Arrin Cusub Ali Askar & Farriin aan horey loo dirin oo Dadka SSC ku socota 1aad

  Рет қаралды 2,936

Nagaad  Tv

Nagaad Tv

Күн бұрын

Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

Пікірлер: 26
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 2 ай бұрын
In illaahay labaryo wakhti kasta waa banaantahay
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers 2 ай бұрын
Al ixtisaam TV
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid 2 ай бұрын
Kan diinta iyo fikirka qof ka yimaada in aanay isku mid ahay ha loo sheego hadii la toobad keenayo asluub toobada loo maro oo cad baa jirta fikir qof yar ka yimid toobadu uma baahna
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 2 ай бұрын
Waa al shaab wuxuu rabaa in marka dadku isku yimaadaan in uu qarxiyo sheydaan ama waa christiyaan
@Dulqusley
@Dulqusley 2 ай бұрын
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
ssc khaatumo wa maamul goboleed guuleystay ee ssc khaatumo wax isasudhan maleh ee shukhrun ilaahay uun ba laga raba
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 ай бұрын
Ilaahow noo dembi dhaafaan
@adanbile4237
@adanbile4237 2 ай бұрын
Toobadkeenka soomaali oo dhan ayaa u baahan.
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 2 ай бұрын
Quraanku wuxuu ina faray iyo sunaha rasuuulka uun baa lagu dhaqmayaa
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare 2 ай бұрын
Diin iyo hab toobad keena oo adigu aad aliftay cidi kaa dhegeysan mayso ee orod bidcada iyo quraafadka meelahaa la aad ummada ha waaline,annagu quraan iyo sunne ayaa nahaga ee nin meel iska soo fariistay nama jiheeyo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
wa diintii kristaanka iyo gaalada oo bilo ismarin war ninka qabta kristaan bu faafinayaye midakale maalinta axada wa maalinta kristaankan
@jaamacyuusuf2697
@jaamacyuusuf2697 2 ай бұрын
Ninku wax ka yabiyay ayuu arkay😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
War waxan armu sixir wadaa oo snm iyo itoobiya soo dirtay war culimada daaqadaha ugatuura oo bal tusa ninka hakaso jawaabeene
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
towbada sharciga nabaray sidan utowbad keeneyno ee maxa laxiiranayo iyo towbad maxa iskagalay towbad
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
wuxu sheegayo wa dhaqanka kristaan oo nasaarada saas towbad keen utaagaan ee ninkan muxu yaahay horta
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 2 ай бұрын
Toobad keenku ma wakhti buu leeyahay la joojiyo soo in lawado maaha markasta
@2011BARO
@2011BARO 2 ай бұрын
Ninkan waxaa soo diray SOOMAALILAND. waana sidii loo kala jebin lahaa,midnimadda dadka khaatumo, loona sheego in ay denbi galeen markay Soomaliland iska xoreeyeen.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
War soomaaliyeey soo yaaca war mujcisadi aduunka kaalaya arka ninkan 😂😂😂😂😂😂 war anagu Muslim baanu nahnay oo diinti neba maxamed baanu haysana oo towxiidka iyo sunnada kaleexan mayno
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
alaylahen weriyuhu wuu kusugay inu waydiiyo maxa reer ssc kugoobay ee ninka muuse juudan ba soo idooray si subcada ssc ugu ciyaaro oo uydhaahdo bal fiiri diintay layiimaaden adeer wa lagu ogayahay
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 2 ай бұрын
Wadaadkan ma hagaagsana Toobada nidaam iyo dariiq cad ayaa ilaahay noo jideeyey in loo maro Toobada ee maaha feker nin yar oo gadhka siidaystay in uu dadka islaamka ah la dhex cararo oo reer hebel iyo qabiil ka dhex doono Toobad dad iyagiiba Qamri iyo wine dishooday oo aan Ogeynba waxa jira .
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 ай бұрын
Waxan sodhegeystey ninka labaxay boqor burmadow oo ujawabayo garaad jaamac garaad cali marka Dhulbahante Harti iyo kablalax guud ahaan darood waxaan leyahey saldanada waala ilaaliyaa hadii la ilaalin wayo umadaas way dulobey saa aa sher deg deg ah la isugu yimado darood dagaal aan loo kala harin na hala galo haa waxaa ninkas ku hadley jawaab teedu waa dagaal guri kasta galaa taas unbaa ah dabargoon hadhacdo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
been buur madow wa nacas tuuga oo xata isaaq nacen oo iska eryen ee tuug isago kaleh ba ujawaabaya ee maba mudna in loo jawaabo
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 2 ай бұрын
Maangaab fiyuus raadis ah oo maangaab curaafayste ah oo is waraysanaya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
ssc ba loo soo diray si mar marsiiyo iyo been looga sheego oo loo yidhaahdo fiiriya diin cusub bay layimaadene ee muuse juudaanow waad fashilantahay
@2011BARO
@2011BARO 2 ай бұрын
Dhulbahantoow ninkan iska jira, Somaliland baa soo dirtay, si dadka niyadda looga jebiyo loona sheego in ay Somaliland la dagaalameen in ay denbi tahay.
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 2 ай бұрын
Qof waalan ayaad noo keentay sxb
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 47 МЛН
КОГДА К БАТЕ ПРИШЕЛ ДРУГ😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 27 МЛН
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 27 МЛН
"DHAQANKA SOOMAALIDA: SOOYAALKA IYO SAAMEYNTA CASRIGA AH" USTAAD MUXUDIIN
9:18
DEG DEG Abiy Ahmed''Adduunku Waa Inuu Ogaado Waa Qasab Inaan Bad Helno''
23:11
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 47 МЛН