Kaftan - Dagaal - Shaqo | Real Life Camera Team27 Sida Caadiga

  Рет қаралды 215,456

ArimaHeena

ArimaHeena

8 күн бұрын

#arimaheena #team27 #reallifecamera
Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,279,936 subscribers

Пікірлер: 484
@WxakstaWaxwalba
@WxakstaWaxwalba 6 күн бұрын
Camiradan inta ku heysto😂😂 like dhac ku siyaa
@MomtasOmar
@MomtasOmar 6 күн бұрын
inta ila aragtay macalinka in jaajarka Armaan udiiday😢😭 macalinku wlhi waa miskiin
@hamzikapdirizak
@hamzikapdirizak 6 күн бұрын
Var in lasoo qabto wa rabay dadka waji wanaagsan ina tusaan lkn wajiga qarsoon inama tusaan
@AbdirahmanSanti
@AbdirahmanSanti 6 күн бұрын
Lkn wax ween maaaha macalin anoo igu jiraa i dhaaf war mar walba dhaca wayy
@maryanCraxamaan
@maryanCraxamaan 6 күн бұрын
Show wistinimo badanaaa aq
@____Cumar____
@____Cumar____ 5 күн бұрын
Inuu game 🎮 ku kululaaday sow macquul maaha ma u jeedid in la hor maro ayuuba ogoleen.
@ikrinaahmed4019
@ikrinaahmed4019 5 күн бұрын
​@@AbdirahmanSantiwaxas maficno qof xushmad udan io qof kle kala jiro
@Deqamohamud-bm2bz
@Deqamohamud-bm2bz 5 күн бұрын
Miskiin macalinka😢 allah wlllayalow hal malin 100k qof aad ku garsiiseen wala arkey iyo kabadan macalinka naga mudan oo wllhi ah reeer comments runta ma isku shegno
@hamdihassan9644
@hamdihassan9644 4 күн бұрын
Maxa ugu qoran waa radiye ma ii so bxin
@zeynep5743
@zeynep5743 4 күн бұрын
​@@hamdihassan9644youtube.com/@macalinkeena?si=Em_vUGMh78fKxeyz
@zeynep5743
@zeynep5743 4 күн бұрын
Waakaaas macalinka channelkiisa
@LuunuuuAli
@LuunuuuAli 6 күн бұрын
15:31 Sundus said ee amiiro u jeceshahay allaha isku daye sunmir 🫶🏾🥺❤️🫂
@LamyaAhmed-sl6st
@LamyaAhmed-sl6st 6 күн бұрын
Nayaa waxay editi gareynoysa wah
@macmacc1
@macmacc1 6 күн бұрын
Sundus sxbteed Amiira million qurux uxiistay maku heysato dadkan dhan😩🥺🥺
@mumtaas420
@mumtaas420 6 күн бұрын
haa wlhi sundus teamka amiirey ugu jeceshahy
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 6 күн бұрын
Miyada kahari lhyd
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 6 күн бұрын
Waxay uga hadhay sababo joro awgeed way xanuunsanaysa balamana wan leeyahay dhahday mar dhaw ayay safar ka timid​@@canabcismaanhappy5328
@aminaabdisamad129
@aminaabdisamad129 6 күн бұрын
Hade kuheysan maxa u kenay bal amarkan eega qofna mel u rawin matagee rufiyanimada dadga kala dhaxbax 😂
@ahmedmohamedreermagaal
@ahmedmohamedreermagaal 6 күн бұрын
Haa walhi
@umuridwaan.1610
@umuridwaan.1610 6 күн бұрын
Armaan dabeecad kululaa😮Arimaheena sidaa macalinka u caawisid aadan u dhibsan wlhi waa 🔝 qof sida macalinka jaceyl u dareensiya majiro. Asad lugahiisa ilahey dabeecad wanaagsan & aqli ugu badalay M.A.
@BalqiisaSaid
@BalqiisaSaid 6 күн бұрын
Ileen sundus commentiyadeena way aqrisata❤
@user-jg9tj2cv7x
@user-jg9tj2cv7x 6 күн бұрын
Ma qof aan aqrisan ba jira
@fanaxlayissack4630
@fanaxlayissack4630 5 күн бұрын
Maxa aragtey
@MaaidoMustaf
@MaaidoMustaf 6 күн бұрын
15:32 sundus amiiradeda u xiisty jaaba saxibtinimo illahey ayado nabad hageyo hana soceliyo amiira safr sclama🥺❤
@hajiraabdiaziz5016
@hajiraabdiaziz5016 6 күн бұрын
Sundus oo comments aqrineso camerada qawate waan wataa
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 6 күн бұрын
Sundusteena cumeer iyo kooko lee fahmee amiiradeedi uxiisty😂😂
@cwahaabmawliid9865
@cwahaabmawliid9865 6 күн бұрын
Kiki lathan waa is fahmeen miskiinta sundus saxibted u xiistay koko iyada cid walba wa la milmi kartaa macalinka xataa self uu galaa armaan qarar badnaa I am ke faankii oo qof Saamiyo miskiin 90ka cadnaan botoole cumeer isaga qof le lajiraa markasta Azad hard worker arimaheena cameradiisa waa jeclahay amish inanta cusub waaba funny waan soo dhaweynayaa teamka qabqab lee maqan Amiro maqan ceyda cida arki maysid😂❤❤
@munajama6042
@munajama6042 6 күн бұрын
Waad muraajicay wixiiba😂
@RiYaqOmar
@RiYaqOmar 6 күн бұрын
Alla sundus kaliged meel fadhisa 🥹muqalka Amiira fiirsanysa🥹maskiin sorry sundus 🥰
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 6 күн бұрын
Abayo wllhi wn kula arkay alle amiiradeena nabad hanoogu soo celiyo wllhi labadaan wn jecelahay sunmir❤
@LamyaAhmed-sl6st
@LamyaAhmed-sl6st 6 күн бұрын
Mayee suuro badna gabadhaha cusub kaligood iska fadhino loma jeedo miyaa
@user-vf5yq4rw5d
@user-vf5yq4rw5d 6 күн бұрын
Yaa ila jecel videos ka noocan ah war jecli iga badatay siday uncool yihiin usheekestaan isu dhexgalaan inaan ogaado lee rabaa 😅😅
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 6 күн бұрын
Ana jecel Wlhi 😂😂😂
@Eragatoo
@Eragatoo 6 күн бұрын
Samidey thy markee war lee raadinoonaa😂😂
@user-fo6qx7iy8k
@user-fo6qx7iy8k 6 күн бұрын
Real life waa kucelis Arimaheenow markay yimaadan team qabqab kusoo celi😢😂😂😂😂❤
@munamaanka8020
@munamaanka8020 6 күн бұрын
Wlhi been maaha waa ku celis😢
@RaaxoRaaxoruun
@RaaxoRaaxoruun 6 күн бұрын
Arimaheena meeshii camerada wareegta noogu badal waaba xaraabeee❤❤❤❤ 17:18
@qamarabdi4644
@qamarabdi4644 6 күн бұрын
Yaa ila arkay in Armaan u diiday jaajirka macalinka waliba telka waa ka tuuray intas waa ka jaray
@DeeqoFaarax-ld4ml
@DeeqoFaarax-ld4ml 6 күн бұрын
Sundus commentiga akhrisaa quruxeey waa kujecel nahay noolaw 400k❤
@NatashaAdan-uf9zs
@NatashaAdan-uf9zs 6 күн бұрын
Sundus maskin she missed her friend 😢 😅
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 6 күн бұрын
My benta jojiya sundus qof iqtiyarleh wye frxadana iydasameysta amirana intabdan wilshas wkhti lqadatad sundus cidna ima bhna teamkasna iyda kaharty tankleh amiro iyo video mrki ldubayay may mqnen
@AsmaAwale-ho5ej
@AsmaAwale-ho5ej 6 күн бұрын
Haa maragate😢😂😂
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 6 күн бұрын
Team Arimaheena haddaan nahay isma hawlno qosolna anagaa samayna see idin yeelnay😂
@AbdifitahYusuf-rr7gz
@AbdifitahYusuf-rr7gz 6 күн бұрын
Qolka cabdullahi aaway soonki waa ka xishoonay hadda inoo geey😀 team ka cabdullahi ugu baxdo is muujiya
@Fatimamaxamuud-fr6dw
@Fatimamaxamuud-fr6dw 6 күн бұрын
dunida masoo marin ruux karun badaan nabiga scwscw❤
@Akim_1794
@Akim_1794 6 күн бұрын
Reer Hajio Qoys Bulshaawi Waaye Masha Allah Asad Hajio Maskaxda Ka Dambeysa In Sidaan La Isugu Yimaado😂
@MaxamedXuseen-iq8lb
@MaxamedXuseen-iq8lb 6 күн бұрын
Dunidaan Masoomarin ruux ka sharaf badan nabi Muhammad scw ❤
@user-if8mz1sg5v
@user-if8mz1sg5v 6 күн бұрын
Scw❤
@RidwanAbuukar
@RidwanAbuukar 5 күн бұрын
Scw scw❤❤❤
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 6 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢❤
@AyupAbdi
@AyupAbdi 5 күн бұрын
Scw scw
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 5 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@MacaLinkajacayLka
@MacaLinkajacayLka 5 күн бұрын
Armaan xaasidsanaa Subxanalah Macalinka muxuu ugu diiday Charge ga ‼️
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 6 күн бұрын
Team samiya one like 👍 ❤
@user-jb3pk3we1j
@user-jb3pk3we1j 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@yurubdaahir3421
@yurubdaahir3421 6 күн бұрын
@MushtaaqMaxamed-t6h
@MushtaaqMaxamed-t6h 6 күн бұрын
smiyo in the building in the house ❤
@BisharoAbdi-f8u
@BisharoAbdi-f8u 4 күн бұрын
Samiya Wan kusalamy qali
@nadraaCali
@nadraaCali 4 күн бұрын
anigu mayihi team samiya
@FeirusiseIkar-yw4rv
@FeirusiseIkar-yw4rv 6 күн бұрын
Team 27 illahow sharaftooda dhowr 🥺😍♥️❤️
@NajahSaid-tk1ix
@NajahSaid-tk1ix 6 күн бұрын
Sharf mxaya wleyy hdaba mxa ku dherada
@Khaled-Qanciye
@Khaled-Qanciye 6 күн бұрын
Samiya Asad Arimaheena koko waa dad fan ah mar kaad aragtaba way iska farax san yihiin nolada 🎉
@Axmedcabdisamed329
@Axmedcabdisamed329 5 күн бұрын
Armaan wax wanaagsan maad samayn macalinka inaad sidaaso dhan ugasho may ahayn
@yuunisissack8724
@yuunisissack8724 6 күн бұрын
Kaftankan oo kale noo soo badi stress kaga baxeyna
@IimanCade
@IimanCade 6 күн бұрын
Stress ka Allah hor istaag asaga ka qaadaaye
@Wll_puYoL
@Wll_puYoL 6 күн бұрын
Haa ariimaheena noo soo badi zaxip
@SiyadMuxumed
@SiyadMuxumed 6 күн бұрын
Sundus maskin amiiro ayy uxisty😢
@CABDI__MAALIK.MAXAMED
@CABDI__MAALIK.MAXAMED 6 күн бұрын
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 6 күн бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@wll9912
@wll9912 6 күн бұрын
Asad hagio sxb waxaan kuu noqday tageero dhab dhawaashada muqalkan kadib sababto ah markey dhalinyarta kale ee bashalayen ayaa adiga dhadalesay. 2m iska dhaafe 10 ayaa uu qalanta bro keep going. Nin ku dhayasho mudhan
@Hawajama12
@Hawajama12 6 күн бұрын
Alla macalinka waa maskin wllhi waa ka naxay 😢😢😢
@naimaarif745
@naimaarif745 6 күн бұрын
Armaan maxa ka qaldan macalinka jaajarka uga kala tuuraa 😮
@abdikadarhassan3157
@abdikadarhassan3157 3 күн бұрын
Waa la yaabay anigaba wlhi, macalinka waa maskiin
@taliso7057
@taliso7057 6 күн бұрын
Arman maxaa ka qaldan uff macalinka hala ixtiraamo waay ninkan balaayada iska dhigaaya
@naimaduale
@naimaduale 6 күн бұрын
Arman loma imanin asad dadkan dhan u imaden dadkana isku dabecad ma aha dadaa game marki laga qaso xanaqa 😊
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 6 күн бұрын
Armaan macalinka jaajarka muu idiida maskiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 6 күн бұрын
Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤
@Zapriiiina
@Zapriiiina 6 күн бұрын
Ok
@KingCeyda-t4o
@KingCeyda-t4o 6 күн бұрын
TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊
@mariammohamed-gp1tu
@mariammohamed-gp1tu 5 күн бұрын
Armaan wuu qaldamay cawa wlhi mcnlinka muxu sida ugula dhaqmaya 🥵
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 6 күн бұрын
No ex no next for me Allah is the best 😢❤❤
@user-kw4hb1rl3p
@user-kw4hb1rl3p 6 күн бұрын
Sundus amira kamaqan maskiinta 😢
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 6 күн бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 5 күн бұрын
Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf Badan kana Run badan Nabi Muxamed ﷺ ❤️😢
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 5 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 6 күн бұрын
Sundus kaligeed fadhiisiyay xanuun yar ma ahn
@RiyaanMohamett
@RiyaanMohamett 6 күн бұрын
Xanuuna wuu HaYa zxptedana wee ka tagte
@HodanMohamed-gb5ij
@HodanMohamed-gb5ij 3 күн бұрын
Koko iyo gabadha kale ba kaligood fadhiya uma jeedin miyaa
@maryamomohamuud6412
@maryamomohamuud6412 6 күн бұрын
Walaalaheey iisoo duceeya muraad aan leeyehey in ilaahey ii sahlo oo hammigeyga ii rumeeyo
@Abdulahiyasin677
@Abdulahiyasin677 6 күн бұрын
Ku sali nabigeena muxamed scw scw scw
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 6 күн бұрын
Inkaar alle hakugu Rido arimaheena dhuuq dhuuq Badanaa😂😂😂😂Madaxii ayaad Na Xanuujisee Real live maaha Mesha Amiira Kamaqan ku celis waaye😂😂😂😂😂
@abdisalamgabow5823
@abdisalamgabow5823 6 күн бұрын
First comment arimaheena 4 ever full respect 💪💪
@AmranAhmed-lb3he
@AmranAhmed-lb3he 6 күн бұрын
Inta ila arakty inArmaan chrgerka udiidey mclinka😢
@Queen-m.j
@Queen-m.j 6 күн бұрын
Sunduzteyda 😊❤
@cmc17220
@cmc17220 6 күн бұрын
First like❤ & first comment💬✍️✌️
@caaqilcqani
@caaqilcqani 6 күн бұрын
Mxa ka Haldane liketa arimaheeena maba soconeesee😂
@user-de5iy4be3i
@user-de5iy4be3i 6 күн бұрын
First comment arimahena legend🎉😮
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Macalimoo iyo ceyda iyo amira aka maqan meesha
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 6 күн бұрын
Iyagu bari safar u baxayaan saas uga maqan yihiin
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 6 күн бұрын
Sundus sorry sxbteed ayey iska fiirsanaysaa ilahay iyado nabad ah haku soo celiyo sxbtaa amiiiro qurux
@bulle14
@bulle14 6 күн бұрын
Armaan macalinka maxuu karawaaa doqon wye
@user-nr8sy5os5b
@user-nr8sy5os5b 6 күн бұрын
Ala meesha ceyda amiira salax jj iyo macalimoo ayaa ka maqan sundustayda way cidlootey
@ismailmohamed2025
@ismailmohamed2025 6 күн бұрын
Team real life camera part2 hasocoto hoosha arimahena ❤
@HamdaHassan-re1dt
@HamdaHassan-re1dt 6 күн бұрын
Ani waxn layaabay tan wiilasha hor fadhiisatay kaligeed indho adkaa wuxu😂
@AbdullahiHaret
@AbdullahiHaret 6 күн бұрын
Ree xamar waye inantaaz 😂😅
@Taliso269
@Taliso269 6 күн бұрын
​@@AbdullahiHarethadey reer xamar thy ne maxa kaso galay😂 maskinta jajar bey u fadhidaye kuwa tiktok ka niikiya ka war bixi😏
@SacduuXasuu
@SacduuXasuu 6 күн бұрын
Waxan mafiicno. Arimaheena
@darwinpoi7271
@darwinpoi7271 6 күн бұрын
team27 one love ❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 6 күн бұрын
Gabdhahaan markii la yiraaho qoof Rabbak naasaha oo aad ey u mujiyaan iska astura weybo ka sii daraan xijaabka silsilad ayeey ka dhigtaan. Wallahi aqtiyaarkooda hadii views aduniyo la rabo oo tii akhira la iloobay go ahead. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@NusradinMohan
@NusradinMohan 6 күн бұрын
Keep going arimaheena
@Taliso269
@Taliso269 6 күн бұрын
Armaan inader xanaaqa iyo kibirka iska day specially marki gurigina la jogo macalinka waa maskin si xun bad yeeshay shame on you bro
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 6 күн бұрын
Team arimaheena hadaa nahay waxan cml ku heesana no reaction 😂😂🎉
@Deeqow861
@Deeqow861 6 күн бұрын
Arimaheenow wixii oo dhan dhiidh aadku qabaty xaana fahansiidy marka 😂
@drrana6881
@drrana6881 6 күн бұрын
arimaheena vedi0gan waa xarabe malin walba real life ka no so duub walal😅😅
@user-jg9tj2cv7x
@user-jg9tj2cv7x 6 күн бұрын
Arimaheena soo badi real life team27
@short____stories
@short____stories 6 күн бұрын
First coment❤❤
@FatuushRage
@FatuushRage 5 күн бұрын
Team koko one like 🥰
@user-ku3lk9th9v
@user-ku3lk9th9v 6 күн бұрын
Sundus amira kamaqan miskin 😂
@HodanClrashiid
@HodanClrashiid 6 күн бұрын
Sundustaydiiii maskiin❤😢❤
@SSTV5080
@SSTV5080 6 күн бұрын
Muuqaalkaan bilow ilaa dhamaad waa daawaday hadane madax xanuun waaye qayla badanaa. Ceyda iyo amiira waa maqanyihiin
@AnabAden-nl5io
@AnabAden-nl5io 6 күн бұрын
Keep going Koko bulle ❤❤ and sundos waniden wata kuweyge ❤❤
@wllnaanaa
@wllnaanaa 6 күн бұрын
Team samia love ❤❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 6 күн бұрын
Team's arimahena isn't easy teams 27 fan's 😍😍💯❤❤💑
@ShacbanNmouse-lp4vk
@ShacbanNmouse-lp4vk 5 күн бұрын
Ceyda iyo amiira teamka kuma badna immika inta tabty farta taga
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 6 күн бұрын
Wcs asad kulhaa wla isku dhex ylaa anaga snaba ku hesna mrmrko noguso tur videogan cml tedakle anago gbdho ah nyaa wa is dhihi krna lkn nin hdu na dhaho wa baz 😂❤
@Aza_7
@Aza_7 6 күн бұрын
Maclainka camere qarsooni wadaa 😂arkanaa caadima ahan mr bean kena ahaa arimahena 😂❤ macalinka la aantiisa abaarwaye
@SaabariinIbrahim
@SaabariinIbrahim 6 күн бұрын
Team kayga❤ I love you ❤
@user-vd3il1kj3o
@user-vd3il1kj3o 6 күн бұрын
Gabdhaha cabsi cabsi waaye wllhi ❤❤❤🎉
@NafisaIbrahim-c5b
@NafisaIbrahim-c5b 6 күн бұрын
Soo badi arimaheena
@YuusufSayidmaxamed
@YuusufSayidmaxamed 6 күн бұрын
Soo badi armaheena
@somaliangwal5169
@somaliangwal5169 4 күн бұрын
Diiidta kadaaf Arimaheena no face dagso❤
@AbdifatahAli-nj1ko
@AbdifatahAli-nj1ko 6 күн бұрын
Waa arimaheena
@abdifatahahmedgoumaneh3123
@abdifatahahmedgoumaneh3123 5 күн бұрын
Part 2 plz ❤❤❤❤
@Aabiircabdi
@Aabiircabdi 6 күн бұрын
War waxay noloshan binkegaa 😂 subxnallah war themkii wad cebesay 😅 cebtada ellahay ma asturea 😮
@user-dc9be4rm3c
@user-dc9be4rm3c 6 күн бұрын
Sundus amira kamaqan ilahy nabad hakukulan siiyi😢❤
@HamdaAbdourame
@HamdaAbdourame 6 күн бұрын
Msha Allah❤❤
@user-xe9wh6vh7g
@user-xe9wh6vh7g 6 күн бұрын
Cwa anaa ugu horeyo yes 😊😅
@CEYDA925
@CEYDA925 6 күн бұрын
TEAM CEYDA ONE ❤ Like 😢❤
@MaqdisahmedMahamed
@MaqdisahmedMahamed 5 күн бұрын
Cayda waligeey reply kuuma sooma galin maanta kahor
@LamyaAhmed-sl6st
@LamyaAhmed-sl6st 6 күн бұрын
Naagha meshaan suuraha la jogo waa maxay kulha sundus amira u xiistay waa nagaa shaqeysanyso oo editing ku jirto 2 gabdhod oo cusub ayaa kaligod meel fadhiyo oon dadka la qabsan wali
@user-rh2xi9yc3u
@user-rh2xi9yc3u 6 күн бұрын
Noso badi arimaheena waxan cml na anfacaayo 😅😅
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 6 күн бұрын
Macalinkeena aan gaarsino 50k 😢❤
@izabela5571
@izabela5571 6 күн бұрын
Hi arimeheena❤love u
@user-sl3tx5pe8q
@user-sl3tx5pe8q 6 күн бұрын
Arimaheena soo badi
@11naa44
@11naa44 6 күн бұрын
Caadi maha series ka dhig sxb an dawanee🎉🎉🎉
@NajmaAli719
@NajmaAli719 6 күн бұрын
Sundus maskiñ amira u xistay😢❤sorry😢
@user-en7vk3su7f
@user-en7vk3su7f 6 күн бұрын
Sidaan mafiicna arimaheena
@FadumoMaxamud-mm9jp
@FadumoMaxamud-mm9jp 6 күн бұрын
Ana ugu horeya dddddddd😂😂😂
PRANK SAMIYO IYO DEEQOW OON MAQAAXI KAGA DHUMANE ANI IYO ADNAAN
23:20
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 14 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 9 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 20 МЛН
PRANK..AMIRA KU SAMEYAY WAA LAYSO DILAY TOREEY AA LAQAATAY NAXDIN😱
12:30
SHEEG QOFKA CAANKA AH || ASHRAF VS CADNAAN TARTANKII UGU ADKAA ABID..
19:23
Слепой парень помог раскрыть тайну 😱
0:45
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 1,4 МЛН
Мужчина С Золотыми Руками 💪
0:42
EpicShortsRussia
Рет қаралды 2,9 МЛН
Гениальный План Хвостатых 😂
0:28
ДоброShorts
Рет қаралды 1,9 МЛН
Как в моей семье едят КЛУБНИКУ 😂🍓 #shorts
0:43
Владислав Шудейко
Рет қаралды 2,2 МЛН