Uma maleyn maayo indhahan sidan uqurxon io gacmahan iney dhafayan saliga nebiga scw ❤❤❤
@Que1180Күн бұрын
Scw scw scw
@HafsoBishaarКүн бұрын
Scw scw❤😊
@NafisaEsseКүн бұрын
Scw
@DuceysaneyyКүн бұрын
Scw scw scw
@MuniiRaMusTafe-wi4efКүн бұрын
Scw
@somaliyameni202Күн бұрын
Koko 7 days waxba ma soo dhiginbeee plsss guys 1m ku tuuro koko adiguna dadaal❤❤❤
@NawalFarahaliКүн бұрын
9 malin waaye wax ma soo dhigin😂
@MohamedYousuf-m5uКүн бұрын
Masha Allah ilma buulle waa dad wada asturan mid kaliya oo timaha bannaysay kuma jirto sida aya hablaheenu sameeyaan habeenada arooska. Even caruusaddu si wcn bay u asturan tahay M.A. haddaba habloow sidaa iyo si kasii wanaagsan baa la idinka rabaa habeenada farxadda inaad iskusoo asturtaan. Any way hambalyo iyo duco lamaana is calmaday. Wllkiin from hargeisa ❤
@mahamedahmed9140Күн бұрын
ilmo BULLE Waa gabdho wax bartay caruusadu macalimad school beey ahayd waxa isqaawiya Waa jaahilinta waxba baran
@CabdisalanMaxamed-x3lКүн бұрын
Mida timaha baneesatay yaa waaye
@AliaHasancilmiКүн бұрын
Koko siday u edeb badanthy familkedana yihiin m.a❤ sis hamblyo 🎉❤😊
@amiiraxamuudi4593Күн бұрын
Wllhia waa arooskii ugu horeeyay on aad uga helo sababtoo ah waxaa ka helay sida heeesihii qabiiliga ahaa looga dhaaafay hufnaantiisa nidaamkiisa iyo waxyaalo kale lknze number 1 heesihii qabiiliga ahaa oo mesha laga saaray baan ka helay ❤❤ Wlal maryam bulle iyo mohamud othaama ilhy ha isku kiin barakeeeyi ubad saalixana ha idinkala sooyo❤
Koko wanna nacday soo maaha😢😢😢 hambalyo maryan cadeey 🎉🎉🎉💃❤
@canabmaxamuud7649Күн бұрын
Waanaladhacay❤❤❤❤
@MaryanQurux-kf7ruКүн бұрын
😮
@FahmaMohamed-yb4chКүн бұрын
Omgg 😮masha Allah ❤intan aroos❤arkayey arooskii ugu shidnaa❤omgg family qurux badan 🫶❤️kokadeena waan tuu xiiznay ❤
@NawalFarahali23 сағат бұрын
Msha allah
@FahmaMohamed-yb4ch23 сағат бұрын
@ ❤️🥰
@zakariyenuureabdulle5438Күн бұрын
Masha Allah arooski ugu shidnay xamr for ever ayu ahy qoyska cusub Allaha barakeyo
@NawalFarahali23 сағат бұрын
Msha allah
@NiciimaMaxamed-ko3ofКүн бұрын
Waaw kan waa arooskii qarniga wlhi ee muqdisho ka dhaca qaabka loo soo agaasimay iyo qaabka uu usodaba hambalyo memo quruxeey xbbti alle ha isukin barakeeyo adi iyo saygaagaba❤
@NawalFarahali23 сағат бұрын
Msha allah
@SALMAAN.476Күн бұрын
hdaa Nin Tahy Naag Illahey Kuma Sahlo Hda gabar Tahy lacag illahey Kuma Sahlo Hdaad like iisari weydo😭😭😭
@LeylamohamettКүн бұрын
Hodhodho😂😏
@ShaafiaIsmailКүн бұрын
Yaahuu
@CabdaleXassanabuukarКүн бұрын
Habaarkii tiktok ugu soo cararney youtube maa naga daba keentay illay umada hakaa qabto
@FatimaC.rahmanКүн бұрын
Wallhi ina ku sareynin adi illahey nag kuma sahlo asbaxyahow😡😏
@quanrihana1626Күн бұрын
waxad donto sheg😮
@MaxamedAadan-f7iКүн бұрын
Kusaliya NabiGena Mohamett scw❤🎉
@ThaabitMohamedКүн бұрын
Scw
@NawalFarahali11 сағат бұрын
Sallahu caleyhi wasalim ❤
@SaqaAbdiКүн бұрын
WOW Koko Imiss you mcney ♥️💋
@YaasminAbdulaahiaxmedКүн бұрын
Koko maxakafikirooya adika Marka.kuursadid yaa waxnoshekanayo Yana nalashekeesanayo 😉... Ilaahayoo koko qof markasto🤌🏻 daryeelayo oo farxad Ana✨️✨️ dhamaan.sinayo markasto oo💫 kolkoolinaayu oo dhibka🖐 kailaalinayu.sida hooya tet🤱 iyo.Abaheyd oo kale SEEY .koko👸🏻 farxataana.dhamaa neynin.ilahey🤲🏻 Hakosiiyo aamiin🥺🫶🏻🫶🏻🫁
@canabcismaanhappy5328Күн бұрын
M.aaa❤🎉
@canabcismaanhappy5328Күн бұрын
Amiiiin yaaaallah ❤🤲🏻
@canabcismaanhappy5328Күн бұрын
Aad ban usugayay arooska fulla ina sogaliso maryam wll qaliya weye waxwalbo way uqalanta hdnaaa xasusaha ugu fcn weye wlsha arooskeda ina video qurxiso mnta kalinta ugu weyn adaa ka qatay wlhi kowsar wll jira thy aroska iyo meherka intu socday madan nasan daaalkana waxa kaga mihimsana wlsha mlinteda habenkeda inu u qurxsanado hdaa nhay team koko xaflad iyo aros iyo jaas iyo dheeel cajiba an kufaano ayad so bandhigteen queeen horay usocda ❤❤❤❤
@NawalFarahali23 сағат бұрын
😂😂😂
@NimcoM-p5bКүн бұрын
ماشاء الله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤❤
Masha Allah Koko walasha wau hagar baxday malinteeda iyo said fadhey boska sxtinimada wakaso baxay 🫡wlhi anago kamid ah bahda team dalmarplus Hambalyo maryan iyo mohamud kuwa isku wara 🥳🫶🏻❤️🩹
@CaydarusAhmedi-r6fКүн бұрын
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 🎉🎉❤❤❤
Hambalyo Hambalyo maryam bulle iyo seygeda utaama alle reerkiina ha barakeeyo ❤koko adine dadaalkaga iyo sida dhiig hurka uga qeyb qadatay walasha farxadeeda wax lo dhigo jirin 🥰waxa aad iso jiitay sida gabdhaha ugu shideen walashod masha allah ❤allahuma barik
@NawalFarahali23 сағат бұрын
Msha allah
@nasramuuze2541Күн бұрын
Aabo wanaagsan baa idin dhaley wllahi alle haydin daayo 😢rapi raali haka ahaado sidaad raalida uga tihiin aduunyo iyo aakhirapa
@RumeysaAbdilghaniКүн бұрын
Mansha Allah
@hamdamuhipo9935Күн бұрын
Maryaneey Hambalyo Nasiib badan baad leedahay allahuma baarik allahuma baarik.❤
@canabcismaanhappy5328Күн бұрын
Asxabey nadiya yar uso duceya ilhy cafimad warahasiye yarista wan jclhy ❤
@CaashoSaid-z3nКүн бұрын
Illhy ha caafiyo 🤲 Naadiyadee weeye
@HudiitaHazmarКүн бұрын
Illahay hacafiyo 🤲😢
@hoodoabdi9551Күн бұрын
Masha allah aroos dhaqan iyo sharaf ka muuqatay buu ahaa laba qoys aad u qurux baddan ku xidideen. Mabruuk maryama bulle iyo saygeeda bata oo barakooba leenahay haddaa team koko nahay❤❤❤
@Rayant1lКүн бұрын
Masha allah ❤❤ maryan hamblyo hamblyo abyo ❤❤❤
@Ayan_SharifКүн бұрын
Masha Allah Alf mabruk❤ maryan bulle aroos sharafey ilbaxnimad reer kfs❤
@sagalahmedcade834Күн бұрын
Masha allh kuwii isku waara ❤❤❤❤ hambalyo ina bullee🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@HafsaMaxamed-dd8qnКүн бұрын
Mncha Allah allahuma barik allow barakee ❤❤
@umuomar1782Күн бұрын
Mash Allah yaa ka fiicaan aabah mcn gacantiisa ha ku maheryo habalyo guur qeer qabo🎉🎊❤️
Manzha allah arooskii somaliya kadhacay lkj qurbajoogta lamodayey❤🎉
@KhaalicadnanMaxamedКүн бұрын
Koko mashalaah anagoow arooska jogna naga soo qaday ma shalaah Maryam butler hambalyo guir wacan guri qeyr ilaahey kaaga dhigo aamin ❤❤
@SalmabashiirSalmaКүн бұрын
M.a aroos qurux badan oo gabar walbo ku hamiso loo dhigay gurikood guri qayr❤
@AsturMahamed16 сағат бұрын
Msh allah walasheena Marian bulle😊
@ShaymaCabdiMaxamed19 сағат бұрын
Mansha Allah wll qali ah wayee si kastooy buuq oo gu jirto walaalaheed gacmahey heysataa aan loo jiidhin ilma buulle waa dad gob ah walidka soo barbariyayna weyka muqataa Akhlaaqdooda xifdullah
Koko abayo walhi aroska maryan waad shiday masha Allah best wll ever koko ❤️❤️🥰🥰🥰
@HiboIbraahim-u6p15 сағат бұрын
Baarakallaah wlshey marym❤🎉
@MaryamAdan-b4uКүн бұрын
Maasha al laah ish calaa aroos ❤❤🥰🎉🎉
@sacdiyadheeman9848Күн бұрын
Masha allah hambalyo wallashey maryan bulle iyo xajigeeda aroos aan inaba caadi eheyn waye m.a wala dhacay arooska sida loqaban qabiyay iyo sow udhacay ka hadal male woow guurkiina guur qeyre gurigiina guri nagi allow kayeel wallshey macn ❤❤❤❤
@xamsafarax4038Күн бұрын
Masha allah hambalyo maryam bulle koko aabaha waa abdhayd mansha allah
@shukricabdulahi5231Күн бұрын
Mbruuk Maryamayyyy allah ku brkyo rerka 🎉🎉❤❤
@rowdahassan945523 сағат бұрын
Illahow farxadiina haydiiin ka qaaadin❤
@canabcismaanhappy5328Күн бұрын
Koko qalbi ina is ognahay hda wxn dawanayay ano chanalkga firinaya wlhi video yadi hore iyo hees suwahili koko loqaday mcn ilhay haku xafido koko wan sugi la ahy adiga iyo asad aragtidina fmily ilma mahamud bulle wlhi Dad wax garada farido aqonyahano thin alxm hda mnta wda jogtan frxad warta Maryamo memo wlshy mrna duma frxad iyo fmily balaran idin rajeyn adiga iyo wllkey arooos shraftisa wlhi koko wad dhigateeen lgma shekenkaroooo ❤❤❤❤🎉
@NawalFarahali23 сағат бұрын
Msha allah
@SalmaCilmi-cg3sgКүн бұрын
Masha Allah Allahuma baarik Allaha ha iskaga dhigu kuwii isku waara🎉❤🎉
@Inamuuse204Күн бұрын
Koko bulle I can't wait 1M team koko farxdeena soo dhawaatay❤
@MuuniitaКүн бұрын
Mansha Allah allahuma baarig Hambalyo Hambalyo noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado rugsan iyo reer san batoo barakooba Gacal iyo xigaalba ku kulmay Caashaqa ku doogsada muxibada ku diirsada darmo qudha ku wada lada isna daadahaysto noqda ul iyo diirkeed gurigiina laga daah duro iyo waswaaso dire dire kanabad gala dhaqan waa dulqaadkee usii daaya labaha caashaqu hadararee isku donis baad tihiin isku diirad kaliyoo dadnta meel uwada jira dareenkana wadaage ubad doora ka lahela ubad diinle kala hela amiin amiin dadaw dhaha ❤🎉❤❤❤
@farhiafagadhe1273Күн бұрын
Arooskii ugu shidnaa 🎉❤❤
@ismahanmohamed672019 сағат бұрын
Mansha Allah congratulations isku wara ubad kher qabo kala helah amin amin amin yaa Allah
@AbdikanimadeyКүн бұрын
Hampalyo 🎉🎉 Allow kadiG arooskii Lagu dago ee Lagu NaasTo, upad qeir qapana kaLa heLa:: Team KOKO ONE LOVE
@NawalFarahali23 сағат бұрын
Msha allah
@KowsarMohamed-l3l23 сағат бұрын
Welcome dumashi maryan love you ❤❤❤mj❤
@SihaamSaadaqКүн бұрын
Hambaliyo hambaliyo hambaliyo sistareyyy gurigaada guri barakoopo Allah kaaga dhigo❤
@bushrakulmiye9886Күн бұрын
Hambalyo maryan walshay reerkaga alle ha ku barakeyo inshallh ubad kheyr qaba kala hela aroos reer magal ah oo shidan ba u dhacay runta wanagsane