Maa shaa Allaah, waa ku faraxsanahay in aaynu leenahay warbaahin ama wariyayaal la jaanqadaysa caalamka horuumaray. Warbaahintu waxna dhistaa, waxna waa dumisaa ee waxaan jeclaan lahaa in aad wadankeenii oo u baahan in ladhiso dowlad and dadba in aad toosisaan sida aduunkaba ka dhacda
@aqoonkoob336257 минут бұрын
Waa barmaamij aad u fiican, waan soo dhaweyneynaaa.
@Alxuuti6 сағат бұрын
Shaashada waa mugdi❤❤❤❤❤
@moowlaanamoowlaana39825 сағат бұрын
Asc hbn talada ugu fiican aan i din siinaayo waa u heedaan wadan keena somaliya wuu dayacan yahay cadawyo badan gaal iyo muslim ayaa midba dhan kiisa inuu goosto u tar tamooyo somaliya aqoon tiina iyo xoogiina ku sadaqeesta hbn gubaabiya dadkan aqliga laheed ee diin ka dhigte qabiil taariiq shisheeye wadamo kale wax nooma tareeso ee dadka somalida runta u sheega cadaow yada ak taagaan rabo wadan keena ku baraaruji wadankaan badbaadiye dad kaan somalida tusa una sheega halista wadanka somaliya sxb iyo walaal maleh taariiq dad kale inaan naga deesaan ka hadla wadan kaan dayacan
@cabdullaahimaajoor20532 сағат бұрын
Waxba booms sheegin fadeexada maxey ahead
@XasanCabdi-d8n3 сағат бұрын
Ok❤❤❤❤
@nuuurcbdii3 сағат бұрын
🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@Abdiqaadirisaxaaq6 сағат бұрын
Anigu waxa odhan lahaa Hbn inay ka daba tagto Arimaha basaas nimada ee caalamka inaada nala wadaagtan
@Alxuuti6 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمه الله تعالى وبركاته مواليد حاج & محمد علد
Ceebta water gate waxa ka sii weyn ceebta maanta taagan. Soomaaliduna waxa ay ka tidhi ceebtaas. Waxa Jira gabay la yidhaahdo water gate. Wis-wis baa iga galay kaartarow weheshigiiniiye Gabaygaas waxa tiriyey Gaarriye. Wuuna ku jiraa You Tube-ka.
@faysalbaakaay130520 минут бұрын
Dalqo weyne😂
@abdullahimohamed97514 сағат бұрын
Saxaafadu dadka hantida dawlada iibsanaya ha.usheegaan in ay danbiilayaal yihiin lalaxisaabtamidoono markii soomaali caafimaad hesho