Qudhacyaw la iskuma hayo inuu quraanku kawanaagsanyahay hesaha. Ee mesha quraan ha keenin naag futtadeed ba meesha lagu daawanayaaye. Quraanku waa ka mab nuuc
@m.x970 Жыл бұрын
@@abdihakiimaden8188cabdiyow talo Aan ku siiyo, haduu ruux kaala hadlo Ilahay iyo Rasuulkisa SCW waliga Shugran dheh una ducee, Waayo waa ayad Sura Al Nisa ku jirta ayaa saa oraneysa. Maandhow jawaabtaada marka diin timaado samactu ha ahaato. Shugran
@FarhanmohamedAhmed-zv8cn6 ай бұрын
Yaa ogeen marka wasaq aa tahay quraanka inta ha keynin
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Heestan Coming Soon Teeda Naga Washaye Ma Soo Baxday😂😂
@Aasha543 Жыл бұрын
Exkayga ❣️ Ayadoo cid ila ogeny uurkan ka jeclahy weli Aniga exkaygiyoo😂
@bellaqurux9010 Жыл бұрын
Yaa ilaa oog heestaan iney Qarxeeyso 💋
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like Love
@xamdamuxumed4621 Жыл бұрын
Hayaay waarde waqalka baryahan waana shidaysaa heesihii dhaxanta tuulinayay oo aad udiyaarsan waan idinka haynaa hore usocda team WAQAL
@sagalabdullahi5397 Жыл бұрын
Hadan oriklan ahay wlle ma ilawikaro abalkad galijirty iyado cidi ila ogeen uurka wali ka jclhy aniga exkygiyow
@maryanmohamet7953 Жыл бұрын
Waan iska dhagaysan lkm kun ex eh baaan leeyhy mid aan u niyeystaan la yaaabanhy🤣🤣🤣💔
@ifrahhassanmohamed8007 Жыл бұрын
Hahhaha😂😂
@bintuissa9151 Жыл бұрын
Kaliga maaha 😂😂😂🤦♀️
@mustafabulle849 Жыл бұрын
Ex waa ruuxii kugu horeeyey ee xariir ku baratay inta kale waa fake iyo waqti lumis tusaale markaad maqashid sheekooyin ama qisooyin jacayl beer taabad ah qofka kugu horeeyo ee maskaxda kusoo dhaco waa kan ugu horeeyey
@maxamed3420 Жыл бұрын
Waqal ka Duula keep going bro🔥🤙
@Fatkaboy7 Жыл бұрын
1M way Gali Donta San filayo 😅ani ex taydii xalay soo heshey
@bukhariabdiwahab9553 Жыл бұрын
Marka aad casharka ustaad xalliye soo dhagaysatid oo deetana heesta sasa-bashadaa aad dhagaysatid soo inaad dhoosha ka qososhid maaha looool. Hablaha soomaliyeed hala ixtiraamo
@deeqoabdikariimali8362 Жыл бұрын
Naag waligey ex u heeseyso ma arkin ex waa la nici jiray naag Qatar ah iga dheh
@faridawiser5441 Жыл бұрын
Naa umada ka fadhiiso, shaydaamad yahay... Wax kale dadka u sheeg.
@cdirixmaankhaalid5595 Жыл бұрын
Waqal Studio🎙 🔥
@AyanNourHassan3 ай бұрын
My ex isbitalka yu igu iman jirey marka buukay💔. Ku ma ilobow waligey🥺, cafimad igu nolow hn
@faridawiser5441 Жыл бұрын
Waqal studio Jahanaba ama Jano kala doorta. Dumarkan iyo ragan heesuhu kaha dhegeen Allow Soo hanuuni.to the straight path of Islam.
Heesta qalad badan iyo Mukur baa ka buuxa. Sheekadu waa naag oori ah oo nin qabo oo ninkii hore u qabay la hadleysa HADA OO AAN OORI KALE AHAYNA UURKA BAAN WALI KAA JECLAHAY!!!!! SUBXAANALLAAH. waa aduunyo gadoon. Bal hadu hada soo laabto xitaa ma isagaa guursan kara Xaaraan unbey isku wadanayaan ninka hada qabana danbi bey ka galayaan. Illaahey uma soo celiyo
@Samawademedia12 Жыл бұрын
Aragsan ahaaa
@Abdihakeindhaye Жыл бұрын
Laxan waaliya saaran❤️👌
@xamsolakikaamil2129 Жыл бұрын
jah waa saasa
@fadumoabdulahi1104 Жыл бұрын
Hadoon oori kala ahay ayadoo cidi i ogayn uurkan weli kaa jclkhy aniga ex kaygoyw 😂😂😂
@ramlaruun8302 Жыл бұрын
Naa maxuu ku tusay 😂😂😂
@MubYus Жыл бұрын
Waaaaaw
@kartimaal Жыл бұрын
Qofkii u horeeyay me
@queen-najwa Жыл бұрын
Marka ex kaga kontenaro qanax ah maa ugu so ak heese meel qurxoon xaa kuu diiday
@MaajidAlifilms Жыл бұрын
Gabar ex keda u heesayso beelo waye tan hala ii radiyo hees kle ha iso qadee
@XayaadAxmed-xk1ci Жыл бұрын
iyadon cidi ila ogayn uurkan wali kaa jeclahay🥺😭🫶
@MaxamedYre-j1g11 ай бұрын
Marshal allh❤❤
@roberto20719 Жыл бұрын
Hamiga iyo hiigsiga aad leedahy allah haa kuu sahlo haddi aa subscribe ii saarto 🙏mahadsanid wll👍
@sadaam_osman3336 Жыл бұрын
10year markay heestan jirto anu 28 baan ahay 😅adna intee
@umalkhayrcabdilahi8182 Жыл бұрын
20
@istahilabdi135 Жыл бұрын
34sano 🤣
@nafiso9184 Жыл бұрын
Kulamid ahay 😮
@zeinabibrahim2134 Жыл бұрын
ana 5
@KhadraCumar-ss6he Жыл бұрын
Kula mid ahy
@allayoyusuuf7450 Жыл бұрын
Ma jirto naag oori ah oo nin kale qalbiga ka jecel ee abwan waxa hoos martey inuu idhaahdo .... HADAAD AFO KALA QABTANA. TIIYOON CIDI ILA OGEYN. UURKAN WALI KAA JECLAHEY.... waayo naagi way jeclan kartaa nin naag qaba oo raga alla afer u banayey laakiin naagta looma baneyn laba nin dhaqan ahaan iyo diin ahaan ba sax maaha
@iidomaxamuud6372 Жыл бұрын
Naa hooya nagaa la qabow iska ilaaliya heestan wa iga talo😂😂
@raxmoruuxi7720 Жыл бұрын
Waa dhagestaa qasab😂😂😂
@sihaarshariif1224 Жыл бұрын
Adunkeygi horow💔👋🙈
@kadanahmed1584 Жыл бұрын
"UURKAN WALI KAJECLAHY!!❤❤❤❤❤❤❤❤ Ahmed❤️❤️❤️❤️❤️
@yusufaxmed2590 Жыл бұрын
Ex kaygiyoow khiyaano weeye hadii lay guursadana uurkaan wali kaa jeclahay, iyadoon cidi ila ogeyn yaab ❓ yaa ku guursan maad ii soo noqo tidhaahdid
@idilmoha8649 Жыл бұрын
Hhhhhh
@suususuldanahabdirahman6929 Жыл бұрын
Ex 💔💔💔 aniga miyey iga dhex hdle 😢😢😢😢
@najmamacalimyusuf4630 Жыл бұрын
Mar aan ubahneyn bey imatay hestan xiliga amantan uquray iney so baxdey eheed se wax ujiran ex amaan kuma quree dr xaliya yimiday waxa qastay😜
@AdanZubeyr8 ай бұрын
Quruxe ❤❤
@A.A.E93 Жыл бұрын
Xasuus baad igalisey maanta My Ex Casho waan kaa tashtey🇸🇴
@ashoabdiali7254 Жыл бұрын
Maku so laptay hees calacal adigi u qadee😁😁😁
@Amouchy8 ай бұрын
#Hadona oori kle ahna wle ma ilow karo abaalkad gali jirtya iydo cida ila ogeyn uurkan wli ka jecelhy( A🫀🌏👑💋💫)
@xamda288 Жыл бұрын
Ex waxan leeyahay nabad gal🤣🥺
@pashiproduction1634 Жыл бұрын
My EX is dead😭💔💔💝
@safioawil2891 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭 qalbiga
@maxamedjimcaale8001 Жыл бұрын
ciyaal varta inanta yaa kaba kala baxay ma #khadar_waqal
@ilyasmoumin703111 ай бұрын
Beauty waaaw
@MubYus Жыл бұрын
EX.. maxaa waaaye.? Yaaaab
@IDIRIS_ROSIH Жыл бұрын
WaQal Studio
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Meeshan ma dekadii berbera wow berbera shidanaa😂😂
@farhiya77sharif5 Жыл бұрын
HADAN OORI KALE NOQDANA. UURKAN KUGU HAAYNAYAA..EX WAALAGA NOOLAN LA YAHAY...
@Umahafso11 ай бұрын
Cajiib
@absabs-d2u6 ай бұрын
Ax yaa xasuus
@apdihaafittfarayare1758 Жыл бұрын
Good song extaydiyey🥰💃
@munahassan7093 Жыл бұрын
My ex wale kuma ilawo nin clf inakala waday abalkada ma ilawi dono mrnaba
@MubYus Жыл бұрын
Waaaw
@rashkaboy6328 Жыл бұрын
Ex bel hesta wa macan tahay sida kale
@musaybaaadan9863 Жыл бұрын
Hadiba ex kii hees losoqaday yaa hadhay talow
@SacdaAbdi-m5sАй бұрын
Garacsanaa tani
@idaawostudio6213 Жыл бұрын
Waqal istudio
@qadracabdi4554 Жыл бұрын
Oori baan ahy ma saara kri waa ceeb waxaaan seed nin asoo ku qabo mid klaa jclhy loo dhahaa sax waa in awaalka la qiro lkn sax ma ahn qofka kula joogo in la niyad jibiyo
@hoodoilkacaz8228 Жыл бұрын
Exkaygii hore maxaan ka raystay😂😂
@Kingmarwan Жыл бұрын
Waan ogahay
@hoodoilkacaz8228 Жыл бұрын
Maxa ku ogahay yaabe😂😂
@Kingmarwan Жыл бұрын
@@hoodoilkacaz8228 inaad iga resatay waan ogahay 🤣😭😭😭💔
@hoodoilkacaz8228 Жыл бұрын
@@Kingmarwan baas hadad ogtahay wllo si weyn baa ka raystay wlhi 😂😂😂
@tabarikmohamed831 Жыл бұрын
War fanaanad ma reer berberaa😅
@hamjvlogs3795 Жыл бұрын
😭😭Cawa dhibaad no Gaystay maxaad naagtaa no xasuusisay balayo🤣🤣
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
9:46 7/1/2023 Kly iska arag😂🤦♀️
@ElmiWareMedia Жыл бұрын
Ex-kaan ha iska soo laabto aad ayaaba loo amaanaye hhhhhhhhhhhhhh