Aqriso Inta Aadaan Guriga Kabixin Xitaa Waxaa Warkaaga Aqbalaayo Kuwa Madaxda Wa Hubaal

  Рет қаралды 539,631

Sheekh Riimi Channel

Sheekh Riimi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@sidramoha1646
@sidramoha1646 3 жыл бұрын
اللهم بسمك الجبار الدي قطعة له الجبابره لقوته وعطمته و الجبروته تحسنة بسمك الجبار حسنن يليق بعطمة اسمك وقوتي ستوتك وعطمتي هيبتك ducada waa tan Jazaka allah sheikh illahey haku barakeeyo
@sacdiyomaxamed9723
@sacdiyomaxamed9723 3 жыл бұрын
Shugran wll
@najmoayaan4828
@najmoayaan4828 3 жыл бұрын
MashaAllaah xabiibti Allaah hakuxafido Amiin
@najmoayaan4828
@najmoayaan4828 3 жыл бұрын
شكرا لك يا ختي
@taqwasomalichannel7670
@taqwasomalichannel7670 3 жыл бұрын
Maasha allaah waad mahad san thy wllshy
@suusanali857
@suusanali857 3 жыл бұрын
Jaskalahu khyrn xppti albiii
@AliAli-yx5sv
@AliAli-yx5sv 3 жыл бұрын
199 mar: AL JABBAAR 3 mar: ALLAHUMA BISMIKAL JABAR ALLADII QADACAD LAHUL JABABIRAH LIQUWATIHII WACADAMATIHII WA JABARUTI TAXASANTU BISMIKAL JABAR XISNAN JALIIQU BICADAMATI ISMIK WA QUWATI SADWATIK WACADAMATI HAYBATIK KADIBNA DUCADA WAXA AQRISANESA ADKARTA LA AQRISTO INTA ADAN GURIGA KA BIXIN
@ayaansaacid2581
@ayaansaacid2581 3 жыл бұрын
Thanks wll
@mohamed-calicigge
@mohamed-calicigge 3 жыл бұрын
shugran
@fairuzmohamed9884
@fairuzmohamed9884 3 жыл бұрын
Shuhkran
@nasrohussein1066
@nasrohussein1066 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdirahmansheekh5207
@abdirahmansheekh5207 3 жыл бұрын
Maansha Allah jazkmullahk
@sacdiyaabdi8173
@sacdiyaabdi8173 3 жыл бұрын
199. Aljabar 3. Allahuma bismikal jabar Aladi khadhacat lahu jababira Liquwatihi wacada matihi Wajabarute Taxasantu bismikal jabar Xisnan yaliqu bicadamati ismika Waa quwate sad matek Waacada mate hey batek 🥰🥰🥰🥰) watas walalayal qof kii raba insha allah
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 жыл бұрын
Mashaallah jazaakalaahu qeer sacdiyo
@sacdiyaabdi8173
@sacdiyaabdi8173 3 жыл бұрын
@@ruqiyooffice3664 amiin amiin rabi abayo
@najmamohamed4262
@najmamohamed4262 3 жыл бұрын
Kheyr badan ilhy haku siyo wal
@sacdiyaabdi8173
@sacdiyaabdi8173 3 жыл бұрын
@@najmamohamed4262 amiin mcney dhamanten
@saladmahad517
@saladmahad517 3 жыл бұрын
Mashaalah sacdiya Allah haka ajar siyo
@abdulkadirabdullahishariif3849
@abdulkadirabdullahishariif3849 3 жыл бұрын
Ducada wa taana يالجبار١٩٩ اللهم بسمك الجبار الدي خطعت له الجبابير لقوته وعظمته وجبروته تحسنت بسمك الجبار حسينا يليغ بعظمت اسمك وقوتي صدوتك وعظمتي هيبتك
@naimaajamaa5205
@naimaajamaa5205 3 жыл бұрын
Walal qoral ahan ducada mauqori karta fadlan
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 3 жыл бұрын
masha Allah
@IbnuHassan
@IbnuHassan 3 жыл бұрын
inyaroo sixitaan ah waquwati ya'da ka reeb (sida saxda ah = وقوت), waquwwatii (وقوتي) waxay lamicna tahay quwadeyda ama awoodeyda ... sidoo kale wacadmati (sida saxda ah = وعظمت).... hadii aan khaldanahay waad isixi karta!
@MrKhadar05
@MrKhadar05 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@cabdixakiimcumar7844
@cabdixakiimcumar7844 3 жыл бұрын
اللهم بسمك الجبار الدي خظعت له الجبابير لقوته وعظمته وجبروته تحسنت بسمك الجبار حسينا يليغ بعظمت إسمك وقوتي صدوتك وعظمتي هيبتك
@saarmedia7662
@saarmedia7662 3 жыл бұрын
199 Aljabaar. Allahuma bismikal jabaar Alladii qadcat lahul jababira li qawatihii wa cadamatihi wa jabaruuti taxasantu bismikal jabaar xisnan yaliiqu bicadamati ismik wa quwatii satwatik wa cadamatii haybatik 3jeer
@xilkascade
@xilkascade 3 жыл бұрын
اللهم بٱسمك الجبار ، الذي خضعت له الجبابرة، لقوته، وعظمته، وحبروته، تحصنت بٱسمك الجبار، حسنا يليق بعظمة إسمك، وقوة صدوتك، وعظمة هيبتك. ٣مرات,. Allaahuma bi''ismikal jabaaru alladii khadacat lahul jabaabiratu liquwwatihi wacadamatihi wajabaruutihi ,taxassantu bi''ismikal jabbaaru xisnan yaliiqu bicadamati ismika waquwwati sadwatika wacadamati haybatika 3jeeer
@saamiyamahad2227
@saamiyamahad2227 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@xilkascade
@xilkascade 3 жыл бұрын
@@saamiyamahad2227 adaa mudan
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 3 жыл бұрын
Jazakallahu khayra walla
@xilkascade
@xilkascade 3 жыл бұрын
@@binusayidetoile668 you tnx bro
@rahamahaji7651
@rahamahaji7651 3 жыл бұрын
.mahadsanid walaal adiga iyo shiekhuna Allaah janatul fadowza ha idiku Abaal gudo cilmiga illaahay iyo ducooyinka Iyo khayrka Aad na bareysaan awgii jazaka kumullaahu khayr na bareysaan
@ibtisamraage1859
@ibtisamraage1859 3 жыл бұрын
199:aljabbaar Alaahumma bismikal jabbaar alladii khadacad lahul jabaabira liquwatihii wa cadamatihi wa jabaruuti taxassantu bismikal jabbaar xisnan yaliiqu bicadamati ismik waquwati sadwatik wa cadamatii haybatik
@maryams7387
@maryams7387 3 жыл бұрын
Jazakalah kheyr
@Hussein-x9b
@Hussein-x9b 3 ай бұрын
Masha allah
@adanhassan9019
@adanhassan9019 3 жыл бұрын
Shiikhow wd mhdsnthy runtii الله hakaa abaal mariyo ee wxn kaa codsaneyaa ducada in aad ku darto fasiraadeeda si ay dadka afka carabiga aqoon iyagana ku aqristaan afkooda hooyo بارك الله لك ولاهلك
@missa5468
@missa5468 3 жыл бұрын
Thanks anba suaashaa qabaa
@ilwaadqurux5247
@ilwaadqurux5247 3 жыл бұрын
Aadan xasan wll ducada na iisoo qori kartaa codka ayanan maqli karine
@hibaakmohamed7071
@hibaakmohamed7071 3 жыл бұрын
Asc shikhow wan akhistaay wana helay muradka lahaa allaha ha ka ajarsiyo akhiro iyo aduunba allaha ku xiftiyo adiga iyo ehelkagaba
@tiktoksomalifunny1609
@tiktoksomalifunny1609 3 жыл бұрын
Wcs ninki aad rabtay waad heshay waa lagaa dareemas
@abdirahmantallman2263
@abdirahmantallman2263 3 жыл бұрын
Good lucky 💖 walal
@dergamaxamud530
@dergamaxamud530 3 жыл бұрын
Xbbti Inter Bad ku Cel Celisay Ducada
@luulahmed5767
@luulahmed5767 3 жыл бұрын
@@tiktoksomalifunny1609 kkkkkkkkk
@IchbinRex
@IchbinRex 3 жыл бұрын
Shiikh Ducada qoraalkeedana noogu soo dar ado mahadsan pinn na saae si dadka uga wada faaideystaan Jazakakala Sheekh 😇
@hassansenglishlessons9903
@hassansenglishlessons9903 3 жыл бұрын
mashallah sheikh Xafidakallah Mahadsanid in badn Dembigadi Alle hadhafo anagana Alle hanaga dhigo kuwii kudhaqma rabina uu ka ajiibo.
@muniiromaandeeq3359
@muniiromaandeeq3359 3 жыл бұрын
Shiikh kheyr allaha ku siiyo ayadoo af soomaali ah ma noosooqori kartaa af carabiga ma aqrinkaree wlhi muraad badan baan leeyahay ducadan muhiim bee I tahay shiikh jizaakallaah
@aliabukar4742
@aliabukar4742 3 жыл бұрын
M.a shiqow illaah haku xifdiyo qeerka aad noo soo gudbisay illaah badal qeer qabo allaha kugu badalo❣❣❣
@abdirisaqjimcale1033
@abdirisaqjimcale1033 2 жыл бұрын
Maashaa allah shiiqow allaha ku xafido aduun iyo aaqiroba iisha allaha waad mahadsanid
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 2 жыл бұрын
maasha allaah sheekh Kheyr soo gudbiso ajar ilaahey ha ka siiyo aamiin sheekh iii soo duceey culees faro badan i heesto mudo dheer adiga iyo inta muslim aqriso qoraalkeyga ilaahey khyer ha na siiyo dhamaanteen aamiin
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Dhamanteen alh naga wada qaado waxaa ku faraxno alh dagdag nogu siiiyo
@cabdimacaani436
@cabdimacaani436 Жыл бұрын
Ilaahay hakaa dulqaado.anna lulamid baan ahay culees ayaa ihaysto.ilaahay waxaan dono.degdeg haigusiiyo muraadkeyga ee iisooduceeya inshaa allah
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 жыл бұрын
الجبار ١٩٩ اللهم بسمك الجبار الذي خظعت له الجبابر لقوته وعظمته وجبروتة تحسنت بسمك الجبار حسناًيليغ بعظمت إسمك وقوتي صدوتك وعظمتي هيبتك. Al Jabbaar 199 x " Allahuma bismikal jabbaar alladii khadhacat lahul jabaabira liquwatihii wacadhamatihii wajabaruuti taxasantu bismikal jabbaar xisnan yaliiqu bicadhamati ismik wa quwatii sadwatik wacadhmatii haybatik".
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 3 жыл бұрын
Allah xifdiito carabiga iyo afkeena Hooyo ku soo qoortay
@abdiidrissabdi5748
@abdiidrissabdi5748 3 жыл бұрын
Tooko maxay ka dhigantahay
@abdiidrissabdi5748
@abdiidrissabdi5748 3 жыл бұрын
Micnaha tooko
@OmarMohamed-og6oj
@OmarMohamed-og6oj 3 жыл бұрын
اللهم بسمك الجبار الذي خطعت له الجبابرة لقوته وعظمته وجبروته تحسنت بسمك الجبار حسنا يليق بعظمة اسمك وقوتي صدوتك وعظمتي هيبتك.
@manoumaynamanoumayna9761
@manoumaynamanoumayna9761 3 жыл бұрын
Mahdsanid adikuba
@abdihakimmahad3103
@abdihakimmahad3103 3 жыл бұрын
Sh max waya ninka gala tagan shaydan uu aka
@najmomoha4095
@najmomoha4095 3 жыл бұрын
@@abdihakimmahad3103 🤭🥲
@abootoabootey8264
@abootoabootey8264 2 жыл бұрын
Aad iyo aad umahad santahay
@shugriabdulqadir1356
@shugriabdulqadir1356 3 жыл бұрын
Asc shiiq iisoo duceeya adiga iyo daka kugu xiran muraada leeyahaya ina ilaaheya iifudeeyo aamiin
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 жыл бұрын
Ilaahay ha kuu fududeeyo wixii khayr kuugu jiro aamiin aamiin yaarabi
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 жыл бұрын
Illaahay haduu Khayr yahay oo rabina raali ka yahay hakuu fudu deeyo haduu sharyahayna hakaaqabto
@sacdiyaabdi8173
@sacdiyaabdi8173 3 жыл бұрын
Ilahay haku fududeyo wllo rabi hakugu irsaqo waxad rabto adakarta badii
@zakariyepurhan7088
@zakariyepurhan7088 3 жыл бұрын
Ilahy haku fududeeyo insha allh
@laylosiciid781
@laylosiciid781 3 жыл бұрын
Shikh soo qor du
@ramzaayman1919
@ramzaayman1919 Жыл бұрын
قبل خروجك من البيت تقول (الجبار) (199 times) ١٩٩ مرة ثم تقول (اللهم باسمك الجبار الذي خضعت له الجبابرة لقوته وعظمته وجبروته تحصنت باسمك الجبار حصنا يليق بعظمة اسمك وقوة سطوتك وعظمة هيبتك) ٣ مرآت (times 3) ثم تخرج من بيتك ييسر الله امرك وتقضي حوئجك بفضل لله انه #الجبار يجبر قلوب عباده
@munomohamettmohamuud9958
@munomohamettmohamuud9958 3 жыл бұрын
💓🌺🤗allah islam ika dhiky mhda leh iyo walitkii tiinta ikusoo koriye alx alx
@blackyofficial3018
@blackyofficial3018 3 жыл бұрын
Mansha allah wll allaha ku xafido
@faadumomohamedahmed8377
@faadumomohamedahmed8377 3 жыл бұрын
Allahu Akbar Allah muxuu Adoomadiisa unaxiistaa Allah haku xifdiyo
@mohameddalmarabdi6967
@mohameddalmarabdi6967 3 жыл бұрын
aamiin
@cashoyuusufxuseen908
@cashoyuusufxuseen908 3 жыл бұрын
Sheikh thanks runti ma.aqni waxa aan kudhaho waa marki ugu horese aan ku.arko lkn waxa kafa.iday wax bdn sheikh aad ayad umahadsantahy ilah haku xafido dadka aya wax bdn ufa.idisa 😍😍😍😍😍 muradkaga allaha sahlo
@umuahmed4812
@umuahmed4812 3 жыл бұрын
masha allaha gabar intahan loga qadirabey basbor ayaan ushergareye ducada wey aqrisatey wexey kaguuleysatey alxm marweliba ilahay magacyididsa lugu duceysto waa aqbal alxamdulilah
@ififaaloraaxo3863
@ififaaloraaxo3863 3 жыл бұрын
Oo ma dhab baa hadalkaassi walaal in aan ducadaan ay ku heshay baasabiorka
@umuahmed4812
@umuahmed4812 3 жыл бұрын
@@ififaaloraaxo3863 haa ducada iyo astagafarta badan waa lugu libanaa
@malyunmaxamed9231
@malyunmaxamed9231 3 жыл бұрын
@@umuahmed4812 ducada iso sheeg plz isdaqrta sidan u aqrisda i sheeg ado mhdsn jazakalah kheyra
@munamohamudmohamed1275
@munamohamudmohamed1275 3 жыл бұрын
@@ififaaloraaxo3863 yyygyggggygytyyygytggggggygyyyygggygghgyggyggyhhghhggggggyyyyhgfggggyhhgggghghygghhhgghhghhhbghgyvhhhgggvvvghvgvgghgggggghgghhghvghhghhgbvvgghggvgggghvvvgvvvhhcvvvvvvvvvbhbvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvhvvvvvvvvvvvvcvvvv
@caashomaxamed2760
@caashomaxamed2760 3 жыл бұрын
@@munamohamudmohamed1275 l
@nunehaji1919
@nunehaji1919 3 жыл бұрын
Sheekh maadaama aad wakhti fog sogalisay ducadan waxan kaa codsanayaa inaad ducada noo tafsiir yacni noo micnee fadlan wa ducada allaahu ma bismikal jabaar aladii khadhacat lahul jabaabirah
@abdiaziizhasan5417
@abdiaziizhasan5417 3 жыл бұрын
Waxa mahad leh allihii iga dhigay muslim 🤲🤲🤲
@abdirisaaqmayow5123
@abdirisaaqmayow5123 3 жыл бұрын
Hee lkin wadaadow seway hee sharaxAadi aaway ma noo soo fasirtid akhii fellah jzklh khyr
@enggabogabo546
@enggabogabo546 3 жыл бұрын
Rabi ha ku sharfo aduunka iyo aakhiraba ajar iyo xasanaad aan la soo kobi karin nah Rabi ha kaa siiyo Ducada qaymaha leh ee aad noo soo gudbisey sh dadka nah waan leeyahay aan aamin Ducada kuna camal falno insha allah sh waxaad tahay Ruux wanaagsan oo Rabi wuxuu barey aan kala bakheylin walaalihiis muslinka ah Rabi ha ku xifdiyo
@AlinoorSheikhAli
@AlinoorSheikhAli 6 ай бұрын
Please pray my Dad for me he was in sickness for many years.
@ashaibra2686
@ashaibra2686 3 жыл бұрын
mashaallah tabarakallah jazakallah keiran jaza ya sheikhana
@maxamedmuuse5019
@maxamedmuuse5019 3 жыл бұрын
Sheekh rimi waad ku mahad San tahay sida fiican ee aad dad weynaha ku saawanaaya wax u Fahim siisid.aniguna waan ku la socdaa si fiican sheekh.
@abdifatah7538
@abdifatah7538 3 жыл бұрын
Shikhow Kheer ILAHEY ku siyo Aduun akhiroba een pal ducadaaaan nooo tafsiiri Af soomaali ahaaan nooga tafsiiiri
@mohameddalmarabdi6967
@mohameddalmarabdi6967 3 жыл бұрын
sx wlhii inoo sheek
@zamzamabdi8635
@zamzamabdi8635 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheir sheikh Allah haa kuhifdiyo
@cabeyaxmed1783
@cabeyaxmed1783 3 жыл бұрын
Shekhow gabara isjeclen wlhi ana sidhaba u jeclay ayadana ben isheki jirtay ninkale aye gursatay hadana wala sofuray wali wan jeclahy ma u aqrisan kara wlhi dacad aya kulahadlaa iso jawab alaha kusharfey ✍✍✍✍
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 3 жыл бұрын
Kkkk hadii lasoo furay maxad.kufalay
@mohamedinqaas8653
@mohamedinqaas8653 3 жыл бұрын
Hhhhh you funny hadii lasoo furey wax aqris uma bahne naa nakeen ku dheh
@iskokomianbouwy3275
@iskokomianbouwy3275 3 жыл бұрын
Hhhhhh u aqrisa wix ad kalakulanta sosheg nh
@mohamedabdiahmed9800
@mohamedabdiahmed9800 3 жыл бұрын
m à
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 жыл бұрын
Naag garoob ah maa wax u qarineysaa iyadaaba wax walbo iska ogol
@salahmoalin
@salahmoalin 10 ай бұрын
Shekh Alle ha ku barakeyo Aaqiro iyo aduunba
@kinhassan4426
@kinhassan4426 3 жыл бұрын
Ajar iyo xasana Allah haku siiyo Sheikh. Ameen 🤲
@suleimanxassan1151
@suleimanxassan1151 3 жыл бұрын
Mashallah
@amiinabdulkadir7844
@amiinabdulkadir7844 3 жыл бұрын
Masha allah sheikh jazakallahu kheyr Insha allah hada ka dib Wa aqrin dona
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 3 жыл бұрын
Masha alah sheekh ilaahay ha idin xafdiyo adiga iyo reerkaada
@abdiwalihusseinfarah1765
@abdiwalihusseinfarah1765 3 жыл бұрын
War ummada ha dhumin Allaah kabaq jooji waxaan aad diinta uga dhigeysid . Waxaa ku filan intii sunnada ku timid ka dhaaf waxaan kale dadka
@sahramohamed8742
@sahramohamed8742 3 жыл бұрын
Shekh jazakumullahu kheyraaa ducada idoo qoraaal noo soo qor
@AbdulahiAli-bp6gn
@AbdulahiAli-bp6gn 3 жыл бұрын
Shiikhow illaahay hakaa abaal mariyo ajarkeedana illaahay hakusiiyo shiikhow Caqabahada dunidu waa ay baden yihiin ee soo food saara bin aadamka, waan u akhrisan doonaa markasta oo aan muraad leeyahay ajarkeedana allaha kusiiyo ducada micnaheeda shiikhow iisoo sheeg si, aan afkeena hooyana ugu ducaysano allaha kaa abaal siiyo
@luulahmedsamantarluulahmed4304
@luulahmedsamantarluulahmed4304 3 жыл бұрын
Asc wnkuriyoooday aniguu ala idilaayo kadim waxaa laiguyiri akhri saliga nabi scw wn akhriyay waxaan fuulay buurdheer wixiina wyigahareen
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 жыл бұрын
Buurta xagee ku taalaa
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 7 ай бұрын
Asalaamu calaykum shiikh riimi aayadaan markaan akhariyey waxaan ku riyoiday anigoo Leh allaahuma unsirnii ma ou fasiri kartaa walaal allaah ha Kaa raali noqdee
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 жыл бұрын
Sheikh baan ka maqlay alle kadaaya Allaah qora calashaan magaca Allaah qofkii raba in uuqoro Allaah u qor
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 жыл бұрын
Shukran walaal
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Thanks abaayo
@rayarayi5283
@rayarayi5283 3 жыл бұрын
الجبار ١٩٩ مرة اللهم باسم الجابر الذي خضعت له الجبابرة لقوته وعظمته وجبروته تحصنت بالله سمك الجبار حصنا يليق بعظمة اسمك وقوة سطوته وعظمة هيبته (٣ مرات )
@ahmedneymer6976
@ahmedneymer6976 3 жыл бұрын
Ok
@abdirisaqdahir6221
@abdirisaqdahir6221 3 жыл бұрын
Wan radinayay barakallah alla ya dawilcumriki
@mohaaden9242
@mohaaden9242 3 жыл бұрын
JASAKALAAHU khayr
@naimaqurux5973
@naimaqurux5973 3 жыл бұрын
Jazakumullah hppty
@ABDULLAHI608
@ABDULLAHI608 3 жыл бұрын
تحصنت باسمك الجبار
@HoodaCabdi-x5w
@HoodaCabdi-x5w Жыл бұрын
Shekh alaha ku barakeyo riyadan iga soo jawab fadlan wan xanunsanaya mudo 8bilod ah waxan ku riyoday 2haben aniga oo dahab ibsanaya
@iraadartshalabuurmedia3940
@iraadartshalabuurmedia3940 3 жыл бұрын
Shiikhow wax xadiith ah oo kusoo arooray nomaad sheegin iyo ayaadyoona Waa cilmi kale
@MunTasir-e8l
@MunTasir-e8l 10 ай бұрын
M.a ilaahey cilmi hakuu ziyaadiyo❤❤❤
@hoodoqoobey
@hoodoqoobey 3 жыл бұрын
Asxaabta sheeqa isoo booqda pls baaraka laah fiikum
@cademcc53
@cademcc53 3 жыл бұрын
Allahu akbar allahu akbar shekh aniga ayay qisadan i heestaa waayo gabar ayn is jclnhy aabaheedna wuu ii diiday
@zakariyepurhan7088
@zakariyepurhan7088 3 жыл бұрын
Shiikh riimi allh kubarakeeyo waxan kuweydiin ducadaan waxaa tiri markaad bixirabtid aala akhristaaye qofka guri joogta ah ma anfeceyso miyaa
@adenhussein6927
@adenhussein6927 3 жыл бұрын
Wll ducoda ishak
@habibomohammed282
@habibomohammed282 3 жыл бұрын
Macalin waxaan ku leeyahay rabi hagu xiftiyo aduun iyo aaqiraba
@suadomarmohamed6806
@suadomarmohamed6806 3 жыл бұрын
Sheekhoow waqtigii la aqrinaayo maadaan soo sheegin inshaa allaah ajir aan la soo koobi karin allaha kaa siiyo
@ahmednageye338
@ahmednageye338 3 жыл бұрын
Sheikha kadashis ninka ila argy love saar
@saarmedia7662
@saarmedia7662 3 жыл бұрын
Asc sheekh Gurigayga maku dhax aqrisan karaa hadii ay igu madax adkadaan qayb kamida qoyskayga
@noorajama5992
@noorajama5992 3 жыл бұрын
Allah Akbar
@fatumahassan8382
@fatumahassan8382 3 жыл бұрын
Sheikh noo soo fasir ilahay haku naxasiiste
@sacdiyaabdi8173
@sacdiyaabdi8173 3 жыл бұрын
Mansha allah farxadu wanagsan wlhi mar wan qoslay marna wan farxay alx
@mohamedkhalif5020
@mohamedkhalif5020 3 жыл бұрын
Sacdiyo
@maandeeqabdirisaaq2040
@maandeeqabdirisaaq2040 2 жыл бұрын
Asc shiiq aniga marar badan waxaan ku riyooday haweneey oo rag badan garacayaan meel ciriiri ayee galinayaan wenaqelinee isoofasir in sha Allah
@fatxasalixi6256
@fatxasalixi6256 3 жыл бұрын
Masha allh ducada ayado qoral ah no so qor adigo mahadsan
@mohacade114
@mohacade114 3 жыл бұрын
Ninka sheekha gadashiisa kafirinaayo hadaad aragtay like👍 ta dhac igusii
@cademcc53
@cademcc53 3 жыл бұрын
Haa shekh Arint aad shegeso aniga ayay I heesta waayo gabar ayn is jclhy aabaheed na wuu ii diidabyhy wlh qisada aniga ayay igu dhcdy
@abdullahiburhan2976
@abdullahiburhan2976 3 жыл бұрын
aqri òo utag abeheed anigana waa i heysataa iisodir hadii ay ku fududaato iimeelkeyga
@iftiinkanoloshachannel5533
@iftiinkanoloshachannel5533 3 жыл бұрын
Ilaahay lama tijaabiyo
@rashkaff3242
@rashkaff3242 Жыл бұрын
Sheekh gadaashaada nin ayaa ku dhuumanaayay 😊😊
@ayanlemaxamuud1711
@ayanlemaxamuud1711 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي
@abdullahjamacabdullahjamac6967
@abdullahjamacabdullahjamac6967 3 жыл бұрын
As shiekh illahy Haku barakeeyo waxan waxan ku riyoodey ano xabad igu dhacydey
@roodamahmuttmahmett5597
@roodamahmuttmahmett5597 3 жыл бұрын
Macha allh sheekh WAxa raby ina nosheegto duco la aqristo marka exam Ka galeso plz🙏🙏😔
@hibaakhmohamed9633
@hibaakhmohamed9633 2 жыл бұрын
Allahuma mala sahla illaa maa jacaltahuu sahsalaa wa anta tajcalul xazna idaa shi,ta sahlaa
@macalindacwo3847
@macalindacwo3847 3 жыл бұрын
Sheikh Riimi Baarakallaah Lambar kaagana Waan u Baahanahay
@fartunabdi4073
@fartunabdi4073 3 жыл бұрын
Asc shekh waxan ku riyoday Anoo gurigeyga Nadifinaayo wasaq ayuwna ahaa allaah ku barakeeyo
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 жыл бұрын
Mansha allh wlhii wiillkas wan u hanbalyeyna farxadas wlhi wanla daremaya wayo waxad jeceshahay mrka hesho wasas orod rafasho waxas miya ala waku farxay wiilkaa mansha allh
@abdimahamedsamatar581
@abdimahamedsamatar581 3 жыл бұрын
Asc sheekh waxaan dareemaya culays xanuun waxaa xanuusan aabey oowadna lagaqaley sheekh hooyadey waxaa laga hayaa walaalahey dhamaan way wada xanuun sanyihi sheekh waxaa jirto dhaqaalo yari sheekh maxaa nagulatalinlaheyd alle hakubarakee
@catoshmata3213
@catoshmata3213 3 жыл бұрын
M.a ustaad RIIMI JAZAAKA ALLAH HU KHEYRAN
@_Shaakalinho.
@_Shaakalinho. 3 жыл бұрын
Marka hore Rabi Hakaa Abaaal Mariyo sheeekh Marka Xigtana ilahay hanagu Anfaco Sheeekh Laakiin Gadaashda Midbaa kasoo Qoran sanayee Muxuu Ahaaa Waban yabay Waxaan is Malha Sheekhu Rabaa inuu wax Gaadhsiiyo
@xamdidaauud5830
@xamdidaauud5830 3 жыл бұрын
M.a wadaad inteen kaaala soo xiriira arin ayaan rapaa inan kula wadaago oo iheysato
@sacdiyoshaxmed2461
@sacdiyoshaxmed2461 3 жыл бұрын
Asc sheekh waxaan rabaa in aan si toos kula xiriiro lanbarkaada sideen ku helaa wax badan baan rabaa in aan ka hadlee
@galooldamal4984
@galooldamal4984 2 жыл бұрын
ASC GURI JIREY ALLA KA DHIG!!😁,,DAMEER GELGELIMEYSANAYA!!😂😂
@zakariyepurhan7088
@zakariyepurhan7088 3 жыл бұрын
Mansha aallh wlhi waanku farxy shiikh
@ayaancumar9685
@ayaancumar9685 3 жыл бұрын
Asc sheekh waa kusalamay ducadi khayar ayaan kaala kulmay jazaakallha khayar alleh hakubarakeeyo
@sheymaaqurux5859
@sheymaaqurux5859 3 жыл бұрын
Xbbty maa sameysaay oo muradkaga ma heshay Isoo sheg
@qadrayuusuf671
@qadrayuusuf671 3 жыл бұрын
Masha.allah sheekh qayr allah kaasiyo
@djmohazelyrics165
@djmohazelyrics165 3 жыл бұрын
Asxpey waxa idin ka codsana walalayaal in uu alle i fudeedeyo 😥😭🙏murad an leeyahay
@qamarmaxamed8026
@qamarmaxamed8026 3 жыл бұрын
اقرأ اسم الله الجبار ٩٩ مرة وبعدها اقرأ هذه الدعاء ٣ مرات: اللهم باسمك الجبار الذي خضعت له الجبابرة لقوته وعظمته وجبروته تحصنت باسمك الجبار حصنا يليق بعظمة اسمك وقوة صدوتك وعظمة هيبتك
@mohamedm9391
@mohamedm9391 3 жыл бұрын
This the closest most lucid pronouncing type script for the Duaa, jazzakallah Qayran
@haaliilmi5102
@haaliilmi5102 3 жыл бұрын
Walaley ducadan ma ii so diri karta ilahey ha ka ajar siyo
@xalimoaadan6283
@xalimoaadan6283 3 жыл бұрын
Wll mahadsanid
@queenfarah3998
@queenfarah3998 3 жыл бұрын
Masha alaa sheekh adiyo inta muslina msgkeyga aragta iigusooduceeya in ala awled kheyrqabta igu arsaqqo oo gurigeyga anjoogo ankuliibano kuna barakoobo aduun iyo aakhiraba bari i janeeyo 🙏
@safaahmed7642
@safaahmed7642 2 жыл бұрын
Iaal awlaad parinku siiiyo
@zaid.gaming3889
@zaid.gaming3889 3 жыл бұрын
Asc sheekh ALLAHA kuu naxariisto waxaan rabaa inaa d ii fasirto riyadaan waxaan kuriyooday marar badan Ari horteyda lagu gowracaayo anigana waan cabsanaayay mhadsanid ALLAHA ku xifdiyee waxaan rajeynaa inaad ii fasirto
@sahracabdiraxmaan3044
@sahracabdiraxmaan3044 3 жыл бұрын
Sheikh illahy darti ayan Ku jeclahy illahy haku barakeyo sheikh
@yuzkahassan9067
@yuzkahassan9067 3 жыл бұрын
Yaa Allah amuraheyda ii sahal 🤲🤲😭😭
@hurdinabass8162
@hurdinabass8162 3 жыл бұрын
Ameeen thuma ameeeen
@umusumayawabare3697
@umusumayawabare3697 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ifkasabriye7723
@ifkasabriye7723 3 жыл бұрын
Ducada iyado afsomali yaaa ino soo qora kheyr Alle Haidin siiya
@nadiifomaxmuud4522
@nadiifomaxmuud4522 3 жыл бұрын
Al jabaar 199
@ubahxuseen9237
@ubahxuseen9237 3 жыл бұрын
Yaa jabaar
@mansurahmed5069
@mansurahmed5069 3 жыл бұрын
@@nadiifomaxmuud4522 جزاك اللهُ‎ خیرا
@mansurahmed5069
@mansurahmed5069 3 жыл бұрын
@@ubahxuseen9237 جزاك اللهُ‎ خیرا
@utun_jaceyl
@utun_jaceyl 3 жыл бұрын
(1) isbuuc wad istiqfaar maalinkii 1000 jeer (2) aqri 199 jeer :All jabaar) (3) aqri 3 jeer Ducadan ()()() Allaahuma bismikal jabaar:: alladii qadacad.lahul.jabaabira; liquwatihi: wacadamatihi; wajabaruutihi: taxasantu; bismikal.jabaar;xisnan.yaliiqu, bicadaati;(is mik; waquwatii; sad.watik; wacadamati;hey,batik
@Mohamedcabdishuriye.c-i2o
@Mohamedcabdishuriye.c-i2o 2 жыл бұрын
maasha allah shiikh reeme kheyr badan alaha ku siiyo insha allah
@sahrasaid140
@sahrasaid140 3 жыл бұрын
ASC. Sheekh xafudu. Allaah
@umubushroascmashalaahtabar4269
@umubushroascmashalaahtabar4269 3 жыл бұрын
Asc Waa kusalaya salan kadib mashalaah tabarkalaah sheekh jasakalahu kheyran jasaa waad nofa ideysey alaha ka abalmariyi alaha ku barakeeyo nosobadi adigo mahadsan
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 3 жыл бұрын
13:13 clipkan waxaaan dawaday habeenki saqdhexeee waxaaankacabsaday 🌳 geedka gadaashida qofka kasooobabaxaaa🤣🤣🤣🤣🤣😂
@salmaaden7061
@salmaaden7061 3 жыл бұрын
anigaba wan kacabsady wlhi
@mohamedm9391
@mohamedm9391 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 Aniga Bayo sidoo kale... creepy crawlies, war wuxu ma wadaankey dhagesanayan
@aminaomar7919
@aminaomar7919 3 жыл бұрын
Hhhhh same here
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
Sheekh ale ha ku sharfo danbigaga ale ha dhafo💓💓
@cabdixaaji_Afro
@cabdixaaji_Afro 3 жыл бұрын
sc
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
@@cabdixaaji_Afro 👋
@khadracabdisamad4884
@khadracabdisamad4884 3 жыл бұрын
الله يعزك SHEEKH WAXAN RABA INAD II FASIRTO RIYO WAXAN KU RIYOODAY SHEEKH ISAGOO YAXAAS CAGAARANI I ERYANAYO MAHADSANID SHEEKH
@maaidacabdullahiahmed465
@maaidacabdullahiahmed465 3 жыл бұрын
Allh kuzharfo 🤩 waaye huno
@maaidacabdullahiahmed465
@maaidacabdullahiahmed465 3 жыл бұрын
Allh kubarakeyo🤩
@halimmadan7832
@halimmadan7832 3 жыл бұрын
Sheikh khyr iyo ajir Allah haka siyo hadii ay khyr yihin waxan ad dadka baresit, Sheikh ducadha inat notafsirto ayan jeclani lahen, wayo somalidha badhankedha cama waye Arabic mayaqanan, insha Allah
@hamzehazzanezze892
@hamzehazzanezze892 3 жыл бұрын
Sheikh waad mhadsantahay walaal alle ha ku barakeeyo👍👍👍✊✊✊
@sali9079
@sali9079 3 жыл бұрын
Jizakalahu qeeyran sheikh
@ramlaahmed8908
@ramlaahmed8908 3 жыл бұрын
Shekh plz ijawb wan dhibanhy waxn marksta iheysta naxdin an dhamn cabsi badan dhimasho kabqa waxksto arka isdho sheygn aya lagu
@samaradam3251
@samaradam3251 3 жыл бұрын
abaayo waxaa laga yaaba sixir il ama jinn inuu ku hayo waan kula xanuunsaday ilaahay haka dul qaado abaayo aniga sixir cabsi iyo murugo ah ayaa intaas oo jeer la igu sameeyay waxaa iga caawiya quraanka salaada iyo wardi abaayo waxaad gacantaada ku tufta 7 jeer surah falaq maalin kasta salaad kasta kadib hadii ay kugu adagtahay 3 jeer isku aqri inta aad quraanka ku tufin gacantaada u niyood cabsida inaad uga caafimaado hadii sixir il ama jinn ku dhibaayo adaa isbadal arki doona quraanka wardi ku dar maalin kasta subax iyo galab ugu yaran 100 istiqfaar ah iyo 100 saliga nabiga ah salada duhur iyo casar 300 oo laa xawla wala quwata ilaa bilaah ah ku wardi u niyood wardiga in ilaahay dhibta kaga qaado oo ad ku caafimaado quraanka iyo wardiga marka la isku daro dag dag ayaad nafis u helaysaa xataa hadii sixir adag am il madax adag ku dhibaayo maalin kasta markaad samayso wuu diciifi adna waad nafisi hadii aad awoodo quraanka iyo wardiga badi aniga wixii ii caawiyay ayaan ku sheegay waad ficnaan hadii xanun maskaxda u ahayn waxa ku haya waad ku fiicnaan taladaan dhaqtar maskaxda ma la hadashay quraanka wax walba ayuu daawo u yahay
@ramlaahmed8908
@ramlaahmed8908 3 жыл бұрын
@@samaradam3251 dhaqtr wan kdaly her waxn gary an dharkeyga anon dhimane wada sadaqeyo cabsi igu jirto darted
@samaradam3251
@samaradam3251 3 жыл бұрын
@@ramlaahmed8908 abaayo sidaan ku sheegay same inshallah waad fiicnaan
@fardowsasaidnor8171
@fardowsasaidnor8171 3 жыл бұрын
Ramla allah ku caafiyo,, abayo,, lakin suratul Baqraa, dhagaayso 3 mar. Adigo weeysa qabo. Insha allah waad caafimadeysa.. allah caafiyo,, allahuma amiin amin yaaa Rabi 🤲🤲
@Queeen123
@Queeen123 3 жыл бұрын
Abaayo aniga in mudo sida ahaa ila heer dakhtar ban garay korka dhan xanun naqaska ligu dajinayay cabsi faaro badan waliba xiliga kali ahay oo qofna usan ila jogin baa cabsi iyo murug laigu shidaa amusnanteda aad bey usi badanesay xita man qosli jirin sawab mooye abyo waku daremi kara ilahay wa qafurul raxiim haka dulqaado aniga gobaha quran sarka tagay nafteydana wan isku quran saray lkn kadeb wan ogadey xanunkayga alaah bari mar walibana soon sadaqada baxso salatul laylka tuuko xiliga ay dadku jiifan allah u sheego dhibatadada suratul baqrah laziiim ka dhigo aqrinteda insha allah aqalkaga na ku shido bil baa kaso warrgatay xanunka ihaay alxmdullilah adiguna ilahay haka dulqado 😥😭🤲
@abdisalamahmed2497
@abdisalamahmed2497 3 жыл бұрын
M.a runtii sheekhow waan ka helay hadal xaqiiqtan markaad sha sheekeyneyey wiilka gabada rabey i.n waan ku dhaqmi doonaa i.n alle ha inaga yeel kuwii laga aqbalo
@dheereeyettchannel1660
@dheereeyettchannel1660 3 жыл бұрын
Alhuma bisnikal الجبار آل khadacat تحافظ على تراجع البيرة cadamti وا وا لى quwathii jabaruuti وxasnatu bisnika بصدق جبار xisnan yaliiqu CADAM TIH ismik ثنائية وا وا CADAM quwati حزينة watiiG منظمة الشفافية الدولية الطيف
@mohamedcabdullahiaden916
@mohamedcabdullahiaden916 3 жыл бұрын
Asc sheikh waxan kuwedina arin ban leyahay ogala gacanteda igajiran ducaden Aqrista murad baleyahay isoduce
@xaawosalad9415
@xaawosalad9415 Жыл бұрын
Asc dhamaantiin waa idin salaamey walaalyaal ducadda ayada oo ah afcarabi ah iyo afsoomaaliah ayey ku jirtaa comatiga ka raadiya
@bukharihamud4733
@bukharihamud4733 3 жыл бұрын
Saasalaraba in allaah loogu kalsonado allah yajsiik khayr ya sheekh allaahu akbar
@qaanmohaa5837
@qaanmohaa5837 3 жыл бұрын
Sheekoow wan xanuunsana hooyaan ahay talefankana wiilkayga ayaa leh ani magacaygu waa baarliin Macalin xaashi ninbaa ifuray wiilbaan udhalay wuudhoofay wiilki anaa haysto waa curadkayga waa13 jir ninki maharki wuu iidiiday xoogbuu kuhaystaa marka iisoo ducee waan ubaahanahay xaqaygee in alle igasoo qaado
@daahirjv
@daahirjv 3 жыл бұрын
Waa qiso cajiib Masha allah tabarakallah Jazakallah sheekh
@haniasad807
@haniasad807 3 жыл бұрын
Assalamu aleikum sheikh jazakallah qeyr lkn hal cod si manogu soqorikarata ducada ayado af Somalia
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 жыл бұрын
Sheikh ducada fasirkeedii baad katagtay nofasir jazakallahu khayran
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Xanuun Halis ah oo laga qaado hilibka xoolaha || Dr Bashiir Cali Biixi
16:55
Masjid Xaaji Cali Biixi Gaalkacyo
Рет қаралды 6 М.
Qaabkii Aad  Ugu Aarsan Leheed Cadowgaada Adoon Gacan U Qaadin
13:50
Sheekh Riimi Channel
Рет қаралды 74 М.
4calaamadood hadaad gurigaaga ku aragtid deg deg u ogoow in sixir dhexyaalo
13:46