Ka samir naag media Soo faristey😮😮😮, tan kale waa run soo ayadu ma qarin haduu guurkeeda jiro oo macsi ku dhalin baby
@deeqaabdullahi57772 ай бұрын
Media gabarta dan baa soo fariirisey hadii wax lala qaban waayey wax dhib ahna maleh
@ambarashkir33362 ай бұрын
@@deeqaabdullahi5777 i dont believe iney wax fican tahey inaad cebahaga iyo bahidada media kento, qofkasta hada wuxuu isweydinayaa see ku guursadey ayadoo gabar ah qodbo siro, diniyan aan la nikaxsan Karin gabar bila murxim
@Deeka0132 ай бұрын
Waligaa ha degdegin oo waliba afxumo haku degdegin 😮
@ambarashkir33362 ай бұрын
@@Deeka013 ama afxumada qalad ka fahantey🤔qodbosire ma guur xalal ah, waxaa qofku cebihiisa inuu qarsdo🫢
@afrahap44062 ай бұрын
Subhanallah
@mawadodaaud89092 ай бұрын
Naagtaan waa beenley
@afrahap44062 ай бұрын
Cajiib
@asdfghjkl13812 ай бұрын
Gabadha waxa fiican iney isdajiso nina kuma caayin hadu beenkashegay hada ayado lamaqlaayo cadey abahaa keen ama luuqa iskulaso hadla mida kale hadaad muranto ama qeyliso dadka waxa u cadaneysa hadeyba runtahay waxa arimeheena uusan waxba u sheegin maxkamad maaha meeshan
@istahilisse2 ай бұрын
maxa waye ragan is garab ordaya na rag raga lo keensada gogol iskula hadla
@sahramohamed96432 ай бұрын
Madaxa i xanuunabku marmarsiine gabadhu waa nahaabad 4 sanno maxey u aamusneyd gacan 3aad baa ku jirta