ANWAR TOTTI & LIYUU POLICE OO DIGNIIN KASOO DIRAY JIIDDA HORE EE DAGAALKA | HA SOO LUGO'IN | 2021

  Рет қаралды 491,395

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

LA'LABA COLAADEED MARKUU LOOLLAN JIRO
GEESIYADA LIYUUGU MA LIBIQ SADAAN
LAMA LOODIYEE LIBTA HELI OGAA
LEEXADIYO MARKI LAWGA LAYSU DHIGO
LAABAN WAAYEE LIYUUGU LIBAAX SANAA
LAAB ADKAAYOO DAGAALKA KU LAYL YANAA
-----------------------------------
NEW DHAANTO - DHAANTO CUSUB
EREYADA XASAN XUKUN GARAAD
MUSIC: HENOK ATLABACHEW
LAXANKA: ANWAR TOTTI
DIRECTED BY: SHAKIIB
EREYADA XASAN XUKUN GARAAD
MUSIC: HENOK ATLABACHEW
LAXANKA: ANWAR TOTTI
DIRECTED BY: SHAKIIB
ABDIASKARITUBE
------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
Instagram @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube​
Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 227
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 3 жыл бұрын
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@fadumohadu1628
@fadumohadu1628 3 жыл бұрын
Gulaasta. Cadwgiin. Hajabo. Inshalaah
@fadumohadu1628
@fadumohadu1628 3 жыл бұрын
Gulistaliyuu police
@hanadadem
@hanadadem 3 жыл бұрын
Godey taga oo soo arka bagaarihii ay kugureen dadkii soomaaliyeed iyagoo nool nool, kuwa aad maanta leedihiin xabbadda aan iskaga dhigno. Alla maxaan xaabo jiillo nahay dab kasta lagu huriyo
@hanadadem
@hanadadem 3 жыл бұрын
Mahadsanidin dhamaan inta aqliga iyo wadaniyada ilaahay siiyay Wiilasheenu haday go'aan iyagoo difaacaya, cadeyti, qoloji iyo deegaanka doomaalida waxba uma arkeen oon ka ahayn murugada geeridooda, lkn hadda waxay u dhintaan waa micna darro
@muminaabdi988
@muminaabdi988 3 жыл бұрын
From Kenya big love ❤
@mohamedb2025
@mohamedb2025 3 жыл бұрын
NFD IDEH DOQON AYA TAHY
@leaderwlljezzey3238
@leaderwlljezzey3238 3 жыл бұрын
Wn ka xunahay in wilaal somaliYeed loo diro tplf io amxarada is heystah🤔
@farahjama1093
@farahjama1093 3 жыл бұрын
Sxb wayaano hadaan laga hor tagin Fadhigaaday kuugu imaanayaan Marka daad in tuusan ku soo gaarin Baa la iska moosaa ye la soco
@areyousingl9133
@areyousingl9133 3 жыл бұрын
@@farahjama1093 dalkooda may usoogoostaan ma afxaar bay uciidaminayaan markaa
@nastexomohamed5274
@nastexomohamed5274 3 жыл бұрын
Wanka xumahay ana wlhi cagjar wuu ceebobay dhalinyaro ayu Lu goynaya allow Naga so qabo Kan wuna rogaye
@djmame6045
@djmame6045 3 жыл бұрын
@@farahjama1093 war ma liyu ayay TPLF wax ka wadi 5 cisho kadib Madka liyu aya Maqala laga so guri dona
@buunifilms8448
@buunifilms8448 3 жыл бұрын
@@areyousingl9133 dalkooda sawkuwa jooga Jarmal may u goosan lahaayeen 🤔
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Raga Tigre laga hor geyay cawa xabadu ku socoto luyuu bolis ka kuma faraxsani runti ad badn uga xumaday manta marka arkay rag badan on aqano dagalka lo qaday allh ha so badbadiyo dal iyo diin midna uma dhimanayane shalay Ethiopian anagay isku kana laysay mantana tigre ladagalama ledahy dhalin yarada mesha lageyay allh ha u gargaro😥😊
@xasanbiibto1220
@xasanbiibto1220 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 3 жыл бұрын
Tplf waa ina ka argosano garacda 30 yrs bay doqonkii ina iley noso adegsaden shaqo wacan liyo
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
@@bilicdumar7403 ogow tan hada jogtana iyada unba bari ku dilaysa marka wax faido ah kuma jorto will yar tababar fican lahayn ku ilaliya inuu mesha cidnada iskaga dhinto wlal
@nuurasahardid8793
@nuurasahardid8793 3 жыл бұрын
GuuL 🇬🇶👍🏼 inshallah
@Hodan-janno
@Hodan-janno 3 жыл бұрын
Waa.ruunta
@kahiyechannel8580
@kahiyechannel8580 3 жыл бұрын
Waxa ceeb wayn ah in aad u madax lushan Ethiopian 🇪🇹 Halki aad u hal gami laheden sharafti iyo midnimadi somaliwayn.
@Scarface744
@Scarface744 3 жыл бұрын
Ethiopia waynu ka so laban dona niyada aya lo dhisayaye 😊
@cabdiyaregurhan3659
@cabdiyaregurhan3659 3 жыл бұрын
Somaliyeey wilashaan cagjar nagama xigee maan dabka kaceshano miyaan somali galbeed qof u hadli kara jirin
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Hore Usocda dalkeygoo thanks A Askari
@hawosaid9305
@hawosaid9305 2 жыл бұрын
Keep going brother cadowgina unolada wiilsheyna somaliyed ❤❤❤⚘⚘⚘🇸🇴🇸🇴🥀❤❤💋💋💋❤❤⚘
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 3 жыл бұрын
Allow u gargaar oo cadowgaas ka soo badbaadi aamiin 🤲🤲🤲 anagaase lugaheena ku doonanay.llaahow cagjarow lug iyo laboku goo,
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Waaxay habaarka wll
@xasanyusuf4520
@xasanyusuf4520 7 ай бұрын
Kacarar meshad kugaracaa
@shukrimuqtar6953
@shukrimuqtar6953 3 жыл бұрын
M.a
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya allaah idiin xafiido guuuuuuuul amiin ya bari geesiyadii daaraawiishta all ssc gigiiga ciidamada geesiyadii 🇸🇴🇸🇴👑🦁💙💕💯🧡👍🤍💜🙏🧡👍❤️💓🤲🤔👌🆘💓💋😍💪💛🇨🇦🇶🇦🇸🇴🇸🇴💯💯
@farahdeck5388
@farahdeck5388 2 жыл бұрын
💘 from kismayo
@ismail_malis5290
@ismail_malis5290 3 жыл бұрын
Abdi askari ninweyn horay usoco wax kale waakaa sugeynaa 💥💥💥💥💥💥🤞🏿🎧
@bashirdahir3668
@bashirdahir3668 3 жыл бұрын
Dalka waa Somali state dadka waa Somali inta uun dhifaca oo NAFTA uu Hur waxa kale Alle hakugu duleyo
@casuungeedi9950
@casuungeedi9950 3 жыл бұрын
Abwan hassan xukun garaad keep goin bro🙏🙏🙏
@saanichannel8732
@saanichannel8732 3 жыл бұрын
Walalayaal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiin
@zubeirmohamed2835
@zubeirmohamed2835 3 жыл бұрын
Waa la arki doonaa ooyinta ka dhamaata kuwan new police isku sheegay tplf waar waxba lagama qaban karo idinku arka uun
@caliibraahiniidle3235
@caliibraahiniidle3235 2 жыл бұрын
Mashallaha
@mukhtarahmedmohamed5312
@mukhtarahmedmohamed5312 3 жыл бұрын
Best dahanto vibe
@Iidle02
@Iidle02 3 жыл бұрын
Meesha rasaas baa layska waraabinayaaye ma dhaantaa la ciyaarayaa
@maslahahmed2021
@maslahahmed2021 3 жыл бұрын
One of the legen Anwer ✌️
@sowdasiyadosman6426
@sowdasiyadosman6426 2 жыл бұрын
dholgobed dhemansheege 😍
@sowdaabdirahman9143
@sowdaabdirahman9143 3 жыл бұрын
Mashallah wooooow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌😍😍😍😍😍😍😍😍😍✅✅✅🤲🤲🤲🤲🤲✅👍
@abwaancaqlisame
@abwaancaqlisame 3 жыл бұрын
Aadban uga xumahay in amxaaro iyo tigrey is haysta in wiilal Soomaliyed la dhaho amxaarads u hiiliya😥 Wiilasheni weeyan wxaa wiiftu cunaysaaye Amxaariyo walaysbaa watoo waatad aragtaane
@mayo3607
@mayo3607 3 жыл бұрын
Liyuu police = dadkooda xasuuqayaal. Waaa cadow Af-Soomaali ku hadla. 40,000 oo shacab Soomaaliyeed ah ayay gacantooda ku dileen.
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 3 жыл бұрын
Walahi waan ka xumahay inamada somali loo diro belo bas anay garanayn kuunfur bal mu u diro hubka dhigis haku sameyane
@KullowIssack-l3o
@KullowIssack-l3o 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@raxmoshakaal589
@raxmoshakaal589 3 жыл бұрын
Allha kugargaro wiilazhena somliyed 😢😭😭
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 жыл бұрын
September 2018 11 Sept 2018 Scattered Thunderstorms 12.30pm
@cabdulaahiqalinle8182
@cabdulaahiqalinle8182 3 жыл бұрын
Guuleysta liyuu boolis
@inaabdinasir
@inaabdinasir 3 жыл бұрын
allah ha uso nbd celiyo dhulkisi uma dhimanaye allah ayagoo nbda hynoso wada celiyo
@mounakireh
@mounakireh 3 жыл бұрын
Nimankan amxaro udhimanayo cadawga somaalida idinka yey nitala alla mexey Hoyo iyo xasas badan soo oyidonan
@cabdallayare4554
@cabdallayare4554 3 жыл бұрын
Kkkkk kuwaan miyaa Tigray oo geeska afrika ka qeylisiin karo
@maryananshur5732
@maryananshur5732 3 жыл бұрын
Wallee waa aakhiro zamaan. Bal nin soomaaliyeed oo Tigree iyo xabashi u kala hiilinaya. War dhulkiina ilaashada oo soomaalida la dilayo u hiiliya, xabashi waxba idinkama geline
@ubaxadan1690
@ubaxadan1690 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️🇬🇶
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Anigu kama qanacsani in wiilal somaliyeed loo diro Ethiopia si ay naftooda ugu halaagsanto allow adaa umaqan dhalinyaradaas
@pilotkaduula
@pilotkaduula 3 жыл бұрын
War Ciyalkaan Jabhad Ayey Ugaynayaan Walee intaa la Diray inaanuu mid kasoo noqon doonin laguna ilaabi doono Jiida
@fowsiamohamedali7724
@fowsiamohamedali7724 3 жыл бұрын
Maxeey sodirayaan wiilashan dabka lasaaray oo gaalo isku jabeeyso lodiray ina Cagjarow alle ku cadaab
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Wexey u xorobi wayeen xaqa soomalida ayaa heysta wexey dilaan somalida la degta waa waa itopian af somali bartey dad walal ka dhiganayo ayey dilaan o layaan xata dumarka iyo carurta wey xasuqaan waa dad lagu qasarey yaan la difacin shacabka ey layaan o qabiil ku gumadaan u wacda oromo amxaaro tikrinya xabashi ayaga ka ron u wacda ayaga
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 жыл бұрын
Scattered Thunderstorms In Hargeisa 11 Sept 2018
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 жыл бұрын
Scattered Thunderstorms In Hargeisa 11 Sept 2018 1.00pm
@abdiali9213
@abdiali9213 3 жыл бұрын
Kkkk ader dhaanto rag kama dhicisee is adkeeya
@abdirazakhashi7144
@abdirazakhashi7144 2 жыл бұрын
Tplf wixii lajiro iyo kuwa kasoo horjeedo ONLF dhulka hoostiis waligiin.
@calioumar2967
@calioumar2967 3 жыл бұрын
Liyuu police somali galbeed difacaa tplf ciid iskaa celinayso majirtoo tplf wey kuu cashaay nayaan
@inaabdinasir
@inaabdinasir 3 жыл бұрын
Gesiyasha gulaysta gorwalba
@kabaabdi2838
@kabaabdi2838 3 жыл бұрын
Laayan wadihiin lakiin amaaro iyo tigree dhukoda buurayda maxadkataqaana🤔
@djmame6045
@djmame6045 3 жыл бұрын
Liyu police wa hantida dds iyo dhaman umada Somaliyed lkn rali kama ahayn 2 degan oo midna faido inogu jirin inay uu baxan lkn si kasta wa wilashen waxad ugu ducaysan inay gushu racdo
@rahmaabdi2689
@rahmaabdi2689 3 жыл бұрын
Wan ka xumay wilasha somali ee itopiyan lagu gumadayo ax
@nimcoashir3968
@nimcoashir3968 3 жыл бұрын
Cagjar waxan ku ladhalinlahaa in uusaan udhir ceedhan amxaaro
@xamseaadan605
@xamseaadan605 3 жыл бұрын
Ogadeen been isku maaweeliyo wiilal dhalinyarada ah ee kolba sidii la doono loogu adeegto.
@Abdikadir1984
@Abdikadir1984 3 жыл бұрын
Ogaden waydadaaleen kolay Ethiopia 🇪🇹 ladagaalan kol ay liyuu police noqdan mana nastaan hadh iyo habeen laakiin soomalidiikale xagay aday marka nabada lajogo iyagaa ubadsana xilalka sidaadaraad hadana af xumo iyay ladaba joogan iyo cay daraad ogaden waxa uu difaacayay Gare shalayna ciise walina way cayaan ogadenka walee somalay nabsi wuu jiraa ogaden godob taad kagasheen I aad arag taan yaan rajayn asc
@areyousingl9133
@areyousingl9133 3 жыл бұрын
Ugaadeen waa geesiyaal garab iyo hogaan waayey Dadkani kartibay hayaan se hogaankaa kaxun
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Layuu police ha jojiyaan shacabka somalida ey layaan hadey karti leyihiin itopia haka xoreyaan somaali galbeed intey layaan somalida la degta o ey layaan hadey iska deyn wayaan somalida ey layaan o biyo xata u diiden ilahey waxaan ka bariney in ad cabiidka iropia ku jirtaan o dufaan idin leydo iyo dacuun somali badan ayaa u dhimatey in itopia leydinka dhiciyo markaas ayaad godey ku leydiin somali kale dumar carur amxaaro gacanta u gala hal ala idinkama rabo ceebtiina waa la hayo
@sahraali4470
@sahraali4470 3 жыл бұрын
Hhh waa kuwii dumarka iyo caruurta ka adkaa
@m3beauty679
@m3beauty679 3 жыл бұрын
War ha aadina maxaa idinka galwy? Uuf uuf nacalaa labo cadow u kala hiiliya 😠😠😠😠😲😲😲
@maxamedalimodoobe7857
@maxamedalimodoobe7857 3 жыл бұрын
Gt
@nimcoali4487
@nimcoali4487 3 жыл бұрын
Waan kaa xumahy iin wiilal somaliiyeed xabada laysaga dhiigo aanigoo ag dhiiibkii jblf iyo amxaaro IINOO gaysteeen hadaana kuu dheexbiimo waa daamiir xuumo cagjaar waa farmajo 2
@areyousingl9133
@areyousingl9133 3 жыл бұрын
Aheey ah ah dadkaas sayid maxamad cabdule xasan baa kadhashay kawarama War ragii maxaa kudhacay war bilaadhiig nimadan xagay kakeeneen aheey ah aheey ah waan idiin ducaynaysa waayo idinka quusan maayo halyeeygii idin hogaamin lahaa ayaad sugeysaan
@aibros8033
@aibros8033 3 жыл бұрын
Maxanaga galay axmaraiyo Tplf
@kamalabdi1619
@kamalabdi1619 3 жыл бұрын
Markay mari halkaa Ak 47 iidhiba aan wayaanaha sida haadka dhexjibaaxe 🥺🥺
@gofadhexasan8160
@gofadhexasan8160 3 жыл бұрын
Hello
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 3 жыл бұрын
Liyou police taasliiskuma.ogeen.amaxaardiyomaxaidiinkagalay.balyoiscayrsanysaawarordaacamaalyeeshahadaarabtaancidaa.uhilisaansomaliyaimaadakalayadagaalkaargagaxisadakaqaybqataa.amaa.buuqaa joojiyawll
@areyousingl9133
@areyousingl9133 3 жыл бұрын
Kkkkk aanigu kayaabee mafaanbaa uyaala kuwaas Soomaalidu waa itusoo itaabsii Kasoogoosta itoobiya oo dalkiina kudarsama
@strongergiijaz9859
@strongergiijaz9859 3 жыл бұрын
Darood mxaa idinka gly dadkaan galada islaynyo
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 3 жыл бұрын
Tigre inta aan guriyihiina idin ku dilin, ku dila kuwooda.
@qureshticowlbahale863
@qureshticowlbahale863 3 жыл бұрын
Gobta leyga berow goor iyo Ayan gusha Alow idin siii nawadna idinku so celi
@abdirisak31
@abdirisak31 3 жыл бұрын
Waa bishii barakaysnayd ee xajka wa malinki 2 sano ka ajir badnayd oo danbigaaga lagu dhaafi lahaa wll son barri hal mar nabiga igula sali scw
@cabdiyaregurhan3659
@cabdiyaregurhan3659 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@MohamedIbrahim-ss8fb
@MohamedIbrahim-ss8fb 3 жыл бұрын
Scw
@rashiidisack2844
@rashiidisack2844 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@xasanbiibto1220
@xasanbiibto1220 3 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 жыл бұрын
September 2018 11 Sept 2018 Scattered Thunderstorms 12.30pm
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 жыл бұрын
Scattered Thunderstorms In Hargeisa 11 Sept 2018 1.00pm
@abdiqadir9824
@abdiqadir9824 3 жыл бұрын
Maantoo kale qabiil way ka tagtee ragaa soomaliyeed hala soo celiyo anigo kuhadlaya afka isaaq
@qamanmusdaffarah715
@qamanmusdaffarah715 3 жыл бұрын
Kudarsoo sxb waxaa lagayaaba inay ubadan yihiin ciidankaan waana Kugu raac sanahay
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 3 жыл бұрын
@@qamanmusdaffarah715 Xigtaday iyo badi maxa kala haysta? Komode Kablalax iyo dhaanto maxa kala haysta?
@sharifibraahimqaalid5426
@sharifibraahimqaalid5426 3 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😃😃😃😀😀😃😃😃😄😄😁😁😆😁😁😁😁😁😁😁😁😁😄😄😄😄😄😁😁😁😁😁😁😁
@asmaabdirizak2376
@asmaabdirizak2376 2 жыл бұрын
Soo celin majirtee alla haka qabto cadowga wllaladen somalia jogana guul ban u rajyn
@afzalraeez4035
@afzalraeez4035 3 жыл бұрын
Ciid Mubarak ciidankena somaliyeeed oo jogo jigjiga hadan nahay somalida dagto juboyinka wan idin wadanaa ❤️❤️ Askari iyo team kiisa keep going
@bishaaroaxmed95
@bishaaroaxmed95 2 жыл бұрын
💪💪💪💪💪💪💪💪🇬🇲
@bishaaroaxmed95
@bishaaroaxmed95 2 жыл бұрын
💪💪💪💪nayuuboolisgool
@kawsar23abdi75
@kawsar23abdi75 3 жыл бұрын
Igada cawa wan murugaysanahay dhamaan somali galbeed
@KOKO_BULLEE
@KOKO_BULLEE 3 жыл бұрын
Maxa kudaray wll oo lamurugeysanthy
@sareedojigjiga112
@sareedojigjiga112 3 жыл бұрын
Anwar toti fadlan lacag kushubo tasna kaliga ma aha ee waa fananinta somaliyed oodhan amxaro waa tiri shalay nagumadaysay allaa maxay amxaro.halyay somaliyed aay diishay cakuye mar amxaro garab masiiyeen haday taladayda ahan lahayd m
@xaashicali5263
@xaashicali5263 3 жыл бұрын
war raga nosoceliya
@zainabkhalif6683
@zainabkhalif6683 3 жыл бұрын
xaashi inan saas dhahan rabay waa runta wilasha ha noso celiyan
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
waxaan filayey inay somalida dds ay ka faa,iidaynaysanayso jabka itoopiya oo ay somaliya soo raacayso ama dawlad noqon lahayd lkn waan ka xumahay wiilashii somaliyeed inay amxaar iyo tigrey ku dhex dhintaan
@buunifilms8448
@buunifilms8448 3 жыл бұрын
Hadaa ma Qax iyo Qarax Alshabab nimo la rabtaa dawladnimay dantu ku jirtaa
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 жыл бұрын
@@buunifilms8448 iyaguba waa samaysan karaan cid ka dal iyo dad badan ma jirte aduunka dawlado ka yaryar baa ka jire
@mukhtarahmedmohamed5312
@mukhtarahmedmohamed5312 2 жыл бұрын
I hope 🙏 that Somalia 🇸🇴 will raise 🙏 one day 🙏
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 3 жыл бұрын
alla war ax ax axmaara iyo tigree is haysta maxaa igagalay aaa cadowga Somali waa ethiopia wallaahi taariiq iyo xaqiqada cadba se maanta xabashi makuusoo gurman lahayd haddad is hayzaan cidkale muxuuse hooyo iyo ilmayari u ogoontoopayaan haye maxaa looga oohin hooyo io ehel Dhalay dhallinta somaliyeed ee lalaynayo
@kifaaxmuhumed963
@kifaaxmuhumed963 3 жыл бұрын
Doqomo wiilasha masakiinta ah eeydabkugarayn Hadana xabashi ureeyso uhiiliyaan uf
@captainoscar009
@captainoscar009 3 жыл бұрын
Please Somali Ethiopia hal kataa. Dalinyariddin yeey sabab laan udamaanin.
@zuhairinabashiir355
@zuhairinabashiir355 3 жыл бұрын
Kuwan waxba lagama qaban karo ma meshi bay kaso dhantenoyan 😂✌
@mowliidabdi8510
@mowliidabdi8510 2 жыл бұрын
From puntland I love dds
@inaabdinasir
@inaabdinasir 3 жыл бұрын
Illahow iyago nbd ah noso celi wiilashena😭😭😭🤲
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏...
@hodanhirsi6877
@hodanhirsi6877 3 жыл бұрын
Nin cafaar iska ceelin wayay baa Tigre ubar dhiigi
@SamiirMaxamed-tp6qp
@SamiirMaxamed-tp6qp 10 ай бұрын
RAGEEDI🎉
@ducoqabeofficial4499
@ducoqabeofficial4499 3 жыл бұрын
Dadkan somalidaa caqligoodu horta miyaanu shaqaynahayn maanta yay udhimanayaan inamada somaliyeed madal ayleeyiin ayay udhimanayaan mise diintooda ayay difaacayaan midna uma dhimanayaan axmaaro aan waxba ugu jirin weeye somali meelxun ayuunbay kudhimanayaan
@idilawad3233
@idilawad3233 3 жыл бұрын
Kumafaraxsani in abi axmed xabada isagadhigo wiilalsomaliyeed away ciidankiisii kalagufuurka wayna uf lkn mxnkabedelikarna ilaahooday leeyihiin
@samatarluuqaani3208
@samatarluuqaani3208 3 жыл бұрын
Wiilasheena soomaaliyeed ma doonayno cadaw is haysta inay ukala hiiliyaan ama iyaga lagu dagaal galo Sorry 😞wilsheeniiyoow from Xamar
@supershakra1043
@supershakra1043 3 жыл бұрын
Dagaalkaan in aad gashaan wlhi aad baan uga xumahay, waxee aheyd in aad ka faaiideesataan Tigree iyo Amxaaro isdagaaleysa oo aad ku dhawaaqdaan madaxbanaanidiina
@yuusufcabdi4855
@yuusufcabdi4855 Жыл бұрын
Taa madaxweynaha laga rabaa lkn waa dawo dhilif I.n guuuul waa arkeyna hdi aduunka jogno✊✊✊🇬🇲💯💯Onlf
@nastexomohamed5274
@nastexomohamed5274 3 жыл бұрын
Wanka xumahay wiilasheena inay amxaro lo diro si ay ugu dagalam wlhi wa dhibato😭😭😭😭😭😭😭
@ayaneycadey6575
@ayaneycadey6575 3 жыл бұрын
Allow nabad idiin.kusocali 😭😭😭
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 жыл бұрын
September 2018 11 Sept 2018 Scattered Thunderstorms 12.30pm
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 жыл бұрын
September 2018 11 Sept 2018 Scattered Thunderstorms 12.30pm
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 жыл бұрын
September 2018 11 Sept 2018 Scattered Thunderstorms 12.30pm
@adammohamed8209
@adammohamed8209 3 жыл бұрын
Ina cagjar duli wllhi weyaan raagaas maxay kudhimanayaan diin iyo danba midna kumadhibanayanaa waa gaal nimo kudhimo wllhi inay diriska dhagaan ayay ahayd intay gaal nimo kudhiman lahayeen
@turbopubg1992
@turbopubg1992 3 жыл бұрын
My brother abdi askari tnkz you vidio update ♥️ Wanka xumahay inay wiilasheena lodiro inay difacan amxaaro 😭
@yonissayid6793
@yonissayid6793 3 жыл бұрын
Wallee ogadeen iyo doqonimo way wada dhasheen kuwii shallay gumaadayey miyey maanta u hiilinayaan tigre iyo amxaaro maxay kalla xigaan Caqli xumo ogaadeen wataas wiilka bahardaar ku dhimanaya qabri dahar iyo jigjiga muu difaaco
@nuuriyahirsiducaale3694
@nuuriyahirsiducaale3694 5 ай бұрын
Asc bismilaah mashaallaah guul ku xifidiyo awar
@HaramcadMedia
@HaramcadMedia 3 жыл бұрын
i am sorry 🙏 🙏 🙏 😢😢😢
@pashkasiyad4323
@pashkasiyad4323 3 жыл бұрын
luuya bodice cagjar baa dhulka kujiiday alaha kasoogaadho
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 жыл бұрын
September 2018 11 Sept 2018 Scattered Thunderstorms 12.30pm
DENI IYO XASAN SHIKH IYO MAAYLAAND IYO MW FAARMAJOO 29 September 2024
25:41
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 12 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 55 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,4 МЛН
Hees Cusub  Oo Loo Qaaday Liyuu Boolis iyo kooxda liyuu Band
10:31
dhaanto Cusub Liyuu Police 2023
7:03
qadafi nuur
Рет қаралды 141 М.
DHAANTO CUSUB ~KHADAR GEELJIRE & QORANE DAYAX ~ CIIDANKAYGOOW ~ 2024 VIDEO
5:03
new song kooxda hormuudka nabada 2009
6:42
Sooyaal Tube
Рет қаралды 375 М.
Dhaanto cusub Muxyadin shaahid & khadra wadani liyuu polis
4:41
yasiin sheikh abdurahman dhuux
Рет қаралды 114 М.
Dhaanto Cusub 2021 Khadara dhaanto iyo Ayaanle Geele
9:09
Guulwade Channel
Рет қаралды 126 М.