Waxaa mahad leh allehii inaga dhigay Muslim ☪️♥ALHAMDULILAH Diinteena waa diinta saxda ah Naxariista badan wanagana mar walba na farta ALHAMDULILAH Give thanks 😊to Allah
@seynabsaid40333 жыл бұрын
I laahay corona Musliminta kaqabo amiin ya allah
@prowchannel46563 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@Hamzebaari3 жыл бұрын
I AM MUSLIM ALXAMDULILAH🙏🙏🙏🙏
@saddam_bulle3 жыл бұрын
balaayo aan dhimaneenin allow qoorta hanoosurin iiraacsha amminta 🤲🙏
@Hamzebaari3 жыл бұрын
Marka Hore ilahay ayaa mahad keh ee inag dhigay islaam DIINTA XAQA💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@farxaanciise65883 жыл бұрын
hadii uu jiro qof alle dartiisa lo jaceylado walahi adikan ku jaceylhy sxb macane macan full respect 🙏🙏🙏🙏❤🙏🙏
@fadxicabdo32353 жыл бұрын
Wax aanay dacawo adhi ku samaynbay ku sameyen odaygee walee wax bay ku dhigeen odayga qofka walba wakhtigiisa ayuu dhimanayaa allaa mahad leh inagu hanuuniyay diin teena suuban magacaygu waa fadxi cabdoo wll hore uso alle haku sharfo mahdsanid
@logomzigula56973 жыл бұрын
أخيرًا حصلنا على الجزء التالي ، استمر في التقدم
@sayidsomali15243 жыл бұрын
افهمت لوقتنا
@suldaanabdullahi44073 жыл бұрын
Channelkaan wuxuu ku fiican yahay inta badanaa sheekooyinka cabsi cabsida u soo daaya👏🏼👏🏼
Sub xanallah wllhi abaheyga ma dili laheyn kliya wn ka fogan lahaa
@hindi35223 жыл бұрын
War duqa shaidan moo ahaa😂😂
@abshiradam83773 жыл бұрын
Macalin Chanel kaaga Waan daawada waxana haystaa caruur yar yar wayna ila daawada marka tv roomk an fadhiya Ee fadlan adigo xuman ii arkayn iska badal background ka anshax xumada dadka is dhuuqaya iyo waxaas Mahadsanid 😃
@فخورةبديني-ث2ش3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sasa la rapa ciylka hnga waalindheh
@Dr.Saacid3 жыл бұрын
@@فخورةبديني-ث2ش haa ciyaal kaa arkaa ya waxaan afka la iska jaqaaya uf uf aduun yoy xaalkaa ba
@Adam_Ally3 жыл бұрын
Subhanallah
@cjchannel25723 жыл бұрын
shekada qebta kowad iyo tan labaad isma laha se ku dhacday
@khadarcaaficali2 жыл бұрын
Waa waxan la yabanahay
@nuuromaxamed67743 жыл бұрын
Laso dhere wllo
@hafza21353 жыл бұрын
Qisooyinki dilka marka dawaday malintii caadi bey ila aheyd hbnkii cabsi daran baa iqabatay hadana midan waa raba wana ka cabsanoyaa😳😳😳😵😩😩😂
@abdallafaaraxsheikhdoon15833 жыл бұрын
Inaa mel kugu arky umaleyna Sax 🤔🤔🤔🤔🙄🙄
@فخورةبديني-ث2ش3 жыл бұрын
@@abdallafaaraxsheikhdoon1583 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Dr.Saacid3 жыл бұрын
Adoo intaas le ek baa cabsanee aduuyoy xaalkaaba geesiyad iskadig