"Anigu waxa aan ka soo jeeda beeshii kursiga wakiilada ka kacday kii madaxweynahana weyday " Guruuje

  Рет қаралды 6,422

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@AlxaqiiqaMedia
@AlxaqiiqaMedia 3 жыл бұрын
Wa waraysi xasasiya xildhibaan garyaqaan axmed guruje
@aminaahmed2836
@aminaahmed2836 3 жыл бұрын
Very smart man. That is how you conduct yourself. .
@5adooywarsame616
@5adooywarsame616 3 жыл бұрын
Guruuje fariidi nolowo
@ahlanhussien
@ahlanhussien 3 жыл бұрын
Hadii illaahay yidhaa male miyaa alaallhu akabar
@kathirakhath4075
@kathirakhath4075 3 жыл бұрын
Anigoo ahayn garxaj baan u qirayaa inay somaliland ugu dulbadanyihiin
@ashaadana9295
@ashaadana9295 3 жыл бұрын
Somaliland Beel Waynta Arab ayaa Jamhuuriyada Somaliland ugu Dhul Wayn.
@kathirakhath4075
@kathirakhath4075 3 жыл бұрын
Dhul maan dhihin dul baan idhi
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Somaliliin
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
Gurrujow kulmiye ka codee Jamaal haduu is dhiibay adigu seefta galka ka saar halganku waa bilow
@sucadcalideek4875
@sucadcalideek4875 3 жыл бұрын
Kulmiye Guulysanaya
@abdirahmaanjama2219
@abdirahmaanjama2219 3 жыл бұрын
Malaa in reer kiisu doortay baa kaa maqan muuse biixi sowkii kulmiye reer kiisa ka dhigay ninkan waa nin habar yoonis ah kkkkkkkkkk laangaab nacalaa ku yaal isagu intuuu qabiil bilaabo waliba hadana caqli caqli sii wada
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
WAAR INAADEERAW QALAD BAAD KU JIRTAA KULMIYE WAXBA INOOMAYAALAANE TALO KALE KEEN
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
@@alihujaleh8627 Cabdalle looga taagi maayo maryoaloolka inta Warancadde iyo Suldan Habaar jiraan
@ShakirEssaArtist
@ShakirEssaArtist 3 жыл бұрын
Waar sxb balaayo ayaad tahay Taladaadii wuu qaatey
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 3 жыл бұрын
BARASHADA CARABI KALO SOCDA BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN KA FAAIDEYSO.
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 жыл бұрын
Ma Habrjeclaa Ninki Mise Habar Yoonis
@abdaleali8868
@abdaleali8868 3 жыл бұрын
War wa nin Ka 21 aad e Beesha ugu kuraasta badan Somaliland e Hy waxay wana isaxaaq waxan ad ka hadlaysaa
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Sxb waa xildhiban garxajis gaar ahan habaryonis isaxaaq habarjeclo iyo waxaasi hargaysa kama soo baxan degana kuma laha xataa iskama sharaxan
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 жыл бұрын
@@yassinawil5158 afkaaga hagaji yaad waxaa ku ledahay dadka saa laguma yidhahdo.dadku ma xayawaan baa?
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 жыл бұрын
@@yassinawil5158 H/J waa beel sharaf iyo cisi leh oo dhulkeedii joogta talabaad ma dhibaa haday Hargeisa ka soo baxaan sow reer Somaliland maha
@abdaleali8868
@abdaleali8868 3 жыл бұрын
@@yassinawil5158de xolahan gabarayda wax u sheeg sxp
@waaniye4164
@waaniye4164 3 жыл бұрын
Guruuje basaas xusbi
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 3 жыл бұрын
Eega iimaan lananta iyo caqli xumda reerkaas 10 sano ku cabaneeyen oo cuqdad qaaden hada markii codkii lasiyay ee xukumadi afka dhulka lagu tuuray 2 labadii xisbi aqlabiyada noqdeen yay dheheen isbahaysi ban samaynayan 4 magalo wa wayna waxay iso magacaben niman reero hooda haragysa burco ceerigabo berbere waxaa iso hadhay wa ku xigeenka gohalaha wakiilada kiina yaga doonaya ilaahaw iimanka hanaga qaadan wilba madaxayne way rabaan inloo doorto isaaq wa reerka keliya aan is qaban wliba ciidagale xooga waka masaxka badnaa habaryoonista
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 жыл бұрын
Iska aamo ninyahow
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 3 жыл бұрын
@@suaadmohamed4316 Waxan magaya wa raga ee habalahu kuma jiraan Reerki aanu madaxayene la doonaynay ee maayirada wada qaatay ayaa hadana ku xigeenka reeri ay codka ka doonayay ku haysta
@ashaadana9295
@ashaadana9295 3 жыл бұрын
Garacow adigu ma Habar Awal mise Arab ayaad tahay wadigan Habar Jeclo iyo Garxajis ku dhagane
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
Madaxweynaha Taliyaha Ciidanka Gudoomiyaha Maxkamada Asare intuba waa Habar Awal cidina ma hadasho ee kuwa Garxajis maxaa kugu saliday
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
@@moegreenback6854 waa fulaynimo iska fahan
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 4,2 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 84 МЛН
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 486
Hargaysa| Nin aan iskuul dhigan Hadana xirfad Ganacsi samaystay|
10:44
Вечная проблема парковки
0:53
ЮРИЧ
Рет қаралды 9 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 5 Серия
31:20
Inter Production
Рет қаралды 724 М.
🧯Это Москва детка 🤣
0:46
arinanottoday
Рет қаралды 2,2 МЛН