QIYAANO & BEEN - (Somali Heart Touching Film)

  Рет қаралды 154,520

ArimaHeena

ArimaHeena

Күн бұрын

#arimaheena #shortfilm #qiyaanoiyobeen
My Social Media Accounts
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
Email: arimaheenahagio@gmail.com
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
605,089 subscribers

Пікірлер: 641
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 10 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤❤❤
@ayuubk1866
@ayuubk1866 3 жыл бұрын
Ruwayadaan waxay ku socotaa dadaka lacagta xaranta sida qaldan kusoo xiro galiyo,like prank la isla og yahay , sida aad idinkaba wada arkayseen sidey ifraax samaynaysay marka wllkena arimaheena waxa uu noga digayaa waxyabaha xaranta ee haday ahaato dhanka social media ah ama meelaha kale marka wllkena dhambaalkan in la fahmo hala isku dayo dhamaantiin,( ilahay ha idin sharfo) Arimaheena 📌 i✊✊✊
@ruqiyajamac756
@ruqiyajamac756 3 жыл бұрын
Oo hda iyagu prankyada ay jilaan oo ay soo galiyaan so la mid ma aha
@sharmahaashima5115
@sharmahaashima5115 3 жыл бұрын
Hhhh wara film waye qoralka aqri
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 3 жыл бұрын
Abwe qaladadka manoo sodetn kartaaa😥thanks for everything wiilkeena arimeheena cade🥰🥰
@akmaainaabdi502
@akmaainaabdi502 3 жыл бұрын
Omg true story brother arimaheena 🙏💯keep going 🤴
@aw5ali323
@aw5ali323 3 жыл бұрын
Arimaheena you really showing us the reality 🙏🏽 👏🏽
@UMUAhzabchannel1
@UMUAhzabchannel1 3 жыл бұрын
That’s true life 😂😂😂❤️🙏
@ciisemoha1148
@ciisemoha1148 3 жыл бұрын
Cashar buu nabarayaa , ee maahan dheeldhel, best film maker arimaheena
@amalaxmed6011
@amalaxmed6011 3 жыл бұрын
Wewe ana ugu horeyay😄 shekoyinkan wa run wlhi wax u matshay sida ay u dhacan inta iga danbesa is xilqan like ta wan ku dhimana🥵✌️❤️
@hoodoahmed2386
@hoodoahmed2386 3 жыл бұрын
Ana way kaa
@amalaxmed6011
@amalaxmed6011 3 жыл бұрын
@@sakariyesuldaan4914 eyy thanks wllo❤️
@amalaxmed6011
@amalaxmed6011 3 жыл бұрын
@@hoodoahmed2386 mahdsnid wllo❤️
@kinghakimi1087
@kinghakimi1087 3 жыл бұрын
This is Reality in social media 💯
@cabdiladiifcali5459
@cabdiladiifcali5459 3 жыл бұрын
Nolasha dhabta ah ee hada jirto ayaad kahadasheen keep goin🥰
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 3 жыл бұрын
Arimaheena SHORTI filim noo soo badi 🥰🥰💯👍
@zakimohamud5392
@zakimohamud5392 3 жыл бұрын
Muqal qurux bdn Fikrad qurux bdn Wooow ArimaHena sxp barteeda dhigtey❤❤❤❤❤
@mambavlogs8117
@mambavlogs8117 3 жыл бұрын
you're a good actor bro, make more films 🎥 👏
@EngFuad
@EngFuad 3 жыл бұрын
Fikrad quruxbden,duubis quruxbaden,editin quruxbden iyo jilitaan quruxbden💯Arimahena👍
@xafsoinaxasan2920
@xafsoinaxasan2920 3 жыл бұрын
Rer xamar san lewa canahoda nah nuh maleh lakin gobaladeyna caano safi ah alle ha ixifdiyo gobalkeyga
@zizouwalieh5607
@zizouwalieh5607 3 жыл бұрын
Parti 2 frère arimehena tu est un acteurs incroyables
@fatmaayloul1638
@fatmaayloul1638 3 жыл бұрын
Ecris en somali parcequ'il va pas comprendre français
@neimahassan5784
@neimahassan5784 3 жыл бұрын
C ps grave frr
@liyaomars
@liyaomars 3 жыл бұрын
Oui vraiment Maashaa’allaah 👍💯💯
@engrabdirahman8915
@engrabdirahman8915 3 жыл бұрын
Professional KZbinr Arimaheena 👌🔥
@nuurxasan8969
@nuurxasan8969 3 жыл бұрын
www wan kahelay runti waa sax midas wana waxjira weliba isla hada tagan wadku mahad santahay sogutbinta ino so gudbisay wll runta walama huran m.a
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Arimaheena legand hadii aad maqan tahay wax ayuun baad ku maqan thy💯
@miskiinumaciinchannel7300
@miskiinumaciinchannel7300 3 жыл бұрын
Inta ila fahnty camera manka gacmaha fudud in uu yahy Asad like ha ila daarin well,😍😍
@abdullaahiali4387
@abdullaahiali4387 2 жыл бұрын
Keep going masha allah my family xafidullaah Arimaheena HAGIO 👍thanks 👍❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 3 жыл бұрын
MashaAllaah habo wacyi galin fiican ayaad soogudbisaa somalida in ey fahmaan Allaha kaso
@zameboy1168
@zameboy1168 3 жыл бұрын
Abo . Legend Arimehena. Aktar ayd ku ficantahyi.. ee film .. kale ka sugayina legend
@hamdimohamoudyusuf7358
@hamdimohamoudyusuf7358 3 жыл бұрын
Maxey tiri gabadha Ilaahey iyo aniga ayaa ku og lacag aad meeshaas ka keentayna uma baahi masha Allah wlhi waa sax Ilaahow xaqa na fahamsii yaa Rabbi xaaraantana naga fogeey yaa Rabbi. Ilaahow aduunyada hanagu fidneen yaa Rabbi maalinka aakhirana nooga gargaar oo nasara mari yaa Xayu yaa khayuum..
@salmahassan1079
@salmahassan1079 3 жыл бұрын
Runtii oo qof ah Arimaheena Like ban saaray videoga Intaanan daawanba
@boqoradamancity6488
@boqoradamancity6488 3 жыл бұрын
Mowduuca anigoo ogaan comment kama bixin dooni videoga markaa dhameysto aa inoo balan waaw waan fahanay filimkaan waxaa lagaga hadlayaa caanoleyda iyo KZbinrda qaar 🤩 waan ka helay si fiican baad u jisheen keep going dhalinyaro
@quendafna1494
@quendafna1494 3 жыл бұрын
Qaladaadka noosoo gali arimahena 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 3 жыл бұрын
Inta doonaysa in arimaheena soo badiyo filmadoona kale like saar
@fardowsahmed4354
@fardowsahmed4354 3 жыл бұрын
Arimahena khaladadka noo soo daa ifraah qosol ayay isku celinaysaa 🥰
@mahrezsaxaafi3796
@mahrezsaxaafi3796 3 жыл бұрын
Wooow ishcaala muqaal shidaan iyo waado cusob xaqiiqde wanaaga marnaaba ma wyo garaab Waana saax muqalka macnihesona waa sida
@aw5ali323
@aw5ali323 3 жыл бұрын
THIS is Incredible 🤴🏽💯
@mohaahmed7136
@mohaahmed7136 3 жыл бұрын
Dhabtii tani maahan filim ee waa xaqiiqda jirta maanta Sxb arimaheena marna hakadaalin wacyi galinta bulshada inaad ka qeeb qaadato hore usoco 👏👍👌
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 3 жыл бұрын
Yaila arkay iney farxiyo somali uegtahay🥰😃
@Qariib
@Qariib 3 жыл бұрын
M.a arimaheeni inantaa wllsheena waa Fantastic jiliinkeedu برافو😇
@sedcalicusmaan2145
@sedcalicusmaan2145 3 жыл бұрын
Arimaheena is back are filims
@amalgilin7551
@amalgilin7551 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan waa wax mar kasta dhaca, wacyigalin dhammaystiran weeye, Wax ku qaadasho ayay mudan tahay. ArimaHeena, Ifrah Khaliif, Ibra Kadarba, Faadil iyo qof kastoo gacan ka gaystayba Fariintiinu way na soo gaadhay.
@mohafaradarofficial3769
@mohafaradarofficial3769 3 жыл бұрын
LEGEND ARIMAHEEN WAX GARAD AYAA KU FAHMI KARO HORMAR WACAN AYAAN KULEYAHAY ANOTHER LEVEL !
@mohaali3255
@mohaali3255 3 жыл бұрын
Yes yes yes wa xaqiiqo jirta waa maxay flim kaan woow talant sare Arimaheena Keep going 🤙
@abdiwelimohammad8629
@abdiwelimohammad8629 3 жыл бұрын
You send a message to others keep going legend on fire🔥🔥🔥🔥
@natural-23-mx
@natural-23-mx 3 жыл бұрын
Xaqiiq jirta weeye wlhi xiligan la joogo hore u soco arimaheena
@cabdikhadarcabdullaahi2663
@cabdikhadarcabdullaahi2663 3 жыл бұрын
Arimaheena King of Reaction Keep Going pro
@caashomaxamed1560
@caashomaxamed1560 3 жыл бұрын
😀😀😀😀wllh sax waaye waxaan ku qoslay woow soo socdaa 😅😅wllh waarun anakana waan fiirsanaaa
@aaminasharif6498
@aaminasharif6498 3 жыл бұрын
Another level waa waxa hada ka jira sosiaali media filim kan waa filin cajib ah keep going my bro arimaheen iyo asxabtisa
@بببب-س1ه
@بببب-س1ه 3 жыл бұрын
برافو ارمهينا كنت حاسه كل الي في اليوتيوب كذب 🤔😕🏃‍♀️👏👏👏👏
@zuhurzuraley5603
@zuhurzuraley5603 3 жыл бұрын
wllhi beentaa mahan wll qaali allaah iimaanka noo sogo dhamaateena 👑👑
@honorjeddah5061
@honorjeddah5061 3 жыл бұрын
Arimheena 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Mchlah waa flim runtii qiiso ka hadlayo weeye thnks 😫
@saciid90
@saciid90 3 жыл бұрын
Wow , Muuqaal ka inaba Caadi ma aha mash alh like Cinematic weeye , Keep it up walal Arimahena , Every thing tick..
@BAKAR_MOHAMED_BAAKR_BARAAWE
@BAKAR_MOHAMED_BAAKR_BARAAWE 3 жыл бұрын
Frist ahy like ta ha Ila dhfn
@mascuudmaxamed4057
@mascuudmaxamed4057 3 жыл бұрын
Muuqaalkaan fariin ayuu wadaa qofkii fahmaa fahmay
@nasriinapea752
@nasriinapea752 3 жыл бұрын
Wwwwwwww m.a fariiin hadleyso wlhi m a wll ari mahena io asxabta dhamaan wd mahd santhn💞💞💞💞💞❤❤❤💚🥀
@maxamedciise2850
@maxamedciise2850 3 жыл бұрын
Waaa nolasha dhabta ah eee qaar somalideena ka mid ah ku dhaqmaaan
@daadiryare638
@daadiryare638 3 жыл бұрын
Waaw msh allh caanaha marki lashubaayo sidaa udulsaartay son effect is amazing en waye keep up prother👌👌👍👌
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Arimahena imisa prank o bena so so smaysay 😅😅😂😂 legend kaftan only
@ugbaadbeauty880
@ugbaadbeauty880 3 жыл бұрын
True story 🤕🤒🤒part two legend
@ileysofficial9581
@ileysofficial9581 3 жыл бұрын
Mar Kale. More films. Arimaheena
@bishaarosmaan5942
@bishaarosmaan5942 3 жыл бұрын
This is amazing💥 Arimahena short filmska no badi i.a💢
@caaliyacarfoon5263
@caaliyacarfoon5263 3 жыл бұрын
arimaheena the one and onlyspecial one
@yaasirhassan3027
@yaasirhassan3027 3 жыл бұрын
Heesaha aad reactionka kapixinayso pa kadaran wllo ee allaha ku tuso kuwaas Waadna dhantaa KZbinrs padan Haday sidani ka dhap tahay Always Great 👍
@dahinoofficial8123
@dahinoofficial8123 3 жыл бұрын
ArIMaHeNa we need more of this plz 👌🙏
@ayaan8621
@ayaan8621 3 жыл бұрын
So badiya qatar tihin 👌🥰 qebta 2 sodaya
@Amoura143
@Amoura143 3 жыл бұрын
Wax kle wlhi arimahena xaqiiqda jirta iska sidas ah keep going bro Bravo 👏🏼😜😂🤣👌🏼
@abdifatahlebi3856
@abdifatahlebi3856 3 жыл бұрын
Arimahena professional youtuber wankusalame bratha
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@mohahas1540
@mohahas1540 3 жыл бұрын
Arimaheena pro away film 🎥 qalinka wuu hadlaa halkuu aday
@ArimaHeena
@ArimaHeena 3 жыл бұрын
Cilad farsamo darteed inshallaah dib usameen doonaa, waxaan kufaraxsanahay inaa xusuusan tahay mowduuca filmkaas.
@mohahas1540
@mohahas1540 3 жыл бұрын
@@ArimaHeena thank you
@wllqanuni9571
@wllqanuni9571 3 жыл бұрын
pppp waaw m.a film micnihiisa wata bro waan kahelay hadey macquultahy video kle i.a aad iyo aad
@rahma2336
@rahma2336 3 жыл бұрын
Omg true story wllky arimahameena iyo dhmn wllaha kle keep going
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Masha Allah tabrikllha 👍👍 keep going ❤❤❤
@inamohamet2052
@inamohamet2052 3 жыл бұрын
Arimaheena filmka turjumaad English inaa ku sameso fcned😇😇😇🥰❤❤❤
@iqriinabbe9341
@iqriinabbe9341 3 жыл бұрын
please part two adi iyo ifraax short films Ka noo Soo badiya arimaheena waa codsi abwe
@abdullahiaden9903
@abdullahiaden9903 3 жыл бұрын
Sunta beenalayaasha Arimaheena
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 3 жыл бұрын
War gabadhu Quruxbadana m.a ifraah khalil halkan ban kasalamin byo mcnto🥰
@hazuuniyt6713
@hazuuniyt6713 3 жыл бұрын
Aqih video waxbadan oqaldan ayajiro KING KEEP.GOING
@kinglostofficia9084
@kinglostofficia9084 3 жыл бұрын
Best yuotube Somaliya arimheen wllhi 🤴🤴🤴❤❤❤❤
@guledcabdiguled6890
@guledcabdiguled6890 3 жыл бұрын
Part 2 soo samee Arimaheena
@niciimaomar1544
@niciimaomar1544 3 жыл бұрын
Really store wllhi keep going Arimiheena party 2 no samee my Brather 😍🥰💋💯❤👋
@Faris-Abdi
@Faris-Abdi 3 жыл бұрын
Wow 😮 Waa Film Waaqiciga ka Tarjumayah Waad ka baxsateen Jilidisa Edit kisa Iyo Directed nimadiisa
@farxiyofaraxsan2163
@farxiyofaraxsan2163 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going wallkey waan ku salamy Abowe🤩🤩🥰🥰🥰🥰🥰
@aishacudhassan5715
@aishacudhassan5715 3 жыл бұрын
Waxkalee horay usocda👌👌 BTW Ibrahim wuu waynaaday MashaAlllah
@jcrich9971
@jcrich9971 3 жыл бұрын
Qaabka loo dubey io qisada wlhi waa heer sare keepgoing brozky arimaheena
@sacdiyaxusein9479
@sacdiyaxusein9479 3 жыл бұрын
Wllhi arimahena wad tagtey wll mcn m.a allah ku siyadiyo caqligaga io kartidada
@ibnumaxfuud
@ibnumaxfuud 3 жыл бұрын
masha Allah keep going prt2 kusoo dar 😊
@zeytushihena2521
@zeytushihena2521 3 жыл бұрын
Walaalayaal iisoo duceeya waxan sugayaa natiijo imtixaan laygu qaadanaayo bari insha allah in uu ilaahay igu guuleeyo insha allah iisoo duceeya ilaahy dartii walalayaal
@مسجدشمسالهدايه
@مسجدشمسالهدايه 3 жыл бұрын
Legends arimehena👊
@gaasim3781
@gaasim3781 2 жыл бұрын
Dhabmiyaa waxalasheegaayo arimaheena malaguugugaaday miss barangiwaaye😱
@fahmoahmed1437
@fahmoahmed1437 3 жыл бұрын
Kkk wllhi Arimahena qosolki iga dhamayay qeybta prnkiga beenra
@abdiwelimohammad8629
@abdiwelimohammad8629 3 жыл бұрын
The reality keep going our legend garabkagan nahay ❣❣❣❣🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@MohamedAhmed-fq4sb
@MohamedAhmed-fq4sb 3 жыл бұрын
Wlahi waa xaqiiqada maanta views lagaga helo social media dadkuna way rumaystan.. allaha ku sharfo zxp arimahena ☝️
@Ilkacaze__YouTuber
@Ilkacaze__YouTuber 3 жыл бұрын
Arimaheena muqalka noo soo badi
@awooddadunida4286
@awooddadunida4286 3 жыл бұрын
Qaladaadka Filmka ayaan sugooyaaaa Arimaheenna
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 жыл бұрын
Omg funniest 😂 🤣🤣lakin ilahay haku dharan
@zaahirahmed390
@zaahirahmed390 3 жыл бұрын
the way you made is a amazing 👏
@mariaabdalla900
@mariaabdalla900 3 жыл бұрын
I like it wlhi fikir aad iso jiday waye runti ✨
@samia213
@samia213 3 жыл бұрын
Filim kaa noso badiya please love it ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ d
@nimoahmedhassandolal5793
@nimoahmedhassandolal5793 3 жыл бұрын
Amazing Arimahena plz noso badi😩❤️
@albaghtadofficial6435
@albaghtadofficial6435 3 жыл бұрын
Noo soo badi arimaheena
@suadjamamusa9058
@suadjamamusa9058 3 жыл бұрын
Arimaheena siffiican baad walaalo nooga dhigtay beenta baraha bulshada caanka ka noqotay ee aan laba sharaysanayn. Mahadsanid inbadan huuno. Guuliyo Gobonimo 👍
@xamdadhalgobeed7960
@xamdadhalgobeed7960 3 жыл бұрын
Walahi waaruntiii arimaheeena
@rashkalovechannel7210
@rashkalovechannel7210 3 жыл бұрын
Walee Jilaa Diyaarsanthy Arimeheenne
@kinghamedoffical
@kinghamedoffical 3 жыл бұрын
Noo soo badi the legender
TAXANAHA DARISKA | XALQADDA 3-AAD
24:59
Astaan
Рет қаралды 450 М.
ATARIISHO BAADIYO OO JACEYL IISOO BANDHIGATY .........ANIGANA ?
12:38
QURUX DUMAR WAA ...... | Short Film
7:40
ArimaHeena
Рет қаралды 345 М.
REACTION MY OLD PHOTOS  ArimaHeena (Funny)
11:01
ArimaHeena
Рет қаралды 99 М.
Film || Arimaheen oo La Qabtay Isago Burcad Badeed Somali Ah @ArimaHeena
10:02
Soo Koobida Aflaanta
Рет қаралды 315 М.
GABAR HINDI AH OO MAXKAMADA KA SO DACWEYSAY NIN SOOMAALI AH ILMAHA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
28:01
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 7 М.
SHORT FILM || MASEER || DUMAR MEEL U ROON MALAHAN - by Saxaaf & Adna
10:34
WAAN KULANNEY | WE MET - ArimaHeena VLOG #52
22:43
ArimaHeena
Рет қаралды 688 М.
MAKIINADDA KHUDAARTA | (Aabbaha Maseerka) Short Film
17:59
ArimaHeena
Рет қаралды 334 М.