𝐃𝐈𝐆𝐍𝐈𝐈𝐍 𝟓 ARIMOOD HA SAMEYNIN 𝐈𝐋𝐊𝐀𝐇𝐀 HADII AY KU 𝐗𝐈𝐑𝐀𝐍𝐘𝐇𝐈𝐈𝐍. Drfaris

  Рет қаралды 7,337

Dr faris Al attas

Dr faris Al attas

Күн бұрын

Пікірлер: 49
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 жыл бұрын
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 igu soo dir su'aalaha 𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦👇 instagram.com/drfarisalattas/
@thereds7223
@thereds7223 2 жыл бұрын
Dr plz ii soo jawaab su.aasheyda dhuunteyda markaan wax cunaayo waan dareemaa xitaa haddaan biyo cawaayo lkin xanuun malahan maxaan sameeyaa Epiglottitis miyaaa inteena joogtaa adi ii soo jwb plz 😥😢
@faadumomaxamed4491
@faadumomaxamed4491 2 жыл бұрын
asc Dr xubinta tarnka hadii afkisa kasoboho halfin mise dhax hata gumar marne wan isku arka marne wan waay fadlan iso sheg waxn isku arkey markan dhaley ee cumasha kadib ayaan isku arkey sida gumarka waaye marka maxaan sameya Dr sheg
@MonaMohamed-rg9to
@MonaMohamed-rg9to 2 жыл бұрын
Masha allha mahadsani Dr
@hodanidiris2675
@hodanidiris2675 2 жыл бұрын
Thankz dr
@fariidabintumuse2005
@fariidabintumuse2005 2 жыл бұрын
Masha allah jazaakallahu qeyran🥰
@amiirayuusuf8345
@amiirayuusuf8345 2 жыл бұрын
Dr thank u💕💕💕💕
@fartuunibraahimcaraye5598
@fartuunibraahimcaraye5598 2 жыл бұрын
Masha allah dr thanks
@amiirayuusuf8345
@amiirayuusuf8345 2 жыл бұрын
Dr iyadoo ilkaha ixiranyihin biyo cusbo leh ma ku cadeynkaree dr 👍👍👍
@fadxanuura6369
@fadxanuura6369 2 жыл бұрын
Kadaa wall lkn kù luqluqo
@amiirayuusuf8345
@amiirayuusuf8345 2 жыл бұрын
@@fadxanuura6369 thank u wll
@faadumomaxamed4491
@faadumomaxamed4491 2 жыл бұрын
asc Dr macargatey fariinteyd
@hodanidiris2675
@hodanidiris2675 2 жыл бұрын
Dr Cudurka Yiridka Kaso Hadal Iyo Daawadisa plz 🙏
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 2 жыл бұрын
Dr wan ku salamay xagee ka bqxday wa lagu wayay so laabasho wacan
@hoodomahamd2519
@hoodomahamd2519 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@maryanmaxamud2758
@maryanmaxamud2758 2 жыл бұрын
Mansha allha shukran wll 🥰🥰
@adontiialle5345
@adontiialle5345 2 жыл бұрын
Dr kaygii allah haku xafido
@jamabashir7390
@jamabashir7390 2 жыл бұрын
Macalin phoshop mahay 2022
@adontiialle5345
@adontiialle5345 2 жыл бұрын
@@jamabashir7390 yaah
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad
@nasrinnalka
@nasrinnalka 2 жыл бұрын
Mnzha allH keep going bro
@dhirigilisoumada5452
@dhirigilisoumada5452 2 жыл бұрын
Hàda ka hesho muqalada qisoyinka cilmi nafsiga iyo dhirigilinta please isoo boqo walalkeyga ama walasheyda 🙏🙏
@thereds7223
@thereds7223 2 жыл бұрын
Dr plz i caawi sfcn wax uma liqi karo Epiglottitis iskaga shakisanahay plz ❤❤❤
@nastexomohamed6087
@nastexomohamed6087 2 жыл бұрын
Dr-ilkaaa layga saaray 2gaws o sare iyo 2hoose iyadoonay ilkahaygu isasaarsarnyn wx mushkilada ma leedahay😭😭😭😭😭😭😭😭😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@fadxanuura6369
@fadxanuura6369 2 жыл бұрын
Wall anigaba waa leyga saaray 4 labo hoose iyo labo kore lkn waa caadi
@ayaancarab4839
@ayaancarab4839 2 жыл бұрын
Asc Dr waxan ka codsanaaya inaad ka hadasho dhiiga cad marku dhaco calaamadaha lagu garto wxn umaleyay inu dhiiga cad iga yaryahy Marmar gacmaha iyo lugaha waysoo fuuraan buurni ayay noqdaan marmarna dhuubni ayay noqdaan wan fahmi waayay sobobta bls igasoo jawaab
@maryanmohamed8918
@maryanmohamed8918 2 жыл бұрын
Mash Allah
@khadarcabdiraxmaan3031
@khadarcabdiraxmaan3031 2 жыл бұрын
Asc warax matulh wabarakatuhu doctor. Ilkaha laydh (air )ayaa iga galaysa waana week gan guduhiisa , marka maxa sababa ?
@abdurahmanisse4995
@abdurahmanisse4995 2 жыл бұрын
Asc dr setahy waxaan dareemaaa madax xanuun saaid ah Waxaan xanuunka dareemaa markaan saaid u dhidido waliba jiim ayaan adaaa habeenkii. markaan saaid u dhidido madaxa saaaid ii xanuunaaa maxaa keenaya dr in markaaan dhidido madaxa i xanuunaa
@faatushabdi5713
@faatushabdi5713 2 жыл бұрын
Xulbadda qof abreeshin macabi karaaaa
@abdulahijamac4793
@abdulahijamac4793 2 жыл бұрын
Asc
@riyaaqmahamuud7978
@riyaaqmahamuud7978 2 жыл бұрын
Aniga igu horeyo Dr walac aa Tacban la ahay maxa sameya
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 2 жыл бұрын
Biyaha badso abayo gajadana iska ilali wa ka ficnaneysa
@saaboahmed2501
@saaboahmed2501 2 жыл бұрын
Dr wxa ku wedina sual anigo dhiga cadada ka qabestay 7 malin kahor aya wxa isku arkay dhiig qaxwi ah 3 malin iga socday mxa wye uur wn iska wayay dhigi cadada 10 malin iga dhiman
@alisha33.
@alisha33. 2 жыл бұрын
Side teeth kayga hal iga maqan halna yariis noqotay ma xiran karaa marka Dr 15 years and 4 months jiraa
@abdirahmancaato2792
@abdirahmancaato2792 2 жыл бұрын
👇hormaR saxib
@abdirahmancaato2792
@abdirahmancaato2792 2 жыл бұрын
Aad Ba I CaawiseH
@Nada-f8z4p
@Nada-f8z4p 6 ай бұрын
WAAN LASOCDAA BARNAJYADA CAFIMADA EED NOOGU DEEQDO
@thereds7223
@thereds7223 2 жыл бұрын
Comment geyga fiiri ii soo jawaab plz xittaa sfcn wax uma cabbi karo waa dareemayaa in wax igu taagan yihiin cml xanuun malahan Google ka ayaa ka baaray Epiglottitis wax la dhaho ayey ii soo saareen plz i caaawi 😭😭😭
@alisha33.
@alisha33. 2 жыл бұрын
Tonsils (qun) waaye epiglottis waxaa la dhahaa cad yar oo hilib ah oo dhuunta Ku yaalo cuntada iyo biyaha uu Ka difaacaa inee marinka hawada galaan marna wuxuu isku daboolaa marinka hawada waana markaa cunto cuneeso markaa hadleesid ama neefsaneesidna wuxuu isku daboolaa marinka cuntada. Marka dhibka asi ma ahan ee qun kugu kacay baraf iyo jalaato cuntay ama wax qabow ama bisbaas
@thereds7223
@thereds7223 2 жыл бұрын
@@alisha33. wllhi aad baad u mahad aan tahy sis Iam scared 🤍🤍 hadda goormoo i deeynaaa
@thereds7223
@thereds7223 2 жыл бұрын
@@alisha33. lkin fiiri sis dhuunta cml waaye beee mana la arkaayo ? Adi carabta dhamaadkii meelahaas waaye iga daba geebo quun lee miyaa waana mahadsan tahy 🙏👍
@alisha33.
@alisha33. 2 жыл бұрын
@@thereds7223 qunkabo carabka dhamaadkiisa uu Ku yaalaa kaniini amoklavin 1000mg soo gado 1.5 la gadaa 7 xabo waaye subax iyo habeen cun anaa la ii soo qoray hadda Ka hor fiqi hospital waa caafimaadee i.a lkn baraf iyo wax zaaid u qabow ha cunin iyo shukulaatooyinka aadka umacaan haddii kale Bactria wee la qabsanee kaniiniga 1000mg waayane kii u danbeeye waaye khalajiyo kama danbeeyo
@alisha33.
@alisha33. 2 жыл бұрын
@@thereds7223 haddaa kaniiniga si fcn u cuntid .adaa mudan😇
@nimcomahad3503
@nimcomahad3503 2 жыл бұрын
Intan ka aheyn mukhaadarad iyo shiishadada inta kle waa sameeyaa 1 dadka wala dagaalaa 2 wax waa ruugaa ama calaaliya macmaaan iga ma fakado see ku joojiyaa dr faaris😒🙄
@maryamacabdiraxman4079
@maryamacabdiraxman4079 2 жыл бұрын
😀😃😃😄😄😄 aniga hilip dhan wan iska dayey ilaa mid aad ujilcan ma ehe dagalna warkisa daa macmacane maba jecli
@zackofficial9436
@zackofficial9436 2 жыл бұрын
Dr faris instagramka ayaan qoraal kuu soo qore dr ii soo jawaab waana ku soo garaacay 🙏
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
ILKO XANUUNKA IYO SIDA LOO DAAWEEYO
8:31
Dr CK
Рет қаралды 27 М.
SI DABIICI AH ISAGA DAAWEE JEEX JEEXA AMA DILDILAACA JIRKA. Dr fahad
8:30
Healing Ruqyah for Any Pain or Illness | Play for Peaceful Sleep
2:43:35
Everyday Ruqya كل يوم رقية
Рет қаралды 7 МЛН
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 62 М.
YAREEYNTA BARUURTA CALOOSHA
10:13
Dr faris Al attas
Рет қаралды 9 М.
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН