DEG DEG Ninkan O Muqdisho kabaxsaday Lana Ogaadey Xogo Horleh Arimo Khatara Uu Kujiray Faah Faahin

  Рет қаралды 31,319

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 ай бұрын
Alle ha xifdiyo shekha meel uu tagaba Alle dhib ma gaarsiiyo .
@ibrahimtoti-xn2oq
@ibrahimtoti-xn2oq 2 ай бұрын
Amiiiin..Amiiiiin...Amiiiiin..yaarabi..Allaha..u..naxariisto..sheekh..kheena..Amiiiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 2 ай бұрын
Sheikh cisman xidiig allaaha u naxariito culimada somali iyo xeerti sheikha ka aflaxday weey siyaranaayan sheikhooda sidii aay u jeclaayeen marki u noola beey marka u alle ofsadayna u jecelyihiin mana ahan mid dadka ka dhamaneeysa dadka somali maxabada sheikh cisman xidiig asc wr wb
@abdisheikh8963
@abdisheikh8963 2 ай бұрын
Sheikh cisman rabi ha u naxariisto
@Ikismn123
@Ikismn123 2 ай бұрын
Wahaabi iimaan malaha ilaahay umada hakaqabto
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 2 ай бұрын
Shiikha dhintey waa biniadame ogoow
@naasiraxmed4734
@naasiraxmed4734 2 ай бұрын
ciyaw carabkiisa allaah ha xidho caqligiisana ha ka qaado cududiisana ha tayo tiro caafimaadkana ha ka qaado calafkiisana ha cidhiidhyo cilmigiisana ha tiro cimrigiisana ha dheereeyo iyadoo inaasiba daba taagan tahay
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 2 ай бұрын
Habaarka iska daaye waxa kitaabada la sheegayo ku qoran ma jiraan
@imaansh1590
@imaansh1590 2 ай бұрын
cilmi maba laha aaa khawarij
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 2 ай бұрын
Qofka aanan owlliyada iyo dadka dhintey wax weydisan waa khawarij Khawarij maxaa la yiraa
@mohacade8773
@mohacade8773 2 ай бұрын
​@@adenmohamed4760adeer wa jro malaha magaratay
@suldaantyga9084
@suldaantyga9084 2 ай бұрын
Kkkk Ninkii Aab Qabri Baryin waa Khawarij sida ay kuwa Juhalada ah uyaqaanan Ninkaan dhalinyarada ah wax qaldan masheegin iyadoo. La buunbuni ayaa la dhihi karaa cadeyn u keen waxa aad sheegtay cidna ma Uusan ceyn. Wax dhib ah ma Uusan geysan kuwi Alle iyo Rasuulkiisa ku xadgudbey ayaaba magalada jooga maa iyaga wax laga wabto
@aa.i6233
@aa.i6233 2 ай бұрын
Masjidka laftarkiisa hala hubiyo ,tacliimaha ay ardayda soiyaan iyo wahaabinimadooda. Waana in lasoo qabto shaudaankan yar oo la xukumo.
@AxmedGaagaale
@AxmedGaagaale 2 ай бұрын
Maxaa dadka. Dhintay. Haladaayo hadiikale. Waxaa. Kadhalankarta. Cawaaqib xumo. Wayn
@imaansh1590
@imaansh1590 2 ай бұрын
khawaarij ka ha la soo qabto sharciga ha la horkeeeno
@imaansh1590
@imaansh1590 2 ай бұрын
waaa beentoood fikir khawaarij ayeey dadka baraan
@MuuseAhmed-il2by
@MuuseAhmed-il2by 2 ай бұрын
Wax uu qaldan yahay ma jirto
@suldaantyga9084
@suldaantyga9084 2 ай бұрын
Masjidka Cali jimcalow adinku iscadeeya maxaa tihiin Suufiyo mase Wahabiyo wiilka dhalinyarada h maxuu geystey nooshega waxa qaldan
EMS Special ጀነራል ተፈራ ማሞ ይናገራሉ Oct 2024 F
14:57
EMS (Ethiopian Media Services)
Рет қаралды 39 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,2 МЛН