Arday Wiilal & Gabdho Team27 | Ubaxii Waddanka vs Ubaxii YouTube-ka | Real Life Camera T27

  Рет қаралды 78,507

ArimaHeena

ArimaHeena

Күн бұрын

#arimaheena #team27 #rlcteam27
Halkaan ka iibso dharkayga tinyurl.com/px...
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,375,125 subscribers

Пікірлер: 260
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 4 сағат бұрын
Inta og parnamijkaan si qatar ah inuukuso bixi dono oo sugu la' obe like 👀😭👍🏻
@KhadiroAhmed
@KhadiroAhmed 3 сағат бұрын
1year ago KZbin ba gujirtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 4 сағат бұрын
Waxa laga yaba inaad dhimato adigoo faafinayo saliga nabiga scw 🕋😢😢
@Daacicabdalle1
@Daacicabdalle1 3 сағат бұрын
Scw❤❤❤
@NassahRodriquez
@NassahRodriquez 2 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Tuutuhashim
@Tuutuhashim 2 сағат бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤😊
@HudaAbdiqaadir
@HudaAbdiqaadir 2 сағат бұрын
Scw scw scw
@zakiabdimohamed88
@zakiabdimohamed88 2 сағат бұрын
scw scw scw scw😢😢
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 3 сағат бұрын
Asadow plz kiki KZbin u fur inta jcl kiki 1 day 100k ku gaarsin doonta like❤
@juniorAk-q7h
@juniorAk-q7h 4 сағат бұрын
Waaa waree wllhi wee ku qurxanyihiin dharka Ardey nimo isoxasuusiyeen❤😢
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman 4 сағат бұрын
Arimahena iyo samia ma. Say isku fahansanyihiin samia ardeynimda say ugso bxdey❤
@xaawoluul265
@xaawoluul265 3 сағат бұрын
Omg dumarka sey ugu qurux badanyihiin xijaabka❤🎉
@farahismail7574
@farahismail7574 4 сағат бұрын
Kharashka dhan asad miyaa bixinaaya ardayda loogu labisay mnsha allah alle xooga how barakeeyo
@jawibila3005
@jawibila3005 3 сағат бұрын
Yep
@XuseenDucaale-d3w
@XuseenDucaale-d3w 3 сағат бұрын
Iaaga bixinaayo inta video ka soo galeysaa ayaa ka badan inta ku bxeyso labiska
@Ikruuusha
@Ikruuusha 4 сағат бұрын
Inta umalaynaysa in uu asad video dahaba sooooo wado like❤❤❤😂
@m.baariyow7
@m.baariyow7 Сағат бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqat❤ o janalkayga tartan kujiraa🥺
@cabuud16
@cabuud16 52 минут бұрын
Hore u soco bro
@maqbulysf8066
@maqbulysf8066 4 сағат бұрын
An Ku Salino❤️Rasuulkeena Maxamed❤️ Salalahu calayhi wasalim Salalahu calayhi wasalim ❤️❤️❤️👍👍👍
@Bahjuuniindhadeeqa212
@Bahjuuniindhadeeqa212 4 сағат бұрын
Gabdhihii dharkii schoolka markii logashay Caruurbay noqdeen😅😅
@AbdirsaaqAbtiil
@AbdirsaaqAbtiil 3 сағат бұрын
Ma ila aragtey horta😂
@BushraSuleiman-i6i
@BushraSuleiman-i6i 4 сағат бұрын
INTA SUGI KARILA videos Asad hajiyo soo wado one like😊😅😅😂
@zuhuurahmed4523
@zuhuurahmed4523 4 сағат бұрын
Same nahy wlh😢😂
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 4 сағат бұрын
Team sundus one like 👍
@AxmedCqaadir-wo2uv
@AxmedCqaadir-wo2uv 4 сағат бұрын
😂
@KhadiroAhmed
@KhadiroAhmed 3 сағат бұрын
7 years ago KZbin ba gujirtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮😮😮😮😮
@SuhaylaMaxamuud
@SuhaylaMaxamuud 3 сағат бұрын
Wanaka dad ka xun ban u jeda sundus ❤❤❤❤
@CaliJota143
@CaliJota143 4 сағат бұрын
Iisoo duceeya 40 docadooda waa la aqbalaa rajaan lehyahy illhey ha iirumeeryo 🤲🏼🤲🏼
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 4 сағат бұрын
Kiki iskuuleey cadi bey uso ekaatay 😂
@ApdifataH-n7u
@ApdifataH-n7u Сағат бұрын
Haa walaahi 😂
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Сағат бұрын
lacag Aad meel Aad kala dhigto weydo Alle hakusiyo hadad like isarto❤😂
@NazriMuxumed
@NazriMuxumed 4 сағат бұрын
Ischooley caadi ma talayan team 27 😂😂❤
@HalaAlasdhowre
@HalaAlasdhowre 4 сағат бұрын
Arimaheena qofkii ugu horeeyay ayaan ahay oo daawada 😂 komabtina soo bixiya😅😅
@QamarAmir-l3m
@QamarAmir-l3m 3 сағат бұрын
😂😂😂😂
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor 4 сағат бұрын
Xusus ba galay wlhi uniformka se uguso baxayan 👌❤
@PinTUizmaiL
@PinTUizmaiL 3 сағат бұрын
40 qof ducadoda wala aqbala e an uduceno wllken asad hagio inu iso cesho ilhey lugihisa😢
@fahmocramaan3731
@fahmocramaan3731 3 сағат бұрын
Masha allaah markaad xijaabka xerateen aad baad u qurux badnaateen wlhi masha allaaah abaayayaaloow xijaabta oo allaah ka cabsada markasto
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c 4 сағат бұрын
Only Team 27 one like 🤩🤍
@BachirHassan-s4p
@BachirHassan-s4p 3 сағат бұрын
Kiki wan ku salamay
@Asli090
@Asli090 4 сағат бұрын
Kokadeena❤ ka maqan Ala koko mxn kuu xiisnay 😢
@Nimcoayu
@Nimcoayu 7 минут бұрын
Kokadeena cashaqa i miss you wlhi😢
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 3 сағат бұрын
Horta gabdhaha marka dharka schoolka loo xiro maxay uyaryaraadaan marka kalana dad waawayn yaab😂😅
@FarhiyoAbdiSoraab
@FarhiyoAbdiSoraab 2 сағат бұрын
Ala run wye😂
@UmuAmiir-y6g
@UmuAmiir-y6g 2 сағат бұрын
Xijabka marko filimka dhamado isoo dhiiba yaqay😊
@fahiimaahmez8391
@fahiimaahmez8391 4 сағат бұрын
I can’t wait wllhi Asad laso orod muqalkan ❤
@salmomaxamed-l7j
@salmomaxamed-l7j 3 сағат бұрын
Arimahenow ardeyda xitaa muxupada gal gacalkana muloo daraa😂😂😂
@KawtherAbdi6
@KawtherAbdi6 3 сағат бұрын
Waxaan ahay walashii oo youtube ku cusub wxn rajeyna ina icawin dontaan 1k i gaarsiin doontaan❤❤❤❤😢
@B15A-rp6
@B15A-rp6 Сағат бұрын
10:36 Asad ku lahaa arimaheena jaali iyo orange Intee wax isku dardarsameen indhahaa i xanuunoyo 😂😂😂😭
@FaadumoAbdirahman-i7u
@FaadumoAbdirahman-i7u 3 сағат бұрын
Muqalkan oo kale mar hore inaad noso sameysan bay ahyd😊😊
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 2 сағат бұрын
Waxwalba waqtogodii bay imanayan❤
@NaciimoQaasim-k6o
@NaciimoQaasim-k6o 4 сағат бұрын
Allah asad lahadla ciyoon hasoo gelshee😂😂
@Faadumo645
@Faadumo645 4 сағат бұрын
Team amiira qurux one like
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 2 сағат бұрын
M.a team27 waa hawl kar anagana nagu haleeya inaan sare idinku qaadno ama idin taageerno dadkeenow❤❤
@hodanxasan-gp5ry
@hodanxasan-gp5ry 3 сағат бұрын
Schooley xasuus wlhi wad ku qurux badnaaten dharka
@NahsgsnNahsgsn
@NahsgsnNahsgsn 3 сағат бұрын
M.a gabdhaha ku qurxanaa xijaabka ❤❤m.a walaahi
@faadumomohamed-kx5bb
@faadumomohamed-kx5bb 4 сағат бұрын
Qofkii ugu horeeyay ban ahay😂😂
@HindaSaeed
@HindaSaeed 4 сағат бұрын
Haw way ku qurux bateen samia kiki ladan ❤❤
@MaxamedYasmin
@MaxamedYasmin 4 сағат бұрын
Waxa soo socda wabiga yaa weyn hee😂😂😂
@SuhebisaqmaclinSuhebisaqmaclin
@SuhebisaqmaclinSuhebisaqmaclin 4 сағат бұрын
Has😂😂
@DeeqaSalah
@DeeqaSalah 3 сағат бұрын
Mansha Allah mansha Allah beautiful wow daladaha aad ayay ugu qurux badan yihiin wowo my sisters
@inasheikhdahir6647
@inasheikhdahir6647 Сағат бұрын
Real camera cawa unbey wax qurux badan na tusise ❤
@YusroQaasim
@YusroQaasim 4 сағат бұрын
Team amira qurux one like ❤
@XanaanAhmed-ql3jt
@XanaanAhmed-ql3jt 4 сағат бұрын
Ala soomaaliland shaadhka iyo surwaalka inamadu xidhan yihiin waxa lugu dhigtaa 1 4 baa lugu dhigtaa war ma uulaa😂😂
@QueenJuuro27
@QueenJuuro27 3 сағат бұрын
Kofurta 9 ila 12 lagu dhigta😂
@MILYAAN_DHAAN
@MILYAAN_DHAAN 4 сағат бұрын
Manta osss baanba soo xasustee only rer galkio understand 😂😭
@suhuurahmedabdile4505
@suhuurahmedabdile4505 3 сағат бұрын
Waa kula haya😂
@XafsoImam
@XafsoImam 2 сағат бұрын
😂cumar samatar socdry schol
@BushroMaxamuud-gb3by
@BushroMaxamuud-gb3by 2 сағат бұрын
Arday taajiriina oo milwalba iphone wato waf 😂❤😂❤
@FarhiyoAbdiSoraab
@FarhiyoAbdiSoraab 2 сағат бұрын
😂😂
@faizosuleymaan8686
@faizosuleymaan8686 2 сағат бұрын
Waawaree gabdhihii weysii qurux badnaadeen m.a😂❤
@SumayoApdinaasir
@SumayoApdinaasir 4 сағат бұрын
Futo cun cun alle ha kugu rido hda like ila dhafto😂😂
@Gabarmagalo
@Gabarmagalo 4 сағат бұрын
😂😂😂😂kir dheh
@sahuurmacalin
@sahuurmacalin 4 сағат бұрын
Hush Naa hana habaarin😂😂
@FaisoMoalim
@FaisoMoalim 3 сағат бұрын
Waa xog xogan karaalee inaa like kusareyn nin😂
@XaawoCabdirisaaq-p5r
@XaawoCabdirisaaq-p5r 3 сағат бұрын
Kir😅
@MiskiBashiir-w2h
@MiskiBashiir-w2h 3 сағат бұрын
Naa hadaba cun cun ihaaye idhaaf😂
@KIKI-AFCAD-s2d
@KIKI-AFCAD-s2d 3 сағат бұрын
Ubaxa wadanka waa ardeyda soomaaliyed🎉🎉🎉❤
@MucaadCabdicade
@MucaadCabdicade 2 сағат бұрын
Wllhi xijabada we ku qurux bdn yhiin
@BachirHassan-s4p
@BachirHassan-s4p 3 сағат бұрын
Kkkkk ladan hesta arday😮 magaranaysoo way racinaysa 😅😅😅😅 Dhamantiin wan idin salamay anigo ah sarakisha djibouti❤❤❤
@aisha-kk8zv6gu5r
@aisha-kk8zv6gu5r 3 сағат бұрын
arimaheena camarada madoowa gaa waamax ay nagadaa huuno😂wah
@11naa44
@11naa44 4 сағат бұрын
Muna meeday university 😂😂😂🎉🎉🎉
@AbdiRahmaan-ff5bh
@AbdiRahmaan-ff5bh 4 сағат бұрын
Waxbaa sosocdo hasuki weyna yuotube Ased hagio
@SaraAbdulahi-l6p
@SaraAbdulahi-l6p 4 сағат бұрын
Team samia😂🎉❤
@mulki926
@mulki926 3 сағат бұрын
waa wareeyy caawa maxaa soosocda hee😂❤
@IstaahilNuur-vf8lh
@IstaahilNuur-vf8lh 2 сағат бұрын
Dharkaan markan school ka dhameyey lee ila qurxonaden marka kle marlee yaa ka dhameeyo school kaan an taganaa😂😂😂
@Daaci-bilan10
@Daaci-bilan10 4 сағат бұрын
Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo Fadlan isoo Raac wll
@safiyojeele7311
@safiyojeele7311 Сағат бұрын
Asadow qosol badnida ardeyda heesa baroysaa. Muxubada kalgacalka maankeyga deeqde muno meeday meeshii ma jogte😂😂😂
@SucadoDaahir
@SucadoDaahir 4 сағат бұрын
Waxan ahay qofka ugu horayay ee firsada 40 seconds buu yalay 😊❤
@BachirHassan-s4p
@BachirHassan-s4p 3 сағат бұрын
Ciyaal suqa xolaha imsan ni dhihi jiray wax barta😅😅😅😅
@RuweydoAbdiqadir-hn7xy
@RuweydoAbdiqadir-hn7xy Сағат бұрын
Gabdhoo sidaa ku quruxbadamtii ee bijaabka lamsimaa wll waa nii barinaa waa qureysa hablaha tihiin
@basra-v9d
@basra-v9d 4 сағат бұрын
Ayyyyy i can't wait wallhi 😢❤❤❤
@MaxamedMuuse-vb8yc
@MaxamedMuuse-vb8yc 2 сағат бұрын
Arimaneeha guuleyso bro saan leynoogu soobadi real lave camira ❤
@Wllhuudow
@Wllhuudow 4 сағат бұрын
M.sh wllhi barnaamij wnagsan ayaa soo socdo😊
@DeeqaSalah
@DeeqaSalah 3 сағат бұрын
Mansha Allah arimaheena sawirka sifiican ayaad utaqaana ❤❤❤
@NajmaCuisine
@NajmaCuisine 2 сағат бұрын
اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله⁦❤️
@SuleimanHilowle
@SuleimanHilowle Сағат бұрын
Program athag Aya sosocda Arimaheena😂😂😂
@MoHaDeeQ1001
@MoHaDeeQ1001 4 сағат бұрын
Legend arimaheena 👋🫡🫡🫡🫡
@Miskiyeyyyy
@Miskiyeyyyy 2 сағат бұрын
Alla Unifromka Isiiya Noh😂❤
@Hanahan122
@Hanahan122 2 сағат бұрын
Yees filim soo wada asadkoooo ❤😂😂
@MaxamedOsman-n3d
@MaxamedOsman-n3d Сағат бұрын
mashalah gabnaha qurux ayeey kuyihiin jalbaabka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑
@fowziyaahmed3760
@fowziyaahmed3760 3 сағат бұрын
Saamiya see uga qurxoonathya dharga schoolka m.a
@LuulCumarkahin
@LuulCumarkahin Сағат бұрын
Haa wllhi qurux ku tahay m.a
@user-di3xo4lq5k8
@user-di3xo4lq5k8 2 сағат бұрын
Shatigena iskulka gacmo dhero lama ogalao😂💔😅
@Subayda-v5x
@Subayda-v5x 3 сағат бұрын
San barnamijkan niyada ugu hayey ❤❤❤
@ZakariyedahirNor
@ZakariyedahirNor 4 сағат бұрын
arimaheena The legend
@xaawoluul265
@xaawoluul265 3 сағат бұрын
Kaaba galaska safka danbe fadhiya qeyr haka sugin😂😂😂
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 4 сағат бұрын
Horta reer xamarka maxay dirayska noocan ah ku falaan dugsiha hoose iigu daran huruud ku dhigtaan😅😅😅
@SumyaKhalid
@SumyaKhalid 4 сағат бұрын
Kanaba ron kan hurudha ugu daran😂😂
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 4 сағат бұрын
Haa walahi anaga xijaabka cadaan waaye waxan isku wada eg foolxumo waaye😅​@@SumyaKhalid
@MowlidMohamed-tj1vw
@MowlidMohamed-tj1vw 4 сағат бұрын
​@@nimcoibrahim4910 dugsi hoose wa balug,hurudana wa dugsi dhaxe,cadeskana wa dugsi sare wana dharka saxda ahe logu tal gale sidina ina cadaan xirano ma rabte waxina uniform mahe wa karfan😂
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 3 сағат бұрын
@@MowlidMohamed-tj1vw anagana cadayska dugsi hoose lagu dhigtaa ka dhexena casaan ka sarana madow lkn xage sare cadaan waaye sidaasana qurux badan waxba garan maysaane😅
@Intisarcreates
@Intisarcreates 3 сағат бұрын
​@@nimcoibrahim4910 xijaabka cadaan ka waa dugsi sare anaga kenya sas kusoo qaadanay sida loo kala saaro kuwa primary ga dhigto iyo kuwa secondary ga eh
@fahmocramaan3731
@fahmocramaan3731 3 сағат бұрын
Alla yaasir waa la waayay waa kuu xiisnay
@fardowsaiimaan3351
@fardowsaiimaan3351 2 сағат бұрын
Waaw wax weeyn soosocdo time 27
@SalmociiseCabdi
@SalmociiseCabdi 3 сағат бұрын
Inta tiktok ka soo aragtay 🤣🤣🤣
@AbdinourDiaz-fe9lp
@AbdinourDiaz-fe9lp 4 сағат бұрын
Wllhi zhb wax baan rbaaa intee kla soo xariiiraaa zhb zre ❤
@MaaidoNuur-z7x
@MaaidoNuur-z7x 42 минут бұрын
Wow iskooley cadi Maha team 27 wani wata😊😊😊
@faatimacabdiqaadir6268
@faatimacabdiqaadir6268 2 сағат бұрын
Ardaydu anshaxa ha ilaaliyaan wa maxay ardayda caysan waa qalad 😂😂
@UmuSucaad-z7h
@UmuSucaad-z7h 2 сағат бұрын
Alla saan u qoslayey waa fuuray 😂😂😂
@shucaybcabdiqaadir1996
@shucaybcabdiqaadir1996 3 сағат бұрын
Gaabdhaha waya ku sobaxyan xijamka😢
@kingmohaaofficial6725
@kingmohaaofficial6725 2 сағат бұрын
War wax macno leh Nosodhiig bulsho dhan kugu xiran challange Rbnaa
@MohamedAbdillahiali-w9v
@MohamedAbdillahiali-w9v 4 сағат бұрын
Bn courage arimehena
@RidhwanHussein-v8f
@RidhwanHussein-v8f 36 минут бұрын
Wilasha team 27 away heee kuwas rbnayee asadowww ceyde,cumeeer,iyo salax away hee hazazi haka so tagi iyo Koko Markey imadhan away amiro meshan dad Aya kamaqam asadoow se cml walalkeyyy
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 46 минут бұрын
Xijaabka aad baa ugu qurux badan tihiin ❤❤❤
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 сағат бұрын
Alla.maxay xijaabada ku qurxuunyihin saan lee maa ulabistaan
@Aishuu240
@Aishuu240 3 сағат бұрын
Kokoadeena ka maqan meesha😢
@HaawoLul
@HaawoLul 4 сағат бұрын
Team samia❤
@mushtqamaxamed
@mushtqamaxamed Сағат бұрын
xijaabka qurux ku tihiin masha Allah❤❤❤
@DekaIlyas
@DekaIlyas 3 сағат бұрын
Arimaheeena coming soon na sisiisaaaaa ❤
@NuurAxmed-q9k
@NuurAxmed-q9k 4 сағат бұрын
Arimaheena pro article waaku fiicantahay
@MohavicBishaar
@MohavicBishaar 4 сағат бұрын
Xabsiiley is not easy 😂😂
@Marwahassan-hb7dp
@Marwahassan-hb7dp 2 сағат бұрын
Arday jaasaysa waba khatat😂😂😂😂
@AmoulMostafa
@AmoulMostafa 2 сағат бұрын
Beza wa kaa haya dresska😂❤
@FadumoSabt
@FadumoSabt 2 сағат бұрын
Xiijak wad ku qurux bdn ❤
@namuush
@namuush 2 сағат бұрын
😂😂 Foolxuma diraysku Balmaxa iga galay. FaduuL😂
BEST COUPLE 2024 IN MALEYSIA ISKU DIYAARIN COMIN SOON…?
14:11
King Ceyda
Рет қаралды 30 М.
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 137 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
QALADKI UGU WEYNA EE😳?? @LADANCIDI-k3j  ISWEYDI
20:13
Zizu Channel
Рет қаралды 2,3 М.
I SHAA OO MAR KII  U GU HOREYSAY  SAFAR ISLA AADNO..?
7:16
Faadil dumdum
Рет қаралды 18 М.
MAALINTEEDA 5 AAD EE MALAYSIA IYO SAFIRKI LANGKAWi
20:47
ISHAA AZIIZ
Рет қаралды 11 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56