ANIGA IYO KOKO MAALINTEENA CAADIGA WAXAA QABANO/ A DAY IN OUR LIFE

  Рет қаралды 198,444

Amira Qurux

Amira Qurux

22 күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@amiraqurux
@amiraqurux 20 күн бұрын
Guys gabadha wlshy soo dhaweeya from Amira uqora Subscribe usaara kzbin.info/www/bejne/pKibdqVojJZqadUsi=fSOIQWcauZxk_JDt
@samaaraosmaan6912
@samaaraosmaan6912 20 күн бұрын
diyaar waaye marba hadey boqoradeena hada shay madama ay codsigena tixgaliso hala shaqeyso team amira
@AmiiraFans
@AmiiraFans 20 күн бұрын
diyaar waye our Queen ❤😊
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 20 күн бұрын
@@amiraqurux diyaar wye Queen
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv 20 күн бұрын
@@amiraqurux gabadhanada quruxda badan nooloow lakin kufaan boqortooyada,geledi ee digil guuleyso gclisoooo
@user-oj4tp7cm9b
@user-oj4tp7cm9b 20 күн бұрын
Amiira ceyda soo qabo plz🙏🥺❤️
@samarmohamed4226
@samarmohamed4226 20 күн бұрын
inta u xiistay koko iyo amiira👍🏻like
@NajaxCabdicasiis
@NajaxCabdicasiis 20 күн бұрын
Saaid ugu xiisny❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 20 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-xz8hr5nc7t
@user-xz8hr5nc7t 20 күн бұрын
Saaid whli ❤😢
@Tuneyyyyyy
@Tuneyyyyyy 20 күн бұрын
Inta koko iyo amira isla jogodii uxistay🫶💞on like
@riraamapdi662
@riraamapdi662 20 күн бұрын
Ma wax an loo xisinba walahi amirko waa lo xisay❤❤❤
@soulesouleiman0944
@soulesouleiman0944 20 күн бұрын
Ani
@NajaxCabdicasiis
@NajaxCabdicasiis 20 күн бұрын
Inta amiira iyo koko isla taageerto like ❤
@subargril4586
@subargril4586 20 күн бұрын
Ani waxaan camal baan rabaa wada jirka kooko iyo Amiiro❤ dhoocilahaan meelaha la qayliye ee iska dhigaya inay labada gabdhood tageero u yihiin haddana ayaga aflagaadaynaya waan ba dhib saday wllayaalow koley commentskayga waa arkaysaanr gabdhahaan dhexdooda ka baxa idinma qaade hadaa tageeraysaan si caadia oo bilaa aflagaada u tageero😏 viva #team27❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 20 күн бұрын
Edab maqabaan uf 😡
@mssbella-v5y
@mssbella-v5y 20 күн бұрын
Ala ani saan Lee ma rabiyoo 😂 dhoocilaha moobeelka haweenkii markey hooyadooda seexato oo mobeelka waalidkooda kacaaytamaayey oo 7+7 ahaayeen see daree mooyiin labadaan may u kala xigaan😂😂
@axlaamnouralas
@axlaamnouralas 20 күн бұрын
Wllhi we iga yabiyen balayada labadofa isku taager ama ka tag bismillah
@-ikraam5872
@-ikraam5872 20 күн бұрын
Ilmo badan baa qalbi jabay 😭😂wooow amiira io koko sidan qalbiyada ana aqliga lahyn o jab jabiya 🫶🏼😂guuleysta queen's 💕❤️
@user-ci1rn5cn5l
@user-ci1rn5cn5l 20 күн бұрын
😅😅😅😂
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 20 күн бұрын
WE kuficanthy 😂😂
@SareedoAbdirihmaan
@SareedoAbdirihmaan 20 күн бұрын
Hada wey ooy nayaan maskiimada😂😂
@user-xz8hr5nc7t
@user-xz8hr5nc7t 20 күн бұрын
😂😂😂😂
@user-ld1se2dt1y
@user-ld1se2dt1y 20 күн бұрын
Inta koko iyo amiiro islajacel like❤❤❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 20 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-dv1jm4kh3r
@user-dv1jm4kh3r 20 күн бұрын
Ani❤❤
@AaminoMaxamed-r7c
@AaminoMaxamed-r7c 20 күн бұрын
❤❤
@ameyra1
@ameyra1 20 күн бұрын
Jeceladeydii sidaa kulankiina usugaayey leeee mirko😭😭😭😭❤omg ciwanka videoga marka arkay saa usoo rooray wakufi rabaay
@soolspareparts
@soolspareparts 20 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@faraxabdi3028
@faraxabdi3028 20 күн бұрын
😂😂
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 20 күн бұрын
Finally amirko is here labadaan saa ujeclahaylee dhoocilaha tiktok edab yeesha uf gun baa tihiin waakana gabdhaha iskudiraysan say iskujecelyihiin❤️
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 20 күн бұрын
Bal maa ragtay waxaan laga dhagaysanayn Bay afka lasoo taagaan gabdhahaan dhexdooda cidna ma deeqdo
@hanidagan6033
@hanidagan6033 20 күн бұрын
Ayyy sida ufarxay alla koko & sundus & Amiira mrkay video wada duupayan ya jecel ❤
@AdnaShafici
@AdnaShafici 20 күн бұрын
Me❤
@king______diini2777
@king______diini2777 20 күн бұрын
Kok and amiiro the best
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 20 күн бұрын
Sundus io kooko io amiira wa zaxiibo is jecel
@user-fv3lm7nk5w
@user-fv3lm7nk5w 20 күн бұрын
Koko amiiro lee rabnaa annaga 😂
@user-jk6rg3jv6q
@user-jk6rg3jv6q 20 күн бұрын
Inta Koko iyo Amiira Isla joogina uxiistay like❤
@Naxariis-badan
@Naxariis-badan 20 күн бұрын
Aqwan waa ku jecel nahay xumaanna ha no fahmin wax leh ku shegona codsigena naga aqbal please gamen qurux badan iyo challenge yaal kal iyo laab ee nuso dhig marmarka qaarkood asxaabtaada la farax la damaashaad u hambalyeyey laakiin wax qurux badane inuu soo gudbi adiga oo raalli ah oo xumaan i fahmaynin you’re my favourite girl in Somali 🥺
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 20 күн бұрын
Haa wllhi amiira nama tixgelinaysobaa dad ku dawanaya male 🥺
@FardowsoIsak
@FardowsoIsak 20 күн бұрын
Kokoda ma dhahdaan amiira wax also dub amiira lee Maxaa dhibeysiin
@AmoulMostafa
@AmoulMostafa 20 күн бұрын
Runtaa weeye walhi takale team Ku wuxu Ka kooban yahay hablo iyo wiilal waxa Kasi qurux badan inay hablaha challenge qurux badan laso duubto xuman hayga fahmina walhi iley dadba wakhti galinaya daawashadeeda wll somahan😮😅
@user-zy9hp2pp2g
@user-zy9hp2pp2g 20 күн бұрын
Lawada qof aan Malaysia aan ukujeclahay waye amiiro iyo koko wlhi ayakane lawadan beri dhan manii arkeenin wah hayeelina yaqay 😊😊😢
@user-zy9hp2pp2g
@user-zy9hp2pp2g 20 күн бұрын
Koko iyo amiira waniixiisay😢😢😊
@QadroAhmed-l4r
@QadroAhmed-l4r 20 күн бұрын
Walayaal aanu wada salino rasuulkeyna Muhammed scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@MaankaCade-pb6ot
@MaankaCade-pb6ot 20 күн бұрын
Scw
@ZaidJamal-rn9gk
@ZaidJamal-rn9gk 20 күн бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@MiraaQurux
@MiraaQurux 20 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 20 күн бұрын
Ayyyy Amiiro way naga aqbashay dalabkiii koko waxlasooduubtay love u miiraaaa from team koko 💋
@Huda-c7g
@Huda-c7g 20 күн бұрын
Lkn abyo Team Amira hada nahay wn idin jeclnhy lkn joojiya wax yaabaha qaar aad tiktok ka wadaan labada teamba
@RahmaIsmail-rr3mw
@RahmaIsmail-rr3mw 20 күн бұрын
Lkn abayoy anakoo kaliya maaha dee inkaston anuu waligy amiira wxba kashegin oo koko iyo amiira same iiyihiiN naagaha qaarbaN layaabaa anuu oo koko iyo amiira kala xigtysta​@@Huda-c7g
@SahroIsaaqxasan-cr2ez
@SahroIsaaqxasan-cr2ez 20 күн бұрын
@@Huda-c7g qrxy Adinkaba waaad wadaan waxyaabo xun xun mida kale ADINKA .MAXAAD ISKAAGA DHIGTAAN DAD WAXQALAD AH AANSAMEENIN OO KHALADKA DHAN ANAGA DUSHA NAGA SAARTSAN WAAYAAB WLLHI LABADA TEAMBA WAY QALDANYIHIIN ANAGABA QRXY WAAN IDIIN JECELNAHAY EEE CAADI ISKA DHIGA BAL 👍
@Samia15-r9m
@Samia15-r9m 20 күн бұрын
Jah amiirko wadajirkina waa jeclhy pls markasta wax isla duuba😢❤❤❤❤
@Jessyyy107
@Jessyyy107 20 күн бұрын
Mirkoo xiss you😭❤jeceladeydah
@faisaalimahamud703
@faisaalimahamud703 20 күн бұрын
Inta jecel Koko iyo amiira wadajirkooda waan salamayaa❤
@Faasuu.
@Faasuu. 20 күн бұрын
Inta u xiistay amiiro io koko wada jirkooda🥺🫶🏽😭
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 20 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫶🏻
@abdikerow3480
@abdikerow3480 20 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💕❤
@MaxamedqadarCumar
@MaxamedqadarCumar 20 күн бұрын
Scw
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 20 күн бұрын
Scw Scw Scw 🥰
@AbdishakurAbdi-if8sf
@AbdishakurAbdi-if8sf 20 күн бұрын
Scw scw scw 🥰
@AmiiraFans
@AmiiraFans 20 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤😊
@Maryama-ui1xr
@Maryama-ui1xr 20 күн бұрын
Saaanaa rabaaa team amiira iyo koko like❤😢
@QamrMohamed2022
@QamrMohamed2022 20 күн бұрын
Finally amiirko wey isku imaathen❤
@suweysabdullahi8785
@suweysabdullahi8785 20 күн бұрын
koko iyo amiira inaa arko wan uxiisy aber finally yes❤❤❤❤
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 20 күн бұрын
Inta koko magaceda markay aragtay soo carartay😂❤
@Suusu863
@Suusu863 20 күн бұрын
Finally amirko 😢❤
@user-dn7iz1on5z
@user-dn7iz1on5z 20 күн бұрын
Amira sxbted Koko ayey uxiiste runtii
@aisholayloyussufelmi9167
@aisholayloyussufelmi9167 20 күн бұрын
Inta Isla jecel labadoodaba like ❤😊
@adontiialle2748
@adontiialle2748 20 күн бұрын
Ayyyyy ugu danbeyn waka so muqatay lkn please guriga asad idinko wada jooga waxan uxiisay wada jirkena
@amiincabdulahi178
@amiincabdulahi178 20 күн бұрын
Inta ila jecel team 27 gaar ahan koko and amira❤
@NajaxAbdi-qi8fg
@NajaxAbdi-qi8fg 20 күн бұрын
Amiira maalinteeda lagama waayo team walba kokone lagama wayo team halista qeyb ka mid ah😂❤❤❤
@MALIKAAMIRAQURUX
@MALIKAAMIRAQURUX 20 күн бұрын
Woooow m.a Koko iyo amiro walahi daad isku ficn aya tihiiin eee saas kusoco amira ❤❤❤
@Jaaaama36
@Jaaaama36 20 күн бұрын
Ani Waxaan la yaabay Dadka Tiktok leyda ah eee Amiira io Koko kala taageero Oo kuwa amiira taageero Koko Tiktok kusoo cayaayo Kuwo Koko taageerana amiiro soo caayayo Wlllow waxaas iska dhaafa Waan ogahay caydaas Koko io amiiro wax uma dhimayso Lkn adinka Dan idiin tahay inaa iska dhaaftaan afkaaag Dadka haka nabad galaan Waa iga talo
@SiciidoSiciido
@SiciidoSiciido 20 күн бұрын
Somhn waaka yaabay wllhi
@Qa.70
@Qa.70 20 күн бұрын
Wlh waa la yaabay labo gabdhod sxbo isjecel o dadka iskugu dhow ee team hebel bala bala alle ha caafiyo ummada xanuusan
@zamzamsaed8557
@zamzamsaed8557 20 күн бұрын
Team amiira dhiiga ishuba one like😂❤
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 20 күн бұрын
diyaar waye 😂❤️
@user-fv3lm7nk5w
@user-fv3lm7nk5w 20 күн бұрын
Team amiira kkulahaa naa gabdhaha hakala xigsan❤😂
@nasreenbashe652
@nasreenbashe652 20 күн бұрын
Wah wlhi Hada comment kugu soo qoray koko wx la soo duub inan ogaa la moodaaa😭😂😂
@hibaaqahmed9351
@hibaaqahmed9351 20 күн бұрын
Alla jecliya koko iyo amiira inay so wada jirkoda amiira koko ciyaalka tiktok war uma hayse ada update ahe marwalba sidaa qac uga yeedhsi waliba idinko wada kooga so duuba ❤
@mssbella-v5y
@mssbella-v5y 20 күн бұрын
Beentaa ma ahan ani iyo adileeba meesha caqli kaleh dhoocilo oo 7+7ah weye oo amiiro iyo koko iyo sundus is ku diri rabo jecliyaa jabakaas🤣🤣
@macmacc1
@macmacc1 20 күн бұрын
Hadeysan ka war heynin sundus iyo samiyo kala dooro marke la dhahayy samiyo ma dooraten😂😂
@Amiiraqurux-r5p
@Amiiraqurux-r5p 20 күн бұрын
Hadii aad tihiin taageerayaasha koko iyo amiir pls one like ❤😊
@Sohanegirl3
@Sohanegirl3 20 күн бұрын
Amiira qof kale marabno plss the next video challenge sosamee with koko iyo Asad
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 20 күн бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢😢
@user-rp8up2lj9h
@user-rp8up2lj9h 20 күн бұрын
Anaa uhorey cawa team amiira one like ❤❤❤❤❤❤❤
@HAATIM3
@HAATIM3 20 күн бұрын
TEam koko one like👍
@MssaYaaniita143
@MssaYaaniita143 20 күн бұрын
Ayyyy sidan oo FarxaYy Leee Amirk0 miss you 😭❤️
@maxamedcusman1158
@maxamedcusman1158 20 күн бұрын
Walhi ayantan wada jirkiina wan jeclhy ko koo bulle amiira qurux ❤❤❤
@NashadMohamed-nt9op
@NashadMohamed-nt9op 20 күн бұрын
Amira qurux one like plz😢
@mumtasyes
@mumtasyes 20 күн бұрын
Inta Koko Io Amira Isla jecl❤🎉
@SacdiyodaudQasim
@SacdiyodaudQasim 20 күн бұрын
Koko adi abayo wa inwada tagera please dadkan in caynayo si indayan markasta is ka so agmuqada please 😢
@hanuuniye252
@hanuuniye252 20 күн бұрын
Dadka iney qanciyaan uma abuura gabdhahaani Noloshooda ayey la halgamayaan dadkaani iyaga uunbaa daalaya
@SacdiyodaudQasim
@SacdiyodaudQasim 20 күн бұрын
@@hanuuniye252 haa wey dalayan qali kuwan 😍
@nasroCali-hn5rk
@nasroCali-hn5rk 20 күн бұрын
Alla amiraa. Koko wan uxisay love you yaqey❤❤❤
@user-dy3gw3pu6x
@user-dy3gw3pu6x 20 күн бұрын
Only team amiira like❤
@SafioSaffa-on6tr
@SafioSaffa-on6tr 20 күн бұрын
Amiira and koko wani SLAAMY boqortoyo ❤
@Aaisha.mohamud
@Aaisha.mohamud 20 күн бұрын
Amiira abyo adi iyo Koko wada jirkina waa U xiisnay spp to ah dad tiktok jogan Ben iyo af lagado raaxada noga qaden wllhi waxa Ku balan qada adi iyo Koko iyo sundus oo video kuwada jiro hada mar walba noso dhigtid anigana waxa noqon Dona qofka kowad EE like Ku sara please abyo commentigeyga ha ISKA indha tirin community yada dhan fiiri San nigu xiisnay abyo ino tixi Gali cod sigena please abyo ❤
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 20 күн бұрын
OMG our ladies AMIRKO❤ saan ugu xiisay wada jirkiina ayyy guulaysta queens ❤❤❤kabadan inaa soo samaysiina rajaynaynaa👑👑🥰🔥
@Mariam-om1vs
@Mariam-om1vs 20 күн бұрын
Asad hagio utag abyo because waa uxiisay agoookina adi asad koko cayda cumeer video isla sameya please 😢😢😢
@Faadumocismaanchannel
@Faadumocismaanchannel 20 күн бұрын
Koko io amiira qurux u xisayyyy wlhi 😢
@MutaasBashir
@MutaasBashir 20 күн бұрын
Ww amiiradena way is keentay style leee la maroyaa 👸💋💕
@Inacarale
@Inacarale 20 күн бұрын
Cawada qurux iyo labis nagu dishy tenii miross😫
@AmiiraFans
@AmiiraFans 20 күн бұрын
qurux dumar amiiross😊❤
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 20 күн бұрын
Milyan Qurux iyo koko Mash'Allah style quruxbadan outfit 10/10+100
@user-ci1rn5cn5l
@user-ci1rn5cn5l 20 күн бұрын
Amiro koko parnk kusame mise samiya codsi wye😊
@user-ct1qn7mp5z
@user-ct1qn7mp5z 20 күн бұрын
Sundus iyo youtuebaradan badan side teamka ugu so sobiiren lawadan liskuma arag 2023 iso xasuusisen miss you Amirko ❤
@jackc.adnaan
@jackc.adnaan 20 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢
@AmiiraFans
@AmiiraFans 20 күн бұрын
scw Scw Scw Scw ❤
@mssbella-v5y
@mssbella-v5y 20 күн бұрын
Ala ani saan lee marawiyoo oo amiiro caawa qalbigeyga mey ogeed wllhi waan is dhahaayey amiiro iyo koko been been lais kugu diri karin jecliyaa dhoocilaha tik tok ka qeylinaayo jabkooda😂😂😂 keap going hablahayga amiira koko sundus
@Xamdi12348
@Xamdi12348 20 күн бұрын
Dad badan aa qac kayeertay oo gabdhahaan ku dhex jiray 😂noolaada kuweygii❤❤❤
@Funamiiraqurux
@Funamiiraqurux 20 күн бұрын
See daremayan hadda😂
@AhmedZaki-ys7du
@AhmedZaki-ys7du 20 күн бұрын
Sedee deereemooyaan Hada
@mssbella-v5y
@mssbella-v5y 20 күн бұрын
​@@AhmedZaki-ys7du qandho aa saaran 🤣🤣
@mssbella-v5y
@mssbella-v5y 20 күн бұрын
​@@AhmedZaki-ys7du qandho aa saaran 🤣🤣
@AmiiraFans
@AmiiraFans 20 күн бұрын
sidee deremoyen yaso ogado😂😂😂
@KikiT27
@KikiT27 20 күн бұрын
Naagahan koko taageera amiiro ku waasheen😂amiiro ma gaartiine ka dhamaada gabarta habrtiina koko ku eekada😂
@QueenAmiira-fw6cn
@QueenAmiira-fw6cn 20 күн бұрын
waa habro ciilan amiira kusasen amiira ayadaba Views socoto ah💋
@KhadijaKaah
@KhadijaKaah 20 күн бұрын
Ayy amiiradeyda quruxd bdneyd 👸💋 Kokooooo waka qadany adin Àla kuwana coffee nafta idin keeny😂
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 20 күн бұрын
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤
@AmiiraFans
@AmiiraFans 20 күн бұрын
❤❤❤❤
@KowserMaxamad
@KowserMaxamad 20 күн бұрын
Scw❤❤❤
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 20 күн бұрын
aaway umadii amiira Koko wa nacdy dhahayen🙄😂😂
@AmiiraFans
@AmiiraFans 20 күн бұрын
qac BA kayerty😂😂
@asad_hagio_2749
@asad_hagio_2749 20 күн бұрын
Kusali nabbiga (NNKH) scw❤❤❤❤
@AmiiraFans
@AmiiraFans 20 күн бұрын
Scw Scw Scw ❤
@RahmaHussein-k4w
@RahmaHussein-k4w 20 күн бұрын
Scw scw scw
@FairyPretty-db1ng
@FairyPretty-db1ng 20 күн бұрын
War anigu koko iyo amiiro zxptinimadoda waa jeclahy lknse caruurta koko taagera yaa ka dhadhicinaya 90ka amiiro ku dhagan yhyn uff🙄
@naturechannel950
@naturechannel950 20 күн бұрын
Horta ma aragty😂😂😂
@fardowsacali9499
@fardowsacali9499 20 күн бұрын
Runta hadii laga hadlo adiga qof kaa dulmi badan ma jiro comment kastad ka caydaa koko. Dib iskugu laabo qalbiyey
@Inacarale
@Inacarale 20 күн бұрын
Eyasha xunka horta yaa naga qabsado uga dacwona amira ladaba dhigay uf😏
@faisaalimahamud703
@faisaalimahamud703 20 күн бұрын
labada dhinacba dad xun oo labada gabdhood soo Kala cayaya ayaa Jira lkn sidoo ha ilaawin waxaa Jira labada dhinac dad wanagsan oo labadoodaba ixtirama ani team Koko ahay saas ay thy qof amiira cayaya hadan arko block saraa wana jeclhy wlhi❤
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 20 күн бұрын
Waa daalanyihiin kuwaasi dhibaatada ana kuu sheegayo sis waa fasaxa schoolay weeye dhibku😂😂
@Gooni_socod
@Gooni_socod 20 күн бұрын
Inta kufaraxday amiiro ineey team keedii kusoo labatay amiirooy hadee sundus kaadaba imaanee 😂😂
@Safiya-c9o
@Safiya-c9o 20 күн бұрын
Awalba teamka wey ku wada jireen ee qofba meel ayuu video ka soo duubtaa ee habenkii video marki ay soo galiyaan ayey isku imaadan
@Gooni_socod
@Gooni_socod 20 күн бұрын
​@@Safiya-c9o sas ban kawada iney team kaan ay wax laduubto
@user-lw6ue6by5g
@user-lw6ue6by5g 20 күн бұрын
Beenta maaha😂😂😂
@sihaamiita183
@sihaamiita183 20 күн бұрын
Ayy caawa chanelka amiira mar hore ugu danbeaay baa koko io iida drtod udawanayaa😢❤❤❤❤
@ALPHA_Official731
@ALPHA_Official731 20 күн бұрын
Amira wllhi video yadada walaga cajisaya hadaysan asad iyo cumeer iyo koko ku jirin please sidii hore teamka wax laso duub. Inta igu racsan like☝️❤
@Samia15-r9m
@Samia15-r9m 20 күн бұрын
Caajis maxeya hdadan rabin inad daawado lagu khasbi maaye camal raadso😂
@MunaQaaali
@MunaQaaali 20 күн бұрын
Kolay fikrada ayaad ka hadashay but ani makugu raacsani amiira iyada videoyadeda shidada lagamana caajisaba xata asxaabteda mrkay kaso muuqato videoyadoda way u shidmaan marka sas ha odhan gabdha
@ALPHA_Official731
@ALPHA_Official731 20 күн бұрын
@@Samia15-r9m adi camal maka dhigta habeniyo malin ani camal ma hayiye😂😂
@Liverpoolsomaliis
@Liverpoolsomaliis 20 күн бұрын
meel ceyda iyo amiira isla joogan Cid ku caajiseyso ma jirto mesha lagu caajisay waa la ogyahay 😂
@AmiiraFans
@AmiiraFans 20 күн бұрын
taas a been kushegty amiira marwalbo video yadeda wishidanyihin kaliged AMA asxaabteda midke laso dubto
@AmiiraQueen-bq2rw
@AmiiraQueen-bq2rw 20 күн бұрын
7+7 kasta oo tiktok buuqa nooga dhigy waa team koko😂team cuqdad dilayso uff
@user-hg2fr8ux3y
@user-hg2fr8ux3y 20 күн бұрын
Kooko iyo ammira miss U wada jirkiina marwalba waa wada jirtan janaL aa kasoowada muqatan kawadaa💋♥️♥️idin jecliyaaa labadiinaba
@pedraawil6413
@pedraawil6413 20 күн бұрын
Amiirko Is back🎉
@marizadagan2470
@marizadagan2470 20 күн бұрын
Waxaasoo kale baa na farxad galiya amiiray waan islakiin jecelnahye isla jooga team 27 kiinii orjnalka ahaaa ee amiira koko cayde asad hagio cumeer sundus lkn imka sidii dad tartan ka dhexeeya laydin moodaa si kastay ahaato caawa waan ku farxsanahy inaad hal KZbin ka soo wada muuqateen adi koko amiiray team hogaamiyaha isku xidha booska labaad baad kaga jirtaye qayb uun haw go in ❤❤
@Dahab-pf4tb
@Dahab-pf4tb 20 күн бұрын
Wowow Amiira iyo koko ❤❤
@NajmaAli719
@NajmaAli719 20 күн бұрын
Team amira qurux like ❤
@Inacarale
@Inacarale 20 күн бұрын
Amiiradeyda walhi anon kudawan masexan karo nolosheydii wan kujeclahy miros🥹🫶💞💕
@FarxiyoImaan
@FarxiyoImaan 20 күн бұрын
Amiiraqurux waxaa ahay qofka ukuhoreeye an flow kuudhaha❤
@user-iw1mr6qx1y
@user-iw1mr6qx1y 20 күн бұрын
Sundus ku xeji inta igu racsan❤
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 20 күн бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤ TAAGEERAYAASHA AMIIRA QURUX IYO Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
@qaatemadhige1722
@qaatemadhige1722 20 күн бұрын
Keep Going Bro Qabyaaladiid Cabdixakiim ❤❤❤❤
@SomaliMusic11
@SomaliMusic11 20 күн бұрын
Walaal Qaaliya Cabdixakiim Horay Usoco ❤❤❤❤
@CumarDoodaaye
@CumarDoodaaye 20 күн бұрын
Kuusaaray Wall Keep Going Bro
@user-uc3kc2py7c
@user-uc3kc2py7c 20 күн бұрын
Inta koko iyo amiira uxistey❤😢
@FairyPretty-db1ng
@FairyPretty-db1ng 20 күн бұрын
Dadka youtubeka jooga waa dad qalbi wanaagsan amirko jecel lknse dhibku wuxu yaal tiktoka caruurta isricmaasha😂
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 20 күн бұрын
Amira iyo koko isla jogoda jeclhy ❤❤
@AyanSoumeya
@AyanSoumeya 20 күн бұрын
Amiiro os koko waini wata ❤❤❤❤❤❤🎉
@maidabintunor8286
@maidabintunor8286 20 күн бұрын
Finally amiirra with koko waaba daalne saa usoo geenne😢😂❤
@Amalhennadesings
@Amalhennadesings 20 күн бұрын
Yes Koko ban rabna hada nahay team Amira marwalba Isla joogina rabna guys
@user-bg3lt1di6l
@user-bg3lt1di6l 20 күн бұрын
Guuuuul wacaan queeen amirata
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 20 күн бұрын
xishooda 2daan gabdh wa saxibo wada shaqyn aya ka dhaxaysa nacaybka iska daya🥺
@Indhouroonwellness
@Indhouroonwellness 20 күн бұрын
Team Amira ila socda please astamaha cudurada aan so gudbiya., I need you support ❤❤❤ one love.
@fatush411
@fatush411 20 күн бұрын
Ah jecliyaaa labadina markan isku kiin arko 😢❤
@Malapkajamahiirta
@Malapkajamahiirta 20 күн бұрын
Ayy inta ku faraxday amiiro iyo koko😢❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 20 күн бұрын
Kokodeyda qurux badan qalbi wanaag markaan arkey waa soo cararey
@Samia15-r9m
@Samia15-r9m 20 күн бұрын
7+7 videogan mxa darenty marka daawaneysay😂
@rahoom-123
@rahoom-123 20 күн бұрын
Mxa dremosa 7+7 😂😂😂😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 20 күн бұрын
​@@Samia15-r9madi maxaa dareentey qac baa kaa yeertey 😂😂
@xaawomacalin6882
@xaawomacalin6882 20 күн бұрын
Qalpiga maxa ka daremosa abaa💔😂😭
@ayaanjama3932
@ayaanjama3932 20 күн бұрын
Omg waaku farxay wlhy adiyo koko😢❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 20 күн бұрын
Jecliyaa wada jirkiina kuwaygii waa idin wataa dhamantiin iyo gurigii asad waan uwada xiisay
@ilhaanaden9389
@ilhaanaden9389 20 күн бұрын
Masha allaha qeun boqorada guuleso amiiradena ❤❤❤
@user-kh6me5xw4c
@user-kh6me5xw4c 20 күн бұрын
Noo wad amiira teamka dhan next zundus
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 20 күн бұрын
Amiira iyo kook waada jirkena jecelnhy naga yar yarba idinku dhex washe horumar wcn idin rajaynaya❤
@HiboHassan-xi6uu
@HiboHassan-xi6uu 20 күн бұрын
Koko iyo Amiira wlhi wan uxiisnay wada joogooda sidii hore kusoo noqda Amiira xabbti
@AmiiradaT27
@AmiiradaT27 20 күн бұрын
amiiradena qurux badan miss style keep going our queen❤😊
@safiamuhamed4935
@safiamuhamed4935 20 күн бұрын
Ayy saa ogaa mnta inaa routine weyna noqotey m.a marar bdn wxaa niyddaa iiga soo dhaco hbnkii youtupe ku arkaa m.a fan amiiro weyn ahy nolow sisiter❤
@QueeenAmiira
@QueeenAmiira 20 күн бұрын
Koko bidaarey waa nacay😂😂😂😂
@samaaraosmaan6912
@samaaraosmaan6912 20 күн бұрын
waxa ka sii qurux bdnaan lahed idinko wada jira inaad muuqaal isla dubtin kaas baan u xiisnay wana sugeyna insha alaah noloada
@Fairygurl23
@Fairygurl23 20 күн бұрын
Amiiradeyda qalbi wanaagii oo qofa ily mcnto❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 20 күн бұрын
See dareemoysaa tiktok qeyladaada laga joogi waayey qac baa kaa yeertey
@Fairygurl23
@Fairygurl23 20 күн бұрын
@@ubaxcali2067 adigay qac kaa yeerty🤣anigu tiktokba cid kama caayo ee isdaji😂
SUNDUS AAN GURIGEEDA KU BOOQDAY IYO QIIMAHA AY KU DAGAN TAHAY..?
24:05
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,1 МЛН
MARTIQAAD AMIIRO  SUNDUS IYO SAMIYO AFUR IYO QARAAXO
11:41
KOKO BULLE
Рет қаралды 162 М.
WALAALKEYGA BIXITAANKIIS IYO QURAAN SAAR  FAMILY IYO TEAM 27 OO …?
13:56
WAA GABAR GUUR BADAN SOO MARTAY SHEEG QOFKA OO NIYADA KU QABSADAY
23:26
DHUUSO AYAAN KU BUUFIYAY ADI MAA DHUUSAY AA KA DHACDAY hhhhh
9:12
Amira Qurux
Рет қаралды 230 М.
HOTEL JINI AY DEGANYAHIIN AYAA AADNAY SAMIA JINI JIITAY NAXTIN
33:21
KOKO BULLE
Рет қаралды 1,6 МЛН