‘’Anigoo Reerka Muuse Biixi ah u codayn maayo, waayo Qarankii ayuu Jabiyay’’Shacabka Hargaysa

  Рет қаралды 5,177

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 18
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 10 сағат бұрын
Dabayl Isbadal Doon, Ayaa Socota. Allah (S W T ) Muraadkeena Oo Aan Macsilahayn Ha Inasiiyo.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 11 сағат бұрын
Shacabka somaliland 85 waa isbadal doon 15 kale fartaa malab ugu jirta waa jindagaagay waa jiifo jaq waa xilaal ka haaya waa reer fulan raqda dul fadhiyo 😂😂😂😂😂
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 13 сағат бұрын
Qofka muuse u codeeya dalka iyo dadka lexjeclo kama qabo, qudhmiye Allaha na dhaafiyo
@NuraQallib
@NuraQallib 14 сағат бұрын
Waxaan layaabaa dadka yidhaa muusaa dhibka inahasta inagasaarikara isagaa inagaliyee siduu inoogasaari karaa?
@Hodan-l5m
@Hodan-l5m 14 сағат бұрын
Madaxwayne muuse waa qayrul masuul, waayo ciidankii oo gacantiisa ku baa'bay, dhaqaalihii oo gacantiisa kuba'bay 400 askari oo xidhan ayuu iska ciyaaraya oo iska carcarayaa iska bood boodboodya waa qayrul masuul madaxwaynuhu.
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 3 сағат бұрын
Hargaysa farteeda ma eedayso
@MohamedQooje
@MohamedQooje 7 сағат бұрын
Abdiraxman ciro aynu ucodaynayna idamka alle wuuna so baxayaa kulmiye & madax wayne muuse alle hana dhaafiyo ninkas
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 11 сағат бұрын
Wax qabadka muuse biixi waxaa ugu badan baloodho la dhacay iyo beero iyo buuro
@deeqfarah-vm3vi
@deeqfarah-vm3vi 8 сағат бұрын
Cabdiraxmaan ciro waa nin garanaya sida loo isticmaalo awooda jilicsan oo ssc soo celin Kara oo ku dhiirankara in uu ama soomaaliya anaga furfuro ama aynu israacno sidii xajaruaswadkii dee hal meel lataagnaanmaayo
@Mubarik0071
@Mubarik0071 12 сағат бұрын
halkan ayaad ka garan kartaa in laga guuleysanaayo Muuse Biixi
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 11 сағат бұрын
Qabyaalad tv
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 15 сағат бұрын
ISAAQOW doorta nin mustaqbalkiina ka shaqeeya.... 33 sano ayaad aqoonsi bilaa wado ah wadeen, kuma sii jiri kartaan qiyaali iyo ICTIRAAF been ah.
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 15 сағат бұрын
MUUSE DADKA WAALAN AYAA TAAGEERA IYO DUBJIRT IYO KUWA QABYAALADU DISHOOTAY
@mustafesulyman
@mustafesulyman 14 сағат бұрын
Muse.waa.nin.way.ninwayna..iskatag.la.ayidhaahdee.wax.uu.kutagaa.latusu
@samoc5405
@samoc5405 14 сағат бұрын
😂😂 gobolka maqani waa kee. Sheeko huwan bariga sool oo al daaroodiya ku abtirsadey ma meel aan ahayn baa maqan. 😂😂😂
@mustafesulyman
@mustafesulyman 14 сағат бұрын
Muse..biixi.dadbaa.jar.ugatalasbsaday.isna.mafahmayo.beenbaa.looga.sheeksynayaa
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 10 сағат бұрын
Muuse waa geesi xaga orodka craxmaan cirona waageesi diblomaasi ah oo dadka ururinkara
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 17 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Talooyin Ku Socda Dadka Doorashooyinka Galaya  Sheekh Dirir
32:05
Baraarug Media
Рет қаралды 37 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН