Arimahena bac qafiif cml lii caato baaba ka cayilan e😂😂😂 Filmka qeyb kle kusi jirta sir naaged lagama salgaadho 👍
@suldaanofficial19275 жыл бұрын
ARIMAHEENA Film MICNOH WEYN KA HDALAYA hadi ad ila fahan tahay LIKE.ta dhac ku siih
@abdiadan2695 жыл бұрын
suldaan official SXB SUBSCRIBE ISAAR pleees
@suldaanofficial19275 жыл бұрын
Adnah ii saar
@cabdirisaqqoorgaab40074 жыл бұрын
Film si Quruxbadan lo Duubey micno badan xambarsan oo mawduuc Aad u muhiima ka hadlaya Mahadsanid Arimaheena
@hodanhamud3325 жыл бұрын
Atriisho ka joog wllo wiil xaaskiisa ha kudirn arimaheena wllo dar alaan ku jclhy libaaan iyo gabadhnaha keep going wllo yaal🥰🥰🥰🥰
@qadribashiyusuf21995 жыл бұрын
Masha allah waa film siwayn loo agaasimay muuqaalo qurux badana kusoo bandhigay ..marka keep going forward. Soona badiya akhyaarta filmadaanoo kale✌️✌️✌️✌️✌️
@saygafilmsandvlogs92715 жыл бұрын
Inaa Comentiga aqrinoso wan arkaa lkn haiga xaasidin subscribe ileen somlia ban ahy 🇸🇴🇸🇴kan ban walalo kudhahy
@foosmohammed95195 жыл бұрын
Liicaate soo liska dhigdhigooyo🤣🤣 Arimeheena baraadar tuug lee u ekaatay🤣 Wn ka helay filmka❤
@nimcoyousuf21125 жыл бұрын
foos mohammed 🤣🤣🤣
@ayoushamohamed19545 жыл бұрын
Wooow😱😱😱boss liiban😇😇 queen atarisho baadiya ku xigtaa 😍keep going my team arimaheena❤👏
@sagalmohamed48435 жыл бұрын
Lii caato inaad xafiis fadhiisato waad ku qurux badan tahy meel iska furo 😍😍👌🏻👌🏻👌🏻
@caaqilyareofficialchanell86075 жыл бұрын
Arimaheena duubista igu dishe baaaabaa 🙋♀️🙋♀️
@asiamohamud57175 жыл бұрын
Maan sha allh cadi mah mahadsanid arimaheen ❤❤ sida quruxd badan ooo ada nogu so diyarisen
@Abdirizak_farah5 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll
@apaanqaamo63265 жыл бұрын
35 minutes and 10k views keep going arimaheena team ❤❤❤
@samiirahajimohamed49775 жыл бұрын
wlh caadi ma ahan shekadaan wan ka helay
@AhmedOsman-qn8dz5 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah waa film aad u qurux badan runtii mahadsanid Arimaheena waad ka xasataay we need more film from you guys please thanks From UK viva wadani somaliyeed
@bahjabilan88735 жыл бұрын
Film kaan waa xigmad una bahan in la fahmo marka fikirka qaldan nafta ha lga daayo kalsonidu ka wngsn wx wlba ilen iyada darbi wlba adkesa 💯💯👏 Dhamantin mahdsinidin wllo 💯💯
Iga dheh #Hagio studio Yash Raj films Director ka iga dheh Karan johar #Liicaato Shahrukhan iga dheh #Atitisho badiyo Kajol iga dheh Duriyada Rani mukherje iga dheh #bestshortfilm
@fadumaally63535 жыл бұрын
Kkkk kal iyo kab u qoslay
@juuleyare54615 жыл бұрын
Wooow wlhi baste💗💗parte2 ayan rabn licato akhtar buxa💗sido kale arimahena god jop m.a sido kale gabdhehena wey ka baxsaden wlhi moves American and Indian wan kaga marana🙏🙏🙏💗
@mohamedyareofficial53645 жыл бұрын
HADAAD ILAHAY JECESHAY #SUBSCRIBE ISAAR
@MATRIXTRADER115 жыл бұрын
Md
@amlapea28975 жыл бұрын
Liicato muqal u ku jiro wlh in anan khaladad lagu dhex arkeynin😍😍👌 jilaa an dar Alle u jeclahay🇸🇴❤
@apdifatahofficial85975 жыл бұрын
Aliizha plz Soo booqo plz Subscribe kzbin.info/www/bejne/oWOkqIubnN-Ha5I
@paultwocock54215 жыл бұрын
i like it colour grading and how the video is so smooth
@inamohmett11345 жыл бұрын
❤️🤴Arimaheena Best youtuber ever
@jamaadcumar85065 жыл бұрын
Waaw waa filim soo jiidasho leh waad kumahadsantihiin bulshada wax wey ayaad uhaysaan kuwo kale oo xiiso badan ayaan idinka sukeenaa thanks dhamaantiin
@haniabdullahimaxamed22025 жыл бұрын
Woowww masha Allah dadkaygi hor mar wacn Lii Caato geesi labo maha guleysta walalday 💖💖💖💖💖💖💖💝💓💓❤💖💖💖😍😍😍💝💓❤💖
@zakariyemudey93235 жыл бұрын
Xafiiska Uu Liicato Fadhiyo inuu Midka Badri Sandhool yahay inta ila taqaano like ta🙏🙏🙋♂️🙋♂️
@Abdirizak_farah5 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll
@cishqiyawilegenderman3395 жыл бұрын
Beautiful acting and Beautiful masseg 😍🙏 keep going 👏
Film yar balse macno wayn ku fadhiya waan la dhacay mnsha allah ❤❤my brothers and sisters keep going🌹💞🌹💞🌹💞🌹💞🌹
@mariadaggan81205 жыл бұрын
Msha lh top weye wlh💕 halmid bn idin ku darsanyaa meelaha xasuusaha ah kallar khaasa u sameeya like black&white sida aflaamta caadiga ah👏
@anwaarrabdi97495 жыл бұрын
Best camera man arimaheena🖖
@iam_yaass5 жыл бұрын
Hagio studio 💫 Waan ka helay waxn uma leenaya video gaan inuu ''fariin xan baarsan yahay'' i'like this video 🤷🏻♂️✨🙏🏽
@Abdirizak_farah5 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll
@HanadEmran20245 жыл бұрын
Fikrad Ka Timid Caqli Saliim Ah Masha Allah💯✔
@queenciiltiraofficial40005 жыл бұрын
Waaw adan uga helay waa clip gaban lkn ku fadhiya macno wayn arimahena liiban fatimiina iyo inanta halka kasii wada waxad tihiin jilaayo lahubo tusaalena mudan💯❤👏👑
@rahmadahabo53295 жыл бұрын
Masha allah wlhi habjiliin fiican ayay leeyihiin jilayaasha dhamaantood zhp arimaheena noosoo badi short films ka
@mohamedmarkaawi3425 жыл бұрын
Ax yaa Filim wlhi Masha allaH Short Filims ka So badi Bro❤🇸🇴🌍
@Abdirizak_farah5 жыл бұрын
Subscribe ii saar wll
@Faatika225 жыл бұрын
Flimkaan micno bdn ayan ka faidne 🙏🙏 Wxan sugnapa waa fliman kle oo kan cml io kuwo kazi Fcn ARIMAHEENA✌
@apdifatahofficial85975 жыл бұрын
Faatika plz Soo booqo plz Subscribe kzbin.info/www/bejne/oWOkqIubnN-Ha5I
@hafsaahmed6715 жыл бұрын
My fav KZbinr Arrimaheena wllhi miss you huno qali welcme back😍❤❤❤
@apdifatahofficial85975 жыл бұрын
Hafsa plz Soo booqo plz Subscribe kzbin.info/www/bejne/oWOkqIubnN-Ha5I
@mohamedsaudi46115 жыл бұрын
Miss you ku haay. Ya ku rabo beec a thy
@hafsaahmed6715 жыл бұрын
Mohamed Saudi maxad ujeeeda micnaha??
@mohamedsaudi46115 жыл бұрын
@@hafsaahmed671 waxa ceeb kugu ah ado gabar somali ah ku haayo nin xita an war ka heeynin ama aktisa qiima adan ka laheen inad tiraahdo i miss you & i love you
@hafsaahmed6715 жыл бұрын
Maseer makuhaayo tedakle inad dhanka nagative ka waxuqadato kulayaabi maayo Somali Bautahy anyway Hdan uxiiso adi wxba kamaglin ilen adi laguma xiisine midna kudarsoo arimahena wa wiil wllky ah wanajeclhy qaabku Waxuduubo iyo jilitankisa sa ajliged bnuguxisey inleen mlmhn wxba musan soodubine so shaqo yeelo aynkudhihilahaa
@hoodocabdi69285 жыл бұрын
wooow film iYo badh iga dheh xaqiina ka halaaYo👍👏👏💓arimaheena lii caato salmo atriisho baadiYo keep going alle hydin dhawro😘one love💞
@zuhuurabdirizakbaadil52785 жыл бұрын
Omg wlhi nice video horay usoco arima haan iyo liicato iyo my queen walashy 🎆🎇🎆🎆wlhi wan ka helay filamkan m.a❤❤❤❤❤
@rahmamohamedomar58235 жыл бұрын
First comment good job my fav youtuber ARIMAHEENA ❤💘
@apdifatahofficial85975 жыл бұрын
Rahma plz Soo booqo plz Subscribe kzbin.info/www/bejne/oWOkqIubnN-Ha5I