Asad adi gem mar kasameyneysid mar kasta arimaheena noken Asad 😊
@RamlaRamza5 ай бұрын
Arimahena wa father of challenge❤ ✊️waliga haka shakin bro Waku wata arimahena 🤞
@rahmaomar83985 ай бұрын
Walaalayaal aan u daceeyno walaalaheen ku wax yeeloobay beach view ee liido inta dhimatay ilaahee ha u naxriisto inta dhaawac ah alle ha u boog dhayo
@Amiira_qurux455 ай бұрын
Kawaran Haduu Allaha Caawa kaa Farxiyo Aadna janada ku gasho Saliga Nabiga scw Aad share Garesay Awgeed ❤️😊
@KhadiijoxuseenCabdi5 ай бұрын
Asch
@NuurCabdi-f1t5 ай бұрын
Xamar cawa murugo ayaa talaalo allh ha unaxariisto inta dhimaty inta dhawacna allh ha uboog dhayo😭😭xamarey maxa sidaan kuu qoray😭🥺🙏
@LeyloYuusuf-fw4zt5 ай бұрын
Allow asad caafimad sii lugahiisa yaa rabbii 🎉🎉🎉🎉
@khadiijamohamedbarow5 ай бұрын
Aamiin yaarabi 🤲
@Khedirmed5 ай бұрын
Asadow waxan si xushmad leh kaga codsanaynaa inad noso samysid chalenjigii xalay ee ay ladan cidi ku guulaysatay walipa rag nooga dhig plesaze asad hagio one love team 27
@abo.ase.10715 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍.
@ameenabubakar25145 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@IkraanXasan-c1o5 ай бұрын
Scw❤❤
@Ahmed_Rainfall.105 ай бұрын
صلى الله وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين🙏
@Queenikhro5 ай бұрын
Xalay magalada muqdisho waxa kadhacay qarax xeebta liido ayuu kadhacay inta ku dhimatay Allah u naxariisto inta ku dhawac matay 😭🤲🏼😭😭
@AnisoCabdi-q4p5 ай бұрын
Ilahey haunaxristo inta udhimatay bada lilo Ilahow unaxristo usoduceya😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@macalinsisow5 ай бұрын
My brother Asad Hajio Asalaamu Caleykum waxaan Allah kaga baryaaya in lugahaada ku socotid mardaw insha Allah.
@shukriita42065 ай бұрын
Cwa musiibada ka dhacday liido haben aan ilowi doono mahan hda somali mohamed nahay uduceya plz inuu illahey unaxaristo inta ku dhimatay😢😭😭😢😢inta dhawacna uu bogsiiyo😢😭🤲
@Ahmed_Rainfall.105 ай бұрын
Allah ha unaxariisto
@NajmaHassan-nc1lx5 ай бұрын
Waxan ahey qof ka bax dey dugsiga hoose malin dhow aya lasoo dhajinaya imtixanka dawlada ii so duceya❤❤
@NiciimaMaxamuud-up8xi5 ай бұрын
Asad kan nogu wad waa ka helnee inta ka helay giimkan like saar❤
@Kingsiyasi675 ай бұрын
waxad soo celisa barmashkii afkada isku dil intii igu racsan like saraa asad adna wan kaa codsanaa inad so celiso afkada isku diil
@AsmaAsmameiraneh5 ай бұрын
Team asad hagio and samia and arimahenaa on like ❤😊
@SaaraHaji5 ай бұрын
Muraad baan Leeyahay Iiso Duceeya Wllyal🙏🤲
@RadwanRodas5 ай бұрын
I love you asad it is from Djibouti like everyone 🎉inchallah 3M coming sooon
@Special_Meionezz5 ай бұрын
Arimahena inta uu ka qosliyo like ta saara kushuba like ta😂
@JawharCumar-bs1dn5 ай бұрын
Pls king cayda 1m halagadh siiyo❤
@Kiki_Afcad-e7y5 ай бұрын
One like team samiya 🏃♀️😎😎
@SiblingsK5 ай бұрын
Kiki saamiya wey qiyaantay💀 farxiya hal gabadh ayay haysata
Rahmaan haw naxariisto Dhamaan intii ku dhimatay qaraxii xalay ka dhacay liido inta dhaawaca ahna haw boogo dhayo 😭🤲
@Khedirmed5 ай бұрын
Wxan ka mid ahay 2.24M ee ku xidhan team 27 ahna taageraha dhaman team 27 wxan inta badan tagera mss record samiya ahmed lakin caawa waxan taageraya Directed ka Arimaheeena guul ku
Ilaaahey haunaxariisto inta ku dhimatay liiido beach
@HodanMuuse-h9f5 ай бұрын
Waan daalay cawa san kolba idin soo firinayay dhaman team 27 Waxan rajaynaya inad nabad ku maqan tihin Ayna waxba soo gaarin Eheladina Cadnan talaw wa side ehelkii Asadiyo dhaman iyo Amiira Aabahed koko ehelkedi cayda sidokale waxan rajaynaya inaysan ku jirin dadkas dhibatadu gadhay Eheladina I.a khayr xita walahi ma garanayo meel Aan si toos Ah idinka soo xidhidhno ma ogi inad Arki Dontan Farintayda lkn waan rajaynaya inu khayr jiro I.a Asadaw naga soo farxi I.a culayski umadas soomliyed Ayan walahi xamali la'nahay yaa Allah noo gurmo inti dhimatay u naxarizo inta nolna u bogo dhay inta hadhay na Amanso🤲😭
@marwamustafe82705 ай бұрын
Game ka samia deena xamasad ayey uyeesha wan ku wadana samia wana qiyanteen gabadha farxiya 1 gabar ayey haysataaye wah🙄🙄
@SumeyoAbdullahi5 ай бұрын
Asaad arman soo fadhisiii meshaaaan. ❤
@ZainabIsse5 ай бұрын
Cawa gameka qayano aya kujirtey Arimahena iyo kiki safican ufiriya mesha ladan cidi aya honest ehad wayo markey mesha ay ka arkayen sawirka markey araktey meysan firinin markale masha Allah samia nah waxba maba ogeyn team ladan one love ❤
@axamaddeeq87585 ай бұрын
Wll aan kusalino rasulkena SCW❤
@Sumayaapdullhiaden5 ай бұрын
Arimaheena inta og in uu gabdh qudbo sire ku guursadey lkn waxa kaaga taran ilmihii aad dhashy see udayacdaa😢
@Ninachannel205 ай бұрын
Asad hagio wiilka adeerka uyahay in tiktok loga tuugsaday og like saaara
@cabdifataaxcusmaan25555 ай бұрын
Kusaliya nebiga (NNKH)only like❤
@cabdifataaxcusmaan25555 ай бұрын
Scw
@Akwadani5 ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️
@Xariir775 ай бұрын
Black day muqdisho somalia. Allow nabad ka yeel. Yaa rabi❤❤
@Yaxyeeeeeeeeeee5 ай бұрын
Allaha unaxariisto xalay Dadkii kudhintay qaraxii ay Arxandarayaasha alshabaab kubeegsadeen xeebta libido U duceeya wllayaaL Dadka somaliyeed Cadaw aan ALSHABAAB iyo ETHIOPIAN Ahayn malaha 💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Baaris-cmi3155 ай бұрын
Allah unaxriisto inta ku dhimatay qaxa ka dhacay Gololey
@Abdirizak-1335 ай бұрын
Viva samia
@bilanbabdulahi84425 ай бұрын
Ladan cidi, caawa style ayey dadka ku dishay, mansha'allah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@Ayan_boqran5 ай бұрын
Qawananta miya isteela Allow na hanuuni
@AbdifitaahMohamed-b7e5 ай бұрын
Caawa intii liido kudhimatay aan uduceyno asxabey😢😢
@abdiwalishaaka42085 ай бұрын
Asadow keep going sxb talentiga Alle ku siyay laga xun yahy arintaa la shegayo hadey sax tahy adi shaqsi ayad ka tahy tuubo rac wxba lagama qadayo tan kale arinta hadey sax tahy xita si family ahan halo xaliyo sidasu dhaqanka somalino ku jira dadkan kale isbarada I taala dantoda ayay u qeylinayn wle inesan gabar uga naxarisanen 🙏
@nicimanuura-lw6do5 ай бұрын
Inta rabtay in arimahena la keeno👍❤
@Bushra_Gaani5 ай бұрын
Arimaheena Gabadha ilmaha haku biisho hana raali galiyo
@KeynaanMohamud-qy8tp5 ай бұрын
Samia waa lakaa day sawirka uku Dhagan habeen hore ayaa la wey dii yey saas dar teed bey ufahmi la dahay horaa😂loo wey dii yey
@caalin25295 ай бұрын
The best somali youtuber my bro asad hagio
@MunaCisman-w1p5 ай бұрын
Asc wllkay asad Hajio dhamantiin team 27 wan idin salamayaa barnamijka mashallah so badi inashallah
@quruxzan57065 ай бұрын
team commentlay dadkan washamsi waa inaan ku qaadna ismuujiya dumarland Dhamaantiin wd ogtiin inanta ooyasa intuu qudbisiro ku guursday ooyasa 😢