ANIGA IYO ASAXABTA OO KASHEEKESANE WAXYAABIGII UGU QOSOLKA BADNAA EE SAFARKEENA KA DHACAY

  Рет қаралды 201,426

KOKO BULLE

KOKO BULLE

Күн бұрын

Пікірлер: 431
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 3 ай бұрын
Inta sundus kaqosolisay aan uduceuno habeen kasta way na qosolisay inay waxay jeceshhy heshay 😂😢wlhi sundus wadnhi ixanujisay kuleh koko waxayd xage adayn😂😢😢
@CaaliyaAbdisalam
@CaaliyaAbdisalam 3 ай бұрын
😂😂
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 3 ай бұрын
Sundus wlhi waa ku hystaa
@NisteexoXusen
@NisteexoXusen 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@safiyoabdulqaadir5964
@safiyoabdulqaadir5964 3 ай бұрын
Wllhi anaa qosley sundus caadi mahan😂❤
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 3 ай бұрын
Sundus mana arag malana qoslin waa jirantahy😂❤
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 3 ай бұрын
Wlhi beenta mha
@AnisoAliHassan
@AnisoAliHassan 3 ай бұрын
Beenta maha lkn waxa qaldan sa hadalka u qorte waxa laga Rabe sundus aa arke mana qoslin
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 ай бұрын
Koooko bulle alle hku dyo mida kleh sundus qof wngsan ku jecel wye grab istag iyo wilashan ilasho abyo asxb kujecel hysataa❤🎉😢
@MaxamedCilmi-r5y
@MaxamedCilmi-r5y 3 ай бұрын
Koko wixii xangaay ka adeen markaay tidhi intii qososhay like ❤ saara
@Hdiamond118
@Hdiamond118 2 ай бұрын
Beerkaa i xanuunay wlhiy sidn u qoslaayey😭😂😂
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 3 ай бұрын
Alpha wuu xanuunsanaa maskiinka wallah waan ka naxay maalintaas dabaasha xittaa way ku adkayd.
@IsmahanMohamed-u1l
@IsmahanMohamed-u1l 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Meneta143
@Meneta143 3 ай бұрын
Saa usugaye lee hurdo xitaa ihyse walhi hda arge wafrxe kokdeydiii ciyow nosogeli😩❤️‍🩹💋
@sweetieaxmedcali3961
@sweetieaxmedcali3961 3 ай бұрын
asxabey sundus an gaarsino 400 waaba qosal miran sundus ❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ🤲🤲🤲
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 3 ай бұрын
KUSALI nabigena mohamed scw 😢❤❤
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 3 ай бұрын
Alla sunduzeey imtixaan ba tahay😂😂
@tuluxjr8037
@tuluxjr8037 3 ай бұрын
Sundus waa inkaar wixii xagay ka adeen kulahaa hhh 😂😂😂😂😂😂😂
@MomtasOmar
@MomtasOmar 3 ай бұрын
16:47😂😂😂😂😂😂😂 xasan oo dad ku dhex jiro ayaan arkay wlhi xoog iga qosliyey cadnan
@hamzeahmetahmet622
@hamzeahmetahmet622 3 ай бұрын
Hazzan and cadnaan ayaa ugu qosol badal ,somali celebrities 🤣 😂
@ridwaannasir3514
@ridwaannasir3514 3 ай бұрын
Maqaaxi sharafle😂 Jack caanimo ku casheyey😂 hasanow 60k dadka ula tagaa habeenkii😂😂😂😂😂
@ilhaan-kheyre
@ilhaan-kheyre 3 ай бұрын
Sundus iyo xasanow wey ifuuriyeen 😂😂😂😂
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 ай бұрын
Hasanow ka qaleee sxbka alpha nin raga wye fulaymaheee😂❤
@Gureeymahdi44
@Gureeymahdi44 3 ай бұрын
Xasaasi ugu sheeko fcn inta kale waxba uma hayo
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
Team Koko One Like 👍
@zakariaasma3712
@zakariaasma3712 3 ай бұрын
Koko the best réal❤❤
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 3 ай бұрын
Dacada uqoslay Sundus beerkay icadaysay😂😂
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 3 ай бұрын
alaaaa sundus dhip badnaaaaaa😂😂😂😂😂😂
@ifraaxsalax4361
@ifraaxsalax4361 3 ай бұрын
Sundus markas to dalxiis haloo wada fani
@MaryanMaanka-ee6id
@MaryanMaanka-ee6id 3 ай бұрын
ayantaan team 27 wekala jaakirooyaan ya ila arkay😅
@Iqrawaris-m5n
@Iqrawaris-m5n 3 ай бұрын
Qosolka iga dhameysseen😂😂😂
@DuqowIbrahim
@DuqowIbrahim 3 ай бұрын
😢
@AdnaMohamed-c9o
@AdnaMohamed-c9o 3 ай бұрын
Dhalinyaro aan wakhdigeena ka faaiidaysano 30ka minute hadaan ku badalno 30 minute xirfad ku barano ama luqad ku barano ama ku cibaadaysano
@xafsaxayaati6950
@xafsaxayaati6950 3 ай бұрын
Cadnan saan aa uwar badanthy samia marka lajogtana hadalka aa kugu dhago😂😂
@samiyamahamed3930
@samiyamahamed3930 3 ай бұрын
Haa wlhi ma aragtay
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤
@XamdaAxmed-wu3cu
@XamdaAxmed-wu3cu 3 ай бұрын
Scw Scw scw ❤
@safaaqalbisaafi
@safaaqalbisaafi 3 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@FatximaxamedCismaan
@FatximaxamedCismaan 3 ай бұрын
Scw jazakalaahu khayr😢😢
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 3 ай бұрын
Sundus mid maha shafka yaa kamalasay kuteh ayada iyo cadnan xasanaw ugu qosol badan😂😂😂
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 ай бұрын
Kooooko sxb wngsan waligaa sundus shekada haka qasin wakhtigeda si plz saa grab usiiii mskinta boqorad wye❤❤🎉😢
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 3 ай бұрын
Haa sunduz iyada ugu funny san waa in wakhti la siiyo wlhi inta u bdn iyda iyo cadnaan ugu qosol bdnaa
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 ай бұрын
@@Fatimamohamed-li4cx ani hdaa malaysia imdo dalxis ama funny video hdr noqoto sundus cadnan deqow kaxaysan lhaa dad qalbi fcn wye
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 ай бұрын
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊
@ayaaniiman7090
@ayaaniiman7090 3 ай бұрын
😊❤
@MadiinoCaligacal-y3v
@MadiinoCaligacal-y3v 3 ай бұрын
We are love koko❤
@farhiadiriye5029
@farhiadiriye5029 3 ай бұрын
Hori uu soco bro😂
@HubiOsman
@HubiOsman 3 ай бұрын
Kokoooooo❤
@mulkioston2368
@mulkioston2368 3 ай бұрын
KZbin furo😊❤
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t 3 ай бұрын
TEAM HALISTA ONE LIKE ❤😊
@NawaalDhoore
@NawaalDhoore 3 ай бұрын
Adnaanmuuze wll qaali❤❤❤🎉🎉🎉
@ZuhayraAhmed
@ZuhayraAhmed 3 ай бұрын
Maasha alaah tabaarka alaha
@NisteexoXusen
@NisteexoXusen 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Faatimaofficial
@Faatimaofficial 3 ай бұрын
Cunugaan adnaan la dhaho muxu balo balo iskaga dhiga horta ani waba yaboye alpha maskiina iska bartay inta wu yasoya wu caynoya dadka mar iyo labo wax wa la dhaha lakin laguma socdo mar walba ilmaha ka dhac nefayahow adina alapho dhadaan maa tahay wax wlba maka layska dhahay what the fuck 😳 😐 😄
@budeybudey2707
@budeybudey2707 3 ай бұрын
@@Faatimaofficialabaayo mcn waa wixi ayaa ku Hayden sundus lkiin abaayo mcn dhower jeer ayaa ka hadalay because way ka daacadsantahay alpha waa Wiil masiinka ah hadda ka hore guuriga Adna qalad loga galay waa xasuusta inshalaah kheyr alpha wuu ka bixi doona saan waxaa uu fahmay waa kale buusay dhib malaha hadda sundus way ka dacaadsan tahay amiira still waa daacada sundus wllhi maalin ayay ka tageen 3dooda samiya & koko & amiira waxaa walaashay lahaa amiira waa loo sheegay??lkiin waxba kama soo qaadin waa qof qalbi wanaagsan Mashallaah Tabarakallaah ❤❤❤❤❤❤
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 3 ай бұрын
Sundus wnkahelaa wlhi shaqsiyadeeda qosol iska ah😂😂😂
@Bashiir-v1s
@Bashiir-v1s 2 ай бұрын
Youiio
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 ай бұрын
Alpha waa nin rageed aygoo caayya buu hadana u mahaceliyay geesinmo miyaa u hartay
@MariyaMukhtaar-oh9lf
@MariyaMukhtaar-oh9lf 3 ай бұрын
Wll.cuqdada iska dhaf dadkan waa dad is fahmay😊❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
Sundus, Sundus, Sundus ❤❤❤❤ Ha Inoo Biloowdo Masha"Allah 😂😂😂❤❤❤😘😘😘😘 I Love Team 27🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 ай бұрын
😂😂😂😂 sudus caadi maaha maashaa allaah waa fuuray iyo saxiibadeed koko waad naga qaosliseen
@Queen-m.j
@Queen-m.j 3 ай бұрын
Sunduz sheekadheyda ugu shactiro badneed 😂😂😂
@abdullahicadar3124
@abdullahicadar3124 3 ай бұрын
Team sundus one like 👍 ❤❤
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 ай бұрын
Xasanow sxb wngsan wye wlhi suu alpha hdalka ugu saxayo sxb wngsan❤😢🎉
@QueenHayatmoha
@QueenHayatmoha 3 ай бұрын
Lkn wilkan cadnaan diagshu wada ciil bu igu dilay 😢😂
@RamlaAbdirahman-k9c
@RamlaAbdirahman-k9c 3 ай бұрын
Ala dintay cawa Sundus qosol Igu dishe😂😂
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 3 ай бұрын
Ar sundusaa wllhi waa funny iyada ugu shactiro badnayd😂😂😂😂
@NajuuNajuu-133
@NajuuNajuu-133 3 ай бұрын
Cadnaan ey weeye marwan marku hadlo muxu xasasi iyo alfa dhagta wax ugu shegay dhaqan yeelo warya xanta iska dhaaf wah
@abdirazaksayidabuukar-vt5sk
@abdirazaksayidabuukar-vt5sk 3 ай бұрын
koko bulle adiga iyo teamka hormar wacan ayaan idin rajeynaa saaid ayaan idin wada jeclahay runtii
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 3 ай бұрын
Marwan marka danbe uu wax sheegayo maxa logu qosla horta wiilshana sas miyey isku liidan koko adna qozol aaba saartay wiilka xishmeya
@budeybudey2707
@budeybudey2707 3 ай бұрын
Mashallaah sundus waa qof qalbi wanaagsan wixiii xqiiq ayay sheegtay waxay aragtay wax ka yaabiyay waa qaraaxo socoto wllhi saan u qosaleyay Madax ii xanuunay Mashallaah Tabarakallaah Alaah ku xafido amiin amiin Yaa Alaah xabiibtay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉400 inshalaah kheyr asxabay garasiya 400 plse plse plse ❤❤❤❤❤❤
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 ай бұрын
War heedhahaya wiilashu ma ciyaal baa wiilka 3 mar dabaashay oo xanuun san maxay u leeyihiin waa fulay waxuu ma faaruqbaa
@fardowsacali9499
@fardowsacali9499 3 ай бұрын
Ajaanibtii bay soo jabsadeen cadnaan iyo hasanow😂❤
@ZamuuQurux
@ZamuuQurux 3 ай бұрын
Idinka dhan waiska daba buuqesin wax manigala fahmayo tartib ukala hadla
@HibaqiinaMohamedAbdullahi
@HibaqiinaMohamedAbdullahi 3 ай бұрын
Maclimoo yaa na soo weerarey aaaa ma nooli 😂😂😂😂😂
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 3 ай бұрын
Sundus melee kujirto io safaree kujirto haka shakin😭😂😂😂😂 yaa kugu qosol badnaa😂 Ani Sundus😂 Hasanow😂 Koko😂 io cadnan camirashadisa😂
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 3 ай бұрын
Ani xita sundus Jack kama yaresan iyo xazazi😂😂sundus kuleh wixi koko xage kaadeyn😂
@Alligaming7840
@Alligaming7840 3 ай бұрын
Ilahay Darti Like 👍 igusaar Hada muslim tahay❤
@IcecreamIcecream-i7e
@IcecreamIcecream-i7e 3 ай бұрын
Koko waan ku wataa walashey
@SimranABDALLA
@SimranABDALLA 3 ай бұрын
Alla sundusaa waa fury wlhi😂😂😂😂😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 ай бұрын
Wan sugayey in waxooduba lasoo fadhiisindoono inta ila sugaysey ina keena heee 😂😂😂
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 3 ай бұрын
Na sundusey iga amu kalyihiiba bananka iyimiye😂😂
@Sacdiyamaxamuud-x6z
@Sacdiyamaxamuud-x6z 3 ай бұрын
Cawaa maxaa wada Black 🖤 usoo wada xirateen😂😂😂
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 ай бұрын
Koko waxyaar cameradada wa mugdi meel ifeyso gee😊masha Allah
@rosa-x1r
@rosa-x1r 3 ай бұрын
Waaxanuunsanahay iisoo duceeyailove you😊
@IsraKaka-e3m
@IsraKaka-e3m 3 ай бұрын
Allaha ku cafiiyo wll
@RaxmoMuxudiin-v2u
@RaxmoMuxudiin-v2u 3 ай бұрын
Allah ha cafiyo
@HudaayoJibriil
@HudaayoJibriil 3 ай бұрын
Koko bulle wanku salamay markan arkay adigo afmay kuhadlayo wanku farxay ina ader nolow
@SowdaYuusuf-o4i
@SowdaYuusuf-o4i 3 ай бұрын
Ala sundus beerka icadeesay saas uqoslaayay 😂😂😂
@Thisasthefirst
@Thisasthefirst 3 ай бұрын
Sundus macalimo Ku qarwayiisaba😂😂
@SaaraHaji
@SaaraHaji 3 ай бұрын
Muraad Baan Leeyahay Iiso Duceeya wllyal plz🙏
@BossYasir-f2s
@BossYasir-f2s 3 ай бұрын
𝐈𝐧𝐭𝐚 𝐧𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚 𝐩𝐥𝐬𝐬😢❤
@Istahilsiman
@Istahilsiman 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Aragsan4
@Aragsan4 3 ай бұрын
Sundus wa farid yar 😂😂❤️
@SihaamYaxye-y1r
@SihaamYaxye-y1r 3 ай бұрын
Kokodena boqorada lajecleyyy 💕😩🥺💞
@RamlaAli-ti1bm
@RamlaAli-ti1bm 3 ай бұрын
Midna saan ee u raaxeysee midna cunug kayar ee da a ordee YaaB😂😂
@Jennie-w7x
@Jennie-w7x 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 ай бұрын
Ku mashquulka qeyrka qorsha dhama ba jira😂😂
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 3 ай бұрын
Miyan Qurux quruxdeeda ayay kugu abusethy...waad ciilantahay, calolxumo, xaasidnimo, cuqdad iyo maseer u dhimo.
@NimcoNadar-yv7hn
@NimcoNadar-yv7hn 3 ай бұрын
Gabadhaa maskinta ah iska daa wllo qof walba noloshisu wataa
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@AsiyaAhmed-g5u
@AsiyaAhmed-g5u 3 ай бұрын
Wa cadi haday inaderked ku qarowday nin kale in ay kuqarawda darnan lahyd 😂😂
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 ай бұрын
😂😂😂😂 qabyaaladii ku qaaday ma ku dhahaa kolay comments ku dhiiglayaasha aygaa team ka ilabaray waa ku haystaa
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 3 ай бұрын
Team koko bulle one like 👍
@Yasmiinabdiyusufad
@Yasmiinabdiyusufad 3 ай бұрын
Sundus wlhi funny weye😂😂😂
@Queensapnaa-u1f
@Queensapnaa-u1f 3 ай бұрын
😂😂😂😂walahi saa usugaayalee safarka inaa kashekesan walahi sundus ugu shactiro badned kulahaaa koko alasbteedi aawe isdhehe😂😂😂
@RahmaHasan-g2d
@RahmaHasan-g2d 3 ай бұрын
Xazanoow kulahaaa adi naftaada bac maad kuwadataaa😂😂😂
@MariyaMukhtaar-oh9lf
@MariyaMukhtaar-oh9lf 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@bahjomohamud2866
@bahjomohamud2866 3 ай бұрын
Allah wllshey wllhi waa ku walaashaa ani gabar ma ila dhalan lakiin wllhi wllshey aan jecelahy aa tahy illahy ku sharfo abyo💋💗❤
@FafiadenFafiaden
@FafiadenFafiaden 3 ай бұрын
Team koko bule one like
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 ай бұрын
IFAHMA Oo IDAREEMA 1K Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
@HamdaHalimo
@HamdaHalimo 3 ай бұрын
Kawsarey yawaye kulhaa sundus fanny wye😂😂
@sihaamiita183
@sihaamiita183 3 ай бұрын
Funny sana ma sundusaa dhsy😂😂
@HiboCRaxman-wv4el
@HiboCRaxman-wv4el 3 ай бұрын
Koko adi wax soo dhigdee pls pls😮
@XamdiCabdikariin-f9e
@XamdiCabdikariin-f9e 3 ай бұрын
Ayyy cawada qofkii uhoreeya ee viedio like saara comment na sooqora❤❤
@rahmahassan8586
@rahmahassan8586 3 ай бұрын
Sundusey waaafuury wlhi😂😂😂😂
@Sumayo282
@Sumayo282 3 ай бұрын
Alla sundus qosol bay igu dishay😂😂
@BarwaqoCrahman
@BarwaqoCrahman 3 ай бұрын
hdaa qosol udhinto sundus ii qabsda😢😂😂😂❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 ай бұрын
Koko boqorada KZbinka horey usoco qaali❤
@Eragatoo
@Eragatoo 3 ай бұрын
Cadnaan maxuu u cunayaa wilka intuu isleyahey dad ka qosli uf🙄🙄
@Koko_bulle34
@Koko_bulle34 3 ай бұрын
TEAM SUNDUS ONE LIKE❤️😍
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 3 ай бұрын
Sida loo dhahy team halista koko wiilasha kama dhamato 😂 ya reblay leysoo galin 😂😂
@Funamiiraqurux
@Funamiiraqurux 3 ай бұрын
😂
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 3 ай бұрын
De kadhamaan mayso😂😅
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 3 ай бұрын
😂 waa nakanne gabarta beenta kadaa
@MariyaMukhtaar-oh9lf
@MariyaMukhtaar-oh9lf 3 ай бұрын
Waaa edebdarantay 😂😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 ай бұрын
Maxaa kaa galey
@amishfarah4276
@amishfarah4276 3 ай бұрын
Sundus shactiradi oo qofa waaayay wlhi waan dhentay san uqoslayay😂😂😂😂
@AaaminoKhaliif
@AaaminoKhaliif 3 ай бұрын
arsundusaa waa shactiro soconaysa sundus la aan waxma fiirsado
@MohamadAbdi-s9e
@MohamadAbdi-s9e 3 ай бұрын
Sundus oohada shayy mana qoslin dhaqtarka aaad😂😂
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 ай бұрын
Deeqow cwa wu xanusanyhay alle ha cafiyo
@Ayaaneyyyy
@Ayaaneyyyy 3 ай бұрын
Sundus mid ma aha kulaha ya malsay is iri😂😂😂
@indaabdouraham3961
@indaabdouraham3961 3 ай бұрын
❌❌❌❌❌❌❌❌❌
@Teamkoko.
@Teamkoko. 3 ай бұрын
My koko❤❤❤😊😢
@zedriina
@zedriina 3 ай бұрын
Qosol hada udhinto team koko iyo sundus ka masuul ah 6 saac habeenima la maroyaa qosolkeyga ina cid kacda ka cabsaa wlahi 😂😂😂
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 3 ай бұрын
Sundus markay shekanysay qosolkagiii family ku kici garay Sundus 😂😂
@zedriina
@zedriina 3 ай бұрын
@@NuuriyocaliXuseen aniba walho kow ila dhashay maxaa kugu dhacay u taganaaa....🤣 sundus walidii o qof ah waye
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 3 ай бұрын
​@@zedriinaall wall sundus way nawashay ilahay ha udanbi dhafi wax kale kahelay see wilsha udhegsanyn shekadyda😂😂
@NimcoAdenAbdiNimcoAdenAbdi
@NimcoAdenAbdiNimcoAdenAbdi 3 ай бұрын
Team halista one like 👍
@HiboHassan-xi6uu
@HiboHassan-xi6uu 3 ай бұрын
Wcs kokoo wll Asad utag bari hore noogu danbaysee Adoo lajooga
@DrsSaarah
@DrsSaarah 3 ай бұрын
28:10 alla inaaa nosoo duubdid bay ahyd sunduseyyy😂 prank aaad koko kusameysy😅
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 3 ай бұрын
Abdalle cawa wa amusanyhee team halista wax cusub sugaynaaa ❤🎉😢 insha allah koooko byo dadaal 700k mrdhow
@Ixsaanmaxamed-vx2eq
@Ixsaanmaxamed-vx2eq 3 ай бұрын
War macalimoow yaa nasooweerare😂
@AxlaanMaxamed-zj1tm
@AxlaanMaxamed-zj1tm 3 ай бұрын
Team halistaone like🎉🎉
@abdikadiribrahim1450
@abdikadiribrahim1450 3 ай бұрын
Wan ku xisay koko
@CiilowAwees
@CiilowAwees 3 ай бұрын
Team koko on like😂😂😂😂
DHACDOOYINKII HOTELKA IYO SAMIYO OO KASHEEKESAY QISADA KU DHACDE
34:26
GAME ADAG NOQO QOFKA UGU DANBEEYO OO LASO QABANIN //DUDUMASHOW//
20:51
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 16 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 10 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
KOKO KALA DOORO SAMIA IYO SUNDUS IYO CEYDA CUMEER QOSOLKA ADUUNKA
18:16
QISADEDII XANUNKA AAN SOO MARAY WARESI KAMEDA…..😢
28:45
Saalax JJ
Рет қаралды 169 М.
NASRO ABTIDOON IYO ABUUKAR OO ISKAAGA DHIGEY QOF SUUXDE 😱
12:29
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 265 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 16 МЛН