ARIN UGUB AH OO ARGAGAX IYO LAYAAB LEH

  Рет қаралды 115,740

BRIT SOMALI TV

2 жыл бұрын

WALIGAA MA ARAGTAY MAYD BOOLIIS UU WAARDIYAYNAYO? WAA DHACDO LA YAAB LEH OO YAAB IYO DHAKAFAAR KU RIDAY BULSHADA SOMALIYEED EE KU NOOL DALKA CANADA
Iran has "categorically" denied any link with Salman Rushdie's attacker - instead blaming the writer himself.
Earlier, US Secretary of State Anthony Blinken accused Iran's state media of gloating about the attack, calling its behaviour "despicable".
Iranian media have extensively commented on the attack, calling it "divine retribution".
Iran's state broadcaster daily Jaam-e Jam highlighted the news that Rushdie might lose an eye following the attack, saying "an eye of the Satan has been blinded".
As news emerged of Friday's attack, eyes turned to Tehran where the fatwa - religious edict - calling for the writer's assassination was first issued more than three decades ago.
But on Monday, Iran's foreign ministry spokesperson Nasser Kanaani - giving the country's first official reaction - said Tehran "categorically" denied any link, adding "no-one has the right to accuse the Islamic Republic of Iran".
However, he said freedom of speech did not justify Mr Rushdie insulting religion in his writing.
"In this attack, we do not consider anyone other than Salman Rushdie and his supporters worthy of blame and even condemnation," the spokesman said during his weekly press conference in Tehran.
"By insulting the sacred matters of Islam and crossing the red lines of more than 1.5 billion Muslims and all followers of the divine religions, Salman Rushdie has exposed himself to the anger and rage of the people." ( www.bbc.co.uk/news/world-us-canada-62546469)
Join this channel to get access to perks
kzbin.info/door/Tx_jbVz7LqiDUnlej4jFKwjoin

Пікірлер: 390
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
FADLAN SUBSCRIBE SHERE LIKE DHAC KU SIIYA DHIIRI GALIN AYAY NOO TAHAY.
@subscrib324
@subscrib324 2 жыл бұрын
Wcs
@dagancadey1282
@dagancadey1282 2 жыл бұрын
😥😪😭😢😥
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 жыл бұрын
Sheekh Bashiir iyo culumada kale way dadaaleen.Gadiid iyo Wiilka ilaahay ha u naxariisto.Samir iyo iimaan hooyadii iyo ehelkaba
@abdallagurhan1971
@abdallagurhan1971 2 жыл бұрын
Scww Sheikh cabdiyow numberkaada
@ibadoosman1982
@ibadoosman1982 2 жыл бұрын
Wadaadka wuxuu yiri ciyaalka dhaqanka iyo diinti waayka taggen malcamada iyo masaajikey ku xirnaayeena wuu leeyahay MA is qabtaan erayadaas Waleed waa.la dhamaaay
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 2 жыл бұрын
اللهم احفظ اولادنا واولاد جميع المسلمين من هذا المرض وشكرا اخي شيخنا الفاضل ربنا يكرمك يارب ويزيدك من فضله و جزاك اللة كل خير
@umcasuus894
@umcasuus894 2 жыл бұрын
آ مين يارب
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 жыл бұрын
Aamiin
@mohamedabdikariim3794
@mohamedabdikariim3794 2 жыл бұрын
Nk
@khadijac9841
@khadijac9841 2 жыл бұрын
Allaahuma aamiin yaa RABI
@fartunahmed6603
@fartunahmed6603 2 жыл бұрын
ألهم امين يارب العالمين
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 2 жыл бұрын
Masha Allah walaal Cabdixafid,jazak Allahu khayran adiga iyo Sheekh Bashiir oo aanu waanooyinka aad uga faa'idnay iyo sida aad u dhagaysanayso iyo su'aalaha qiimaha leh.🙏👋👍✅✅✅✅
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Sheekhu runta ayuu taabtay alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto labada wiil ee geeryooday, marti lajecelyahay Alle haka dhigo, sabr iyo imaan walidkooda iyo ehelka, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
@kismaayochannel4296
@kismaayochannel4296 2 жыл бұрын
Maansha allaaaaaah sh bashiir shiil Wuxuu sheegay oo dhan waawada run Allaahu akbar
@FadumoHas
@FadumoHas 2 жыл бұрын
masha allah jassa kallaahu qeer yaa sheeq bashiir shiil
@boolocadey4661
@boolocadey4661 2 жыл бұрын
Ilaahayoow sheekha xifdi oo wixii shar ah ka dhowr oo noo xifdi culumadeena oo dhan.
@suuban001
@suuban001 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi
@hfm9834
@hfm9834 2 жыл бұрын
Jazakllahu khayran wllky Abdixafiid iyo Sheekh Bashiir. Ilahay ha u naxatiisto intii dhimtay amiiin. Ilahayoow ubadka islamka badbaadi oo soo hadeey amiin.
@abdimoallin842
@abdimoallin842 2 жыл бұрын
Yaa sheikh you are brilliant mashallah Please do such lectures in yourube. Jazakallah
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 жыл бұрын
Rabbiyow soo hadee raga Somaliyed. Awlaada alow nooxafid yaa allah
@Ahmednur9765
@Ahmednur9765 2 жыл бұрын
Amiin yaa rab
@zaraosman2096
@zaraosman2096 2 жыл бұрын
Masha Allah Sheekh Bashiir. Ilaahay ha xafido wadadeena meel walba ay joogaan la'aantood waan wada lumi lahayn wacdigaas iyaaba inagu filan
@somaligirl8708
@somaligirl8708 2 жыл бұрын
To much add
@mohammadaskaricaruur2967
@mohammadaskaricaruur2967 2 жыл бұрын
@@somaligirl8708I agree
@naaaduzpoy5089
@naaaduzpoy5089 2 жыл бұрын
Somali illaahey ha u toobad keenan dalkoda iyo diintoodana ha uso noqdan
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 2 жыл бұрын
Absolutely this is turu sh/bashiir shiila waa runatii saxiiii saxiiii saxiiii👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌
@raxmoshekhxasanbarsane7638
@raxmoshekhxasanbarsane7638 2 жыл бұрын
Sheekh bashiir allaha udbeereeyo cumriga balse waaba duqoobay soomaali rabi hainoo naxariisto meelkastoon joogno
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
JazakAllahu khayr sheikh Bashir Guuleyso Aduun iyo Akhiro Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
@alkhansaatumadir8632
@alkhansaatumadir8632 2 жыл бұрын
Asc Raga Soomaaliyeed nooc walbaba meel walba ayay nagu dayaceen midka xaaskiisa la joogo xitaasi unbay u dayacantahay,khiyaano iyo qooto qooto ayay rabaan inay dumarka ula noolaadaan daacad ma jirto markaa Alle haloo soo baryo rageenii inay Mas'uuliyada saaraan kasoo baxaan.
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 жыл бұрын
Kuguma raacsani waayo Ragga kaliya ma aha waxa u baahan inay isi saxaan. Dumarkaba wax badanaa ka qaldan ay kow ka tahay inay wiilashooda gacan ku dhiiglayaal ah qariyaan oo dhoofiyaan malaaigna ka dhigaan. Waana waxa ugu daran oo khasaarayaasha waawayn u gaystay bulshada Soomaaliyeed wayna saamaysay dadki kuwoodi fiicnaa iyo kuwoodi xumaaba. Masiibo haday meel ka dhacdana mid fiican, mid xun, mid ambiile ah iyo mid aan dambi laheenba way asiibtaa. Guud ahaana waxaan waa imtixaan waqtigi Rabbi qaddarana dhamaan doono. In Alle laga baqo, xalaal miiradnimada lagu dadaalo, waalidku isku sabro, naxariisto oo kala dambayn iyo is gacan qabsi lagu noolaado. Ubadka aan lacag laga dooran ee ayaga la dhiso lana maal galiyo, Rabbina loo baryo oo loo kaashado cadaaladana lagu dadaalo oo aan la qarin ilmaha haday waalid kale ubadkiisa soo dilaan ayaa guul lagu gaari karaa. Naxariista Rabbi yaan laga quusan. Allaha usha dhexda nooga qabto. Yaa Allaah diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi.
@alkhansaatumadir8632
@alkhansaatumadir8632 2 жыл бұрын
@@fouzifouzi3393 waa runtaa laakiin hooyooyinka arinkaa sameynaya waa fara kutiris markii loo barbar dhigo ragga dayacay qoysaskooda
@Mary-wf7cu
@Mary-wf7cu 2 жыл бұрын
👍
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 жыл бұрын
Laa xawla walaa quwata illaa billaah, Rageena dal iyo dadba Ilaahay xaqa ha tuso ubadkana hanoo xafido
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 жыл бұрын
Khiyaani kama aha ee waxayna weli fahmin siday wadamadan reer galbeedka ah caruurta loogu kirsado qaarna isla weyni iyo jahli ayaaba guryahoodii ka saaray
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 2 жыл бұрын
Maashaa Allah Jazaa’akalaah sheeq iyo adiga c/ fitaax, ilaahey ha u naxariisto wiilasha dhimtay, yaa Allah ma badbaadi
@hodanh4275
@hodanh4275 2 жыл бұрын
Ilaahay haku xafido sheikh, ilaahay dartii baankuuguxiisnaa kalmadaada qaaliga , jazak Allah khayr
@amuu8286
@amuu8286 2 жыл бұрын
Asc, jazaka Allah kheer.😭😭😭 May Allah guide our Somali youth.
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 2 жыл бұрын
Speechless 😶 heartbreaking Subhana Allah Allow noo gargaar
@zammyali3047
@zammyali3047 2 жыл бұрын
Mashaa allaah sheekh bashiir inta uu sheegay waa runtiis
@aminaabbas578
@aminaabbas578 2 жыл бұрын
Inaaalillaaaaaah wa inaaa illahay raajacuun illahay ha u naxariisto dhamantot Ehelka iyo qarabada samir iyo imaan alle ha siiyo amiiiiiiiin
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Ilaahay ha xifdiyo walid kasta iyo caruurtooda, Allahumma Aamiin Aamiin💞
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto janatul fardow aclaa Allah ha ugu bishareyo Allahuma aamiin. Waa calool xumo wallahi dhalintii waa naga dhaaatay Allow noo gargaar Subxanallah 😭😭😭
@alkhansaatumadir8632
@alkhansaatumadir8632 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا walaal Cabdixaafid iyo Sheekheena Bashiir Shiil
@alihiray1074
@alihiray1074 2 жыл бұрын
Somali waa iney joojiyen nolasha wadamada gaalada kuwa joogana. Waa iney kudadaalan iney kasoo noqda waxaa kaloo muhiima in aan dadka dhalin yaradaa lagu taagerin tahriib iyo aadista dal gaalo
@kadra825
@kadra825 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الشيخ الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 2 жыл бұрын
waa calool xumo wallee, Maasha allaah sheikh bashir ilaahay ajir hakaa siiyo hana ku xifdiyo howsha adag aad qabatid. Dhibka jiraa waxay tahay dalkeeniina 32sano ma hagaagsano weli waan wada sugaynay, qurbahana soomali meelkasto ku dhibtoodeen, xaggeen ulaabana ama aadnaa waa iga su’aal? 😭ilaahayo soomaliya inoo hagaaji🇸🇴
@haliimaabdullaahi6434
@haliimaabdullaahi6434 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yarabi
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 2 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto walaalkena soomaaliyed yaa rabb 🙏🙏🙏
@aadanufuroowaadanufuroow8972
@aadanufuroowaadanufuroow8972 2 жыл бұрын
masha allah jazaa ka kheyr shekh wuxuu ka hadley rarbiyda cilmaha qoys kasto muslim ah oo somali ku nool hadii xuznul muslim baran lahayeen shayadiiniì insi wal jini shartooda waa laga badbadi lahaa dhibki wadanki kawadani wa fashilmi lahaa in sha allah
@fahmoadan8202
@fahmoadan8202 2 жыл бұрын
Xaqiiqatan waa dhacdo argaxgaxleh illaahow ubadka noo hanuuni hooyooyinkaana qalbiga u qabooji samir jamiilana sii aamiin aamiin aamiin yaa allaah
@siradodowa1732
@siradodowa1732 2 жыл бұрын
Ilaahoow ilmaha noo xifdi agoon aabo leh weeyo wiilashii somaaliyeed 😭😭😭
@HakaFakarin
@HakaFakarin 2 жыл бұрын
Aabo muxuu uga baahanyahey 27 jir
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 2 жыл бұрын
ISLAAN SHALOONGO ARUURINEESO O ILMAHA BAAHI KU DISHAAY OO ABAHII GURIGA ASKAC IYO GALO U WADAY OO DHAQANKII KA TAGTAY SIDI FARXIYA FISKA IYO NIMCO JOKAR CML OO ILMAHODA KA CARARAY ILAHOOW NO SO HANUNI OO XAQA AND DIINTA TUUS ISLAMANKA SOMALIYEED
@MrFuley
@MrFuley 2 жыл бұрын
Sheekhan noo soo badi wa very interesting
@nura2876
@nura2876 2 жыл бұрын
Masha.alaah wll thanks
@mamaruney4373
@mamaruney4373 2 жыл бұрын
Subxaanallaah wllhi waa arin argagax leh illaahay ha u naxariisto
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 жыл бұрын
Allow u naxariisto wiilasheena somaliyeed 😭😭🤲🤲Abdihafiid iyo sh Bashir wa idin salamaya
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 2 жыл бұрын
Sheikh aad u macaan maasha allah
@flimbychuckz6947
@flimbychuckz6947 2 жыл бұрын
Asc somaliyeey ragu hadayna rabin masuliyada caruurta dhalmada hayska wada jaraan aduunkana dhibla aan hayska bashalaan akhirona waa iyaga iyo Allah
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Sax taas ayaa laga kari la, yahy dumarka Somalida... Waayo Aabo la korinaaya ma heystaan bdankood.
@qaalisharaf6594
@qaalisharaf6594 2 жыл бұрын
innaalilaahi wa in naa ileeyhi raajacuun ilaahay ha u naxariisto dhamaan tood insha Allah aamiin yaarabii
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto ilmahaas dhintay waladiintii iyo eheladii ay ka baxeen na samir iyo imaan haka siiyo, sheik iyo Wiilka inoo soo gud biyeyna ajar haka siiyo
@abeliever6823
@abeliever6823 2 жыл бұрын
Assalaam Alaykum. Very sad. May Allah guide our youth.
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Masha allh Sheekha iyo weriyaha Alle raali haka noqdo wax badan ayuu noobayaaniyay waa hadii ay waxmaqlayaan Aabayaasha, Hooyooyinka waa ineey Alle ugu baqaan jirkooda naarta ka ilaaliyaan qarinta ay qarinayaa wiilkooda dhibka uu geeysto oo Soomaali udireeyso Alle ma idin jeedo miyaa, cawaaqibka aad ka heleeysaan wax walbo ma uhaagaagaayaan Allow noosoo hadee wiilasheena
@katragesey4140
@katragesey4140 2 жыл бұрын
The most amazing shiek mashallah. He understands the situation correctly and is explaining it perfectly
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Allah ha badbaadiyo dhalinyarada meel walba ay joogaan aamiin Allah dalka iyo dadka soomaaliyeed ha badbaadiyo aamiin yaa rabi noo badbaadiyo dhalaanka aamiin Allah ha u naxariisto intii dhimatey aamiin inta nool Allah ha xifdiyo aamiin yaa allah soomaalida ha badbaadiyo meel walba waan ku dayacanahay yaa rabi noo gargaaro aamiin
@maayaabdalaa3401
@maayaabdalaa3401 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 ilaahay hawnaxaristo qabrigana alaha uga dhigo beer kamida beeraha janada ehelkuu kabaxayna samir iyo iimaan alaha kasiiyo aamiin yaa alaah
@nila7120
@nila7120 2 жыл бұрын
InnAlillahi wa innailey rajucun may Allah granted them jannatu fardhos and forgive their sins subhanAllah it's a sad story my condolences to their families
@ruqayamohamed2448
@ruqayamohamed2448 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto wiilashaas hooyooyinkii dhalayna Allah Qalbigooda ha u qaboojiyo Awlaada Muslimiinta Alle ha xifdiyo Amin
@fauziaabdi5255
@fauziaabdi5255 2 жыл бұрын
Rabbigeen Subxaanahu Wa Tacaala ha u wada naxariisto dhammantood, waalidiintoodana samir iyo imaan ha ka siiyo
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 2 жыл бұрын
يا اخي الكريم عبد الحافظ ربنا يبارك فيك ويزيدك من فضله
@Mustafa-jd2io
@Mustafa-jd2io 2 жыл бұрын
Allah ha’unaxariisto wallee soomaali meelkastoo ay joogaan sidaasaa ugu dhamaadeen haday dibad joogaan iyo hadii ay dhulkiisa
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 2 жыл бұрын
ILahow ubadka no sohadey o xaqana tus o walidkii kawada bexeena iLahayow samir jamiil ah ka siiyo yarabi raxmaan 🙏
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Xasbiya Allah wa nicama wakiil.
@farahfartun3961
@farahfartun3961 2 жыл бұрын
Ilaahay wiilasheena soomaaliyeed noo xafdi meel kaste way ku dhamaadeen ilaahow na caawi
@SadiaM1960
@SadiaM1960 2 жыл бұрын
Government housing ha Ka baxaan waa masiibo
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 2 жыл бұрын
Reer kan government house ma degane maxaad ka hadaleysa reerah dad shaqeysto ahayen
@wm9669
@wm9669 2 жыл бұрын
That is the biggest problem . Everyone wants a cheap housing , cheap housing is in deprived area. Look at the pattern , project neighbourhood
@geesideeqsi1035
@geesideeqsi1035 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhaman walalaha dhintay, rabow anaga iyo awlada walalaha Musliminta no xifti soona hadee allahuma aameen
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 2 жыл бұрын
Inaalilaah wainaa ileyhi raajucuun Raximulaah Yaa wuduud dulcarshil majiid facaalu limaayuriid Yaa muqizu aqiznii 😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
Asc Maasha Allaah Tabaarakalaah shiikheenii illaahey haka ajarsiiyo aduun iyo Aakhiraba. Runtii waa ayaan daro nahaysata meel walba. Halkaan UK saaseey udhoofiyaan. Illaa qiyaamaha wax qaristaas baynu ku jireynaa. Kuwa hoosta ku haysta, Alshabaaab kuwa qurbaha joogaan oo ayaguna wax dhaamin. Illaahow noo gargaar
@anisaosman6192
@anisaosman6192 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah soomaaliyeey hadalka sheeqa sheegay waad ogtahiine ku dhaqma ama sidaas ayaad hoog iyo ba' ugu jiraynaa
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
Sheikh bashiir shiil Allah haku barakeeyo ajar aan lasoo koobi karin Allah haku siiyo Allahuma aamiin 🤲🤲🤲❤❤❤
@maryammb7064
@maryammb7064 2 жыл бұрын
Allahuma Aamiin
@abasmohamud1706
@abasmohamud1706 2 жыл бұрын
انالله وانا اليه راجعون ina lillahi wa ina ileyhi raajicuun wallahi waan arrin murugadeeda leh allah ha unaxariisto wiilasha laxasuuqayo maalin iyo habeen waalidiintii dhalayna samir iyo iimaan allah haka siiyo mida kale somaliyey bad baan galaayaa iyo biya ayaan iska ilaalinaayaa macquul ma ahaane walaalayaal tashada oo isku tashada waxaan inagu socdaa hakaag aad iyo aad uweyn fadkan walaalayaal ubadkiina waa hadiyad qaaliya oo uu Eebe idiin siiyey ee kalasoo qaxa qurbaha taas ayaan uun xalka ah walaiba inta ay yaryaryihiin oo ay goori goor tahay ikhwaani isdaba qabta waxaan maain iyo habeen laxasuuqaayo waa dhiigeenii ee aan fadan caruurta badbaadino ellen ayaga eed maleh waa iska masaakiin hadba bulshada ay indhaha kukala qaadaan iyo bii'ada ay ku koreen ayey laqabsanaayaan allahayow inoosoo maciin ina inaga samata bixi galaagaan qurbaha ee aan lugaherna kusoo raadsanay yaa xayyu yaa qayyuub ubadka inoo badbaadi adigaa awood badane ehe amiin yaa rabbal caalamiin امين امين امين يا رب العالميين
@sacdiyoanas9305
@sacdiyoanas9305 2 жыл бұрын
Waa shiq xaqa aan qarin runta buu ka shegay qeer aan dhaman adun iyo aaqiro Allaah siyo Amin
@saiomu524
@saiomu524 2 жыл бұрын
Baafin baafin engineer abtidoon iyo ruushka vs Ukraine
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk qaar baa soomaaliya soo dhisaaya kulahaa cabdixaafid .tiisa daryeelaa tukale kudara baan maq lijiray waa layaabay wax walba lugu fakar
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 2 жыл бұрын
Assalamu Calaykum walaal and sheekh, Masha Allah waligey ma arkin sheekh sidaa runta noogu sheego oo sheego qalad keena, jizakalahu kher may Allah reward you here and after Allahhuma aamin ❤️
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
Thanks 🙏
@ikkranmoha1709
@ikkranmoha1709 2 жыл бұрын
Canada meel maaha wiilashii waaku dhamaadeen somali masiibo haysata meelkasta waaku baaba nay 😢😢😢
@ishwaaqali6710
@ishwaaqali6710 2 жыл бұрын
Waxaas dhan waa walidiinta somaliyeed meelaha raqiiska ah dajinayo ilmaha lacagtana aayooto gashado iyo goryo somalia ku gato.
@siradhussein9662
@siradhussein9662 2 жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لهما واجعلهما من اهل الفردوس الأعلى من الجنة بلا حساب ولا سابق عذاب
@MrFuley
@MrFuley 2 жыл бұрын
Asc walal Abdixafid illahay Ha ka abaalmariyo legend
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Sheekh Bashiir Yuusuf Shiil. Wuxuu kamid yahay Sheekh yada aan ugu jeclahay. Ilaahay hanoo xafido. Caruurta xabaasha korkeeda isku dilaysa. Waa arin laga naxo. Ilaahay hanoo hadeeyo kuwa dhintay ha unaxariisto.
@khadijac9841
@khadijac9841 2 жыл бұрын
Xasbunallahu wanicmal wakiil
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 2 жыл бұрын
Mashallaah illaahay hinoo xafido ubadka amin amin aammeen Yaa rabi calamiin 🤲🏾🤲🏾
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 2 жыл бұрын
Dadaalka waalidka waxaa ka weyn Bay,Ada ama environment
@hababahajiahmed5160
@hababahajiahmed5160 2 жыл бұрын
Asc Abdihaafid waan ku salamey dhaman adiga iyo asxaabtaada
@subscrib324
@subscrib324 2 жыл бұрын
Wcs wll qali
@xaajimaxamed1868
@xaajimaxamed1868 2 жыл бұрын
Subxanallaah Allah unaxariisto dhamantoda Allah xafido caruurta
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Allah yaa raxma raaxamin Walaahi aad baan ugu xumahay oo Walshes sidan ku dhamaaday shiiqan adigoo abayo hadlay Walaahi waa aduunyo gidoon labadiina aad baan idinku mahad celinaa ya walidka ilaah ha Samir siiyo ❤️🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️❤️
@aminaosman3176
@aminaosman3176 2 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilaahey raajcun dal iyo dibadba waan ku dhalinteena ilaahow naga dul qaad masiibada
@hawomohamed8216
@hawomohamed8216 2 жыл бұрын
Asc maasha Allah waa run
@wow9317
@wow9317 2 жыл бұрын
Walaaloow hadaan arinkaas kaaga jawaabo waalidiinta qurbaha caruurta ku korsata , waxaa lagu tilmaamaa agoon oo kale, Kii agoom ahaa iyo kuwii aabahood hooyada ku xumee uga tagay intaba , Marka hooyo kastaa Ayadaa dugiga quraanka, Iskuulka, Masaajida u ka xayso oo u Xusul duubata, Markay High school gaaraan ilaa heerka jaamacadana Hooyo Maskiiney gacanteeda waa laga baxay, Waana Xiligii ay Aabaha wanaagsan ee Samirka badan ee wax walba ee uu kala kulmo xaaskiisa Ugu samri lahaa Ubadkiisa darteed Markaasna uu la saaxiibi lahaa Oo uu oran lahaa War aanu jadwalkeenii fiirino Ma time kii jiimkaa ? Ma time kii masaajidkaa ? Ma time kii ayaan lahayn,. ? Ma time kii library gaa ? Caruurta qurbaha hadaladaas Aabaha kula sheekeysta sida in ay isku fil yahiin oo kale Caruurtiisu wey bad baadaan inta badan, Mar haday college ka dhaafaane iyagaa is xil qaamo , Laakiin hooyada caruurta lagu xumeeyo in looga cararo, Amba marka Hooyada Furo, Caruurtana looga tago ku xumee darteed, Oo uu fadhi ku dirirka yiraah Farmaajo iyo Xasan Sheekh kee baa guushu raacday Raga caynkaas Fadhi ku dirirka ayaa loogu sheegaa wiilashaadii xashiish baa lagu qatoo Meydkoodaa halkaas yaala Markaasey eedeeyaan maamooyinkii Walaca, uurkii , ilaa iyo high school , Dugdi quraan, Masaajida iyo salaada baray, Leeyihiin Tiibaa qar ka tuurtay, Sidaas ayay Rageenii waajibaadkoodii ku dayaceen Caruurteeniine ku dhamaadeene Rageenoow dib isagu nowda oo haweenka ugu samra caruurtiina darteed Haweenka qaaroow war Ragiina illaahay dariisa ugu naxariista oo unadku Raasimaal ka wacane wada korsada Wabilaahi Towfiiq
@queenhabon90
@queenhabon90 2 жыл бұрын
Ax wlhi waan ka naxay janatul fardowso Allh haku kulmiyo asag iyo owladiisa😭
@ibadoosman1982
@ibadoosman1982 2 жыл бұрын
Alle ha U naxariisto intrigued xaqdaro lagu dilay
@siadfarah3096
@siadfarah3096 2 жыл бұрын
Yaa rabi ilaahay hanoo xafido ubdkeena
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 2 жыл бұрын
Subxanalaah iLahey hau naxaristo janadii fardowsa haka warabiyo amiin yarabi raxmaan 🙏🙏🙏
@badmaceyeofficial8950
@badmaceyeofficial8950 2 жыл бұрын
Waa wax laga xumaado somaali is taba tagan dal iyo dibad yaa allaah dhibtada somali ka saar aamin aamin
@jawharaali9357
@jawharaali9357 2 жыл бұрын
ASC ilahay Haidin xafido
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 2 жыл бұрын
😥😥😥😥Wa arin murugoleh alle qabriga ha uwasaciyo🤲🤲🤲
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
Sheekh bashiir been ma sheegin aniga somalida wiilashooda way idiideen inay marqati furaan askarta waxay i dheheen waan keeni karnaa lakiin kuwan marqatiyasha ah ma ogila inay ku marqati noqdaan
@lulmohamed181
@lulmohamed181 2 жыл бұрын
Intii dhimatay Allah ha u naxariisto.ilmaha Allah ha noo xafido
@larsmartin3314
@larsmartin3314 2 жыл бұрын
Inanka dadka warqadda qoray baa sahlay in la dilo hadday ogaan lahaayeen dadka ku daba jira, wax warqad ah may qoreen.
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 жыл бұрын
Inna lillahi wa ina ileyhi raajicuun. Tan maanta haysta Somali meelkasta ay joogaan waa qaracan iyo calool xumo. Illahow usha dhexda inooga qabo.
@ibrahimaleel4889
@ibrahimaleel4889 2 жыл бұрын
Asc abdi hafid wllo arinta shiiku kahadlay ee waalidka waa wax jira khaasatan hooyada aadbaan ugu fiirsaday awalan mamadu wiilkeeda waxayka qarinaysaa haduu wax sameeyo aabahi xataa haduu maqlo majirto ayay ledahy beenbalaga sheegaya marka kiidhalay ayka qariso boolisma usheegaysaa?markaa aniga waxan odhanlahaa cadaalad darada soomalida iyo in xaqdaro la isugu hiiliyo waataa qoyska kasoo bilaabantay waayo ilmaha isagooyar marku dambi galo eeloohiiliyo markuu waynaadana qabiilbuu helayaa xaqdarada ugu hiiliya oo inta ay qaraada yihiinba waa lodkiisii dhaqanbay kuwada koreen markaa wllo Abdi hafid saxafadadu waxaan u aqaan mida kaliya ee bulshada somaliyed toosinaysa ana waxan jecelahay inaan talooyinka macqulka idinla wadaago arintaa waalidkana waxan jeclaanlahaa inaad barnaamij kasamaysid haday suuragal tahay si qoysaskena somaliyed ugu gurmano dhacdoyin farabadana waanka hayaa oon utaagnaa Mahadsanid
@abdirisaqabayla3999
@abdirisaqabayla3999 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@samiraothman3531
@samiraothman3531 2 жыл бұрын
اللهم احفظ المسلمين في كل مكان
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 2 жыл бұрын
Subhanallah Allaha u naxariisto
@ayanomar8034
@ayanomar8034 2 жыл бұрын
That's so sad for somalia family 👪 😢 😞 😔 💔 😪
@aminqadimi31
@aminqadimi31 2 жыл бұрын
Dhibaatada Ugu wayni waa waalidka ILAAHAY xaqa ha ina fahansiiyo Aaamin
@saynf
@saynf 2 жыл бұрын
Ameen!! Waa run abihi soomaliyeed wuu maqnyahey hooyodeena ayutu baas ayeey ururineysa. Xaqodi iyo lacagtoda dib baa wadanki loo dira. Qof walba ciyalkaga xooga sar! Fasax fican usaara! Sportska geeya! Busy ka dhiga ! Iyi waalidka soomaliyeedo joojiya ciyalka darsinka eh mashallah. Maha wadenkena in yar oo gacan kutiris oo aad mashruc iyo plan osameysey ilahey weydiso. Subhanallah wareerkan joojiya!! Meelwalba ceebteena ayaa muuqata!!!!
@khadrasaid5165
@khadrasaid5165 2 жыл бұрын
Asc waa runtii walhi sheekhu. Xaqiiqo ayuu ka hadlay
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Subxaanallaah allow na ceymi yaarabi Allaahu ma aamiin 🤲😭✋
@deeqoali7949
@deeqoali7949 2 жыл бұрын
you right sheikh diyaar
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 2 жыл бұрын
Subhanallah rabbi yasir
@shukrimohamud30
@shukrimohamud30 2 жыл бұрын
Inaa lilaah wainaa ilehirajicuun
@HakaFakarin
@HakaFakarin 2 жыл бұрын
Ilmo yer oo 26 buu dhahey shaikha ilmo mahaneyne nin buu ahaa allaha unaxaristee samirna allaha ka siiyo dhamaan elehadii iyo qaraabadii ay ka tageen dhamaantood ragaas dhintey
@abdibasirelmi2379
@abdibasirelmi2379 2 жыл бұрын
Sheekh dadka ha ka hor istagin inay guryaha ceerta ka baxaan oo ay guryo qataan sidaan ilmaheena u badbaadaan
@hanadfarey1593
@hanadfarey1593 2 жыл бұрын
Dar Alle aya ku jeclahay sheikhuna Bashiir shiil
@najiibabdinasir6285
@najiibabdinasir6285 2 жыл бұрын
Inaalilaahi wainaaileyhi raajacuun illaaheey haunaxiisto
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 21 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
ГОЛУБЫЕ ГЛАЗКИ РОЗОВЫЕ ЩЁЧКИ#cat
0:20
Лайки Like
Рет қаралды 1,7 МЛН
САМЫЙ БЫСТРЫЙ ЧЕЛОВЕК В ТИКТОКЕ..⚡
0:14
Хранилище Легенд
Рет қаралды 2,9 МЛН