamaan
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 14 сағат бұрын
Kan barlmanka ya kusodaay away askarti hala xiro kan xildhiban miya
@DahirCadosh
@DahirCadosh 14 сағат бұрын
Tuug baad taahay
@ahmedmahdi629
@ahmedmahdi629 14 сағат бұрын
Maa laga qabto ninkaan sanad walbo firimbi la taagan
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq 11 сағат бұрын
Waxba lama lama ansixin ee iskaga gura xamar taga casimada laascaanod halagu dhiso dawalad somaliyed halka talo xamar idintala majirto ee iskaga baxa
@farhanmeilingf3438
@farhanmeilingf3438 15 сағат бұрын
War waxaan waa ceeb waa ceeyaala suuq ku kala taga!
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 14 сағат бұрын
Kuwaan firinbiyada wato waa ciyaala suuqiin hala sooxiro
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 12 сағат бұрын
Guul xasan out xamse out
@jirdealiali3965
@jirdealiali3965 14 сағат бұрын
Jubaland iyo buntaland igaa beertay Xasan sheekh markaa Madoobe et Deni waa abaalkood waayo iyagaa Sadqeeyay Walaalkood Formajo oo dalka dhisayay, cadaalad Ku shaqaynayay cid walbana ogolayd. Cabaadka joojiya waxaad beerateen ayaad guranaysaan.
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 14 сағат бұрын
Xildhibaan kaan caatada badan madaxa taraafikada halaga dhigo shaqadiisa saxda ayuu soo bandhigay ee maxaa loo fahmi laayahay ninka
@hafsaali4297
@hafsaali4297 14 сағат бұрын
Huuno Xasan firinbi waa Xildhibbaan lasoo doortay oo kursiga ugu fadhiya ciddii soo dooratay, haduu arko wax cidii soo dooratay aan ucuntamin waa inuu diidaa. Maadaama Xasan Xabaale qoto iyo Aadan mugdi aysan Rabin Dowladd Soomaaliyeed oo Mideysan.
@libanbariyoow8327
@libanbariyoow8327 12 сағат бұрын
@hafsaali4297 xaliimo isdaji nin kaan madaxa taraafikada ayan kadhigeenaa igu qaada
@abdulkadirabshir1928
@abdulkadirabshir1928 14 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😅😅😅😅😂😂😂😅😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂
@yunisahmed953
@yunisahmed953 11 сағат бұрын
Darood hadi xamar firinibi iyo dagaal ku galayo somali nabad so.dhow
@Sinoy21
@Sinoy21 13 сағат бұрын
Waar amuus tuugyahow lalush meshaa u imadaay
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 13 сағат бұрын
Kan maa latumo saqajaanka
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 11 сағат бұрын
Gudoomiye ku xigeenka sacdiyo salad waa tii firinbiga ku caawin jirtay xildhiban firinbi xiligii farmajo manta maxay indhaha la taagaysaa oo tuugtan dalkii qabsatay ula safan tahay shaydaan aadan madoobe iyo hassan munaafaq waa in somali laga qabtaa hadii kale somaliya dagaal sokeeye ayay galaysaa !
@burjilibax
@burjilibax 15 сағат бұрын
Qudhaajow ku quuso xaarweynayaa xamari caqli moofo 😂😆😁😂
@abikarjelle
@abikarjelle 14 сағат бұрын
very sham
@HawoGeni
@HawoGeni 13 сағат бұрын
Kkkk😂😂😂😂😂
@MuseApdirahman
@MuseApdirahman 14 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ahmedarte9187
@ahmedarte9187 12 сағат бұрын
Kulbiyow maxad kaogtahay dofaryahow
Oday waayo arag ah oo ka hadlay khilaafka Dowlada iyo Jubaland
30:23
Yay😃 Let's make a Cute Handbag for me 👜 #diycrafts #shorts
00:33
LearnToon - Learn & Play
Рет қаралды 117 МЛН
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 8 МЛН
SOO QABASHADA AXMED MADOOBE WAA DAGAAL SOKEEYE | DHIIG DAATA
21:30
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
SIR DAGAALKA XASAN SHEEKH IYO AXMED MADOOBE (5092)
24:53
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 7 М.
Yay😃 Let's make a Cute Handbag for me 👜 #diycrafts #shorts
00:33
LearnToon - Learn & Play
Рет қаралды 117 МЛН