Bilaal Dowladuu Ku jiraa Mana Dhihi karo Canshuurta Uma roona Dadka Masaakinta. Doodaan dib U Qabo Sxb ee Dadka Canshuurta Ku CulustahaY oo Muqdisho Shaqayooyinka adag Ka Qabta Ku Casuum Barnaamijka ee Ninkaan Dowlada Mishaarka Ka Qaata Hanaga aaamuso
@saidaali8104 ай бұрын
Deeq walalo, this was a great topic of discussion, however your panel of guest should have been real people in the face of struggle every day; because in the end they are once’s this 5% tax will heavily impact. It would been very interesting to also hear the view of the most impacted people of our country. Please think about this for the next political topic of discussion.
@Apdi.channel4 ай бұрын
Team baana one like
@FahadYasinYasirBossman4 ай бұрын
Nin aan Xamar meel u dhaafin aya kudhahaya Dunida meel ay pajaj ka shaqeeso maleh. Nacas wax buuran caqli maleh marke dadka dhahayaan waa saan war Mombay iyo New Delhi waxa ku nool 40 malyan waxa ka hadle xamar 3 malyan ku nool yahiin hadana wax qashqashaado majirto bal waa la maalgaliyaa waa lakabaa waa la caawiyaa Dalkan Nin Alle ka baqaya ha inoo keeno.
@maankaofficialchannel4 ай бұрын
Asc deeq darajo
@BOBAOIL-xr7ex4 ай бұрын
Bilaal bulshaawi dowlad difaac ayaa kujirto iyo reer difaac
War kan bilal ma afhayeen dowladeed baa.....points uu ku taagerrayo ma keenaayo lkn point yada yarkan kale uu keenay ayuu ka daba tagaa. Mise waxa laga hadlaayo ayuusan fahamsaneen. War waxan umada ka hor leexi.
@FahadYasinYasirBossman4 ай бұрын
Qof buuran caqli leh waa waaye walahi Baana waa Nin caqli bdn Assga oo dhahayo Madaxweyne Tuuganimads diidan tahay lkn Musuqa waa ogoshahay markaas ayu leyahy haa 😂😂 jaahil aan aan maskax ku filan heesan awalba Baana aya xilkan kudhiibay wax kadhigay inuu xilka kaqaado waaye inta uu qabiil ka fakiraya waxa laga hadlayo waa umad dhan mustaqbalkeda xage lacagtaas aadee sidee loo maareenaa waa suaalaha uu Baana isweydiinaya m.a Waxa rajeena lacagtaas Dalka in dib loigu celiyo jidadka lagu dhiso ee isku xira gobolada kii wax musuqa alle haku cadaabo Aduun iyo Aakhiro i.a
@abdi_naazir4 ай бұрын
Bilaal naasa weyne nama matalo teeda kle 2018 ardey buu ahaa kaaraan kunool xamar sanadkii 2jeer ayuu imaan jiray yaawaye qofka canshuurta kajaranaayo nin sanadkii 6dolar soogaleyso oo break time eh ninkaan waa beenaale weyn dowlada si qabyaaladeysan udifaaca😎
@calasguutaale74113 ай бұрын
Kan muxu kala ogyahay😂
@qadarbocorahmad97354 ай бұрын
Waxa aaan la yabanahay bilaal waxa u ka hadlaayo iyo waxa la waydinaya ma fahanasana waayo asaga ma afayeen baa mise adun waa kas 😅
@FarhioAliMohamed4 ай бұрын
Ninkan Bilal dowlada miyuu turjuban uyahay mida kle waa inla fiiriyaa dadka danyarta ah waxay cunan ayey la yihin qimahana bariiska hada lagu gadanaayo hdi la kordhiyo mxey cunayan canshuur inla bixiyo lama diidano lkn waa inlaga yareeyaa boqolkiiba shan
@ahmeesmartyare4 ай бұрын
fats ma ahn wa V.A.T
@MOHAMED-AMN1234 ай бұрын
Vat wa canshur qarson o international ah waxana bixiya ibsadaha ugu danbeya. Sida lo bixiyo : waxa la sara alabta la ibinayo. Ganacsatadu hadaba wax dhib ah kuma aha wayo isagu wuxu ururinaya lacag tu qabtay waxuna ka jaraya tu bixiyay wayo ganacsaduhu isba ma macmil mararka qarkod, kadib dowlada ayu sinaya wa 0risk . Waxa dusha sarta canshurta shacabka
@Nadarey4 ай бұрын
Mogadishu muu imaday deeq
@HoodoQani_14 ай бұрын
Awoda ledahay puntland halagu maamulo Ex cantrol afgoje Aderka haku tago tan kale in cashuur nalaka qaado waxa ka horeysa in Hooyada dowladu nabad siiso Cashurta alshabab ka qado bakaro Dowladu ha qado anaga afkaga uraya hanalaso galine doqonyahay feeraha wayn 😂
@saidaali8104 ай бұрын
In the end we all want to see a better Somalia. However, tax payers need to see the results of the money they are paying. We need to see through our education system, hospitals, roads, job opportunities and government structure such as the racism treatment through tribalism that continues to leave the minority in struggles etc… All this talk is nothing without facts and a trusted government system, one that is for the people of Somalia!!
@sihamxusen48094 ай бұрын
Canshuurta hadii gobol walba laga qaadaa wa caadi lee lkn xamar lee in laga qaado waa diidnay dowlada warkaas hanaga takto
@Siman.qalbi-lacka4 ай бұрын
Waraaa xamar maajoktaa.deqow😂
@abdisalamjeelle48474 ай бұрын
Ma is waydisay adiga hadaa shaqaysato dhalinta kale inay shaqaysan ganacsigane in uu shacabka sarayo soo bulshada bahi in lagu dilo soo kuma hishiinay sin dal aan lahayn cafimad free ah wax barsho firii ah wadoyin aan dhisneyn lacag la isticmaalo lahayn canshur dadka jeb weynta ah laga qadaa lkn qof wax ibsanayo ayaa canshur laga qada ganacsadaha lagama qadin ee miskinkaa laga qaday marka dadka aan wax fahansanayn u sheega
@RahmaHassan-mo9kp4 ай бұрын
Ethiopia waxbArashadu wa free. Cafimadka sidokle ila meelo private I thing inay Somalia ay ka labag badan tahay ethiopia