Aroos baadiyaha g/ galgaduud

  Рет қаралды 67,893

DHAQAN KAABA

DHAQAN KAABA

Күн бұрын

Пікірлер: 271
@ruuxiinacali7367
@ruuxiinacali7367 3 жыл бұрын
Congratulations congratulations kunjeer 100k kabana waan kaa sugi inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umuabdullahi5426
@umuabdullahi5426 3 жыл бұрын
AWD❤️❤️
@abdimajiidosman493
@abdimajiidosman493 3 жыл бұрын
@ruqiyoabdi5937
@ruqiyoabdi5937 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤💘💖💝💋🙊💢💯💦
@qalbifuran7750
@qalbifuran7750 3 жыл бұрын
Abyo wlhi wa dhaarte saa kugu farxay ilhey aa og 100k aad gartay insha alah waxa ku rajeena 1m ina gaarto iyo ka badan 🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️🥰😍
@MJ-gg4je
@MJ-gg4je 3 жыл бұрын
Masha Allah, Allahayow reekan barakee aroos qurux badan oo diin, dhaqan iyo akhlaaqi kamuuqato waaye, بارك الله لكما وبارك عليكما و جمع بينكما بالخير
@nimcoxasan7815
@nimcoxasan7815 3 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo abyo horey usoco
@fahiimacooking5649
@fahiimacooking5649 3 жыл бұрын
Abayo meel Aan kala so xariiro iso sheg
@omarabdulrahman8346
@omarabdulrahman8346 3 жыл бұрын
Mashalh wllo waligey qof lik iyo comanti kabixin laakiin adiga wax aad ufiican baad soo badhigtay waadna asturantahey alle haku xafido aamiin
@ciisexayaata1680
@ciisexayaata1680 3 жыл бұрын
M a hormar wacanaa kuu rajeynaa
@abdulhassan5462
@abdulhassan5462 3 жыл бұрын
Cayr Mohamed ilhey ha idin barkeyo reer abtiyalaw a idin jclhhy wlh idinkama dheeri from cadaado ❤️❤️❤️❤️
@قمرزمان-ي1ض
@قمرزمان-ي1ض 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة حياك الله حياك الله حياك الله من سوريا المنكوبه الله يفرجها علينا وعليكم باليمن والخير والبركات الله يسلمكي ويبارك بعمركي وفقكي الله إلى عمل الخير والله ثقل موازينك ويجعلك من اهل العيشه الراضيه وصلى الله على محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا إلا يوجد ترجمه اختي الكريمة حياك الله من سوريا
@abdulrahimsamakab5055
@abdulrahimsamakab5055 3 жыл бұрын
حياك الله اخي .الله يفرجها علينا وعليكم وجميع المسلمين المنكوبين. الموضوع عرس في الباديه الصوماليه. وهذه القناة متخصصه بالتراث الصومالي جزاها الله خيرا
@mudahikosman4145
@mudahikosman4145 3 жыл бұрын
شكرا 🥰
@dahirise7762
@dahirise7762 3 жыл бұрын
Reerka reer nagi allaha ka dhigo wiil iyo caano gabar iyo caano amiin
@raxmacabdi1291
@raxmacabdi1291 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️ alleh haysku barakeyo
@bardehanad4919
@bardehanad4919 3 жыл бұрын
Waa aroos i cajabiyey. waa meel dhaqan fiicane. Aroos sharfan ninkii oo mustaqbsl fiican gobolkan ha is keeno.
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 жыл бұрын
Masha Allaah Hambalayo Hambalayo Hambalayo guurkii lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabagala Allaah ka dhigo ubada khayr qaba kala hela Allaahuma Aamiin Yaa Allaah
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 3 жыл бұрын
M.a باركاد الله لكما وبارك عيكما وجمع بينكما في خير hambalyo reerkii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabad gala allahayow idinka yeel, mininka mininkaaga umudaayay aqaalkaga u'ekaayaa cdy ma uga baxday, nimca waliba nusqaan baan utagnaaye dabaal daga buleer kubadashta kula tali kuwa xanada rabana iyadaa sidi xabad udhawaaqeyso qofka aqoonin marka kow xabadoo umleena dhawaqeeda.
@umubayaan6097
@umubayaan6097 3 жыл бұрын
Wcs xbibti hambalyo qrxbdn arooska alaaha barakeyo 🥰🥰🥰 hambalyo qaali 100k❤️❤️❤️
@marian4718
@marian4718 3 жыл бұрын
Sirtii dhaqan kaaba o fashilmaty wiilka habo ayee u aheed aad modern sxbked🥰🥰
@xabeebofficial941
@xabeebofficial941 3 жыл бұрын
HAmbalayo hambalyo hambalyo wallshen Ubxa oo gaadha 100k maansh allh wlle waad uqalantaa 100k iyo kabadan waxaan kuu rajanayaa 1m
@FADSO
@FADSO 3 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@hudacabdilaahi5073
@hudacabdilaahi5073 3 жыл бұрын
Masha allaaah hanbalyo alla haysku barakeyo
@maandeeq6594
@maandeeq6594 3 жыл бұрын
masha allaha dhaqan kaboy anigana iga soo radi inan reer miyiya
@maxamuud9559
@maxamuud9559 3 жыл бұрын
Aqalku yaraa waa buule aqal aroosba lama mood o alla haysku barakeeyo reerka
@hamdikasim
@hamdikasim 3 жыл бұрын
Wow Masha Allah ❤ Guuriga caadii mahaan Joodarii shumac, lanbaad
@umuabdullahi5426
@umuabdullahi5426 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ayanmahmoud2041
@ayanmahmoud2041 3 жыл бұрын
Walikuma salam wa rahamatulAllay wa barakatu walashay waan kaa qaday salanta anaa waan ku salamay walashay 😘
@احمدصالح-ن9ص
@احمدصالح-ن9ص 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo arooska qurux qofki kuso korey badiyo hasus galisey walhi badiyo ayan kusokorey
@nimcohassan2712
@nimcohassan2712 3 жыл бұрын
masha allha wllshy ubax hanplayo hanpalyo 100k
@deqamohamud9804
@deqamohamud9804 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo wll 100 K Congratulations 🥳🎉❣️🥰
@macalincabdi3554
@macalincabdi3554 3 жыл бұрын
Abaayo mar walbo rabigaa kumahdi oo hormarkaan kugaarsiiyay walasheey iga qoon badan masha alaaah
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624
@naftiinaxisaabakahorintaaa2624 3 жыл бұрын
Mashaa allah allah barakeeyo arooska waanolal aan istarees lahayn miyugu dhibka magaloyinka kajira ama qurbaha kama jiro ilatahay
@deeqyusuf3156
@deeqyusuf3156 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay ha isu barakeeyo walaalaheena arooska ah adigana howshaada hakuu fududeeyo, Guuleyso
@qureaashadnan8756
@qureaashadnan8756 3 жыл бұрын
Masha allah hambalyo wll keep going wad u qalantaa 100k arooska alaha barakeyo aamin
@caziimasare9715
@caziimasare9715 3 жыл бұрын
Asc ubaxay alahaku xif diyo🤲🎁🎀 arun iyo akhiro
@foosfiyorochannel3574
@foosfiyorochannel3574 3 жыл бұрын
Masha allh alle ha barakeeyo reerka cusub
@hayaatdiamond2200
@hayaatdiamond2200 3 жыл бұрын
M.A congratulations ubax 100K kabadan Insha allah inaa gaarto rajeynaa xabiibti ❤️❤️
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 3 жыл бұрын
Maashaa allah tabaarakallaah hambalyo 100k horay u soco wll dhaqan kaaba
@nahyancooking442
@nahyancooking442 3 жыл бұрын
Congratulation 1000k xabibti inka badan ku rajaynaya insha allah
@sowdoaadan7867
@sowdoaadan7867 3 жыл бұрын
Masha allah allah hakadhigo kuwa iskuwaara ubad khayrqaba kalahela wiil iyo caano gabar iyo caano
@fariixasalaad2331
@fariixasalaad2331 3 жыл бұрын
Manshallah tabarakallah Hambalayo Alle haydinka dhigo kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela aamiin Aamiiin 👏👏🌹🌷🎂🎉🎉🎉💖🌺🌺💚❤🥰🥰🍎🍓🍉💋💗💖
@marwomumtaascooking4295
@marwomumtaascooking4295 3 жыл бұрын
Maasha allaah hambalyo 100k abayo
@um_Omar743
@um_Omar743 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا لي ولولديه وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات الي يوم الدين
@saynabbarre420
@saynabbarre420 3 жыл бұрын
Maasha Allah reerka Ilaahy ha barakeeyo. Allah ciidii galgaduudey maxaan kuu xiisay💗💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯
@xajiyowabdi9535
@xajiyowabdi9535 3 жыл бұрын
Dhaqankaaba quleysa abayo nolasha kumacisho wankusalamai walashey mcn
@hannaismail4482
@hannaismail4482 3 жыл бұрын
Waliga maan arkin arooska ducadisa oo wiila kariya waaa i kow
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 3 жыл бұрын
Xabada waa la isku jawaawayaaye ku Qaado Wiilka Sidii Ushii uma wadanayee kk is giiji oo dhegaha Farta Gasho
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 3 жыл бұрын
Wll gal gaduud xaggey ku taalla masha allah
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha hambalyo hambalyo ayan leyahay carursad iyo caruska isku waara waligabo Allah idin barakeyo Aamiin Yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤
@aliyareshow2640
@aliyareshow2640 3 жыл бұрын
Maasha allah walaal wàxaad ina xasuusisay dhaqan aanan waayahan goobjoog u ahayn hambalyo ayaan ku leeyahay walaal wad guulaysan doontaa insha allah
@hafsaahmed4482
@hafsaahmed4482 3 жыл бұрын
Maashaa Allah alle ha barakeeeyo rerka cusub qurux waaye maashaa allaah
@geenyadageeskaofficial8495
@geenyadageeskaofficial8495 3 жыл бұрын
Masha Allah xabiibti allaha badiyo guurka salan qaliyana hawada Ayan kuso marinaya
@ikraanabdi6181
@ikraanabdi6181 3 жыл бұрын
Hanbaliyo abayo ubaax kun iyo kow jeer hanbaliyo wll qali ad bad nogu wayn thy aroskan wlhi wan Ka helay cajaab waye waxadba Moda ku Wii hore inu igala xamasad badan yahay wll qaliyey ilahay haku shaarfo🤲🥰♥️
@suhaybali4880
@suhaybali4880 3 жыл бұрын
Congratulations 100k oo subscribers
@axadosaeed4731
@axadosaeed4731 3 жыл бұрын
Maasha Allah guul aroos caruur kheyr qabta iyo nolol aayatiin wacan
@deqocusmaan9222
@deqocusmaan9222 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo abayo mcn 100k adkartay hambalyo ana u horeya inta iga danbeso like isara
@Ahmedmohamed-yo5jj
@Ahmedmohamed-yo5jj 3 жыл бұрын
Wan kusalamay Guriga maxa cidlada logeyay
@bushrahassan5438
@bushrahassan5438 3 жыл бұрын
Mash alah walashey alah kuxifdiyo keep going thanks habalyo habalyo
@dhoolayareofficial5041
@dhoolayareofficial5041 3 жыл бұрын
Mash allh hore usoco wllshy
@nooleeyelyrics7038
@nooleeyelyrics7038 3 жыл бұрын
Apyo Galgaduud dagmadee uu hoostagaa baadiyahay magaciisana ii sheeg adoo mahadsan?????
@kariwan2482
@kariwan2482 3 жыл бұрын
Wlhi aroos barakaysan waye baadya mahallaha
@sahroqueen867
@sahroqueen867 3 жыл бұрын
Alla bari iyo arooos mxa iska quseyo
@spartapride
@spartapride 3 жыл бұрын
*-لا تيأس إذا رجعت خطوة للوراء,فلا تنسى أن السهم يحتاج أن ترجعه للوراء لينطلق بقوة إلى الأمام💜*
@shukriabdiaziizmoha4068
@shukriabdiaziizmoha4068 3 жыл бұрын
Hamplyoh hambalyoh 100k wad u qalantaa abayo halkaa kasii wad dadaalkaaga guul wcn
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 3 жыл бұрын
Masha allah Masha allah wll hambalyo Hambalyo isku waara abidkiin
@fariyabulle4814
@fariyabulle4814 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalaah 💯💯💯💯
@fartunabdullahi
@fartunabdullahi 3 жыл бұрын
Asc walashay dhaqan kaba horta arooska wan u hambalyeeye lkn qoriga oo camirada ku soo jeeday wan ka cabsaday amay xabad ka soo fagataa ayaan is iri thanks 🙏
@amaalmaxamed7769
@amaalmaxamed7769 3 жыл бұрын
100K hambalyo wlshy hore usoco👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@Saidmedia25
@Saidmedia25 3 жыл бұрын
Congratulations sister for 100k subs iyo Azxabta an ka midka ahy ee heerkan kuso gaadhsiiyey.
@deekjr7872
@deekjr7872 3 жыл бұрын
Hambalyo for 100k subscribers wan kula socdaa from zero up to 100k aad gartay👑🏆
@shucaybali3178
@shucaybali3178 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo Reer dhaqan kaaba 100k subcribes Dhaqankaabe waa meesha kaliya ee soo gudbisa dhaqankeena suuban
@zeinabmohamudfarah8436
@zeinabmohamudfarah8436 3 жыл бұрын
First coment dhaqankaana waan kaa qaadnay
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 3 жыл бұрын
Masha alah Masha alah hambalyo 100k hore usoco
@Burco.
@Burco. 3 жыл бұрын
Maasha aalah walaahay xasuus baad na galisaa Abaayo thanks
@ayanmahmoud2041
@ayanmahmoud2041 3 жыл бұрын
Amin amin
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 3 жыл бұрын
Wcs masha allah oo waba aqalkaagiyee masi waa ow u ig yahay?
@mahamedgabow7928
@mahamedgabow7928 3 жыл бұрын
Runti adaa kujeclahy boqorada galgaduud
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 3 жыл бұрын
Aqolku uu yaryahay maxaa loyareeyay
@csamedchannel6089
@csamedchannel6089 3 жыл бұрын
dhaqan-kaaba wlo goormaad iman nugaal
@rahmamahamed8885
@rahmamahamed8885 3 жыл бұрын
Masha alaah hambalyo 100 aad gaarty idintaan ka badan ayaan kuu rajenayaa insha alaah
@safiya32
@safiya32 3 жыл бұрын
Mashaalaah hambalyo 100k🥰
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 3 жыл бұрын
🤣🤣Dhaqankaabo Marka Arooska dhamaada ka qaado Lanbadas Yar yar kkk Koley masii wadi karaane
@shukricabdilahi1222
@shukricabdilahi1222 3 жыл бұрын
Cajaaib shiiqow 😁🥀
@maryanalio9102
@maryanalio9102 3 жыл бұрын
Masha Allah digri salaan waa dadficaan 🥰😍😍😍😍
@eagle276
@eagle276 3 жыл бұрын
masha Allah illaheey reerka ha barakeeyo
@halaneahmedofficial822
@halaneahmedofficial822 3 жыл бұрын
lkn maxa waye niman kani xabadaha si fican uma ridi yaqaanin laba labo baalooto.aya laga rabay cala nin iney isugu jawaaban 2 by2 oo wada tareeso eh walle waxn soo xasuustay aroos nucaano kle ah badiyaha Ceel-buur waay an ka feytaamin jiray taree-sada markas ayey xaraarad leedahay oo gadoonka iyo wlisaqada is haleesho😍😍
@shaaficigaafaay5834
@shaaficigaafaay5834 3 жыл бұрын
Dhaqan kaaba kaalay Gurceel baadiyihiisa iyo Hiiraan aroosyadooda soo arag. Meeshaas baa ciyaar nuuc kasta loogu tagaaye.
@deqadirie5919
@deqadirie5919 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah isku barakeeyo👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ayuubnaaji3119
@ayuubnaaji3119 3 жыл бұрын
Congratulations dhaqankaabo💋🌟🌟🌟🌟🌟🌟
@drahmedabdi5892
@drahmedabdi5892 3 жыл бұрын
Rag wax karinaya waa ii maanta, calaashan xaga ala bariga
@ayanmahmoud2041
@ayanmahmoud2041 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo 🎁🌼🌼🌼💖🎁 🎁💐
@geenyadageeskaofficial8495
@geenyadageeskaofficial8495 3 жыл бұрын
Wana ku hambal yeynaya mcnto 100k ee aad gartay janlka hormar wacan ayana kurajaynaya
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 3 жыл бұрын
Masha Allah my sister aroos shidan waaye keep going thanks
@zuhraabdullahi1763
@zuhraabdullahi1763 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo mashaa ALLAH congratulations abaayo 100k subscribers intaa kabadan ayan kurajeyna keep going aroski layaqane ayad cawa Kentay💕💕💕♥️❤❤🌹🌹🌹🌹👌👌👌🙏🙏💝💝💝💝👏👏👏🌹🌹🌹💕💕💕💕
@ahmedisaac3083
@ahmedisaac3083 3 жыл бұрын
Masha Allah gabadh aqli badan dhaqan wanaagsan hidiyo dhaqan dhawra gulayso wll
@maxamedsalax6928
@maxamedsalax6928 3 жыл бұрын
M.a keep going kuleeyahay hormar wacan
@abdullahiabdirahman5416
@abdullahiabdirahman5416 3 жыл бұрын
Congratulations 👏abaaayo mcnt ilahay haikaxifdiyo
@umusiciidchannel3779
@umusiciidchannel3779 3 жыл бұрын
Waa markii ugu horeeyay aan usoo horeeyo
@Bikaac44
@Bikaac44 3 жыл бұрын
Var var. Xariifka aad dhihu jirtay waa ninkeyga maanta mahabaryar baad unoqotay
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
Nice wedding
@naimanaima9148
@naimanaima9148 3 жыл бұрын
mashallah hambaliyo
@akh8501
@akh8501 3 жыл бұрын
Dhaqankaabo aroos uun baad sheegtaa, Meeyey kaagii?
@khadarmedia3522
@khadarmedia3522 3 жыл бұрын
Alla maxaan uxiisay
@naimaabdalle7996
@naimaabdalle7996 3 жыл бұрын
Mzha allah
@mohaaliii3584
@mohaaliii3584 3 жыл бұрын
Congratulation @ dhaqankaaba chennal for 100k
@adiyaabdirashiid8899
@adiyaabdirashiid8899 3 жыл бұрын
100k Hanblyo wllo waad u qalantaa intaas iyo in kabadan
Saaka xoolihii baan aroorinay
11:28
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 22 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 27 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН
ritiga baarqab ah ee reer shurwac ugaas sharmake
3:15
Jifad
Рет қаралды 27 М.
Qaybtii 2aad iyo silaca iga qabsaday baliga cilaanle
9:00
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 22 М.
Aroos Baadiye Oo Kala Kacsan Oo Cajiib ah
22:32
Qase Media
Рет қаралды 49 М.
Abeesada waaloo heesaa😂
8:14
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 53 М.
Markale ayaa  la ilacayriyey afurkii😂😂
8:44
DHAQAN KAABA
Рет қаралды 44 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 27 МЛН