ARDAY SAMEEYAY $5,000 HAL BIL | WARAYSI | FOREX | MIDHAHA HAGARLAAWE

  Рет қаралды 14,128

Hagarlaawe Academy

Hagarlaawe Academy

Күн бұрын

Live-ka ugu fiiacan Forex: waxa xidhiidhiye ka ah Sakariye Hagarlaawe. waxa aannu Live soo galnaa inta u badan NEW YORK, kol kolna LONDON Session.
Waxa aad soo diri kartaa Chart link. su'aasha aad qabtona waad soo bandhigi kartaa, informationka aan ku xusno Livestreamka waa Educational Purpose Only.
si aad uga mid noqoto boqollaalka ku guulaystay Hagarlaawe Academy iska diiwaan gali WhatsAppka hoose, (Linkga ku dhufo)
WhatsApp Support: wa.me/message/...
Webbka Akaadamiyadda: Telegram: www.hagarlaaweacademy.so
Telegramka guud ee Aakaadamiyadda: t.me/hagarlaaw...
Iska Diiwaan gali Brokerka ugu aaminsan lacagtaadana ku shubo, caawinaaddiisa Hagarlaawe ayaa kaa caawinaya.
Brokerka aan ku kalsoonahay: my.dominionmar...
Tutorialka Dominion Markets: • Broker-ka DOMINION MAR...
Guusha Ardayga: • WARAYSI: Daawo Wiilkan...
Lacagtii u badnayd ee aan LIVE ku sameeyay: • SIDEE BAAN U SAMEEYAY ...
Email: hagarlaaweacademy@gmail.com

Пікірлер: 67
@Hayaan121
@Hayaan121 Жыл бұрын
Waan sugayay Ustaad thanks. Waxaan u jeedaa nin dhalinyaro ah oo wajigiisa aan qarinayn, qibrad ka muuqato, lacagtiisa soo bandhigaya. M.a Bashiir. Guulayso macalin. Waxa aad qabanayso waa taariikh caadi ah. Eebbe ajar hakaa siiyo. ❤
@cabaascabdisalaan8392
@cabaascabdisalaan8392 Жыл бұрын
Mar un hagar laaawe youtube waa ka soo muuqan dooonaa welib ano profitble ah insha allah
@ISKOBCI
@ISKOBCI Жыл бұрын
Masha Allah hagarlawe academy is one of the best and I'm proud that I joined.
@claahixasancaruus3611
@claahixasancaruus3611 Жыл бұрын
M.a bashiir waa qof kudayasho mudan ustad hagarlawe mahadsanid❤
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 Жыл бұрын
Saki hagarlawe ❤ wareysi wax bdn sugayey
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 Жыл бұрын
Masha Allah Intan io kabadanba waan kuu rajeenyaa wlal waad dadaashay Sidoo kale hagarlwe Alle hakaa abaal mario cilmigaga sidaad dadka uga faaideynyso👏🎉
@Ahmed-co7uo
@Ahmed-co7uo Жыл бұрын
Masha alah bro run iyo daacad ayaad u hadashay, halka forex xayeysiinta iyo beenta ku badantahy 95%. Waan ku farxay markan arkay mentor somali ah oo runta ka hadlayo waliba akademiyadisa aanan ku xayeysiin soogal waa taajiraysa, horumar iyo guul ayan idin rajeynaya adiga akademiyada iyo inta ku xiran.
@Ahmed-co7uo
@Ahmed-co7uo Жыл бұрын
Ardaygana waxan leyahay hanbalyo, ku sii soco dulqadka iyo systemka realistic ah inta badan waxa guuldarada forex sababa waa fikirka maalin taajir.
@xamdanmaxamed328
@xamdanmaxamed328 Жыл бұрын
Mash allah hambalyo Wll bashiir aqoonta iyo dadaalka Allaha kuu barakeeyo macalinkana allaha ka jasaai siiyo dadaalka ui dhalinta soomaliyeed u hayo waa noo dhiira galin vedios ka noocan Oo kale Ah macalin soo badi dhalinyartu Ha fahmaaan suuqan waxa dhabta ah ee yaala ❤️🙏🙏🙏
@tisqaadonlineacademy
@tisqaadonlineacademy Жыл бұрын
Ninkaan Waxa Keliya ee uu u Dheeryahay waa Samir iyo Dulqaad insha Allah Halkaas iyo meel ka wacan waan Gari
@Pip_hunter
@Pip_hunter Жыл бұрын
Manshallah macalin hagarlaawe aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay dadaalka aad so gudbisid, anigoo ka mid ah ardeyda wax ka baratey moalimo kheyr alle siiye ilaa 2019, hadana aad ayaan u jeclahay dadka currency trading ku jiro o dhan, dadka dhana waan daawada o aan lasocdaa, alhamdullah suuqaan waan fahmay ilaa hadan wax iigu adka maalin kastana u baahan ladagaalanka nafta iyo raacida rules strategy-ga iyo risk managementida - guuleeysta dhamaan
@asaamofficial3142
@asaamofficial3142 Жыл бұрын
Sxp inaa barta rbaa ma icawin karta adigo raliya
@Pip_hunter
@Pip_hunter Жыл бұрын
@@asaamofficial3142 bilow maa tahay
@Pip_hunter
@Pip_hunter Жыл бұрын
Hadey haa tahay waxaa kuu fcn cashirada ay duubeen macalin sakariya hagarlaawe ama moalimo
@zakimartial4158
@zakimartial4158 Жыл бұрын
Mansh allah bashiir iyo macalinkaba alle aqoonta haydiin siyaadiyo
@banadirnet8309
@banadirnet8309 Жыл бұрын
Asxaabta aad baad u mahadsantihiin, Maasha Allaah waa arrin aad u wanaagsan in lawada barto forex, waa suuq ay lacag iska dhex taal ee dadka ayaa laga waysan yahay dishibiliin wax ku cuna cajib !!!
@MaxamedQuraysh
@MaxamedQuraysh Жыл бұрын
24 sac waxaan ku dhex juraa forex haden waxaan modaa inaan ahay qofka ugu dadaalka yar i.a mar un is badal waan sameyni doonaa
@banadirnet8309
@banadirnet8309 Жыл бұрын
sxbow sabar iyo dulqaad samee, lakin aqoon iyo is xakameyn la kaaasho waad guuleysaneysaa
@akbootaan9319
@akbootaan9319 Жыл бұрын
Hambalyo Mashala Guul Dhamaan Dahlinyarada Soomaaliyeed
@IlyasZola
@IlyasZola 8 ай бұрын
Guul ka rjyhaa bro
@ansalmaxamed8945
@ansalmaxamed8945 Жыл бұрын
Masha allah hanbalyo bashir wadada saxan adqaday
@LibanAbdijaliil
@LibanAbdijaliil Жыл бұрын
Inaad raja naga bareejeysaa fiicneyd oo aad 5k to 35k gaarsiisid😂 legend guuleyso
@Mubarakahme
@Mubarakahme Жыл бұрын
😂😂😂 kadAa ha waaline
@akbootaan9319
@akbootaan9319 Жыл бұрын
Dhalinayaroow suuqu waa psychology ee is dejiya oo maskaxdiina tusa halkaasaa horumar lagu gaaraaa
@sahamiyemedia6174
@sahamiyemedia6174 Жыл бұрын
Alleylehe waa runtaa
@mahamedidiris6396
@mahamedidiris6396 Жыл бұрын
consistence ma jira that the point marki horeba 5k wa sameyay hadana ina imika sameyy wa sidi hore un kale un marki every week la baxo that is the real trader
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Xiligaa aqoon malaheyn ayuu ku yiri ee walaala wax fiican u rajeey.
@NafaxaatAbdirahman
@NafaxaatAbdirahman Жыл бұрын
lot 1$ ama 3$ ayaaba halis ah account 5000$ 0.5 haduu dhaafo waa risk siiba xauusd
@ansalmaxamed8945
@ansalmaxamed8945 Жыл бұрын
Wlhi erayga nacas miyaa tahay kaligey maxasusto markasta tred anqato jihada karabay qilafo wanso xasustaa manacas baatahay
@HamiSare-so8ks
@HamiSare-so8ks Жыл бұрын
Masha allah wa nin degen hadana dulqaatay
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 Жыл бұрын
sheekada waxa waye ana wax so baray igu so biira
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 Жыл бұрын
Suqu wa aqon iyo Dulqaad
@AbdifatahMohamed-cp9fd
@AbdifatahMohamed-cp9fd Жыл бұрын
Ustad zaki hagarlawe wllo Way igaa qontahy inaa barto tradkam ee xge kala so xariri karaa oo igu parii karta macalin plz 😢😮
@Isleged
@Isleged 6 ай бұрын
ma is hesheen bro
@abdikanimustava4118
@abdikanimustava4118 Жыл бұрын
ustaad kaso hdal fund challenge consummate treders
@abdiqaniahmed3474
@abdiqaniahmed3474 Жыл бұрын
Masha allh ustaad
@Suban_channel
@Suban_channel Жыл бұрын
Angu in ka badan 2sano baan ku jiraa forex waxna ka keeni waayey ee sirta maa la iisheego mise wuxu wax jira maaha ee anagaa laf cad toobin ku hayna ?
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 Жыл бұрын
Waa adiga ciladu tijtok jooji suqana baro
@Suban_channel
@Suban_channel Жыл бұрын
@@xiinxiin8922 hhh tiktok ma isticmaalo indr wakhtina umaba helo ee adgu natiijo ma ka keentay mase iga caawin kartaa?
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
@@Suban_channel walalo casharo maku cawiya groupka ay ku diyar san yihiin
@Suban_channel
@Suban_channel Жыл бұрын
@@Suhayb1_4 haaa wll
@heebaancumar9324
@heebaancumar9324 Жыл бұрын
​@@Suban_channelangu khasaaro uun ban haya faaiido kma hayo hada waxbarasho bn dib ugu noqday
@Oskamedia3014
@Oskamedia3014 7 ай бұрын
Markii stplosskaagu 120pip gaarsiineyso madaxa miyaad kajirineyd adi😅😅
@HADAQABO
@HADAQABO Жыл бұрын
Kulahaa ICT waan ku wareeray ICT waxaan ku fahmay 2WEEK Bishii MARS Waxaan kasameeyey 15K bishaan 100K funded account waan hayaa BROKER-kana waxaa iigu jirto 10K Markating baad meesha ku haysaan lkn Idinka yeeli maayo ICT strategy kafiican baan ku Trade-gareena Sidoo kale Maalinta JUMCAHA waxaan ku xisaabtannaa TRADE OF THE WEEK Isbuuca gadaad lose qaadatay jimcaha ayaa kusoo celinaya with profit
@xifdigaquraanka9521
@xifdigaquraanka9521 Жыл бұрын
Yes yes ict my love 3 0r 5 pip stoplos
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Qof kastaba Strategy ayaa u fudud ee adiga haddan run shegeyso soo bandhiga waxaad. Qof lacagtaan sameynaayo Comments qorin kumaba mashquleen hhhh
@NADIA-q6o
@NADIA-q6o Жыл бұрын
Haaa ICT waa strategyio quruxbdn wayna fududhy qofkii suuqa horay ufahnsana cambuulo carabsaran bay uthy wlh fursadna kama wayneesi oo fursadaheedu waa badnyihin waana waqti yar oo sacad aaa ku xisaabtamee allaha iidin fududeyo dhamantiinba
@DaakirFx
@DaakirFx 21 күн бұрын
Naftiisu ka hadlay wuu ku wareeray . Adna naftaada ka hadashay wan la haysaa you need to accept the differences. Waxa adiga kuu fudud macnahedu ma ahan dadka kalena inay u fududyihiin
@soomaaliyuun603
@soomaaliyuun603 Жыл бұрын
Horumar Baan u rajaynayaa wlaw risk taker yahay
@ABDIAZIZAHMEDALI-dr2df
@ABDIAZIZAHMEDALI-dr2df Жыл бұрын
Qofaan risk qaadan guul ma gaaro.
@cabaascabdisalaan8392
@cabaascabdisalaan8392 Жыл бұрын
28/5/2023
@alaagiintech2165
@alaagiintech2165 Жыл бұрын
IAM first
@ghboy2914
@ghboy2914 Жыл бұрын
Ninka yaqaan suuqaani uma baahna in uu academy sameysto war dadka beenta ka daaya😂😂😂
@alixarago-b1n
@alixarago-b1n 9 ай бұрын
m.a
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
Nin kani lot kii loo gu talagala wuxuu dhafiyay 12 jeer
@goalkeeper8528
@goalkeeper8528 Жыл бұрын
Xita moalimuu suuqa lacag real kuma galy commission ayu ku shqysta🎉😮
@qibradyare4145
@qibradyare4145 Жыл бұрын
Adiga okle wax mabaranayo qodklo halkan hoshisa yalin maxa maskaxdada ku programiyay
@keeneonlinemarket5494
@keeneonlinemarket5494 Жыл бұрын
sxpow su'aal ayan qabaa? asbuuca ama laba asbuc oo suqu ku hagaago bes ma soo duubta trade recap kaaga. waxan raba asbuucan inadan faido ku jirin ayan filayaa wayo waad soo duubi lahayd xitaa and less 1% ha noqote.
@keeneonlinemarket5494
@keeneonlinemarket5494 Жыл бұрын
@saki hagarlawe la hadlaya .
@mohamedraabi2122
@mohamedraabi2122 Жыл бұрын
Ama ha soo duubo ama yuuna soo duubin koley waxba kama lihid anigu strategy kale istimaala muhiimadu waxa weeye qofku 1dollar na alle haka yeele ma sameenkaraa
@ABDIAZIZAHMEDALI-dr2df
@ABDIAZIZAHMEDALI-dr2df Жыл бұрын
Ka xishoo mclinka waryaa,hdii lagu tusay dood maa sii qabtaa,kuwaa wax kabaratid mee soo bandhigan,hday wax isku hayan
@banadirnet8309
@banadirnet8309 Жыл бұрын
sxbow waa laguu soo diri si gaar ah insha allaah haka cabsan keliya waa dadaal un insha allah.
@goalkeeper8528
@goalkeeper8528 Жыл бұрын
Raja banks wa scammer qofka copy gareeya wa Lamid un Kayari waxi wa fake 😅
WARAYSI: Daawo Wiilkan Muddo 3Bil Ah Ku Sameeyay Lacag Badan. (MUST WATCH)
34:41
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
WARAYSI | LACAG $4K AYUU KA SAMEEYAY FOREX  | MIRAHA HAGARLAAWE
27:01
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 10 М.
FOREX XAGEE BUU II MARAYAA iyo WAXYAALO KALE OO BADAN
1:15:03
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 10 М.
How to Get a Funded Forex Account
14:23
The Moving Average
Рет қаралды 284 М.
WARAYSI: HAGARLAAWE ACADEMY BILOW ILLAA DHAMMAAD. (MUST WATCH)
36:02
Hagarlaawe Academy
Рет қаралды 8 М.
QABIIRKA SUUQA SARIFKA FOREX AXMED DARWIISH IYO SALMAN SHOW
35:21
SALMAN JAMAL SAID
Рет қаралды 40 М.