KoKo & Asad “ArimaHeena Hanagatago” Iskajafow Qaraaxo Team 27 Real Life Camera

  Рет қаралды 301,981

ArimaHeena

ArimaHeena

Күн бұрын

#arimaheena #team27 #reallifecamera
TEMU LINKS
Kabaha Koowaad shorturl.at/Famfp
Boorsada shorturl.at/0XmTg
Surwaalka shorturl.at/itz4C
Kabaha Labaad shorturl.at/OSAHB
Halkaan ka iibso dharkayga tinyurl.com/px...
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,314,083 subscribers

Пікірлер: 610
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Ай бұрын
Inta og inuu asad sameyn rabo short filim like me 😍👀🏃‍♀️💞😂😂
@sadiya_mo
@sadiya_mo Ай бұрын
Mukbang umleenaa Inuu sameenyo 😂
@ShaficiBoy-ky1cf
@ShaficiBoy-ky1cf Ай бұрын
Adiga miyaa og shuubo yahay 😂😂
@Jaaaama36
@Jaaaama36 Ай бұрын
@@ShaficiBoy-ky1cf إنا لله وانا اليه راجعون سبحان الله لا حول ولا قوة الا بالله 😢😢😢
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals Ай бұрын
@@Jaaaama36 😂😂
@HaboMohamed-tp1ok
@HaboMohamed-tp1ok Ай бұрын
😅😅
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 Ай бұрын
Caawa waxba soo socda Asad inta Ila sugayasa is muujiya😂❤👍
@NadiaNada-gn6ze
@NadiaNada-gn6ze Ай бұрын
Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw ❤️❤️❤️♥️
@NadiaNada-gn6ze
@NadiaNada-gn6ze Ай бұрын
Scw❤❤❤❤
@AbdiAli-jw4
@AbdiAli-jw4 Ай бұрын
@@NadiaNada-gn6ze salallahu calayi wasalam
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Ай бұрын
Wax Walbo Xun iska indha Tir Balse Saliga nabiga scw Ha iska indho Tirin Haduu dhiig Muslim kugu jiro Siina Faafi 😢❤
@AbdusamadKasim-kh5sj
@AbdusamadKasim-kh5sj Ай бұрын
Scw ❤❤scw ❤❤scw ❤❤scw
@SafiyoMacalin-c5s
@SafiyoMacalin-c5s Ай бұрын
Scw scw
@AbdirahmaanYaasiin-z4w
@AbdirahmaanYaasiin-z4w Ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤
@MaxamedcaliAadan-l8s
@MaxamedcaliAadan-l8s Ай бұрын
Asc kokoyey🎉🎉🎉🎉🎉❤ sthu wlshey
@AbdiAli-jw4
@AbdiAli-jw4 Ай бұрын
Salallahu calayi wasalam
@Mohamed-q8o9w
@Mohamed-q8o9w Ай бұрын
Real life inta rabta in lasii wado like saar.
@IbtiHosh
@IbtiHosh Ай бұрын
Congratulations 🎊 my sister koko team koko one like ❤😊
@AsmaAsmameiraneh
@AsmaAsmameiraneh Ай бұрын
Team 27 on like real camara inta u xistaay like saraah 😅❤❤
@ismaseemeey8843
@ismaseemeey8843 Ай бұрын
Anaaa u horeeyo intii iga danbeeyso like iisaara
@Ugaaskuukuu
@Ugaaskuukuu Ай бұрын
Short film oo koko kujiro is the best 🎉❤❤❤
@KhoureshoAdan
@KhoureshoAdan Ай бұрын
Hajabin waligaa hadhicin jiroo cadawgaa hajabo afdaboolan wadahab geesigeena guulayso waligaa
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤎
@NadiaNada-gn6ze
@NadiaNada-gn6ze Ай бұрын
Scw ❤❤❤❤
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 Ай бұрын
Arimaheena kabox kabox Nio hawen walba wax naga Soo dhig Dee fadhiga ka kac😂😂 wan ku xiisnee😂😂😂
@fantasticchannel2831
@fantasticchannel2831 Ай бұрын
Ninka biilka diir ku dheh😂😂😂😂😂
@NajmoNashad-vh5uf
@NajmoNashad-vh5uf Ай бұрын
😂😂😂😂😂​@@fantasticchannel2831
@IlyaasismailNur-rl3nr
@IlyaasismailNur-rl3nr Ай бұрын
biilkiisa mxa kaa galay​@@fantasticchannel2831
@xaliimashariif5716
@xaliimashariif5716 Ай бұрын
Arimaheana real lifka noocaan noo so badi inat igu racsan like 👍
@Akramoww12
@Akramoww12 Ай бұрын
Waxan ahy akrammHunter oo ku nool Duurka ama keymaha badiyaha ee somalia oo ah editor Waa codsi sxpyal 1k i Garsiya❤
@bilanqurux8761
@bilanqurux8761 Ай бұрын
Wllhi maalinka qiyaamo waa nila weydiinaa waqtigiina 😢maalaa yacniga aa ku dhumineesiin maa cilmiga diinta io quranka ku baratiin ❤😊
@CabdirasaaqBashiir
@CabdirasaaqBashiir Ай бұрын
Xaqiiq walahi
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss Ай бұрын
☝️😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔🤲🤲🤲😭😭😭😭😭💔
@csimancadey54
@csimancadey54 Ай бұрын
Haa xbbt Allaha nahanuuniyo
@iidodayibiido9764
@iidodayibiido9764 Ай бұрын
Walla waa dad u shaqaysnaya nolol maalmodkoda sida dadka kle ee wxyaala kala duwan ka shaqaysanaya
@YasonegaYasonega
@YasonegaYasonega Ай бұрын
Adiga xitaa waa dawanosa see camal😂
@ismahaaan8945
@ismahaaan8945 Ай бұрын
Team 27 asalka aha waaa koko iyo ilma hagio wlhi dadkakle shaqo unba kadhaxaysa
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Ай бұрын
Team 27 waa hal team isku xidhan
@AmriitaCdy
@AmriitaCdy Ай бұрын
Arimaheena isku qalbi miyaa nahay waxan lahaa arimaheena wan uxiise mo wax so dhigo isla waqtiga yutubka fiiri adaa iga so hor baxay ❤😊
@NimcoAadanmaxamed
@NimcoAadanmaxamed Ай бұрын
Alla asad short film sowada yeeees😮❤
@XafsoXilkas-m3e
@XafsoXilkas-m3e Ай бұрын
Inta uxiistey really camera like iisaar😂😂😂❤
@Ruman-sh6hq
@Ruman-sh6hq Ай бұрын
War wallhi aqoontu way fiicantahay koko moye nagaha kle asad lama tashto caqligii yo qofa waye m.a❤❤❤
@maxamedahmed9834
@maxamedahmed9834 Ай бұрын
Saas weeye😊😊
@Cayuni1
@Cayuni1 Ай бұрын
Inta u xiistay team27 real life ❤😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Ай бұрын
The legend camback wlhi real live waloo xiisay cawa iskeentay 😂😂
@Sahrayaan
@Sahrayaan Ай бұрын
inta og inuu asad wax weyn soo wado😅hakis waaye❤
@Akwadani
@Akwadani Ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@NasriMuxumed-r7l
@NasriMuxumed-r7l Ай бұрын
Arimaheena wa ku xiisnay arimahena inta u xiistay like 👍 😂❤❤
@Armaanözi
@Armaanözi Ай бұрын
😂 inta og inuu arimaheen Aabo yhyy😂 one like
@guuldoon1
@guuldoon1 Ай бұрын
Adina iska siigeyso kkkk facial waa aaboyaal
@DeeqaSalah
@DeeqaSalah Ай бұрын
Arimaheena keep going waxaan sugnaa 1 billion tomorrow insha Allah asad haadan qiyaso waa xafladii ceyda am barnaamij cusub
@steamfeisal13
@steamfeisal13 Ай бұрын
Masha aliha ❤
@BatuuloJeylani
@BatuuloJeylani Ай бұрын
adigo intaan laeg kuwaan maafir sataa😂
@MouhiyadinahmedOsman
@MouhiyadinahmedOsman Ай бұрын
​@@BatuuloJeylaniilmo yar bad iskadhigaysa cajusyahaw❤
@SuhayaZuzu
@SuhayaZuzu Ай бұрын
​@@BatuuloJeylani😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman Ай бұрын
Short filim saamia koko ku jiraan waa isthe best
@ahmednuur9861
@ahmednuur9861 Ай бұрын
Aan kusalino nabigeena mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KafiisoXasan
@KafiisoXasan Ай бұрын
Kan guriwoodhafi alaqurux badnaa kaamiradaan waxbaney qawanoosaa wllh
@HamadFeyr
@HamadFeyr Ай бұрын
Thank you Arimeheena waan ku haysanaa Real life
@Ftm2993
@Ftm2993 Ай бұрын
:اللهمَﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕌🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕌🕋
@haniabdinouh1571
@haniabdinouh1571 Ай бұрын
Arimaheena aad baan ku tageraa wllo hore u soco
@CabdijaliilCabdullahiYalaxow
@CabdijaliilCabdullahiYalaxow Ай бұрын
Vedio like iska saar soco
@Mustafyarepp
@Mustafyarepp Ай бұрын
Team malyan boy one like ❤👍
@Jamiil1234
@Jamiil1234 Ай бұрын
Asc wlkey arimahen wll ilmahga yar ku faan wayo manta waa adunyo barina waa akhiro alle ka cabso dad ban haysan carur ilahay marwlb waydiista adigo sidaa bad sameysa gabdha hadan Rabin ilmaha ku faan gacanta qabso waxna tar wll xuman hay arkin nin rag iska dhiga ceeb weye wll waxniye 😢😢😢😢Ilahay wax kasta wu ogyahay wixi xaqiiq ah ma qarson wll alle ka baqa
@faizaahmed5
@faizaahmed5 Ай бұрын
Arimaheena wa ku xiisnay inta u xiistay like ❤😊
@mukhtarahmedabdi1082
@mukhtarahmedabdi1082 Ай бұрын
Inta rabta in lasoo badiyo real life camera
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan Ай бұрын
Armaan markoo duubaayo sa jeclahay real life 😂😂
@Fatuush11
@Fatuush11 Ай бұрын
Armaan no face wye luuq wlba wuu lagalaya camerada😂
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan Ай бұрын
@@Fatuush11 haa🤣🤣🤣
@bellaahmed5193
@bellaahmed5193 Ай бұрын
Inta umaleyso short filmka inuu ladan quseyo 👋😂
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 Ай бұрын
Meesha dharka laga fahmaya Somahn 😅
@Ahmedvidic
@Ahmedvidic Ай бұрын
Arimaheena inuu shuluq noqodo i ta rabto like saara kkkk
@Salmo-kw7kw
@Salmo-kw7kw Ай бұрын
Bis milaah😂
@calicabdullaahi
@calicabdullaahi Ай бұрын
Arimahena wanagii oo qofa keep going pro
@Liixasan
@Liixasan Ай бұрын
Marbo hadu asad filo kireye waa short filim
@Iqroahmed-qq9us
@Iqroahmed-qq9us Ай бұрын
Omg asadaa short film nosoo wado
@Ikruuusha
@Ikruuusha Ай бұрын
Omg 12 sec waaaw love iisaar arimaheenoow
@najaxdahir5598
@najaxdahir5598 Ай бұрын
Abdilahi hagio inta tagerta only like 👍
@SakariyeCabdiwaaxid
@SakariyeCabdiwaaxid Ай бұрын
Taliye waxaan waa layku dhibsanaa dadka kadhaaf wllka❤
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Ай бұрын
We miss you our leader😊🎉
@jawahiryasin4332
@jawahiryasin4332 Ай бұрын
Team koko only one like❤
@Asli090
@Asli090 Ай бұрын
Arimeheena doodling nooso celi oo koko fowsia iyo macalimoo kusoo dar
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Ай бұрын
TEAM AMIRA QURUX ONE LIKE 👍
@MaryanAhmed-zz1rj
@MaryanAhmed-zz1rj Ай бұрын
Nio waad na nacday bee 😢 waan kuu xiisnay
@cabdullahiyusuf44
@cabdullahiyusuf44 Ай бұрын
Inta rabto in camerada waregto lasoo celiyo like saara asxabta
@Userk3932
@Userk3932 Ай бұрын
Waa u xiisnay real life camera 🎥😍
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KOOKOBULLE123
@KOOKOBULLE123 Ай бұрын
Keep Going Bro Qabyaaladiid Cabdixakiim 2K ❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamiilaomerahmed
@jamiilaomerahmed Ай бұрын
I miss real life camera finally❤😂
@queenparni6469
@queenparni6469 Ай бұрын
Xaflada King ceyda meesha ey kadhici rabto waaye😂😂❤❤🎉
@RamloMaxamed-z1y
@RamloMaxamed-z1y Ай бұрын
Qofkii ugu horeeyey oo comenti ka bixinaayo😊😂
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 Ай бұрын
Real life camera wan uxiisnay arimahena❤❤
@rayaanahmed
@rayaanahmed Ай бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan Ай бұрын
Arimaheena miss you wll
@Dhawrzann
@Dhawrzann Ай бұрын
waan uxiisnay reali life 😂😭
@kheiragarat96
@kheiragarat96 Ай бұрын
Real life camera is the best Arimaheena ❤❤❤❤❤❤
@CabdullahiNuur-po3gq
@CabdullahiNuur-po3gq Ай бұрын
Team Asad ❤
@farduuzaqueen1955
@farduuzaqueen1955 Ай бұрын
Koko darteed ku dawaday 😏 war hooy cunuga biilo😂
@guuldoon1
@guuldoon1 Ай бұрын
Adi maxa meshan ku dhigay orod cajiinka qaso meshiisa ada ugu yimid😂
@MuriiroAweis
@MuriiroAweis Ай бұрын
Muhiimadu waa inuu ilmihiisa beesha 😂​@@guuldoon1
@mohamed-salamuni
@mohamed-salamuni Ай бұрын
Wellcome back only legend youtube omar mohamed haji..Arimaheenaaaaa❤
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan Ай бұрын
Inta OG inuu Asad short film 📽️ soo Wado
@ConfusedChrysanthemumFlo-vs9eo
@ConfusedChrysanthemumFlo-vs9eo Ай бұрын
Miskiinta iyo ilmaahag u dir biilka Allah ha baaq
@napiilraiz8366
@napiilraiz8366 Ай бұрын
Inta og in qof caawa KZbin loo furaayo waliba Kiki ama ladan cidi😊
@AbdiqaniBozz-cm4zr
@AbdiqaniBozz-cm4zr Ай бұрын
😮yaah
@FadumoXashi-ix4ph
@FadumoXashi-ix4ph Ай бұрын
Video Amiiira kujirin maba daawan karo yaa ilamida😢
@CabdijaliilCabdullahiYalaxow
@CabdijaliilCabdullahiYalaxow Ай бұрын
Vedio like iska shaar ka dib iska bax😂
@munaosmaan391
@munaosmaan391 Ай бұрын
Mxaa ku keeney marka 😅🙄
@CabdijaliilCabdullahiYalaxow
@CabdijaliilCabdullahiYalaxow Ай бұрын
@@munaosmaan391 wixii ku keenay aa ku keenay🤣🥰
@ĤãőÑŰpďị
@ĤãőÑŰpďị Ай бұрын
Team koko ❤🎉
@jinizola6137
@jinizola6137 Ай бұрын
Samiyo markan arko waji malihi❤😂😢😊
@HamdaAbdourame
@HamdaAbdourame Ай бұрын
Msha Allah❤❤❤
@CaashoAXMED-g9o
@CaashoAXMED-g9o Ай бұрын
Gabadhaaan nalka la dhahaayo waaba iska jeclahy ❤😂
@Naceybtire
@Naceybtire Ай бұрын
arimahena xariif wye doodi socotay wuuka gaabsaday
@LeylaIsmaciil-n9w
@LeylaIsmaciil-n9w Ай бұрын
maxey ku dhamate horto
@FadumoAxmed-vk9ll
@FadumoAxmed-vk9ll Ай бұрын
Thank you arimahen thank you
@ahmedkhalif809
@ahmedkhalif809 Ай бұрын
Ladan you look gorgeous in the red dress ❤❤❤❤❤😊
@aragsanahmed3169
@aragsanahmed3169 Ай бұрын
Gabadhan miskiinta ah ee ilmaha kuu dhashay walaalow haday run tahay waxan ay sheegayso ee hanjabaada ka daa please waa codsi
@user-jawahir
@user-jawahir Ай бұрын
Wllahi halmar xita magud Binin kep goin brother
@kiyoka_bl
@kiyoka_bl Ай бұрын
😂 dad baa short filim moodi doono lkn ani Challenge iila egyhy
@najmoabdirahman5794
@najmoabdirahman5794 Ай бұрын
𝐆𝐮𝐫𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐚𝐢𝐝 𝐮𝐠𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐰𝐞𝐲𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐚𝐦𝐡𝐚𝐧 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱😭❤️❤️❤️✨
@Xildhibaanada
@Xildhibaanada Ай бұрын
Asad waxa uu soo wado iyo wabiga yaa weyn ☺
@mulkihaji5679
@mulkihaji5679 Ай бұрын
koko waku jirtaa xaflad wey jirtaa inta kale asxabta ku darsada qiyaas 😂😂
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 Ай бұрын
Inta og asad hagio habeen dambo in oo wax soo wado 😮❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 Ай бұрын
Filo hadii la kariyey waxa sugnaba short film hbn dambe wa nola kala kiciya team 27 asad hagio hbn dambe chanelkisa wa shidan yahay
@haruunbey2203
@haruunbey2203 Ай бұрын
Qofka kale ayn qabiil kalen legend 💪🏅🦁
@maryanmahamuud5307
@maryanmahamuud5307 Ай бұрын
Adiga sanab urahesanoosaye cunugaga ma biilatiit walalow😢😢
@RiseJr-p1p
@RiseJr-p1p Ай бұрын
😮BIG LAGEND 😂😂😂❤❤
@salejunior7282
@salejunior7282 Ай бұрын
Thank you armiheena nosobadi relief camira plz❤❤❤❤
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Ай бұрын
Suulida dhaxdeeda waa ka mamnuuc in lagu magaca Alle lagu dhax xuso ama lagu sheego
@FaadumoMacalin-b5b
@FaadumoMacalin-b5b Ай бұрын
0:06😂arimaheenaa inata dhahday waliba qeylisay😂😮😢
@huskambd1331
@huskambd1331 Ай бұрын
😂 qoftaan koko caadi mhn wlhi m.A yaa igu darsado illahau amarkii😂
@AminaNoor-pv6cb
@AminaNoor-pv6cb Ай бұрын
Congratulations ❤❤❤
@fahiimaahmez8391
@fahiimaahmez8391 Ай бұрын
Welcome back ❤
@atsuyasamford4955
@atsuyasamford4955 Ай бұрын
Mama Samia gacmaha sidanaad tidhaahdaan joojiya hadii kale idinma daawanaynoo
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Ай бұрын
Afdaboolan waa dahab guleso tliye
@XaawoCalisiciidXaawaluul
@XaawoCalisiciidXaawaluul Ай бұрын
Team koko🎉😂
@Halaazi7
@Halaazi7 Ай бұрын
Arimaheena hhhh like iksu mujiya team arimaheena 😂❤🎉😊
@SalmaYuusuf-c7p
@SalmaYuusuf-c7p Ай бұрын
Samia Ahmed ❤❤❤❤
@abdullaahicumarhusein5556
@abdullaahicumarhusein5556 Ай бұрын
Walaalow biilka nuunahaaga dhiibo lacagta ilmaha iska dhiib.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 45 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 275 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 GUULDARADII MARAYKANKA
10:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 115 М.
DEGDEG AXMED MADOOBE XABSI GURI (4738)
1:13:26
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,5 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 45 МЛН