Alle hakaa cafiyo martinelli maa fiicnaanayo waaba damiine magudbe ah
@liibaan10-u9o12 сағат бұрын
arsenal win❤
@omarmohamoudrp4do6 сағат бұрын
Carab caadi iiga qosliyay waka niyad jabay teamka, magaci nlagu caayi jiray aa afkiisa xata kso baxsde😂😅
@CubeydaCabdixakin-dp6zy12 сағат бұрын
Nice
@c.caziizbidixo894614 сағат бұрын
My prediction = Daraw : Arsenal vs Wolves
@sakariyemuuse66613 сағат бұрын
Ibraahim falanqeeya ugu fcn weeye inta halkan ka hadasha
@Gelediboytv5 сағат бұрын
Arteta ayaa qaldan aniga waayo thomas party Labbar 2 ayo kadhigay mar wallba arsenal thomas party 2 kaso balaw dhibco ayaa dhuminaa xale cayaared kaan 😮
Fc prank iney horyalka qado waxa kadhow ano mareykanka madaxweyne kanoqda wayo Newcastle iyo Bournemouth iyo Brighton iskamacelini kartan wana sobobta fc prank laydinku yedho screenshot kaqado commentigan 😊😊😊😊
@AbdulahiAhmed-e1k11 сағат бұрын
Wolves 2 arsenal 1
@varxazanenacumar451713 сағат бұрын
Ibrahim arsenal wuu kuso qaldamay meshan dulqaday ka rabtaa😂
@daadirmaxamuud439313 сағат бұрын
Dulqaadka aa kadhamaaday 😂
@omarmohamoudrp4do9 сағат бұрын
Ninkan wuu noogay 😂😂
@ahmednuur594414 сағат бұрын
Reality Ka Hadla.Fc Netflix Fans Real Madrid Dhawac Dhinaca Kasta Gadhay Hadana Laliga Hogaanka u Hayaan Dhawac Maahan Arsenal Waxa Haysta Ee Coach La'aan Haysata Iyo Policy Suuqa oo Qaldan Adigoo Striker U Baahan Inaad MERINO Soo Iibsato Waa Qaladkii Ugu WeynA Ay Gasho Teeda Kale Marka Rabto Inaad Horyaal U Tartanto Waa Inaad Haysata SQUAD Dhamaystiran oo Aad Ku Xisaabtanto Hadduu Key Player Dhawacmo Yaa Badalaya 💯
@abdirahmanliiban9 сағат бұрын
Laliga waa horyaal jilicsan marka Eplka loo fiiriyo Real anaa taagera haddii epl saan ku joogi lahaayen Top 4 xittaa maysan joogen
@MaxamedCumar-j1u13 сағат бұрын
Partty waxo ku fican yahay daxda cayaar yahanada arsenal falobka eh number 1 wa shifishango number 2 wa jorjinho number 3 wa istarlin
@YaskaCade-m1q6 сағат бұрын
Ibraahim carab arsenal seefaaa u wadataa taliye ka qalaey 😂😂😂
@abdulaahiabuukar30214 сағат бұрын
Isloow postigaan sawir Ka Qaado Arsenal hadii ee Sesko iyo Gunha kenaan I aamin Horyaalka iyo UCL anagaa Qadeyno
@jamacyare354114 сағат бұрын
Islow sxbw Barnamikan maa igu cazuntid Ano ah tagera chelse ah
@XamzeAxmed-ri7ny10 сағат бұрын
Arsenal badanesa waxana kubadenesaa Arsenal 4 wolve 1 😂😂😊
@Hamseosmaan123Osmaan13 сағат бұрын
Waar ragg culus ayaa meesha ku kulmay legend's laakiin ninkan carab waa noocmaa meesha wuu qasayaa markasta 😂
@ibracabdi487113 сағат бұрын
Islow koxdan sxp anaga wan ku dalnay sanad walpo qal qal le hysaa ma hinee serious ma ahan
@Siciid_maxamad12 сағат бұрын
Ciyaartii ugu Adkay miina falanqayn Maxaa dhacay Chealse vs Man citu
@omarmohamoudrp4do10 сағат бұрын
Hade so dhigen
@abdulaahiabuukar30214 сағат бұрын
Isloow asiga wax Cunoow ma jooji Karo Miyaa
@XamzeAxmed-ri7ny10 сағат бұрын
Chamach nin aan tagero
@AbdikarimMohamed-j4r14 сағат бұрын
First
@Apdirasaqabdi14 сағат бұрын
Masuul islow waa ku salaamay waxaa codsanaa in falanqeen walba oo arsenal ah in laga saaro Ibrahim carab dhalaceen badan ka qabaa
@AliXasan-w2x14 сағат бұрын
Sxpey carab caadi ayu arsenal ugu kacsan yahy😂😂😂
@mohamedhassansaney257531 минут бұрын
Waxan layaabay dadkan waa weyn oo halmar runta isku sheegeen war arsenal ciyaartooy maheesato weerarka oo dhan waa baaba teeda kale halmid ayan idin kaga yabay marka Aad hadleesan Liverpool maxa isugu xoqdan Ibrahim carab kaliya aya runta ka hadlo lkn labadaan kale been aye isku sheegan
@daadirmaxamuud439313 сағат бұрын
Carab waa miisaanka culus
@mohamedharuun5729 сағат бұрын
Wolves vs Arsenal 2:1 Liverpool vs Ipswich 4:1 Man city vs Chelsea 3:2 Man united vs Fulham 2:3 Tottenham vs Leicester 3:1